No video

Xog Weerar Halisa oo Jabuuti Iyo Somaliya kusoo qaadayaan SL Iyo Itoobiya oo talaabo wayn Qadaysa?

  Рет қаралды 23,191

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Ай бұрын

Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
/ xogogaal.not
/ weriyeyussuf
/ dalkanews.net

Пікірлер: 62
@AhmedIbrahim-ut3wm
@AhmedIbrahim-ut3wm Ай бұрын
Wadankyga somaliland Nolow from Borama ❤🇬🇹🇪🇹🫶🏻
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Ай бұрын
Hambalyo reer somaliland frome 🇪🇹 🇪🇹
@khadarciidle1706
@khadarciidle1706 Ай бұрын
Somaliland maanta maraykan ayaan wax Ka qaadi Karin
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Ай бұрын
Alloow sahal amuuraha
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Ай бұрын
God bless Somaliland
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 Ай бұрын
Heshiiskan waa in degdeg loogu dhawaaqaa hadalkan badani wuu yaraan lahaaye
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Marwalba somaliland baa guulaysanaysaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
1960kii meel la aqoonsaday oo xuduudkiisu cadyahay waxa lahayaa waa soomaalilaan lkn geele iyo gurguurte isku daygoodu waa inay qariyaan mana qarsoomayso ❌️🇸🇴❌️soomaalilaana way guulaysanaysaa💚💚🤍🤍❤️❤️
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Xasan sheekh iyo ismail dalkooday la muuqataa dayacnaantooda😂😂😂😂😂😂
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Ай бұрын
Maansha allaaha viva jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland guul iyo gobanimo 😍👍🟢⚪️🔴👌
@aminaali6892
@aminaali6892 Ай бұрын
Guuul Somaliland iyo Ethiopia masha allaah ❤❤❤❤✅✅✅✅✅👏👏👏👏👏👏
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Guuuuuuuul iyo gobenimo somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga ❤❤❤jabi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Ай бұрын
Masha allah guul iyo goobanimo somaliland insha allah ♥️ ❤️ 🙏 💖 💕 Ethiopia 🇪🇹 💖 ❤️ 🙏 ♥️ 💙 🇪🇹 💖 ❤️ ❤❤❤❤
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Diin( Hassan) iyo dacawo ( Geeleh) , Somaliland waxba ka qaadi maayaan😂 Godkooda baa biyo ugu soo geley.
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 Ай бұрын
Kuma dhacaan inay weerar sooqaadaan
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Ай бұрын
Somaliland my home Guul iyo Gobonimo dhaman wax ba qaadi mayan in Sha Allah Jealous waye
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Somaliland cadowgeena wey ka adag tahay viva somaliland and ithiopia
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e Ай бұрын
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 Ай бұрын
Guul guul soomaalilaan alaw cadawga Naga qabo bilaayada hareerahu Rican salaamad kuli aafaad yaa rabi yaa. Raxmaan
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Hanbyo hanbelyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somaaaliland ❤❤❤
@GudiGashaan
@GudiGashaan Ай бұрын
Somalind nabad iyo guul iyo barwaaqo
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
😂waxwalba oay isyidhahan Somaliland kuwaxyeele iyaga ayaykunoqonaysa😂 somaliland Guuuuuuul bahaysata eehaubiqin❤aalle haqabto cadawga somaliland ❤❤❤
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuuuuuuuuul😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AMalikMukhtar
@AMalikMukhtar Ай бұрын
Wadadii afwayne ayay mari donnan kalaya dhe
@Mustafamahamed77
@Mustafamahamed77 Ай бұрын
Somalilaand cidwalba weykaguulaysaneysaa ishaalaahu
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Ай бұрын
iLaahay guuL haka dhigo
@kaahalive3505
@kaahalive3505 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Ай бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey
@MustafeAbdisamed
@MustafeAbdisamed Ай бұрын
Ncab ku ha iska cyaan
@haliimoubdilaahi1853
@haliimoubdilaahi1853 Ай бұрын
Waa sheekadi gobolaka sool iyo waxaba naama selikarana waxa kadhacina wala oga wxa ikadhacyina war waxsi iskadaya wnu yaabane
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim Ай бұрын
Guul somaliland ❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
