XMW. Muuse. Biixi Geesi. Geesi. dhaleey. NOLOOL. Inteey Nolooli jiirto AAMin. Yaa Allah 🤲🤲🤲We Never forget you Mr. Muuse. Longer Live AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-vlogscountery7 күн бұрын
Waxa laysku hayo waxa laysku yahaa kawayn guul reer somaliland kolay kii imadaba waa keeni masha allah yaan laysku keen dirin
Ninkan wa nin h.yinis o muse cabdaleah walahi ana aqoon uleh waa isaaqi xalashaaha wan ku salamaya sxb
@ahmedismael73917 күн бұрын
Guul ❤❤❤
@XasanSamatar7 күн бұрын
What's next for the New President??
@HalimohilimoFarhan6 күн бұрын
MiranAllB
@Ahmedcismaan-y1i7 күн бұрын
Kuwaasi waa munaafiqiinta iyo cadowga Somaliland ee Ka naxaya harumarka iyo jitaanka Somaliland iscuna ayaa Ladin yidhi yaahuu
@FREESOMALILAND-m1g7 күн бұрын
Ducada hala badiyo
@amirahassan-hw8ze7 күн бұрын
Wax qarxaya iyo wax dimayaa ma jiraan, ee kuwa bakh bakh leh dalka ka fadhiistaha dalka
@jamalskp72807 күн бұрын
Reer somaliland now inshihiina fura oo aragtidiinu ha,fogaato
@KhadarWarsame-i4e5 күн бұрын
Gull sland❤
@MohamedGabgriel7 күн бұрын
DHIBKA JAMHUURIYADA IYO KHASAARAHA DIB U DHACA JAMHUURIYADA KUSOO KORDHAY AMA KU SOO SOCDAA MAAHA CIRRO OO M/WENE NOQDAY DHIBKA JAMHUURIYADA IYO KHASAARAHA DIB U DHACA JAMHUURIYADA KU SOO KORDHAY EE KU SOO SOCDA EE AANAY KA TALAABSAN DOONINI WAA MASASKA QOORTA KAGA MARAN CIRRO EE MADAXDA ICTISAAM XIRSI-HABAAR IYO INA XAASHI EE FAHAD IYO MUUQDILA KA AMAR QAATA 1- IN AAN GACANTA LOO GELIN ICTISAAM DIPLOMAASIYADA IYO SIRDOONKA JAMHUURIYADA CIRRO JAMHUURIYADA UMA DAMAANAD QAADI KARO WAXAA LOO YAQAAN 2- IS-DHEXGALKA IYO ISKU SOCODKA JAMHUURIYADA IYO CADAWGA JAMHUURIYADA MA XAKAMAYN KARO CIRRO MAXAA XAL AH?????
waxan calanka blue la auaacay shalayna dadka huwan ku shegayay xoolaha ah ciyaya maxay aaahayeen kulmiye wa dhintay mar haday calanki blue la yaaceen masakiin khiyaamo ayay nagu waden ilahay baanaga soo gadhay ciro hanbalyo balse faqshtan itidhi hargaysan ugu tegayna waaa inu karabshao hadii kale isna wa laga shaakini doonaye
AHEEY AH !!! RAG BAQASKII WAA CEEBE MUSE BIIXI WIIL HOOG GEED LABA U DAA ALLAYLEHE MEEL AAR KA KACAA ATOOR FADH FADHIISTAY
@muntazissa68377 күн бұрын
hanbalyada wanu ku wada khasaban nahay nin laga abaryaya ma jiro wa sandule nin diidi kara ma jiro kiii walabana wa tegaya ka kale ha u hanbalyeeyo
@maxamudcidhbo88627 күн бұрын
Horta inamadii yaryaraa ee dadka afduubka iyo garaaaciista iskugu dari jiray intaan xilka la wareejiin hadii aanay ka bixiin dhibaatadii ay dadka u geysaan jireen ayaà la marinayaa
@SomaliLander-l1r7 күн бұрын
Faqash kaadh aad oqato ma hayno Somaliland waa mid
@mohamoudabdullah7 күн бұрын
waar doorashaddii waddani baa helay ee adigu wali kaambaynkii baad weli ku jirtaa. kkkkk.waxaa aad ka sheekaynasaa kaambeen ayay ahayde somali cidina cid kuma amar ku taaglayn karto.
@abdiismaciil39107 күн бұрын
Waa dhimashadii snm iyo dhalashadii somali weyn
@mohamoudabdullah7 күн бұрын
riyo
@qomayoxildiid7 күн бұрын
Afka maad maalin, awow. Ninki seexda ayo sicisu dibi dhala no micney 😂 Wan iyo Dibi wax cusub ma dhalo. Ck clown 🤡 tusale mahan
@SomaliLander-l1r7 күн бұрын
Reer Somaliland baa ku maah maaha qadaadwayn iyo xaarood garan maayaan
@qomayoxildiid7 күн бұрын
@ it’s you again 😂😂😂
@SomaliLander-l1r7 күн бұрын
@@qomayoxildiid weli ma wejigii baa kuu saaran kkkkkkkk
@SomaliLander-l1r7 күн бұрын
@@qomayoxildiid waarya naayaa weli ma wejigii baa kuu saaran kkkkkkkkkk
@qomayoxildiid7 күн бұрын
@ your obsessed with my face, ma istiri,saxib. Meeshi kali aad igu tirineysey mad ka su jawibtiid. Mr. DL. Yawning 🥱