Xoghayeyaasha Labada Aqal BJFS iyo wakiilka hay’adda UNICEF oo heshiis kala saxiixday

  Рет қаралды 13,634

VTV Somali

VTV Somali

16 күн бұрын

Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore ee saake billowday dagaal la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof.
Shalay waxaa Muqdisho ka furmay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.
Warbixin ku saabsan aragtida xildhibaanada labada aqal iyo bulshada rayidka ee ku aaddan qoddobada ahmiyada la siinayo Kalfadhiggan, waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Galbeedka Afrika oo kala qaybsan ayaa martigelinaya laba shir madaxeed asbuucan. Mid waxa uu ka dhacayaa dalka Niger, waxa uu u dhexeeya hoggaamiyeyaasha talisyada militariga ee gobolka Saaxil.

Пікірлер: 8
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 14 күн бұрын
Maasha allaah walaalkey mahadsant cabdulqadi VOA ❤❤❤❤
@abshirali313
@abshirali313 14 күн бұрын
Gaalkacyo baan idinkala socdaa. Nabad iyo caafimaad Allaha n siiyo
@user-em4eq9nh2j
@user-em4eq9nh2j 14 күн бұрын
Ma sha Allah runtii waa xarun fiican
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 14 күн бұрын
👋 Weriye Samakaab.
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@NasraHassanAli
@NasraHassanAli 14 күн бұрын
Dagaalka luuq.waa mid la soo rarey ee ogaada mariixaan iyo raxaweeney deris baad tihin wiil iyo abtigii ika ilaa liya degeda baraawe baa loo socdaa ee is jira yaan leysku kiin dirin caasimada meylaan ee baraawe difaaca wbt
@AwgaManeed
@AwgaManeed 14 күн бұрын
Waxan halkan kasalaamayah dhaman bahda voA
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 14 күн бұрын
Waxan idinkala socda djbouti subax wngsan
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 22.07.2024
14:13
VTV Somali
Рет қаралды 3,7 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 76 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 22.07.2024
20:31
VTV Somali
Рет қаралды 16 М.
'SIRTII ABID UGU WAYNAYD OO ISRAEL LAGA HELO' | HAMAS YAAB!
14:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 54 М.
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 21 М.
" Nin Faqiira Ah Yaan la Guursan "Dardaaran La Siiyay Habalaha?
25:04
إحاطة مجلس الأمن الدولي الدورية حول سوريا
28:53
Dr Bayle, oo cashar muhiim ah siinaya Soomaalida.
46:35
Galaydh Media
Рет қаралды 25 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН