Walaahi waxa ii sheegay sidaa Cadami oo aan Sheffield ku Aasay,wuu ii sheegay inuu isaga iyo ninkale ku soo hadheen.
@samowsamale34903 ай бұрын
Nabad baa naas la nuugo leh. Allah ha kala qaboojiyo shar wadeenkana ha inaga qabto
@Saynabjaamac-w9y3 ай бұрын
Guul in sha allh jamhuriada Somaliland
@CabdilahiCiise-r6e3 ай бұрын
Muse muxuu ka yidhi nabad ceerigaabo
@kadarmuuze57653 ай бұрын
Ceri gabo magalo warsangli pro
@nuradin8763 ай бұрын
Guuu.uul Yes Somaliland ❤❤❤
@umuahmadmohammed13683 ай бұрын
Waain loo sheego dadkeena runta cadowga gii uu soo diyaar garooween ee the Somaliland’s government needs to send ciidanka iyo hub waayo Hassan sheikh gave them hub iyo ciidan badan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢. Reer sheikh isqaa way hurdaan ee hala toosiyo.
Guulayso khuraafaad social mediaha lala wareego ayay barteene. Maantay green light u siiyeen ciidanka Somaliland inay xuduudii tagaan oo ay sii jiidhaan waxay sii jiidhi karaan tii yoon cid dambe u tudaynin
@Baraax243 ай бұрын
@@jamaadnuura10 haye habar idoor green light ino sodah
@usern134-h4g3 ай бұрын
Falastinun tu wa dhul doon wxay dhahan sidad noga qaden dhulal bn idika qadanayna cerigabo
@abdimohamedabdulahi29943 ай бұрын
Afqudhmuune iidoor beenaale ufuuf af qudhmuune war soo cadayo!!!
@KayseHuriye3 ай бұрын
Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤
@KeinanJunior42333 ай бұрын
Dowladii meeday muuse weydii 😢
@AAbdi-q1o3 ай бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Adigoo iga raali ah waa in la joojiyo dhaqanka xun ee ah in Magaalooyinka la kale dago….Magaalo waa in isdhexgal walaaltimo horemar lagu wada noolaado…..Sheekada aynu ku noolnahay waxa wali gundhig u ah Reerkaa iyo geelaa iyo Gabaygaa waxaa laga joogaa 500 …oo sano waa wax laga xishoodo 2024 Waa Khayran katiiran
@sidrasirad94753 ай бұрын
cadami wa ugayslabe mana aha darood waa dadka benta looga dhigay darood marnaba yaan lagu shegin darood labadii ugas ee india ka yimi maha darood
@allahbawayn3 ай бұрын
Waa magaalo cidkasta ayana dagi karta wakhtigii somalia lakin ceerigabo isaq aya dhulkiisa tahay
20% Ceerigaabo? way badan yihiinbee! Tiradaa ma innaga hubtaa?
@JaamacAdheere-xm6xu3 ай бұрын
marka aad ufiirsato dadka aan ishu sidaa u qabanayn sida dubjirka,xamaalinta reer miyiga maalinkasta yimaad ee wata gawaadhida ama keena xoolaha, khudrada, fooxa IWm hartigu boqolkiiba shan ayey kanoqonayaan ceerigaabo
@MaxamuudMaxamed-sm3ub3 ай бұрын
Cayn waa togdheer gobol maha beentod weyan 😂😂
@Sasqwwgvtgg3 ай бұрын
Waxa lagu yidhi kaa baxa matiida dhulbahante kuwi habar jeclo iyo garxajis waxaye donayaan inaye xasuqaan nux taani iyo muse maxa kaa galaye Lakin waa laa xisabtami maha gojacade musew hadaydaan dafacayeen maatida sheega oo dhaha habar awal baaleh cidankan cawa hadi gabilaye aay tahaye cidanka iyo cidwalaba wuu soo kicinlaha
@Layla-nw8nr3 ай бұрын
Beenta
@babunabdan80633 ай бұрын
Waar waad iska hadashay arinka waad sii fogaynaysaa orad soo baro ceerigaabo maxasta beenta ka taa Mataqaanid ceerigaabo ama gobal sanaag dadka yaan lasii kala fogan inta aad leedahay soomaali lan walaan nabadi uga dhalanayin ceerigaabo
@MohamedDaahirAli-o8r3 ай бұрын
beenale
@MohamudOmar-bf7fv3 ай бұрын
HABAR JOONIS SIYAASI MA LAHA FIDMO AYAA QOORTA LOO GALIYEY!!!
@KoosHassan-w9s3 ай бұрын
Xanuun isaaq ayaa ku madax maray muuse Ismacil waa isaaq dhul Kama iyagaa leh xagaaed isugu dhajinaysaa munaafaqnimo ayaad dhamaysay
@MohamudOmar-bf7fv3 ай бұрын
WARBIXINTANI WAA BEEN YAA AAMISAN CALANKAN AAD WADATO RUNTAA IMAN INSHALLHU WAANAD ARKI DOONTAA!!!
Ilaahay adigu ka maq oo aflagaado iyo mataga kalatag reerka diin cayda aad sheegayso waad ka leedahy shaqsna reer looma caayo ilaahay a kama xigtid cudur Mary’s xiran ayaad thy