Xog sir ah dilka Gudomiyihi Baladxaawo caawa waa habeen mugdi ah shacabka Gedo shirqoolka dowlada

  Рет қаралды 20,946

Mowliid Galwaaq

Mowliid Galwaaq

Күн бұрын

Пікірлер: 162
@Warar_iyo_warbixino_sugan
@Warar_iyo_warbixino_sugan Күн бұрын
Allaha unaxariisto Xildhibaan Cabdi Fataax Nuur Mataan. Wuxuu soo noqday xildhibaan dowladii hore ee xassan sheikh hadda wuxuu ahaa gudomiye Geeri naxdin leh waaye Allaha Samir iyo Iimaan hakasiiyo dhamaan ehelkiisa.. Sidoo kale allaha Samir iyo Iimaan ehelkooda kasiiyo dhamaan Saraakiishii sarakiishii la geeriyoodey qofkaste oo muhiim ah oo reer Gedo ah ugaarsi baa ku socda Jaallayaal.
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Xasbiyolaah ilaahow u naxaristo inti dhimatay inta dhaawacan caafi amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢💔
@Sadiya-g7e
@Sadiya-g7e Күн бұрын
Bisinka ilaahoow unaxariiso inta dhaawaca caafimaad taama alloow sii aamiin yaa rabi
@BileAhmed-b2h
@BileAhmed-b2h 13 сағат бұрын
Warjale allha unaxaristo❤❤❤
@Aliyare25
@Aliyare25 Күн бұрын
Allow ha u naxariisto aamiin ❤
@JamaHasan-q1c
@JamaHasan-q1c 12 сағат бұрын
Alaah ha unaxariisto
@MaxamedAhmed-u6r
@MaxamedAhmed-u6r 17 сағат бұрын
Allaha u naxariisto aamiin
@mahamedqeys1352
@mahamedqeys1352 15 сағат бұрын
Ilahey ha u naxaristo Amin yaa raabi 🤲
@XamdiMaxamud-h7p
@XamdiMaxamud-h7p 10 сағат бұрын
Alahaunaxaristo.
@abdulkadirsamatar5412
@abdulkadirsamatar5412 12 сағат бұрын
Inga lilaahi wa onaa ileyhi raajicuun
@ifraaxmuxamad3505
@ifraaxmuxamad3505 4 сағат бұрын
Alleh haunaxariisto
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille Күн бұрын
Gudoomiyaha mahayn in Muqdisho lageeye, Waayo Muqdusho mahan Siday ahaanjirtay Waayo hada Cadowbaa haysto Muqdusho, Allah swt sharkooda ha kuceliyo Cadowga Gobolka Gedo, Amiiin yaarabi🤲😢
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 сағат бұрын
Aad iyo Aad
@Sadik-ij3on
@Sadik-ij3on Күн бұрын
Inta Muslimka ah oo dhiimatay Allee ha u naxariisto
@KhalifSalad-y7j
@KhalifSalad-y7j Күн бұрын
Naxariistii janno alla ha siiyo innaga iyo ehelkiisaba iyo dhammaan soomali weyn aamiin yaa rabbi
@nimcoahmed1953
@nimcoahmed1953 Күн бұрын
Allah u naxarasto Allahu Amiina
@Abdirizak-z5f
@Abdirizak-z5f Күн бұрын
Cabdifatax Nuur Mataan Allah u naxariista
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 18 сағат бұрын
Inalillahi wa ina ileyhi raajucun Alle ha u naxariisto walaalken cabdifatax nuur mataan janadii fardowsa Alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin
@iiillltt
@iiillltt 20 сағат бұрын
Ilaahay ha,unaxariisto marxuumka janadii allena haku casuumo eheladii iyo cid eaba oo taqaanayna sabir iyo iimaan waaxidku hakasiiyo
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb Күн бұрын
Allah ha u naxariiisto ehelkiisiina samiriyo iimaan Allah haka siiyo Aamiin.
