Xog Maayir Mooge oo samayey Arimood halisa iyo Hargeysa oo yeelatay laba Maamul? Qodoba qarsoon?

  Рет қаралды 25,463

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Пікірлер: 152
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 2 күн бұрын
ina mooge isagaa xishoon waayee halagu adkeeyo
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww 2 күн бұрын
Ina mooge waa inguumeed inguumeed beenle beenle oo ciilqabe ah
@ZahraGonle-e5k
@ZahraGonle-e5k 2 күн бұрын
Ina mooge wa khayin down 👎👎👎👎👎👎
@Degankhadar778
@Degankhadar778 2 күн бұрын
Mooge down down
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 күн бұрын
Mooge cida uu ka soo jeeda oo dhan ayaa isku cali ah waa dadnwada caqli gaaban Wxeyba iska dhigeenba dad xoogbla lagu heysan jirey war baxa harti aada Reer sheekh isxaaq idiinma baahnee
@AasiyaQurux-f6q
@AasiyaQurux-f6q 2 күн бұрын
Wuu ku ciilay wlllhi😂
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 күн бұрын
Maxaad ciili kartaan Laheysta yaal ayaa Waligiin aheydeene Bax hartiga iska aada Aad sheegadka u aheydeen
@ahmedismail2507
@ahmedismail2507 Күн бұрын
Isaac. Oo thank Aya isku caqlii aha Lakin dadka laguma gefo
@ahmedismail2507
@ahmedismail2507 Күн бұрын
IMIKA MA QOFKAGA WAYN AYA WAXA KU HADLAYA ISAAQ CAQLI GISU WAA KASI
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 күн бұрын
Maxaa qabyaaladda ...subxaana Allah ..war ummadda ka xishoodda....Madaxwayne Muuse in la badallaa waxay ahayd badbaado Qaran...qofkii Madaxwaynaa ku taageeray qabiil ayaa qabiilayste ah
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Күн бұрын
Mooge waa qabyaaLi walaalo umadii wada dooratay ayuu kala jeclaystay, Xaafadihii hargeisa ayuu ukala hiiLiyey waa qabyaali gaamuray wll oo shacabka afka umacaaneeya
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc Күн бұрын
@cabdalacawilyoohiye3 wixii cabasho si sharci ah waa in loo soo maraa
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 күн бұрын
Midna ogaada Soltelco looma qabyaaladeen...wakhtigiisiina wuu qaatay isagoo haysta xisbigiisii oo Muxaafad ah....Haddaba maanta inuu mayor mooge isla helay xisbigiisii iyo xilkiisaba waa mahad Allah...jaanis ha la siiyo walaalkeen mooge Inshaa Allah
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar Күн бұрын
caasimada curuxdeeda waa soomaaliland foolasheeda. hadduu dhana laamiyo udhiso dhana aanu dhisin sow xaasimadii dalka maaha quruxda caasimada hadduu kala dhantaalo dowllada sare hala xisaabtanto
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 күн бұрын
Subxaana Allah..hadday mayor mooge u qabyaaladeeyaan, iyagana yaa ka yeelaya nin kale....wax macquulla halala kaalayo....نعوذ بالله من شرّكم
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 күн бұрын
Mooge wuu khaldan yahay waayo Dhalay Cashuur ha bixinina Ayuu lahaa oo wuxuu horjoogsaday Cashuurtii QARANKA MIYAANU DANBIILE QARAN Ahayn.Dawladii hore Iyo tan naantu maxay ku kala DUWAN yihiin.Adeer XILKA HALAGA qaado maxkamada halasaaro❤❤❤❤
@MaxamedMooge-tv2vh
@MaxamedMooge-tv2vh 2 күн бұрын
Qabiilryste weyaan mana rabno dibna wlee u aamineen adigu hore u taageri jirey lkin hda no no
@cumarmawliid-gj4yp
@cumarmawliid-gj4yp 2 күн бұрын
mooge.waa.maayaka.laakiin.waxaan.aaminsanahay.anigu.inahay.inay.tahay.hadalkii.xl.s.cudhay.ee.ahaa.anagaa.iska.leh.magaala.isagoo.xildhibaana.ah.moogana.uu.dhoola.cadaynayey.yidhina.libaaxa.timaha.cad.isku.reer.kaamtuug.baanu.nahay.taasina.waa.abtirsiimo
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
Ma nin qudha hargaysa oo dhan xukama
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 2 күн бұрын
Edeb darruu koodh usoo gashaday oonlasoo fadhiistay kani.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
Cayayaan iyo cadow ninkaad ku sheegtay Maayer u noqon maysid cashuurna ka qaadi maysid Xaafadaad qoys ahaan u tahay mayr w taqaaan
@Nimcomaxamed-vp7qd
@Nimcomaxamed-vp7qd 2 күн бұрын
Durba ma billowdeen, ilaahay qabyaaladda ha idinka qaboojiyo
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 2 күн бұрын
Nin Mooge ku mucaaradaa waa cadawga horumarka Somaliland
@alihusein9781
@alihusein9781 2 күн бұрын
Reerkiina uun baa ka soo horjeeda
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Күн бұрын
Waa qabyaali wl ina mooge
@KhaalidYusufmuxuned
@KhaalidYusufmuxuned 2 күн бұрын
Waxanu nahey kuwii uu shalay cayayanka ku shegayey cayayanka cashuur ha usoo doonandee ina moogow
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 2 күн бұрын
Ha walaal. Solteeco ayaa u mayor ah hargeisa xafadaha qaar. Saaxib
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
Nin xil qaday eed qaad
@AXMEDGaagale-q7h
@AXMEDGaagale-q7h 2 күн бұрын
Warta waxaad tahay wariye beelaale ah balaayo ayaa ku dhagaysata
@guledjirde2818
@guledjirde2818 Күн бұрын
Maasha. Allaah. Havale-awal. Waa. Iney. Cashuurtooda. Dhismahooda. Booramo. Ayuu. Isku. Cadeeyey. Ceerigaabo. Ciro. Xirsi. Mooge. Ceerigaabo. Iyaduba. Waa. Magaalo. Tag. Ama Muuuqadisho.
@KhaalidYusufmuxuned
@KhaalidYusufmuxuned 2 күн бұрын
Ha la soo dhaweeyo maayirkena cusub craxman solteco ina Mogana ha is casilo
@Dulmar143
@Dulmar143 Күн бұрын
@@KhaalidYusufmuxuned muxuu isu casilayaa dee daantina mamusha waa nagu buq badateene. Bal ha la arkk meesha iska keentaane ha la kala baxo
@KhaalidYusufmuxuned
@KhaalidYusufmuxuned 2 күн бұрын
Waa dambiile qaran hana lala xisaabtamo khayinka filimadiisa waanu ka dharagney mana arki karno
@hodanhassan3271
@hodanhassan3271 2 күн бұрын
Hadii la kala xishoon waayo waa la laaqan
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 2 күн бұрын
BEEEL WEYNTA ZUBEEER AWAL MAYIRNKAN SHAAARIBUL KHAMRIGU DHALAY NIJAASTA AH ZUBEER AWAL DHAQALA HOODI IYO CODBKOODIIBA XADD CAY IDIIN DHAMEE GAWRACA.
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
Cajiib sowka wada shaqeeya horena u wada shaqayn jirey
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Күн бұрын
LACAGTII BOQOL IYO KONTONKA WUULIQEY MUUNA KAJAWAABIN LACAGTII HALKEYMARTEY
@jaamacnuur3835
@jaamacnuur3835 2 күн бұрын
Adigu matihid dhex waxaa thy cadawga inamooge waxasnaad kahadlaysaa wax kugu jira
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Күн бұрын
Waa qabyaali ina mooge ha taageerin ninka hargeisa ukala hiiLiyey
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
Hada lacag ma qato bilash baan Ku shaqeeya
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 күн бұрын
Qiiro inbadan ayaaloodulqaatee hada waxalagayeeli maayo
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 күн бұрын
Mayir moge qabyalad baa qadatay dhinacna wuu dhisay dhincna wu khiyaamay ilahay kuqaad walagugu qasaaray
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 2 күн бұрын
Hala eryo mr Google waaba moo gee
@prosl11
@prosl11 2 күн бұрын
Waar mayor mooge isaga isku wacaan isago ugu wanaagsan ayuu shaadh qabiil soo xidhay
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
60 Kun in Ka badan BA ii codyey
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 2 күн бұрын
Sxb propagandada jooji ninkani muu odhan waxa i doortay reerkayaga .