Doofaaradaa ciyay Dantooda hadaanay ahayn-Waxba yaanay noola hadhine kolna taagtood kolna tamartood, laakiin Xabad rasaas ahi haday xagga cadawgayaga nagaga soo dhacdo waxa naga ballan ilaahay ah hadaanu reer somaliland nahay qiimahay doonto ha noogu kacdee in Aanu jiritaanka cadawgayaga si dhamays tiran uga takhalusno oonu soo gabagabayno insh tcaalaa iyo inay nolosha geeska afrikaad iyo sida loogu dhaqan yahayba wax wayni iska badali doonaan lagana qoomamayn doono waxa dhaca mudo AAD U dheer insh tcaalaa,,, sidaa awgeed reer somalilandoow cadawgiin ha jabee (si Kale haday noqon wayday oo wanaagii iyo macaankiiba lagu nabad gali waayay quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,,,,
@LAABTA-XUUNSHADATUBE
@LAABTA-XUUNSHADATUBE Ай бұрын
Jabuuti iyo somaliya midna waxba kama qaadi karo jamhuuriyada somaliland balse waxan jeclaan lahaa in warka heshiiskaasi inuu soo agabogaboobo
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
Afgaaga caano lagu qabay
@siedmeash515
@siedmeash515 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 iyo Djibouti 🇩🇯 waxay dhaxleen shaqo midgaan waayo somaliland way helaysaa aqoonsi lkn waxay bereen colaad aan tariikhda gashay waana gunimo inteeda leeg waan ogaan donaa waxanu ku dhigi school lada si aan lo ilaawin colaad joogta ah waxaad ka heshaan ayaad leediin
@user-cl8zk2rm1i
@user-cl8zk2rm1i Ай бұрын
Somaliland. Waa. La. Difacayaaa
@siedmeash515
@siedmeash515 Ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤❤ allaw dhar
@CountryCountdown
@CountryCountdown Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ninyohow weligaaaa Riyad kama daashid miyaaaa😂😂😂😂
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Ай бұрын
Somaliland wlhi inanan maanta ubaqayn waayo way guuulaysatay somaliland dadkaygana waxan leeyahay dhamantiin heegan aynu ahaano oo dalkeena aynu wada difaacno qof waliba xil ha isa saaro
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 Ай бұрын
Malahubaa mise waa sheeko heego 😛
@khadra27day12
@khadra27day12 Ай бұрын
Haddii ay aabayaashayo soomaali cafiyeen haddii ay maanta nala dagaalmaan ma cafiyo doono waxana guri kasta oo soomaali leedahay aanu gaadhsiin doonaa dhiig
@KhaalidMohamed-xn2gw
@KhaalidMohamed-xn2gw Ай бұрын
Waxba kaga jir
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 Ай бұрын
xuduudka jabuuti hadii Laynagasoo weeraro toos ayeynu uweeraraynaa jabuuti waaba jaanis dahabiya midaas shacabka jabuuti ayaa ubaahan in laga badbaadiyo daaquud ismaaciiL
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 Ай бұрын
Waxba maqaadi karan haday nugliyer sooqatan xata soo dhakhsada dheh
@user-fs5bw7mh3c
@user-fs5bw7mh3c Ай бұрын
Somaliland guul
@cabdishakuurmahamuud2568
@cabdishakuurmahamuud2568 Ай бұрын
Hanoolato jsl and ethiopia
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Ай бұрын
Aqoonsigan baan la yaabay la maqlayo oon la arkayn
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Kani.hadii.dhomanayo.beenbuu.udhimanaysa
@hassanmeraneh1236
@hassanmeraneh1236 Ай бұрын
Caqli rakhis ah....
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Ай бұрын
Labadan doofaaar eee geele iyo xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah illahsy baaa mahad leh moooryaaantii mogadisho wey qalanaysaaa
@user-fs5bw7mh3c
@user-fs5bw7mh3c Ай бұрын
Waa runta
@user-tr5uh8cv3f
@user-tr5uh8cv3f Ай бұрын
Cidi hadaanay naga hadhayn waanu dagaalamaynaa somaliland guull kkkkkk
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Dadksn.lawaalsy.ee.aqoosi.asnjorin.oowax.lagu..waxloogadanleeysysy.afka.lagamarmarinayo
@user-qz3lq7fo9v
@user-qz3lq7fo9v Ай бұрын
1
@user-pn3jy1bb3m
@user-pn3jy1bb3m Ай бұрын
Beenaale waxaad shwwgaysid waxba kana socdaan. Laakiin habeenki xalay tegay weeyaan Ethiopia o cagaha soo dhiga dhulka Somaliyeed iy Saylac. Aqoonsiga Ethiopia wax ka socda ma jirto waxna ma soo kordhinayso . Sheekadan waa hore ayaa laga sii baraadegay .Hawaawi weeyaan , dhalaanteed , iyo wax socon karayn.
@gaal2466
@gaal2466 Ай бұрын
Doqon Amxaara aya tahay wana laga tura Muuse Inshallaah
@MustafeAbdisamed
@MustafeAbdisamed Ай бұрын
Somaliayada banaanka taagan ee ka madax bannaan gaal iyo amxaar.waa alshabaab ee maxaad kale haysaa ina xalane iyo ina amisomey markaan anuu la hadlo cid waa hgaalo adna waa wlo iyo muslinn
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 Ай бұрын
Beenaale
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Ilhan Omar iyo Somaliland, iyo Falcelintii Social Media
16:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 115 М.
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН