XOG Saaka Gedo oo xalad dagal gashay ethiopia oo ka baxsay goobo muhiim ah xalada dolow Baardheere

  Рет қаралды 28,333

Mowliid Galwaaq

Mowliid Galwaaq

Күн бұрын

Пікірлер: 81
@Warar_iyo_warbixino_sugan
@Warar_iyo_warbixino_sugan 18 күн бұрын
Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba
@MegagCise
@MegagCise 18 күн бұрын
xabashi af somaali
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 18 күн бұрын
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 18 күн бұрын
Mesha ma itobiya xukunta tolow?. Fadaral ban itobiyana bar baryi dadkaygina xabbad ban la dhici Macaqliba?.!!!.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 18 күн бұрын
Thanks waalkay cidaan wariye ma reexaan ahayn kama waraysto meeshaas siiba raga dhiiga leh warka saxdaana helinkara ❤
@deeqagurey6525
@deeqagurey6525 18 күн бұрын
Itoobiyaanku.hanaga.baxo.mareecaan.wuu.isku.filenyihiin.weyna.guuley.sanayan.isha.allah
@SaciidshukowMuxumud
@SaciidshukowMuxumud 18 күн бұрын
Qabiileestaa😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h 18 күн бұрын
Guuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo 💔💪💔💓🙏💪🙏💪🙏💪💪🙏🙏🙏💪💪😊
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 18 күн бұрын
Ethopia waxa eey ku joogto waa maandheeyka dowlada federalka not ahmed madoobe maandheydkiisa waxa marka waajib ah in eey kushaqeyan amarka fedaralka
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 18 күн бұрын
Iimaan laawe ma waxaa noo xayeysiineyaa axmaaro walee jaajuus ayaa tahay waad ka shaleyneysaan isha alah
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 18 күн бұрын
Janelle waan dhownahay, Sida waajibka ah warar sugan iyo tebin ku habboon xaaladda ayaa lagaa rabaa.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Ree Gedo Mar walba waxa lagu ciyaaro dhiigooda iyo hantidooda Wax ma garadka Xamar iyo Itoobiya dhexdooda ayey ku dhintaan waligood
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 18 күн бұрын
MAREEXAAN IYAGAA HALKAAS IS DHIGAY CAJIIB CAJIIB CAJIIB CAJIIB!!!
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 18 күн бұрын
Walaale Madoobe iyo Ethiopia waa laga saarayaa wadanka wax yar ayaa Ka haray
@Nafteeda
@Nafteeda 18 күн бұрын
Us iyo Hasan gedo alshabab u diyaarinyaaan
@Hsn1224
@Hsn1224 18 күн бұрын
Awalba axmad madoobe xirxiranjiray dadna maysan ahayne haxirxirtaan haday rabaan
@mohamedfuube
@mohamedfuube 18 күн бұрын
adeer Hala kawad wax“n kaa salaamayaa xaruntii daarood garoowe
@MohamednorNaqabe
@MohamednorNaqabe 18 күн бұрын
Madahweyna Sosocda Oo Filla Somalia Insha Allah Woxunoqoni Dona Marehan Sadde Daroot
@ayanlehsaid2655
@ayanlehsaid2655 18 күн бұрын
✌️✌️✌️
@abdullahiproduction2490
@abdullahiproduction2490 18 күн бұрын
Gadoomiye guulayso
@Mohamedalimoham
@Mohamedalimoham 18 күн бұрын
Mowliid legend
@BachirAbdi-tk7ni
@BachirAbdi-tk7ni 18 күн бұрын
Silki hoyada ina dhiiilo
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 18 күн бұрын
Wallee waa dhab asagoo back Ku wada ayuu ugeeyey
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g 18 күн бұрын
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪🥰🥰🥰🦁🦁🦁👑👑👑👑♥️♥️♥️🎉🎉🎉
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 18 күн бұрын
Bishan January baa U haray Ethiopia iyo axmad madoobaba
@Nuurah951
@Nuurah951 18 күн бұрын
Aadbaan uga xumahsy mareexaan insy madoobe iyo gurguurte dartood isku laayaan.
@deeqagurey6525
@deeqagurey6525 18 күн бұрын
Maquusto.mowliod.waa.wiil.mareecaan.ah Oo.lasndherr.ah
@bazeera5520
@bazeera5520 18 күн бұрын
