Xog Shirkii Dhulbahante iyo Warsangali Cerigabo Dagalkii qorilugud iyo Shangeed,

  Рет қаралды 6,589

Mowliid Galwaaq

Mowliid Galwaaq

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Күн бұрын
MASHA ALLAH HARTI CABSI CABSI WAAYE GUUL IYO GOBONIMO. BEESHA MAREEXAAN WAA INEY U MIDOOBAAN SIDA BEESHA HARTI. MAREEXAAN WAA INEY QAYBSADAAN SHIR AY AAYAHOODA IYO MIDNIMADOODA QAYBSADAAN SI MEESHA LOOGA SAARO HORGALADA RAGAADIYEY BEESHA MAREEXAAN SADE❤❤❤❤❤
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Masha allaha guul iyo gobanimo ❤🫶harti darood ❤🫶👑 iyo shacbka somaliyed oo dhan ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi cid walbo amiin 🤲💙
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Күн бұрын
guuuuul ssc.khatumo + HARTILAND + Daaroodland. idankaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bilekhyr
@Bilekhyr Күн бұрын
😂 Masha Allah caawa Jaale cbdwaq wad shaqada kuwad geesiga dalkiisa wardiyeya Guul iyo Kheyr Insha Allaah
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Күн бұрын
guuuuuuul maansha Alaah tabarakalaah butland 👍🇸🇱
@jamasaid6787
@jamasaid6787 Күн бұрын
Salaan qaaliya mawliidgalwaaq geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay kulis hooskasii 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Күн бұрын
M.galwaaaq. ❤ Salaaan Sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax Күн бұрын
Guulayso adeer shirkii midowga maakhir iyo dhulbahante guulaysta alle idankii
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z Күн бұрын
GUUL SSC GUUUL MAKER GUUUUL IU GABNIMO SHERKA GUUUUULESTY❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Күн бұрын
Mahadsanid saxp mawliid
@ArashiidFaarax
@ArashiidFaarax Күн бұрын
Guulayso adeer ssc khaatumo waa in daarood taageeraan
@Warar_iyo_warbixino_sugan
@Warar_iyo_warbixino_sugan Күн бұрын
Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba
@Darwiish-Sool
@Darwiish-Sool Күн бұрын
Khaatumo iyo Maakhir waa inay ku dhawaaqaan Waqooyi bari Somalia ama North East Somalia 🇸🇴 state si ay buuqa iyo dispute ka uga baxaan.
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 2 күн бұрын
Harti waqooyi
@Ismailmohamoud-s1b
@Ismailmohamoud-s1b Күн бұрын
Maakhir state iyo reer sool guul
@abdicasiskasim6168
@abdicasiskasim6168 Күн бұрын
Harti kaliya maahane waa maamulada daarood waana qasab 3maamul iney helaan daarood
@adna-qv4bn
@adna-qv4bn Күн бұрын
Sanaag waa puntland qabiil puntland ka tirsan Ceeragaabo ma aadayo Shaqsigii AADO tilaabo sharci laga qaadi. Dhulbante ha aado ceerigaabo hadey xoog hayaa.
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 Күн бұрын
WAR JAALLE WAA DHOWNAHAYE BAL NOOWARRAN OO WARKA NASII CAAWA. FROM LAASCAANOOD KHAATUMO STATE OF SOMALIA
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Warsangali iyo Dhulbahante iidoor iyo siyaasiga Majeerteen ayaa ku kala dhex jiray. Waa sida Mareexaan iyo Ogaadeen oo kale ama Leylkase iyo Mareexaan iyo Harti koonfureed iyo Ogaadeen. Urur samaale ayaa ka dhex shaqeysta.
@salatamin5290
@salatamin5290 Күн бұрын
Guuleyso m galwaaq kusoco
@ahmguh7989
@ahmguh7989 Күн бұрын
Mowliid galwaaq
@CandimaxamedGeelqure
