Xog Mucjisada lagu arkay Calanka Somaliland 5 Tusaale oo muujinaya Awooda Qarsoon Iyo Cadowga?

  Рет қаралды 37,464

XOGOGAAL

XOGOGAAL

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@IbrahimHoussein-z2i
@IbrahimHoussein-z2i 21 күн бұрын
Maancha Allah Kheir ! ❤❤❤❤❤
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Жыл бұрын
Illahay baa mahad leh ciduu caawiyo ayaa guulaysata
@shadiaw8890
@shadiaw8890 Жыл бұрын
Wall ILAAHAYI Ayaa inoo Hiliyey Masha Allah Guul Somaliland ❤❤
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 12 күн бұрын
Ilahay xaqa ayuu u hiiliya. Harti ayuu u hiiliyey, adigana wuu bahdiley waayo daalim been badan oo dhiiga Muslimka iyo fitnada jecel baad tahay. Masaakinta uma xumid, dumarka iyo caruurta waad ka xishootaa. Midas Gob baad ku tahay. Runtii iyo xaqiiqadi waa taa
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah Guul jsl 💚🤍❤️ Thanks for your information Mushaahid Yusuf Halyey Qaran Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Жыл бұрын
Waa run. Daarood wuu ku jabayaa Calanka Tawxiidka leh. Muwaadin waa malintii Qaranka. Midnimo, Midnimo
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 Жыл бұрын
allaahu akbar maansha allaah guul calankaygoow sareeyow ma nus qaamow allaw noo dhawr allaahumma aamiin
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 Жыл бұрын
Nin illaahay lajiraa ma iisoo somaliland guul❤🌷
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 Жыл бұрын
Masha Allah isha cadowga Alla haynaga qabto
@nourismail4114
@nourismail4114 Жыл бұрын
Ma Sha Allah its Ramadan soon, time for peace , Viva ciidanka qaranka Hamblayo SL
@cabdirashiidyuusuf3695
@cabdirashiidyuusuf3695 Жыл бұрын
Mashaa allah guul somaliland❤❤❤❤❤
@samirafarah8085
@samirafarah8085 Жыл бұрын
Allahu Akbar Guul iyio gobonimo somaliland ❤ ❤
@fardosamohamed3653
@fardosamohamed3653 Жыл бұрын
Maasha Allaah sarree calanyahaw sarree sarreeyo weligaa ha dhicin🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️
@cabdiaadan5191
@cabdiaadan5191 Жыл бұрын
ILEEN WAA CALAN BARAKAYSNE IN TAA SAAXIIB WAAD ILAWADAY
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 ай бұрын
XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Alle Ha no dayo calankena ayaanle towxiidku ku dhigan yahay 💚🤍❤️
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Жыл бұрын
Alxamdu Alshukri Yaawsdduud❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 16 күн бұрын
SOMALI OODHANA BAA USOO SHURAAKOOWADAYE LAAKII ILLAAHAYA BAA XAFIDA SOMALILAND WAAYO WAA DURIYADA SAADA OO TOWAXIIDA KU TILMAAMANA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@GF-fk4is
@GF-fk4is Жыл бұрын
Masha allaah Calanka somaliland Allow noo ilaali Adigaa wax ilaaliye Guul guul Slnd💚🤍❤
@uk16944
@uk16944 Жыл бұрын
Weldone ❤
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
Xogogaal noolow waad ku mahadsan tahay sida qarankaga u difacayso umadan iyo wadankan barakaysan way ku daalayan cadowga ha jaban ha daaalan
@aminaali6892
@aminaali6892 Жыл бұрын
Masha allaah allaah baa ino hilinaya waa nimco aaynu dheer nahay somalida kale allxamdulillaah
@SahankaBulshada
@SahankaBulshada Жыл бұрын
GUUL CALANKA TAWXIIDKA LEH ALLE AYAA LA JIRA ♥🤍💚
@fardosamohamed3653
@fardosamohamed3653 Жыл бұрын
Sarree calanyahaw sarree Aamiin 🇧🇬🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️🔴🟢⚪️
@xasanmaxamed983
@xasanmaxamed983 Жыл бұрын
Masha allah calan tawxiidku qoranyahay hoos uma dhici dooni alle ayaa ilaashanaya
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل
@zainabosman3362
@zainabosman3362 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul guul
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
GUULL GUULL MASH AALLAH 🎉❤ SOMALILAND GUULL IYO GOBANIMO IYO WADAJIIR IINSHA AALLAH GULAYSTA MAGACIIN HAA JIIRO CADOWGIIN HAA JABO AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💖💝💕💞💓💗💥💕💞💓💗💥💖👏👏👏👏👏👏👏👏👋👋🎉🎉🎉
@saidmahamuudisxal1139
@saidmahamuudisxal1139 Жыл бұрын
Allaah Akbarr Allaah Akbarr ninn Allaah lajiraa ma iisho Guul Somaliland
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Жыл бұрын
calankeena wa 4 midable wana calan xaga oo sida towxiidka cidna kama guulaysanayso inasha Allah abidkiisa guushana ilahay baa siinaya geesiyadiisa
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
MAANSHA ALLAHA ILLAHEYE BEEYNU WAAKILANYE ALAHU AKBAAR CADOWGI SOMALILAND WAXA KAA WEEYNI ILLAHEYE AWOODSE SAAKHRAN IYO KHAANIS ADA IYO GACAANKU DHIIGLE IYO BASASA INTAABA ILLAHEYE BAA KAA WEYNE ALXAMDU LIILAHA ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@luulhussein7775
@luulhussein7775 Жыл бұрын
Guul guul qaranka soomaliand
@fosiyaseadmahamoud6551
@fosiyaseadmahamoud6551 17 күн бұрын
Waa run towxidka noolaynaya somalilan
@RitaMia000
@RitaMia000 Жыл бұрын
Alaahu akber yaa rabi 🤲🤲 dhoowr somaliland mar kasta calanka kor
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 13 күн бұрын
,سبحان الله و الحمد لله و لا إله إلا الله
@Sh.Madarr
@Sh.Madarr 19 күн бұрын
Masha Allah waa mahadAlle
@mahdiaadan
@mahdiaadan 15 күн бұрын
Maasha.alaah.umada.reer.shixisaxaaq.waa.amranyihiin.cidkasta.oo.dhibtooda.iskudaydaa.waa.jabtaa.bal.arinkaa.baadha.
