No video

Xog Qorshe Halisa oo Geele kusoo Afjarayo SL Iyo Ciidanka la Diyariyey? Difaaca Muse biixi iyo Abiy?

  Рет қаралды 22,709

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Ай бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 49
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Muuse geeesiv ha lays diyaaryiyo geeeesiyaash reer somaliland ❤❤❤❤❤
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Waxan aad.wax moodaysaan eed ku daasheen beesha Jibriir Abokor Ayaa ku filan Jabuuti iyo wixii soo raaca ❤
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Guuuuuuuuuul iyo gobenimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi Aàaamiin aàaamiin aàaamiin aàaamiin
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland viiva
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Waxba kamgelin muse bixi cabdi xildid lander suber awal geesi allow dhowr muse geesi qaren weye ❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 Ай бұрын
Ha. Lays. Diyaaryiyo
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Ай бұрын
Hal kee latagayaa boowe 😂😂😂😂
@Ahmed5166
@Ahmed5166 Ай бұрын
adeer ciwaanka sax xafada Djibouti Maxay soo afjari karaan walhi Jibouti ayaa ka qarxi Alow Somaliland Dhowar ❤❤❤❤❤❤
@OsmaneNimane
@OsmaneNimane Ай бұрын
WAA SAX HA LAYS DIYAARYIYO REER SOMALILAND
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Guul Somaliland
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
M muuse bixi muxuu udaawanaya jabuuti mise sirbey kahayaan waligey maan arag hogaan fuley ah muuse
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland
@OneStrandSecurity
@OneStrandSecurity Ай бұрын
WAA LA WASAA jABUTI IYO SOMALIABA VIVA SOMALILAND REPUBLIC
@nuradin876
@nuradin876 Ай бұрын
Yes Yes Somaliland
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i Ай бұрын
Soomaliland. Guuuul
@ahlanhussien
@ahlanhussien Ай бұрын
Guuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤
@Caweys-pt3qs
@Caweys-pt3qs Ай бұрын
Guuuuul iyo Gobanimo Jamuurida Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❣️❤️‍🩹💖🩵💓♥️🩶💕🩵💕🩵💜💖🩵❤️‍🩹💓❣️
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 Ай бұрын
Waa. Shekadoodii
@user-fj8vk5og1q
@user-fj8vk5og1q Ай бұрын
Ilaa Nuux Taani laga hor dhaqaajiyo ciidanka qaranka, Somaliland halis weyn bay ku jirtaa. Ninkaasi aalhirka gacanta ciidanka qarankuu ku baxayaa, laba jeer oo hore ayuu dirqi ku badbaaday
@AmEin-Dimaria8
@AmEin-Dimaria8 Ай бұрын
Soomalilnd ilahy mooyr cidkale waxba yeli mayso❤
@DacwaSomaliTv
@DacwaSomaliTv Ай бұрын
Xogogaalow Sxb Heshiiska Ethiopia Hadduu Dhab Yahay Deg Deg Haloo Dhameeyo Muuse Biixina Deg Deg Hawshiisa Haw Galo Mida Kale Hadalka Jilicsan Intaad Iska Daysaan Difaac Iyo Dagaal Adag U Diyaar Garooba Hawsha Ethiopiana Deg Deg U Gala
@donomerali6225
@donomerali6225 Ай бұрын
Geesi
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Ай бұрын
xanuunka jabuuti hayaa weynaa iLaahayow caafi way bukaane arsaaqada iyo bariiska aynu cunayno ayaa dhibaato ku ah, lkn fadhiga halaga kaco dalka waa lagusoo duuLaye
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
❤MAU😮 COME.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
Inshallah khair
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Anigu waan fahmey waxa uu u fuli waayey Aqoonsigu ee idinku ma fahantee? Bil waliba bishii kale igu sii balamisoo bedel iigu dhiibteye, alloow sahal amuuraha.
@CamuudAwed
@CamuudAwed Ай бұрын
Afjarayo maxaa la yidhaa dee Halgamaa ma Somaliland baa cudi Afjari kartaa
@user-tt3ew9mb4l
@user-tt3ew9mb4l Ай бұрын
Dawlado ka wawayn ayay sol afjartay sida dalka yaman iyo kilaafki uu dhexeyay Soudan 🇸🇩 iyo soudain Soudan 2009
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 Ай бұрын
Somaliland oo sheegta inay dadkeedu dhan yihiin 6,000,000 oo qof hadan waxaa lakari layahay in lahelo 200,000 kun oo askari halka metalin Hargeisa ay Ku nool yihiin 1,5 million qof hadan lakari layahay 50,000 oo adkari
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 Ай бұрын
Himalada somalind ma amxaar usu dhiiba
@aadanmahamoud3762
@aadanmahamoud3762 Ай бұрын
Way is og yihiin xasan iyo geele eraririya waxa u direy geele waayo wuxuu geele ka baqdey intuu ku jiro dagaalka somaliland inay eretiriyi soo weererto
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Kuwa elatariya laga soo qaadayo eltariya waa in ay soomaliland ka digtoonadaan xaga bada in ay inaga soo weeraraan oo ay doonyo kaga soo dagan sidii barigii jabhadii ogaadeenka ama ay dakadeena xaga bada kaga soo weeraraan doonyo qaraxyo ku soo gureen markaa ciidankeena badu waa in uu gaaf wareega barbar badeeda ilaa saylac
@Sgjtrdcvh
@Sgjtrdcvh Ай бұрын
Waaa❤❤❤❤❤
@Ahmed-ds9qx
@Ahmed-ds9qx Ай бұрын
Malagayaabaa'ethiopia'lafteedu'inay'weerar'inagusoo'qaadayso'aamusnaanteedan'badan'??
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 Ай бұрын
Dagaali diplomatie hadi laga adkaday maxa lo seexexi wayay?
@mnaleey
@mnaleey Ай бұрын
Gudoomiye cinwaabka iska sax
@badrayusuf417
@badrayusuf417 Ай бұрын
Dwlada nimanka barlamanka fadhiya iska celin way day bal aan eegno
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs Ай бұрын
Taladi muse Aya soo uraysa meelksta qori daba lev ayu ku gubaye
@Burcawi24
@Burcawi24 Ай бұрын
Muuuse inta keliya een kaga soo horjeedo waa ciidanki uu jebiyay
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 Ай бұрын
Hadaan dadkii somaliland hogaaminayey aanay wax saamayn ah lahayn cidina ka cabsanayn oo la aamusiyey oo aad moodo inay fashilantay maamulkii iyo hogaamintii dalkuba maxaynu saamayn reer somalilandnow
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r Ай бұрын
Waxaba kama qaadi karo geela caloolaya somaliland waa saado xalaala. Illaahaya baa ilaaliya loo baqana baaya
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Heshiska hadi la saxexo gur gurti iyo ina geele waa jabkodi sidasay kooxaha argagxisda u adeegsnyan si nabada somaliland lo khal khal galiyo 😂😂😂
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@C.shkauurCumar
@C.shkauurCumar Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beenlow😊
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 Ай бұрын
War muxuu qaban karaa Geele isaga ayay u daran tahaye
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
BEESHA JIBRIIR ABOKOR OO KELIYA AYAA KU FILAN JABUUTI IYO WIXII SOO RAACA dawlada iyo inta kale ee reer Sheekh Cadawga koonfur ka imanaya inaga difaaca Qorshahaa Ayay sland ku dhaqmaysaa
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df Ай бұрын
Xogta fhabta lawadaag dadkaga
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 88 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 12 МЛН