@CandimaxamedGeelqure Күн бұрын
Guul guul guul
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Harti Koombe Kablalax ka dhex bax hadii aanad cadaalad u faleyn. Mareexaan uma kala hiilino. Siyaasiga Majeerteen waa cadow Dhulbahante.
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv Күн бұрын
ADEER WAAD SAXSANAYAD DANI SI WANAAGSAN BUU U HADLAY OO SAYAASADAYSAN!!!😁😁😁
@CandimaxamedGeelqure
@CandimaxamedGeelqure Күн бұрын
SICIID DANI XAAL MARIN 2 QAYBOD AH HABIXYO KOOW WARSANGALI IYO DHUL BAHANTE XAAL GOGL DHIG AH HAKEENO 1OO BEREEN IYO 1000 AAKAY HAKEENO DAAROOD WUXUU KUXAALI LAHAA HAKEENO DAGDAG INTAAN LA FAYL GARAYN HADALKIISII SHALAY SICIIDOOW TOOSHKA AAD ISU SHIDAY ISKA DAMI
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Dagaalkii 2012 ahaa Faroole wuxuu la jiray iidoorland. Hubkii Dhulbahante waa kuwii Puntland yaalay qarxxisada kala wada baxay. 2023 Goojacade markii 21 maalmood dagaalku socday jifo walba MJ iskood u yimaaddeen. Siyaadiga MJ meel uu ku hadho ayuu waayey. Maanta Wixii ay qarin jireen ayuu Dani kor u sheegey.
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Sidii caadada aheyd siyaasiyiintii Maxamuud Saleebaan sidoodii ayuu Dani Wixii la qarin jiray ayuu kor u yidhi. Ninka Warsangali ee hargeysa ka yimi ee suldaanka sheegta wuxuu waday waraaqihii sirta ee iidoor u soo dhiibeen oo Puntland keenay.
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 күн бұрын
Marana lama oranayo jamhado ssb io g36 labaxay raali ahaada ma dhacaso
@FoziaOsman-j8e
@FoziaOsman-j8e Күн бұрын
ALLAAYACIZZAC MOWLID SI FIICAN AYAAD HADALKII M. DENI U DHIGTAY ANIGU WAX TURXAN AH IGAMA MUUQAN NINKA HADU YAHAY SIYASI MARARKA QAARKOOD WAXBUU XEERIYAA A. KARASH MAALIN DHAWAYD WUXUU LAHAA DHULBAHANTOW IS DAJIYA OO FUDAYDKA DAAYA PL WAX WAY IDIIN QABATAY DENI WUU IDIN CAAWIYAY DHULBAHANTE WAXAAN ORAN LAHAA IN HADAL LOO FIR FIRSADO WAA LAGA FIICAN YAHAY
@MohamudHoshi
@MohamudHoshi Күн бұрын
Asc bro. Ma waxad ledahay putland ka guura sasad tiri adigu lakiin allah mayiri. Majertiin yana waxkale baay sameen balse in majerteen ceragabo dago meesha waad kasarteey .tii ale yey noqon .waligee sasa loogu tashanjirey ebar baa ka dameesa
@abdidiriye3432
@abdidiriye3432 Күн бұрын
Gobol mid ah oo Harti lahaayen ba jirijiray🤔. Magacii maxuusni🤔. “P” bu kabilaaban jirey ban u malaynaya🤔. War idinka I xasuusinaya qaraabo….. Wa kan Warsangeli katirsan yihiin weli🤔. Tolow magacii muxu aha?
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Ka hadal waxa Mareexaan iyo Leylkase hal cadow ayaa maalinba shaadh u soo bedesha oo maalinba mid rifa. Maad isu hiilisaan? Maad isu gurmataan? Urur samaale iskaga hiiliya.
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
Maanta ma Dani ayaad QiiL u raadineysaa? Mareexaanoow naga qabta neefkaan. Wali ma maqasheen qof Dhulbahante ah oo Mareexaan ku kala dhex jira. Harti ka dhex bax.
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Hassan sheikh oo Dil ka badbaaday!!
8:58
Hussein Jama
Рет қаралды 44 М.
WARARKA QABBIRAN (5453)
48:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4 М.
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН