Meesha wax ka soda Islaam nimo Kam muuqato Oo soomaali nimo kama muuqaro Oo ehelnimo kama muuqato Laakiin rabi tolo ku filan
@abdulkadirabdi93332 күн бұрын
Aduunka waxa ugu doqonsan xasan shekh xasan waxa ka dowonsan laftagareen raxanwayn raggii waaka dhamaadey qashin baa isku soo harey lkn waxaa laga yaabaa shirqolka xasan shekh iney ku baaba’aan laftagareen iyo taliye shub iyo aden madoobe iyo naagihii hiraab
@omaromarsufi25502 күн бұрын
Salam Sheikh Adan
@Deqa-xc8bb2 күн бұрын
Allaha wadank ha ks qabto Hasan munaafaq
@Mrrred2023Күн бұрын
War aadan ma ogtahy in itopiya fulkaano shalay kadhacdy iyo dhul garlic dhinaca canfarta ilaa xududka somaaliya oo hadana ilaahy oga dhigy badii ey kuwaashen miyaad maqashy
@somaliwaamid1148Күн бұрын
Maxa cabsantahy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aishaosman57932 күн бұрын
MUCJISO😂😂😂
@COD-MIIR.Күн бұрын
21:30 Waa Ciidan Jamhad ah. Ciidan Qaran7, Gaf beey ku tahay. Kenya iyo Itobiya siiba, Itobiya ineey Somaliya ku lug lahaato. Ciidan iyo Badd na. Dalka Itobiya baa Qaadatay. Xasan Shiikh wuxuu moodaa. Xil in loo raba. Lakiin 1800 Warkii Amxaar beey Amxaartu, u hoowl galay. Xasan na Tiisa buu u jeedee, Oouusan lahaan doonin.
@zuhurzeyn23762 күн бұрын
Cajiib 😢😢😢
@luqmanalxakiim41702 күн бұрын
Wanku salamey kaabaha lugeeya
@MamaNeymarКүн бұрын
Macalinoow soomaliy adigaab ugu af dheera maxaad u qarisey risalwasaarah xaaskiisan waab ku dortey 😂😂😂😂nin wax qariyaadb iska dhigeysaayee
@Mrrred2023Күн бұрын
Waa yaab itopiya ayaa ciidan kuu dhiseysa waa mucjizo ee Wath is the next aniguse waxaan layaabanahy awey balayadii dowladii wanagsaneyd ee 32 dowladood ey ladagaalamen walee rabi talo kufilan ???
@warsanxidig97492 күн бұрын
HA SHEEGINA ANAA SHEEGAYA MIYAA
@COD-MIIR.Күн бұрын
16:25 Dal Aan Badd laheen, Oo Badaadii Qaatay, Haduu Baddaa dii Ilaaliyo. Sharafta Somaliya Waa la arkaa ye. 🤔 Bal Sharafta Dadka Xilka u Haaya Doowlada Somaliya. Bal ka waran. Sidee Buu Sharaf kafa leeyahay, Ajanabi.