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 11 күн бұрын
😊😅😮😮😢
@KhadarCaliibraahin
@KhadarCaliibraahin 11 күн бұрын
Aloow naga qabo cadowga ku soo duulay soomaalln aloow jabi soomaalln guul guul isha alaah qofna duulaan kuma nihin wixii nagu soo duulo alaa arkaayo oo wey jabi isha alaah alaa mahad leh
@sidaas95
@sidaas95 Жыл бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Жыл бұрын
Cadaowga somalilad hajo hayabo
@guledjirde2818
@guledjirde2818 Жыл бұрын
Aslcaleykum maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa guuleysta guul.iyo.gobanimo ilaahow umada Reer irirsamaale iyo soomaaliland caawi aamiin aamiin aamiin yaarabi. Ilaahow cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
QARANKA LIKE HA UGA RAADIN WAXAAD SHUBAYSO AL XAYAWAAN SUBXAANALAAAH
@yusrabile8324
@yusrabile8324 Жыл бұрын
Masha Allah
@saynabismail2646
@saynabismail2646 Жыл бұрын
Cadawaga somaliland ha habo aamiin😊
@FarduusDaahir-oo4sc
@FarduusDaahir-oo4sc 16 күн бұрын
soomaalilnd calankeedo taawaxid allha aaya ku qoran ilahay ba ilashan yaa
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Жыл бұрын
Darood lacagtii u si xaalaala u shaaqaystay kuma bixiyan burbuurka Somaliland ee lacgaha ay so xaden wallee kuwasi Somaliland kama guulaysanayan
@abdinourtall8470
@abdinourtall8470 Жыл бұрын
Maxad ugu tagtey geelaha Djibouti 🇩🇯
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Жыл бұрын
MEE XIRIIRKA MAREYKANKA IYO ISSAQLAND
@fosiyaseadmahamoud6551
@fosiyaseadmahamoud6551 17 күн бұрын
Allaa mahada iska leh rabow noo hiilih
@محمدسليمان-ح9د8و
@محمدسليمان-ح9د8و Жыл бұрын
SUBXAAAN ALLAH 🙌🙌🙏🙏 SHANTUBA 5 BAA AAYEEY ISKU DAYEED IN CALANKAA TAWXIIDA LEE INNAAY HOOS UU DHIGAAN *NACLAD BAA ILLAAHI KORKOODA SAARAY * WAA NIJAAS👎👎 DOOFAARKA🐖🐖 KAA SII XUUN*. ILHAM WAXAN QOROTADA 🦎🦎 UU EEG EE YAHUUDIGA KAA XIGSATAY SOMAALIGA. AAKH AAKH CAALEEG🤧🤧🤧🤧
@kokaalmi3945
@kokaalmi3945 Жыл бұрын
Xasbunalah wanicmal wakiil daalimiinta
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Жыл бұрын
Isaaqland
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Dad barakaysan ❤
@ashasaleh3847
@ashasaleh3847 Жыл бұрын
This is what they deserve if they interfer with my country. God look after my people and my country.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
REER SOMALILAND NOW WAA LA INAGU SOO DUULEE UMUDOOBA CADOWGIINA NINKA LA YIDHAA ABII AXMED DOWLADEENU HA ISKA JIRTO WAA KHATAR WUXUU XIYAARAYAA GAME KHATARA
@mukhtarxirsi5206
@mukhtarxirsi5206 16 күн бұрын
Ku darsoo calanka awoodisu wa tawxiidka
@lovenmercyfdc4291
@lovenmercyfdc4291 Жыл бұрын
Astakhfirul’Allah Walaalo calanku awood malahee Allah ayaa Lajira inshaa’Allah, Alle Kaliya ayaa ciduudoobo ciseeya, ciduudoonana duleeya ee Alle calanka, dadka iyo dalkaba ha ciseeyo🤲🤲🤲
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
Ciyaal maaweelo Qooma luulada hargeisa kuwaas kawarn iyaga
@geediali437
@geediali437 Жыл бұрын
Sxb waxaad ii sheegtaa Awooda Qarsoonee j. S. L. Se maxay noqonaysaa maxaanse Ku macneeyaa yaane sxb hadalkaa sax
@axmednuur8265
@axmednuur8265 Жыл бұрын
Cagjar waa cararay oo Abi Axmed ayaa baafin saaray ee la soco hada.