@nuurabdiraxmaan14
@nuurabdiraxmaan14 16 сағат бұрын
Alle ha unaxariito gudoomiyaha
@AadanMaxamd-u3o
@AadanMaxamd-u3o 20 сағат бұрын
Aallh haunaxaristo
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 Күн бұрын
Ilaahay haw naxariisto Aamiin Aamiin yaarabi
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 Күн бұрын
ILLAAHAY HA U NAXRIISTO LAAKIIN Saw iyagu masoo dhoweysanin. Cadow gii. Baabin LAHAA ee xasan MUNAAFAQ iyo arsinaashiisa
@FaadumoFaraxcilmi
@FaadumoFaraxcilmi 15 сағат бұрын
Inalilahi waa inaa lilaahi rajacuun allahaunaxarriisto gudoomiyaha
@NafitaaaaaaaaaA
@NafitaaaaaaaaaA Күн бұрын
Illah haunaxaristo walalkenn😢😢😢😢
@SaedCade
@SaedCade Күн бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@Sablaale82
@Sablaale82 17 сағат бұрын
Allah u naxariisto qooskiisa e samir iyo iimaan ka siiyo.
@IfaraaxAhmed
@IfaraaxAhmed 18 сағат бұрын
igadaa warka moowliid mr hadaan nahy enaga isdilaynee dad aan wax aan naga galinbaa ukala niikinaynaa😭😭😭😭😭
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 21 сағат бұрын
Allaha unaxaristo wallakeen Cabdi fataax nuur Amiin yaa Rabi Allaah Amiin janofardoowso geeyo
@abdikarimbuh
@abdikarimbuh Күн бұрын
Allaha-u-naxariisto saaxiibkey
@AdanGuhat
@AdanGuhat 11 сағат бұрын
Allah unaxarista
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Күн бұрын
Ilaahay haunaxaristo Amiin Amiin Amiin
@SKk-q5h
@SKk-q5h Күн бұрын
Allah ha naxariisto samir iyo Imaan Allah ha siiyo Ehelkii qarabadii
@MohamedMahmoud-c6i
@MohamedMahmoud-c6i Күн бұрын
Alla ha, unaxariisto eheladiina samir iyo iimaan alla hakasiiyo. Laakiin caqligii mareexaan maxaa kudhacay miyaa lataagay/ lafalay. waa yaab! masidaasaad soomaali hormuud ugu tihiin. war nimanyahaw dhan isu raaca soomaali way idin tuhmaysaaye.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Күн бұрын
Alle ha u naxariis
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Күн бұрын
Allaha u naxariisto marxuumka
@cabdiyomaxamed8393
@cabdiyomaxamed8393 Күн бұрын
Ilaahay unaxariist0
@ashkirismail6421
@ashkirismail6421 Күн бұрын
Inaalilaahi wainaa ilaeyhii raajicuun allaah haunaxariiso gudomiyahag magalaada baladxaawo
@fartuunsharif2443
@fartuunsharif2443 Күн бұрын
Alaah ha u naxariisto qabrigiisa alaah ha u waasiciyo
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p 18 сағат бұрын
Allaha hu naxariisto geesiga geesidhalaye waakaa manta ugeeriyoodaye dhibaato kama horeen horgalad sid fartaaga marexaansadow sheeko waabiloow xasan fartaag waacudurka mareaxx😂😂😂😂😂😂😂
@abdikhayrmusa2366
@abdikhayrmusa2366 Күн бұрын
Alaha unaxariiso gudomiyaha
@ibrahimyusuf6408
@ibrahimyusuf6408 Күн бұрын
Ilaahow u naxariiso
@mandermohamed6236
@mandermohamed6236 22 сағат бұрын
Bisinka war maxa qaldan😢😢😢😢😢😢
@wamuajani54
@wamuajani54 23 сағат бұрын
ilaahoow u naxariiso😢😢 waa iska garanayey markii dhaawiciisa loo imaan waayey iney rabaan iney xamar ku dilaan 😢😢
@muminamumin17
@muminamumin17 4 сағат бұрын
Asc illaahay aunaxariisto roodo minriyaado jana alaha allahauganadhigo qabrigii
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Күн бұрын
Janadii fardoowse allaha ka waraabiyo amiiin
@AliMohamed-ky5gj
@AliMohamed-ky5gj Күн бұрын
Alle ha naxaristu
@bby6
@bby6 Күн бұрын
Alha unaxaristo inshallah aamin
@NasroCabdi-i7g
@NasroCabdi-i7g 22 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭اتاله وانشالله رجعن
@osmangure6040
@osmangure6040 19 сағат бұрын
Beled xaawo dhaqaalaha ugu badan Waxa leh Hiraab waayo Maxaa ka khaldan Sade Gedo.