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
Rer nin kaliyale
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 2 күн бұрын
Dawladu waa Shacabka QARANKU waa Shacabka Masuul kasta Waa Shaqaale ilaa MADAXWAYNE HADAN MAXKAMAD LASAARIN XILKA XILKA HALAGA WAREEJIYO 😂😂😂😂😂
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Күн бұрын
MOOGE DAWN DAWN DHINACNOODHAAF KUMARABNO FROM NUUX ISMAACIIL
@suldaanaxmed39
@suldaanaxmed39 2 күн бұрын
WAA RUUNTA
@hbadmahhbadmah
@hbadmahhbadmah Күн бұрын
Allah ka baq Diin teena way xaaraan timaysay hadii wax laga sheego qof kale oo aanu samayn
@Bertil-r5q
@Bertil-r5q Күн бұрын
MOOGEE TUUG MOOGE IKU SAWIR
@AbdullahAdam-y6b
@AbdullahAdam-y6b 2 күн бұрын
Hargeisa waa in yeelataa laba😢 mayor(Koonfurta iyo Bariga magaalad _Mayor).(Galbeedka iyo Waqooyiga magaalada_Mayor).Halkaa arriku ha ku ekaado .Takale Hargeisa waxa ay u baahantahey groon cusubi oo dayuuraduhu Ku dagaan oo laga dhiso Galbeedka magaalads Hargeisa.Waxa kale oo aan Ku talinayaa in garoon kubada lagu ciyaaro oo caalami ah laga dhiso .
@somfarming9449
@somfarming9449 Күн бұрын
😂 waxaasi waa wali. Isku xishood.
@KoozKiin
@KoozKiin 2 күн бұрын
Waar ina mooge waa is wanaaje daantaada maamulo
@aichadjama3711
@aichadjama3711 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@Xasmas
@Xasmas 2 күн бұрын
Mooge DOWN DOWN. NO CASHUUR
@jaamacsuxufitv8820
@jaamacsuxufitv8820 Күн бұрын
Adiga laftaadaa qabyaladiiste xagjir ah kulmiye ah
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 2 күн бұрын
Hargeysa reerkii lahaa ayuunbaa joogaya, reer abaarso ma aha reer hargeysa habeen hargeysa joogi maayaan hadaanay reer abaarso ka dambayn waayaan boqorka hargeysa. Magaaladana waa lakala leeyahay, kii inani keenta ma ahaan doono reer hargeysa kii lahaa uunbaa u hadhaya.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Күн бұрын
HABAR AWALEEY WARIYAYAAL QABYAALADAYSANA WAAD LA TIMAADEEN, WALI KOWBA MA JOOGTAAN MEEL AAN CIDI IDINKA AQBALEYNIN AYAAD KA BILOWDEEN WAAYO MOOGE WAA NINKA UGU WANAAGSAN IIDOORKA OO DHAN. WAXAA IDIN HAYSA XANUUNKII XUMADA EE GUUL DARADII DOORASHADA HEEGOOY IDINKA SOO GAADHEY.
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Күн бұрын
Walaahi Anigu oo habara awala ayaa mooge waxaa la jecalaa inuu madaxa weyano laga dhigo ĺaakii waa dahabkii maarta noqodaye
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 күн бұрын
MUNAAFAQ MUDUG KU DHASHAY OO ASALKIISUNA UU MAJEERTEEN YAHAY AYAA LASOO OGAADAY
@ahmedismail2507
@ahmedismail2507 Күн бұрын
XAGEE KU BIRAY AWALBA. XISBIIGA. WADANI AYU KASO BAXAY , EE SHEEKADU WAA SIDE AD CIRO AD UGU OLOLOYASAY WEYI SHEEKADU GUNTEDU
@FoosiyaismaaciilyuusufFoosiya
@FoosiyaismaaciilyuusufFoosiya Күн бұрын
Maayarkiinii hire soltelko xaaraantii calooshaakasoo dhacday kiishali ayuu caloosha kuxidhanyay
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Күн бұрын
Munaafaq cml
@fuadmanaxe4447
@fuadmanaxe4447 Күн бұрын
Ciyaalkan kamaradaha sita waa in laga qabta dadka iyo dalka sida kan oo kale , hargaysa waxa daga dad walaalo ah joooji waxa aad wado.