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Жыл бұрын
MASTER ILAWAREED KKK
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Жыл бұрын
Adeerow dheh isaaqland umada kale adigu masuul kama tihide
@JuufeMaxamed
@JuufeMaxamed 21 күн бұрын
Maxaa sheekacarruureed laysku qancinayaa waxaan moodijirey isaaqu in uukahoreeyo 100sano soomaalida durburkiikahor waa aray burburkii wixiikadan beeyeey lampod noqonawaayday bal fiiriya waxay isuguseekaynayaan ooqiyaaligaa waan ogaaday in ay yihiin wax aanjirin
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Жыл бұрын
4 MIDAB WEEYE
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 15 күн бұрын
❤🎉😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KIFAAX666
@KIFAAX666 22 күн бұрын
WARABI WA CISA ISAAQ WAA QOYSKII NEBI MUXAMED SCW.
@aaminasiciid2407
@aaminasiciid2407 Жыл бұрын
Cadawga soliland waa calooshod ushaqaystayaal inagadhashay ILahay cadaw walba isagaa nagagafilan
@siidalimohamed9198
@siidalimohamed9198 Жыл бұрын
Ina FARMAAJO FIRCOON ayaan u aqaana anigu
@barguilmoktar
@barguilmoktar Жыл бұрын
ASC
@KhadarCaliibraahin
@KhadarCaliibraahin 11 күн бұрын
Soomaalln shacabkeeda qofna cadow kuma aha qofkii ku soo xadgudbana nagama liibaano alaa na arkaya huwantana cadownimadooda xaasidnimadooda nolosha aan noo quurin iyo caloosheena ayuu daalacanayaa ale waa gusha uu ale na siiyay nolosha soomaalln ayay quui la yihiin alaa naga qaban isha alaah cadowga anaga qofna cadow kuma nihin
@hassandadir1763
@hassandadir1763 Жыл бұрын
Baaaacaaaac baaaacaac
@ahlanhussien
@ahlanhussien Жыл бұрын
Intaasiba waa run in kasto warar hore oo aan jirin kugu arkay
@AO00720
@AO00720 Жыл бұрын
waa calan karaamo oo shayaadintu dhibsato.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 12 күн бұрын
Ma hadda ayey jirtaa Somaliland? Waa jabhado iyagu isdhamaynaya. Sheikh Isxaaq aun ayaa so hadlay oo kale ayaad barnaamij nooga dhigtay.
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Жыл бұрын
💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤👍
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
5 tuba waa Shan looser waxba aan gacan ku heen dagaalkii waxa ka raacay way eedeen Daroodisam waligood ceeb iyo khasare uun bay ku jiraan waa dad aan dhul laheen oo dadkaje dhulkooda u waashay oo xumaanta uun ka shaqeeya Mustafe Cagjar Badhasabkii jijiga Abii Axmed baa. Cashar u dhigay
@caliqoorgaab6676
@caliqoorgaab6676 Жыл бұрын
Asxb
@abdoulkaderibrahim4993
@abdoulkaderibrahim4993 Жыл бұрын
MEE DHOLUSTI ISSAQLAND IYO MAREYKANKA KKKK
@hodansheikh-jf5dy
@hodansheikh-jf5dy Жыл бұрын
Towxiidka kadaa been abuurka
@FarduusDaahir-oo4sc
@FarduusDaahir-oo4sc 16 күн бұрын
walhi been maha taasi
@MaxamedcalibulayBulay-eo3xe
@MaxamedcalibulayBulay-eo3xe Жыл бұрын
Beenele
@qoorc499
@qoorc499 22 күн бұрын
Waar. Beenaale. Beenaale. Beenaale
JISOO - ‘꽃(FLOWER)’ M/V
3:05
BLACKPINK
Рет қаралды 137 МЛН
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
SHEEGA DEE
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 242
Ilhan Omar iyo Somaliland, iyo Falcelintii Social Media
16:45
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 119 М.
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN...
1:54:40
Hargeysa News
Рет қаралды 8 М.
Xog: Maxaa Ka Jira in Maraykanku Aqoonsanayo Somaliland
11:35
Badhasaabka Gobolka Togdheer Ramaax Amaro Culus Soo Saaray
14:45
Bulsho News
Рет қаралды 30 М.
War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Podcast HN...
2:28:00
Hargeysa News
Рет қаралды 4,7 М.