@ismaciildheere3887
@ismaciildheere3887 19 сағат бұрын
Allaha unaxariisto
@Axmed-f6c
@Axmed-f6c Күн бұрын
Anig oo axmednuur xasan biixi kunool dhagaxbuur waxaanlee ahay ALlah ha unaxariisto samir Allah ha inaga siiyo
@SPharaoh
@SPharaoh Күн бұрын
iska ilaali waligaa magacaaga sidaa social media ha uga sheegin. Waa waxa ugu horreeya oo social media inaad fahantid u baahan.
@SaedoMoha
@SaedoMoha Күн бұрын
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 Күн бұрын
Innaalilaahi wa innaailayhiraajuuc ilaahay hawnaxariito,dadku hadday iskhilaafan cadawgaa ka faaiidaysta.
@Maxamedibraahinbuule
@Maxamedibraahinbuule Күн бұрын
Allaha unaxaristo
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Күн бұрын
Ilaahow unaxariiso waa xanuun
@CandimaxamedGeelqure
@CandimaxamedGeelqure Күн бұрын
ALLE HA UNAXARIISTO INSHA ALLAAH
@AhmedJimale
@AhmedJimale 21 сағат бұрын
MAREXAN HABAR AAKU DHACAY MEEL KASTO WAA LUGU DILAA
@aminaali2334
@aminaali2334 Күн бұрын
Amiin yaaw Rabbi 🙏
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc Күн бұрын
Eebe ha u naxariisto
@wanaagmixedchannel
@wanaagmixedchannel Күн бұрын
Reer Godo dhoolkay isdhigeen Xasan iyo waxuwsdo wayiska qabanlayihiin 🥲
@ShamsaShamsa-o4x
@ShamsaShamsa-o4x Күн бұрын
ALLAHA. U. NAXARIISTO. INTII. MUSLIMIIN. AH. OYO. WAARIDIINTEEN. IYO. ANAGABA. AMIIN. YRYA. ((( DAALIMIINTA. HAGARDAAMADA. DADKA. IYO. DALKA. KUWA. UMADA. ALLAAH. HAKA. QABTO. DABA. DHILIFIINTA. CADAWGA. U. SHAQEEYA. ((( REER. GEDOW. HAL. DOORKIINI. WAXAA. QAARAJIA. KUWA. HOOSTA. AAD. KU. WADATAAN. WAR. ISKU. DUUMA. OO. CADAWGIINA. MEEL OGA. SOO. JEESTA. QAAIMIINTA. ALLE. XAQA. ALLAHA. IDIN. TUSO. DNTIINA. WAR. HAL. DOORKIINI. WAA LOO. TASHADAY. REER. GEDOW. WAR. WAX. FAHMA. GOORMAAD. WAX. FAHMAYSAAN??????
@calishaakir1
@calishaakir1 18 сағат бұрын
GARTA SABABTA MEEL LOOGU QAADIWAAYEY. WAXAY RABEEN IN LA ISKU DILO B.XAAWO. GARTA CIDA DISHAY.
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k Күн бұрын
Ilaahay janatufirdawz xisaab la, aan hageeyo
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
Waxaan Waa xoolo axmadmadoobe iyo xasan bay isu laynayaan maxay u hayaan dan Niman kale bay isku laynayaan
@AbdiazizMohaAfrah
@AbdiazizMohaAfrah Күн бұрын
Allaha Uraxmado 😭
@jimcaalecolaad6587
@jimcaalecolaad6587 Күн бұрын
Naxaristi jano allah haka warabiyo
@jimcaalecolaad6587
@jimcaalecolaad6587 Күн бұрын
Alla hau naxaristo
@jimcaalecolaad6587
@jimcaalecolaad6587 Күн бұрын
Xasan aya sabb u ah
@aminaali2334
@aminaali2334 Күн бұрын
In Muqdisho la geeyo nahayn ilaahoow u naxariiso
@AxmadCali-vu7ib
@AxmadCali-vu7ib 16 сағат бұрын
Allhaunaxariisto hada muqdisho cadow baa haystaa in lageeyo maahayn
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 сағат бұрын
Indhaha waa inay shacabku furaan, Xasan-baahane iyo Horgallada uu adeegsanayo.
@AbdirahmanSaidJama
@AbdirahmanSaidJama Күн бұрын
Alle ha uraxarsto
@mayAdam8888
@mayAdam8888 22 сағат бұрын
Allaha u naxariisto marxuunka, mareexaan iyagaa u ogalaaday dhulkooda inay mooryaantu soo degaan
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 17 сағат бұрын
Ayax tag eelna reeb! Cilladaha uu Farmaayo Gedo kaga tagey bay kamid tahay in aay Gedo Hawiye soo haweystaan. Culusoow wuxuu Gedo kula dhaqmayaa dhaqamadii uu Farmaayo ka bartay! Nacallad Rabbi ha ku dhacdo labaduba!
@GuledDahir-m1f
@GuledDahir-m1f Күн бұрын
MR kama samrin xamar sade ma dhakhtar bay samaysan waayeen😂😂😂😂😂😂😂
@Naaladun
@Naaladun Күн бұрын
Ameen
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 22 сағат бұрын
Axmed.madoobaa.diley.marhadduu.dawladda.raacay.markaa.hamarin.habaabina.
@nurkeyosman4889
@nurkeyosman4889 21 сағат бұрын
Marexaan asaga aya isdilaya
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 19 сағат бұрын
Allaha unaxariisto qabrigana allaha u waasciyo😢😢 Mareexaan waa la dhexgalay markaan idin lahaa xasan yaanu idiin imaan waad maqli waydeen kuwa kalaa la dili doonaa ee ordaha idinku ismaamula
@AbdulkadirMire
@AbdulkadirMire Күн бұрын
Aamiin
@calishaakir1
@calishaakir1 19 сағат бұрын
DOWLADU WAATEE? WAR ISKA DHAAFA XASAN GAWAAD IYO CADOWGIISA....!!!!
@KalelaChannel
@KalelaChannel 21 сағат бұрын
Gudoomiyaha Beledxaawo sooma aheen Cabdicasiis Xareed?
@issackadan7702
@issackadan7702 Күн бұрын
Inna.lillahi.waiina.illehi.rajiuun
@ahmedhersi4025
@ahmedhersi4025 Күн бұрын
Alla yaa arxamu
22 сағат бұрын
Axmed madoobe ayaa aad ugu fiican Mishin ka. Asagaa dadka mishima asaga ayaana shabaab iyo qarax adeegsada. Waxaa u joogaa dhamaan ragii shabaab ahaan jiray ee qaraxa sameen jiray oo dhan
@muneermaagid9413
@muneermaagid9413 20 сағат бұрын
Dameer iyo doc kayeerba daankaa lajabshaa... Daanyeer baa tahay, axmed madoobe muxuu kahelayaa dilka miskiinkan
2 сағат бұрын
@muneermaagid9413 soo baro hadalka baacoow
@AHMEDADAN-v4s
@AHMEDADAN-v4s Күн бұрын
Subscribed Mwliid Galwaaq
@calishaakir1
@calishaakir1 19 сағат бұрын
DADKAAS OO DHAN WAXAA LAAYEY XASAN GAWAAD IYO ARGAGIXISADIISII OO UU KU JIRO FARTAAG.
@CfitaahCrahmaan
@CfitaahCrahmaan Күн бұрын
Alahaa.haraxmado..cabdi.fitaax gudoomiye kuxigeenkii..soo.ma ahayn
@HafsamohamedAhmed
@HafsamohamedAhmed 20 сағат бұрын
ilaahaw udabidhaaf dadkiiu garage Samir kasiiyo
@abdibarri9012
@abdibarri9012 19 сағат бұрын
RAG MAREXAAN BAA HASAN U SHAQEEYA AYAA DILAY ISKA QABTAY HASAN
@calishaakir1
@calishaakir1 18 сағат бұрын
XASAN IYO FARTAAG AYAA DILAY OO RABA INUU ISKU DIRO MAREEXAANKA...!!!!
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 18 сағат бұрын
Garoonku sidaa kuma istaagayo, Reer gedana maaha dad sidaa Lagu cabsi gelinkaro.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 23 сағат бұрын
Reer gedo iyo Vila somaliya isma dhantan dulibatihin aa degankiina khawarij ta kasara si aad nabad ugu nolataan
@bosteyaali184
@bosteyaali184 Күн бұрын
Mahad ii Hawiye Dowladda qabsado waxaa bata dilala qorshayan iyo mishimo kuwa Jahan beesha Daarood hawiye Haykal doqwladeed ma yaqaan aan Allah haw naxariisto gudomiyaha wankaxumahay in ladilo Xasan maamulkiisa qiyaanay wax ku dilaan hadaan Xamar baa laguqaarajiyey
@Sadiya-g7e
@Sadiya-g7e Күн бұрын
Saacadiisa nina madhaafayee beedkiisa janatulfardow alloow kayeel
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 23 сағат бұрын
Rabi ha u naxariisto kuwii gardarada ku dilayna rabi ha ku ceebeeyo adduunyada dusheeda Mareexaan maanta ma sidaas baa u danbeysay in named iyo xassan shiiq ay sidaan isugu diraan
@isackguled1712
@isackguled1712 Күн бұрын
Taas waxan leeyahay diciifnimada mariixan meel wabana ha jooganee maad israacdan
@Sahra-o2x
@Sahra-o2x 16 сағат бұрын
Cakureer gedo mugdi kakabixina iyo maalin madow maalin walba haldoorkooda ayaa damjadiid mishin kudishaa
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 17 сағат бұрын
Haddii xasan sh daraadiis gudoomiye cabdifitaax loo dilay mareexaan waa gumoobay
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Күн бұрын
Waa inqilaab dowladeed oo la doonayo gudoomiyaha cusub oo raacsan xasan sheekh keligii taliye asagaana ka danbeeyay ma aha kii ugu horeeyay madaxbadan baa ku xigi doonto hadaan layska qaban wuxuu idin xakumi doonaan intuu siyaad bare idin xakumay waa nin aargudasho ku socda ee ma aha madaxweyne .
@UgaasoJajale
@UgaasoJajale 23 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@OtaSheere
@OtaSheere 12 сағат бұрын
Midgan kan midganku dalay fila somalia maxa dawa digay kawarijta maha baqe iyaga dileen😂😂😂😂
XAALADDA MW XASAN SHIIKH (5427)
1:37:22
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,3 М.
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
FASHILKII UGU WEYNAA VILLA (5417)
2:30:30
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54