@osmaanmunasar
@osmaanmunasar Күн бұрын
reerka maayarka taageeraya ma iyagaa soo doortay? caasimada soomaaliland ma reee gaara leh markuu la xintamayo?
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 2 күн бұрын
Garxajis markii solteeco joogay iyaga bilaabay in aye yidhahdaan cashuurta ha bixinina
@abdis70
@abdis70 Күн бұрын
Waxyaabo Fool xun ayaa soo baxaya. Xisaabi xil ma leh, haddaan la xumeyn. Wadada Xero Awr oo ku jirtay Qorshihii 23&24 oo aan la fulin, ta 150 oo godad noqotay isgoo ku doodaya waxay u baahantay $19 Mill.
@zeynababdullahi1851
@zeynababdullahi1851 2 күн бұрын
Mooge waa nin waxqabad badan lkn waxa dilaya hadaladiisa is khilaafsan Qabyaalada anigu dhib Uma arko oo madaxda ugu saraysa baa qabyaalad kuraasta Ku tagta lkn waa nin hadaladiisu is cunayaan sida xasan Sheikh Muuse biixi hadaladiisu is ma cunaan markasta hadal khadhaadh buu dadka la hor yimaadaa xitaa isagoo codka raba wuxuna ka duwan yahay dhamaan Soomaalida kale
@XaajiBeeyo_com
@XaajiBeeyo_com 2 күн бұрын
Taasi waa weerar fataalnimo ah inna cabdalow xishood muuse iyo soltelko halala xisaabtamo
@KhaalidYusufmuxuned
@KhaalidYusufmuxuned 2 күн бұрын
Hargeisa maayirkedu waa craxman solteco ina mooge waa la bartey waxana heysata hadalkii uu yidhi 2020 ee ahaa cashuur ha bixinina mana bixineyno ilaa uu iscasilo
@cabdiqafaarxasan1670
@cabdiqafaarxasan1670 2 күн бұрын
Kuwakasoojeedaiyokuwahadalhayalabudawaadoqon.idhala.waanadad.aandankalahayndalkawaaa.dadkiimaxaacunnaa.muusewuudhacy.mooge.ayaaridey
@ShirDon-q5k
@ShirDon-q5k 2 күн бұрын
Maayirku was bashar. Janis labad halasiyo wixii qaldamayna hasaxo
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Күн бұрын
Mayarka mooge waa nin̈a caspo waa nacase ciro u hiili ayuumisalahaayuu xadhiga lugaa isakaga xidhaye
@ahmedsaed-jr6rh
@ahmedsaed-jr6rh 2 күн бұрын
Mooge creat this problem by himself
@burjilibax
@burjilibax 2 күн бұрын
Wiilow hadan cashur logu qabaneyn dadka yaney bixin hadise cashurtoda wax logu qabanayo wa lama huran in la bixiyo hargeysa solteco 10 sano fadhiyey sadexda sano ka bdn inta moge iyo golahis qabten olalahan xisbigana sheley xalal ayu manta xaran qabyalad ayu noqdey rer hrgeysa abal malaha adna markad wax faleyneyso haldhinac ka rarnane xaqiqda ka hadal 26 Jun iya didey xafiski lo dhisi laha hargeysana xafadkasta wa lo dhisey wadoyin inta hadheyna wa dhmeystiri Wa billahi towfiiq
@somaliwaterplumbing1
@somaliwaterplumbing1 Күн бұрын
Mooge cid badalaysa mahirto isaga waliba xukumaya magalada cidi cashuurta diida la baryi maayo wayo 30sano ayad dalka xaran ku haysaten xaraan danbe majirto soltelcana waa tuug umada xolaheeda ku naaxay maxkamad baa lasaaraya isaga iyo muuse juudanba ku bushaaraysta
@Awliyo3344yo
@Awliyo3344yo 2 күн бұрын
XILDHIBAAAAN ZEKAAAWE MAYARKA ZUBEEEER AWALL CIIIDANKA MADANIGA ZUBEEER AWAL GARAB JOOOGSO DHAQALAHA DEEGANKA SDAAA UMAYIRA ZUBEEER AWAL. ..HORGAL KA YAREE MAYIR XIGEENKA DILLA DHALINBYARADA XAAAFADA GUUUUL ZUBEEER AWAL MID NIMO AFRIKA QABYAALAD WEYANN FHAMAAN TIIN WADA SIRDOON AHAAADA CIIIDAN KEENA MADANIGA GARAB ISTAAAAGA....
