President Biixii khair baan ku rajeynayaa ❤❤❤😂😂😂❤❤😂❤❤😂❤❤
@mukhtarjama5423 сағат бұрын
❤❤❤❤ madaxwane mayal adag
@Maxdysfodowa-q6q2 сағат бұрын
Marsha alle Mw inaad socelisaan Bay aheyde boodhadhka caawa maan fahmin
@Mohamed-u2z-b8c3 сағат бұрын
Allah cimriga haw dheereye guul iyo gobonimo qori isku dhiibku waa waxa ay somaliland kusoo caano maashay❤❤❤❤
@AaminIsmaaciil3 сағат бұрын
MBC ❤❤❤❤
@kawsaribrahim55173 сағат бұрын
Mansha Allah we know I which you guys know that before the vote it’s too late I which him all the best may Allah bless him and his family love you forever ❤ muwad Somalilanders❤
Wadani iyo Ciro anaga reer Somaliland ayaa dooranay sinaba uga aqbali mayno in Qaranka Somaliland Cadowga loo loogin. Waynu eegi doonaa Wadani iyo Ciro meesha uu la maro.
@yusufrobleh4 сағат бұрын
You did it well.I always give credit to where it's due. As an old journalist who knows no other professoin except writing and broadcasting journalism, I advise you to stick firmly to your career even of you are offered extra hash money by Ciro who befriended with Somaliland's number one enemy-Gelle of Djibouti.
@ahlanhussien4 сағат бұрын
Kkkk weligedba way jirtay waanay jirayse ,takale wuxuu ku guulaysta muuse 1 kala qaybin 2 xadhig badan 3 cabudhin 4 dhimasho badan 5 dalkii oo qaybi goday 6 ciidamadii lagu soo tabcay iyo hubkii qaranka oo gacantiisa ka baxay
@jamuuriyadasomalilandhanoo45913 сағат бұрын
JAMUURIYADA SOMALILAND BARI MAALIN MADOOWBAY U TAHAY RUNTII WAKHTI DAGNA WAY GALAYSAA,HUBKAGAYIISE WAA NOO CABAYSAN YAHAY............
@IlhanMohammed-yj3iz2 сағат бұрын
Ninka badi yiyi xabashan siinaya
@KeinanJunior42332 сағат бұрын
Waxn wa caruurtii kulmiye shacabka maaha
@AliDoubad4 сағат бұрын
benhashegiin
@IlhanMohammed-yj3iz2 сағат бұрын
Cidina tebi mayo oo An rerkoda ahayn
@MahadAbdilahi-e3j3 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedhuasein37123 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤😂❤❤
@jaamac50343 сағат бұрын
Sxb amaan kaagama baahna maanta
@SamaAlain-n8fСағат бұрын
Wadani viva hhhhhhhhh
@cabdalacawilyoohiye34 сағат бұрын
First common
@IsmailKahin4 сағат бұрын
Waa habaarku muuse biixi somaliland kama dabanaso adeer habaar jooji ma si kale wax sheeti
Maa imiga waxba sidaa haw hadlin waad ogaydeen siday ragu kala ahaayeen reer somaliland runta ha arkaan ciday doorteen abaalkeedana dadku way heli laakiin ilaahayoow noo door ma dooranaqaane feejignaada waayo wadani meel uma wada socdaan waa kala wada ujeedo muuse rida ayaa midaysay masas badan ayaa dhex fadhiya xisbigaa waxa ugu horeeya xirsi waayo dawladii siiraanyo maraykanka iyo reer galbeedku way u sheegeen xirsi iyo duur waayo duur isagoo wasiira hoos ayuu u tagay muqdisho marka waxyaabi duur wasiirnimad lagaga qaaday bay ahayd med abdilaahi ka daalik isaguna ka bohosha inagu riday weeyaan ilaa imigana aan kahadhin dilaalnimadiisi
@AliDoubad4 сағат бұрын
Wa beenta saxib
@ayandahirmohamed11884 сағат бұрын
Benalemaha waa gesii cadowga Somaliland baneceb
@XasanAyaanle-b2t3 сағат бұрын
Tuugbuu ahaa dhagarqabe mouse
@mystromustafa135159 минут бұрын
War waa tuug kani dalka boobay arimihii dabedana qol kusoo xidhay arimihii gudahana ku fashilmay ciidankiina gacantiisa uu ku wanjalay dalkii loo dhaariyay-na khiyaameeyay.. Cariirtiisi dadka iyo dalkaba u boobay kana dhigay Somaliland-tii sharafta lahayd wadan uu ka shaqaysto kaligiina booba Waxna ha amaanin tuugan aan laga tiigsanayn
@asxaabi4 сағат бұрын
Waar ninku geesi weeye dalka iyo dad ka daacad u ah
@saleebaancali96904 сағат бұрын
muuse wuxuu noqonayaa boqorka tuugada iyo cadaalad darada reer soomaaliland
@mohamedhassanhoussein86274 сағат бұрын
Adigu faqash baad teehee maxaa tugada muuse kaagalay aduu hasan sheekh la xisaabtan waxaan dantaada ahayn ha ku daalin
@saleebaancali96904 сағат бұрын
@mohamedhassanhoussein8627 faqashtu sow tii ku dhashay maaha
@mohamedhassanhoussein8627Сағат бұрын
Aniga ima dhaline dee aabaha ha diidin sidaad u hadashay ayaa cadaynaysa waxba comment hasku qarin farta qoraalkeeda iyo hadalka ayaa dadka noo kala saarta waayo ma ihi inamada yar yar ee tiktokarada ah dadkayaga waan naqaanaa markaa aduu abahaa ahaa oo dawladii ka dhacday
@saalaxy4 сағат бұрын
Heego propaganda
@nadiamohammed53303 сағат бұрын
😂😂GEESI😂😂HALMAALIN DAGAAL MUU GALIN DHALINYARADII IU KU GURAY GODKA IYO KUWA JEELKA KU JIRA UUNA DAN KAGALIN BAA CADEEYN U AH NIN DANEEYSTE WELI DOQONA CARUURTISA UMUU QUUDHIN INEEY DALKA DIFAACAAN HALKA KUWA KALE UU XAABO KA DHIGAYEY MUUSE WAA SHEYDAN