Xogihii udanbeeyey Firdhiye iyo Ku xigeenkiisa Dagaalamey iyo Ciidanka Qaranka jsl oo ka Dhex

  Рет қаралды 20,091

Maal TV

Maal TV

Ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 80
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Maal TV geesi qaran guul somalilnd insha allaah
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 Ай бұрын
Insha Allaah Guul, MIdnimo iyo Horumar waara Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, Guul Somaliland.
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Ай бұрын
Good job mujaahid caqayad adeero cadawga karbash guul Somaaliland ❤❤❤
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Maal tifi mahadsanid
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj Ай бұрын
Waa run Huwan Ma oga waxa Rag laga hayo😂😂😂😂
@nurdeanbil6497
@nurdeanbil6497 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ MAAL TV
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Ай бұрын
good job
@yusufaskarkhayre
@yusufaskarkhayre Ай бұрын
Aaaaamiiiin yaarrabbi❤
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Kaasi mayer maaha ee waa maanyare
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Gull sland❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Walaahi Ragonimo dhimatay. Ma maata ayaa Anigoo nool Huwantii Dibada iyo ta Gudahu Gurigaygii Ceerigaabo Kaftanka Daarood ku soo Dareen??? Walaahi Majeerdheen Ceerigaabo waanu ka Gubi.
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp Ай бұрын
Fariid abwaan
@user-zf4df9qv4e
@user-zf4df9qv4e Ай бұрын
Maal tv😊😊😊😊
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guulayso abwaan halkay udhimataybaad kudhufataye❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 Ай бұрын
Waa O'Day caaq ah.
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Baroorti weybilabeen palestintii❤❤❤
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 Ай бұрын
Waa O'Day caaq ah
@yasminabdinoor943
@yasminabdinoor943 Ай бұрын
👍
@fardousadan9298
@fardousadan9298 Ай бұрын
Abwaan caqaayad geesi qaran guul iyo gobanimo somaliland
@fowziafarrah4007
@fowziafarrah4007 Ай бұрын
Ameen❤❤❤❤❤
@awgeele
@awgeele Ай бұрын
Abwaaka abwaanada
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Ай бұрын
❤💚🌷👍❤️😀✅
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Maal TV Geesi Qaran. Buufu Huwanta
@mohamedhassanafgab8370
@mohamedhassanafgab8370 Ай бұрын
@khadrasalebaan2080
@khadrasalebaan2080 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haberjeclokingking7131
@haberjeclokingking7131 Ай бұрын
Nolaw abwan caqayad nugleer baad ku riday keep on onaader nolaw 😅😅😅
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 Ай бұрын
Madaxweynaha Somaliland: Hoggaamiye Qalbi iyo Aragti Leh
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Ай бұрын
Mudane maalinti khaladku dhacay ,maad nooga warintid ,??ilaa hada war sugan kama hayno ,habeenki dabay shideen waan daawanayey.
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se Ай бұрын
SOMALILAND GUUL
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
NiN.KaaSi..Waa...Baastar..Majeerteena...ina..Moorgan.Waa..Baastar..Baastar....DhaLay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
HUBKAA UU SHEEGAYO SOMALIAND KUMAU DAGAALAMAYN HUBKA WAA WAYN LOOMA ISTICMAALAYN
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Ай бұрын
Dee horta waxan ay yidhaahdaan waanu qabsanay miyey soo dayaan!😂😂😂😂
@istareexahmed6303
@istareexahmed6303 Ай бұрын
Wlhi reer ahaana qofkaan uma caayi karo balse waxaan oran karaa waa qof faaruq ah war waliged buu ninka raga ahi jabi jiray xasha lilaaliye orodoo iska cibaadayso
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Adeer Isaaqnimadaa ku ekoow. Iska iloow cid kale. Waa 2 maleeshiya oo maleeshiyadii Idoor waa la wasay. Taasi waa run e iska aamus.
@AhmedMohamed-pz8cx
@AhmedMohamed-pz8cx Ай бұрын
Waryee wad qurux bad naatay busaradi ilaahay wa kaaga maciinay
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y Ай бұрын
Masha allah Abwaan caqayad geesi qaran nolow❤❤❤
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
❤️💚🤍🖤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Ай бұрын
Xagaad ku xeraysay garaash ke ninka faan badan weligayba ma arag💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🤍
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 Ай бұрын
Waa runtii waadigii walaahay maraaga joogay maxaa kaa soo kexeeyey oday cub daxaleystey baad tahaye
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 Ай бұрын
80.000kun askari baanu Qabanay 1990
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Ай бұрын
Ninrageed weeyi Abwaan ku
@user-ub1pi8zs7d
@user-ub1pi8zs7d Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmad6967
@ahmad6967 Ай бұрын
Maal tv❤❤❤Guuuuuul somaliland❤❤❤
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
waa fulyi maqlyi malin baa gulyisadeen tolwo myaanu arg ama maql weligii gushii lagaga gulisan jiryi
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 Ай бұрын
Beenale duusha madow dhuulbahand ben iyo xaar kaama teego👇👇👇👇👇
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 Ай бұрын
Huuno geesi qaran bad tahay guul somaliland
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ciidankii soomaalilaan waxay is arkeen huwan 2guuto ee maraaga haday gooja cade hubkii yaalay gacanta kudhigi lahaayeen maxay samaynlahaa😅😅😅😅😅😅
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HUUBKA UU SHEEGYO CAAR WEARER NAAGU SOO QAADA
@shucaybqawrax6686
@shucaybqawrax6686 Ай бұрын
Waxa aw hayaa 100 ba kasoqaado ma sida dumarkad ucaytami sxb mise sida ragaad usoo furan? ilaa goormaa lagusii haynayaa? wakhti qabso, mise caruurta iyo haweenban haysana ayaad lasoo dhafoor waynaan?
@AbdalleMoha-o9w
@AbdalleMoha-o9w Ай бұрын
DUQ HADAL SEEGAY OO SAGAGARA THYE SIRAAD BAXAYA LAMA QARIN KARIYO RUN SAGAAL DHASHEY
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Ileen Jidhi Waanin Dhacano Ooridiisi kagacantaagatey😅 Hadaywaxku Ogyahay Waska Agjoogilahayde xanbaa Ugusoogaadhey Bohonimay Ugahadhay🤭
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r Ай бұрын
Wuxu hastoyo mun so badhiko hurad is ka so caday
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhassanafgab8370
@mohamedhassanafgab8370 Ай бұрын
Buufi, abwaan, beenaalayaasha.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 Ай бұрын
waxuu ku hadalo waxa urumaya waa xisbiga buur fuulka ha ee ciidanka basaasey marka ha iska hadalo waa guul gacant loo galiya laaki waa la isaga dambay guul Somaliland guul ciidanka qarank guul ciidank SSB❤
@ammmmgmail
@ammmmgmail Ай бұрын
Xisbiga buurofuulku hadduu huwanta raaco Somaliland wax la yraahdo ma jiri doonto. Xisbiga waddani ciidanka ma maamulayne, ma Fashilka Muuse-xayraan baad cidkale inaad dusha saarto rabtaa, codi kaa dhagaysan mayso. SOMALILAND MEE MUUSE-XAYRAAN WAYDII!!!!
@mandeqlivetv3790
@mandeqlivetv3790 Ай бұрын
Shuush dabajeexeey
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Beri hore ayuu sawiradooda soo dhigilahaa beenaale, laba tangi oo scrap ah ayaa laga tegay mid ayey isyidhaahdeen kiciya kiina Wayne aragnay wuu ku qarxay.
@halimaosman9462
@halimaosman9462 Ай бұрын
Idika iyo dumarka Aya iskumoda waha layidi nago nin ay legda kamakan
@nourismail4114
@nourismail4114 Ай бұрын
Correction dal maxa wa sool, gobol Somaliland ,huwanta hala ska celiyo qashinka faqash kahad
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
dee inaguna maha inanu sidooda noqono isugu fano dhulkeena sanag muuse abaokor baa degan badankiisa been ilahay baa xarimayee ceel afwayn garadag godomo miyo cas iyo inta ay xukuman muuse abokor baa degna ceerigabona galbeedkeeda odhan hj degaan wa khalad inu yidhahdaoo gacanta kowad muuse isamaciil baa degn walahay bilahay tasi wa khalad ragan cadowgee sheeganaya hada isoo raacdoo oo sidoodii u sheegto tasi wax wanagsan mahaa sanaag muuse abokor baa degan muusee ismaciilna wa dega lakiin maha gacanta kowd umadan wa in la tiro koobaa faanka ha dhamadeee walahay
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 Ай бұрын
Dadkan aad u sheekeysaa waxay doonayaan beentii 30 aabo loogo sheekeynaye
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
reer somaliland odaygan abwanka amujahidka ah subscribed u saaraa dadkiina idin halgamayaa fartiina ku cawiya dee maxaa idinka siyaa
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi ❤❤❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Xabad huba mayso iibsan somaliland hubkeedu wuuyalay hubkan waaki hore iyo inu muuse soo iibiyay ssnadka hor Taiwan ba diyar la ah hub cusub wixi loobahhdo
@raafxero527
@raafxero527 Ай бұрын
Mee hubakad qabsatey Ciidan kan ku dul hooganay.mad kula dagalantid. Been bad bad noo sheegeysa.😮
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Walaahi bosasan joogay malinkii goohmjacade waxay lahayeen hubkii meesha waykalabaxeen somaliland walaahi😅😅😅😅😂😂
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Ай бұрын
Waar heedher iyaga 1000 maxbuus baa laga hayaaye miyey ilaaween
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 Ай бұрын
Dhulbahante iyo darood damantod boto mareykan ayey hayan. Wa sidha yahuuda malin walba la jibeyo oo shacabka falastin intay layan yirahdho hamas ayanu laynay !!! 😂
@user-uy2ir1vh2v
@user-uy2ir1vh2v Ай бұрын
Dadka humi wa kuwi buurta fuulay
@QOFKA.2469
@QOFKA.2469 Ай бұрын
Beeni raad ma leh haddi cidi qajiliso adigu qajil waa dhiig waxaad ku faanaysaa fardo laysu hayo laysuma faansho
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 Ай бұрын
intii horeba lagu yidhi baan anna ku dari....geesi geesi dhalay baad tahay guul somaliland
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu Ай бұрын
Ninka waa runtiis Hubna wuunkaa furtay Ciidan boqolaal ahna wuu kaa hayaa Ma isagaa been sheegayba
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 Ай бұрын
Nimanku sow kuwi un uu Salan Arabey laha. Kun barbar oo halabsto hada heleyso, ciid umbad hawl yaran subax uu heseyn lahayed !!! 😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Waar ileen reekani way wada xanuusanayaan reerkan dhulbahaante ha ileen ma caafimaad qabaan maskaxiyan
@HodanMaxamed-nx4sv
@HodanMaxamed-nx4sv Ай бұрын
Waar waalagu tudhaayay marking hore ciidako guuraya ayaad aragtay ookharaabka laga tagay ayaad Monday hube geelong Carburton qaaday mafoga
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 Ай бұрын
Af futooy nimankaad sheegaysaa ma iyaga meelba wada jooga. Habar dabo jilicsan markii Dhulbahante tashaday kadabkooda go'ay ileen Habar Awal waa u raran yihiin Garxejisna waxba uma sheegi karaane. Xejista lambarkiina halkaa ka yuusa
@basragalinle4069
@basragalinle4069 Ай бұрын
Af noliba wu hadla eyna wu ciya beenale hadad inta sodhan haysato waxad ugu dagalami wayday inaad dagalanto waxa ka horeya inad dharag satahay nin gajonaya ma dagala mikaro kkkkkkkk
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Meeqa Garaabo ayaad soo contey dibjirkani ilkaha beeley cida uu beenta u sheegayo waryaa mafrashka seexato Goojacade matagikartaa
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
JAWABAHA HADII MUUSE  HADUU SIDAN HADU SIDA
1:49:27
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 6 М.
CALANKA SOMALILAND LAGA TAAGAY TALEEX MAANTA GUUL
9:00
waridaad TV
Рет қаралды 45 М.
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 8 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 16 МЛН
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 6 МЛН