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 2 күн бұрын
Waxaa jooji kala qeybinta shacabka soltelco 9 sano ayuu xoolihii umada uu cunayey cidna lamey hadleen qabyaaladan qurunka hajoojiyaan sacadmuse anoo nin ciise muuse ayaa nileh hargiesa labo moyor yeelan meyso kubiyo caba 🙏
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed Күн бұрын
XOGAGAAL waxaad tahay xagjir walaashaa ninka,dharma ka dhigay maxuu kuu yahay
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Күн бұрын
Maxaa cunaa saddex Mushaarow.waa dadkii 34Afar sano dadkii jaqayey Somaliland jiifo jaq bey doonayaan.tuug tuug dhalay
@ShugriWarsame-z1f
@ShugriWarsame-z1f 2 күн бұрын
Hooydin inan gamed kawasa war ninkani wa ninki laaha hargayisa ma siilki hooyadin ayu ushaqayinayayi soolteko
@abdallaahmed5686
@abdallaahmed5686 2 күн бұрын
Moge waa tuug giiirasin😂😂😂😂😂
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 2 күн бұрын
Dhaxalka laga dhaxlay ninkan lagu tilmaamo ina mooge, ( waa kalageeye )
@calicraxmancalicraxman7115
@calicraxmancalicraxman7115 2 күн бұрын
Ina mooge waxa lugu heystaa taageeradii wanani
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 күн бұрын
Qabyaalayste sikhraan ina mooge lacagta habar awal wallee inaanu guranaynin soltelko guul
@maxamedamadi7067
@maxamedamadi7067 2 күн бұрын
Sacad.muuse May.dooran.cabdi.kariin Moog.hadana.waykuqasban.yihiin.can.shuurta. Haday dhacdo.solteelko Hakeeno dhamaan Waxii.aanu Kulahayn jabyaaladu Maaha taayada.yeel Taadana.hayeelin Qabyaaladu waa.tolkaa Raac waanu saxan.yahay
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 2 күн бұрын
Hargaysa Kun mayer baa joga Anaba Ka mid ah kunkaa
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 2 күн бұрын
Xaraanta laba wajiilaha ah waa la ridaya anaga dooraney imikana dajaninayna
@nasradinhassan5058
@nasradinhassan5058 Күн бұрын
Beenaalahan yaa ummada ka qabta. Tuug ku hadlaya afkii kulmiye. markii uu door biday in uu wadani galo ayuu wadnuhu idin xanuunay. Waa nin karti ilaahay siiyaye u hambayeeya oo baroorta rag iyo dumarba daaya . Hadii qabiil ay noqoto adaa hor gale u ah. Buuni #2.
@CaliCabdilcasiis
@CaliCabdilcasiis 2 күн бұрын
YUTUBARS AYAA UMADA ISKU DIRAAYA YAA LA RUMAYSAN
@siciidaxmedhaariye235
@siciidaxmedhaariye235 2 күн бұрын
ina mooge xaguu kudhadhay kolay ilma xalaal ka firfircoon teeda kale mooga haqanciyo reer hargaysa hadii kale hayscasilo
@mataanahaahmed429
@mataanahaahmed429 Күн бұрын
Kani Waa beenaale markasta wuxuu shagayaa waxaan jirin waa munaafaq
@mustafexasan5050
@mustafexasan5050 2 күн бұрын
Kaadib beenaale, diradiraale, maayar mooge weligii wuu joogayaa shacabkaana dooratay, faragelintiina wuu karaysanayaa mar haday dhacday xukuumadii shacabka bahdishay, shaqaduuna wedi weligiinba yuusa.