Allahuma aslix axwaalu bilaatul Somali, allahuma aslix axwaalu bilaatul Somali.ameen
@SPharaoh
@SPharaoh 18 күн бұрын
Waa lagu soo duulay Mareexaan. Wali waad hurudaan ee kaca is difaaca.
@SaedoMoha
@SaedoMoha 18 күн бұрын
Xasan shiikh ma ka faraxalateen
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 18 күн бұрын
Dowlada Somaliya way guuleysanayaa.
@awalAwalAxmed
@awalAwalAxmed 18 күн бұрын
Guul somaliya
@cabdixasanduurow65
@cabdixasanduurow65 18 күн бұрын
Xalay waxay kuhoydeen beledxaawa
@abshirosman1305
@abshirosman1305 18 күн бұрын
Dadku haddii ay erayga ceeb noloshewda ka saaraan aad ayay foolxuntahay. Allahayow ha na qaawinin, ceeb ayay u dhardhigteen dadkii matalayay dawladnimada Soomaaliya
@osmangure6040
@osmangure6040 18 күн бұрын
Alaxamdulllillah
@dontgiveup1472
@dontgiveup1472 18 күн бұрын
Horgaladi Hsh maxa hely balaaya baalaha kayascay😂
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 16 күн бұрын
Waligaa war sax ah dadka lawadaag si umada ku aamintu.
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 18 күн бұрын
Jajuus naclatullah orod oromo iyo ajnabi dabada udhigo
@CfitaahCrahmaan
@CfitaahCrahmaan 18 күн бұрын
Xagee ukalawadaa waxoo dhan jubalaan
@Nuurah951
@Nuurah951 18 күн бұрын
Mareexaanow sidaan waxkabadala laba codow halakala safanina.
@CabdidaahirCismancabdi12
@CabdidaahirCismancabdi12 18 күн бұрын
Saaviib itoobiya waydiiday
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 18 күн бұрын
XASAN MUNAAFAQ AANO MA DHAMAATO AH AYAY KU NOQON ARINTAN
@CaliUlusow
@CaliUlusow 18 күн бұрын
Odayaaķa iyo saladiti mareexan mey kenan ciidan reer gedo,
@billadhaji
@billadhaji 18 күн бұрын
Walee mareeykanka hogaladiisa maxishoodaan waa dad dadkooda kuqaamaarayo intaa hunguri un beey wadankooda dadkooda uleeynayaan balhaweye ha iskukaadiro oo ha iskukiin diro soo nasiibdaro maahan
@billadhaji
@billadhaji 18 күн бұрын
War xassan faaruq mareexaanoow iska qabta war yaan la iskukiin leeyn oo wiilashiina yaan la iskukiin leeyn war hooy jooga
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 18 күн бұрын
Waa warxun
@abdallasonkor4769
@abdallasonkor4769 18 күн бұрын
Saakay Quusaa kaa muuqatee Maxaa dhacay ma Ethiopia ayaa idinka baxeysa
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 18 күн бұрын
Cadowga mareexaan ma Daarood Ismaciil baa waa yaab mana yara
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 18 күн бұрын
Futawsyne wallee maantay ku haysataa mustaqbalaawooe
@sadaamxuseen9703
@sadaamxuseen9703 18 күн бұрын
Jaalem kooxdan villa bililiqo soomaali waa ceebeeyeen may hanyarida iyo damiir xummadda
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Adiga iyo kuwa aad ka sheekaynayso isku caqli ayaa tihiine Wax wada dhintay Oo dhuunta loo wada fariistay Sandareerada lagu iibsado oo si fudud la isku dili karo Naga aamus waxa dhintay warkooda dooni mayno
@XuseenMaxamedqamiis
@XuseenMaxamedqamiis 18 күн бұрын
Degal. Madhey
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h 18 күн бұрын
Itoobiya siyaasad ayaa lala cayaaraya.masar ayaa soo socota ,itoobiya bad looma hayo...xasan bad ma bixin karo.
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f 18 күн бұрын
Xasan ma kismaayo ayuu siinayaa itoobiya?
@guledgled8695
@guledgled8695 18 күн бұрын
Xasan Dawaco dal iyo dad midna ma Rabo,dulli iyo sharaf darro ayuu ka doortay inuu ka difaaco baddiisa gumeysiga Ethiopia
@maryami2299
@maryami2299 18 күн бұрын
Ninkii xarumaha jooga baa Magaalada xukuma
@cabdikf
@cabdikf 18 күн бұрын
Gaarugu Maxum ahhaa wntan kaaga yaabey
@AaaJjj-h9e
@AaaJjj-h9e 18 күн бұрын
Mareexaanow xasan inuu idin gumeeyo ayuu rabaaye haka yeelina shacabku hamudaharaadaan oo hadal badaan in cuqaasha lasoo daayo waamaxay gumaysiga uu cajuuzka farataag idiin keenay balo horgal ah uuuuuuuuf
@MohamudaliXabad
@MohamudaliXabad 18 күн бұрын
Bada cidu mabin karto maamul iyo dowladna dowlada aya muhiima reergado way yaqaanan sida danbarka dowlad nimo loomaalo farotaag aya so afjaro axmed
@abdirahmanibrahim-fk5wn
@abdirahmanibrahim-fk5wn 18 күн бұрын
Calidhere maxaa karabtaa anaga rer baladxaawo 🇱🇺 hadaanahhy isma dagaaleyno Rer garbaharrey oo isfahmi la,a Miya Monday orod fartaag oo Horgal ah Oo xilka in Laga qaado kacabsanayo haku siro
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 18 күн бұрын
Ethiopia doolow wykabaxysaa
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 18 күн бұрын
Kkkkk
@ragehussein124
@ragehussein124 18 күн бұрын
Odayaashii ayaa la xiray maxay tahay reer gedo jilicsanaa reer gedo isku duubni malaha reer gedo wixii ku dhaca ayaga ayaa isku keenay reer gedo ka kaca fadhiga oo iska qabta xasan baahane iyo horgalada u shaqeeya inta goori goor tahay
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 18 күн бұрын
Guul gudomiyaha
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 18 күн бұрын
Jooji daba dilif nimada maxaad wheen aad noosheegtid ciidanka calkeena wata aad kusheegtid cadawe oromo miyaad af somali baratay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Mooryaanta Xamar ee Soomaaliya Nabada u diiday hadana Ka daray oo dawladnimadiiba Ka dhigtay Qabiil Inay Nabad u diidana Ree Gedo wax loo dul qaadan Karo ma aha
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Mooryaanta Xassan waa la layn wax walba ay yihiin
@Zakariye-z3x
@Zakariye-z3x 18 күн бұрын
Doqon kan ka doqonsan Somali sooma marin war waxa uu ku hadlayo kawaran ciidankii soomalia ayuu ku faraxsanyahay jabkooda ethobiankii ayuu la jiraa nacas
@xaawohilowle8303
@xaawohilowle8303 18 күн бұрын
Dhaba dhilif
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 16 күн бұрын
Xasan dal iibsade ayaa dabo dhilif ah
@XuseenMaxamedqamiis
@XuseenMaxamedqamiis 18 күн бұрын
Deglka. inte. Kusocad
@abdulmo4704
@abdulmo4704 18 күн бұрын
Kusoco libaax
@fotbollfaafaale3774
@fotbollfaafaale3774 18 күн бұрын
Adigu fakee kuhadasha?
@xasanmaxamuud8543
@xasanmaxamuud8543 18 күн бұрын
Beenaaale gumeysi jecel
@xaawohilowle8303
@xaawohilowle8303 18 күн бұрын
Dogon
@mahadociise25
@mahadociise25 18 күн бұрын
Hacabaadin idinkaba shalaa utagtay haday waxtareeyso adigaa shalay kufaa neysay in itopiya kuudisho ciidankii dalka
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Mooryaan warkooda looma baahna
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 18 күн бұрын
Beenaale.maladhageeystaa.maxaalaga.faa.iidaa
@NouradineMahamoudHachi
@NouradineMahamoudHachi 18 күн бұрын
Beenal
@HassanAwale-u7y
@HassanAwale-u7y 18 күн бұрын
War maxaa dhacay saakay Afayeenka Ethiopia waa calacalayaa😭😭
@Nafteeda
@Nafteeda 18 күн бұрын
Intuuu ahaan lahaa afhayeenka masar Kan dariiskisa dhamaa
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Gobolka Gedo Iyo Xiisad Cusub.
13:03
Qarri Jiqood
Рет қаралды 1,4 М.
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН
🎈🎈🎈😲 #tiktok #shorts
0:28
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 4,5 МЛН
Side Uga Fa'idaysana Waqtiga 2025 | Mufakir Sheekh Cabdiraxman Bashiir
55:38
УЛИЧНЫЕ МУЗЫКАНТЫ В СОЧИ 🤘🏻
0:33
РОК ЗАВОД
Рет қаралды 7 МЛН