@KoosMohamed-p1p
@KoosMohamed-p1p 2 күн бұрын
😂😂😂 waar iska hubso Qabiili haduuyey Muxuu uraaci waye Ucid iyo Fsdal Cali warsbr Beenale oohinta joojiya Solteko muxuuqabty 9 ssno fadhiye Ka gabilly ,Barbara, iyo Mayar kuxigenkuba way olalynayene maxalo shergi wayey riyada kabaxa Cid waxkaqadysana majirto Mayar jooga magaldisi bernbad isheegtne Alle kabaqa Subxanalla .😂😂😂
@Degankhadar778
@Degankhadar778 2 күн бұрын
Mooge down👎
@FoosiyaismaaciilyuusufFoosiya
@FoosiyaismaaciilyuusufFoosiya Күн бұрын
Waar miyaa lagu soo diray waan kufahanay
@MukhtarAden-n5l
@MukhtarAden-n5l Күн бұрын
Beeenaale tuuga ayaad tahay waa in xabsiga lagu dhigaa ay aydhalay
@mustafehussein2638
@mustafehussein2638 2 күн бұрын
Beenaale kadaaba ayaad tahay oo xanuusanay Maayir mooge codbuu ku miyid oohin naac uma baahna dhuusada yareeya
@roodacawad13
@roodacawad13 2 күн бұрын
Been buu sheegey qabyaaladayste hada uma hayno ilaa uu ka dego meesha cashuur shacab baa doortay
@MaxamedAbdi-u1q
@MaxamedAbdi-u1q 2 күн бұрын
Beenaale cid ku dhacdaa ma jiri Khartoum sacsac muuse talaabo baa laga qaadayaa
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s Күн бұрын
Beenaalen kaalay arag magaalada xaasid ayaad tahay
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Күн бұрын
Dadkii doortaye wuxuu ku sheegaya cayayaanm muuse biixi soo ciyaarsiiyan uu caya u miisaya yusar harti ma daahirto waa doofaara
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 2 күн бұрын
Isaaga qabyaalad gukacay
@somfunsays8617
@somfunsays8617 2 күн бұрын
Dad fashilmay oo 30kii sano ee U danbeyey wadankan oo Kor Iyo hoos U cunen oo hada markii La qawiyay e umadi aragtay Ku dhagan kuwi wax u qabtay
@KhadarXasankhayare
@KhadarXasankhayare 2 күн бұрын
War maxan fashilma somalilnd ba ana dulka kaso kiciye miyad ilawday inan ahay abihi somaliland iskada wax kale miyanad arag lagta ad malin walba ad tiriso sow aniga kun samayn itan malkaygi uqudhay si wax unoqoto lakin kula yabi mayo man gaabku waxba ma arko hadi ad aqli ledahay imad dhalisheen
@osmanyusuf4091
@osmanyusuf4091 2 күн бұрын
Adiguuna ma ruwaayadas keentay, adna ma ku birthday yar yarkii ticktog
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 Күн бұрын
Sxb maal mihii hore wax macquula ayaad ku hadli hirtay hada ma war la,an ayaa ku tustay maa yirka
@AasiyaQurux-f6q
@AasiyaQurux-f6q 2 күн бұрын
War ilaahy ka paqo tugii horopa waa la daayay lamana caayi jirin nin walpa ilaahypaa xizaapin waa marku dantiizi ka horayziiyay tiini wax qapadkiiza ayaad ka xuntiin oo waad waalateen o wad ooyayzaan waxa oyayaana waa hapar awazha
@jamaldiriye8226
@jamaldiriye8226 2 күн бұрын
Bal soltemkada ay shegayaan miyaanu tuugii ahay 9 Sano aan waxba qaban.ahayn
@jamaldiriye8226
@jamaldiriye8226 2 күн бұрын
Waar kanidee saxaafad maahee cidbuu ceeb ladaba galaa duuflaha labradorite uraaye
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 38 МЛН
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 24 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 253 МЛН
Kaftanka Siyaasada 547 oo aad u xiisa badan
54:22
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
Caqabadaha iyo Fursadaha Horyaala Madaxweyne Cirro
1:01:52
SAAB TV
Рет қаралды 23 М.
WAR DAGDEG AH..........
40:31
Calan tv CTV
Рет қаралды 7 М.
Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay@WaddaniSomalitv
15:11
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 352 М.