sxb. WAAD ISka HADASHAY. warysiga Sheegaysa waa Mar Hore . Ninka Muqdisho ma Joogo. Oo waa USA 🇺🇸 aya Raadinaya.. hadi Kenya 🇰🇪 lagu hayo waa la Qarinaya mana So hadlay0. Waana Nin Ku Daayey. Xogta HJECLO. HJECLO ALLAAH macooda Cidna kama libaysanayso. Bi'idni ALLAAH
@JamaAbdullahiQalinle2 сағат бұрын
Sxb adaaba waalan yaa kugu yidhi waa waraysi hada ah kkkkkk sxb waraysigani waa dagaalkii hore ee kan ka horeeyey ee maygaale ka dhacay ee hanfade ha noqon adaaba lib siiyey oo le habarjecluu bah dilay adigu ma huwan baad tahay haduu xataa noolyey sideed adigu u buunbuunisiaa miyaanad slandar ahayn maxaa kaa qaldan iyaguba suxufaydoodu hadii wax waliba ku dhacaan inaguu bay ina cadaadoyaan ooy ina ceebeeyaan sxb is toosi dalkaaga difaac ku ye habarjecluu bah dilay waaryaa kaagaasoo kalaa awrkooda dabada haya maxaa kaa qaldan hada waran ayaad is lahayd duulaana dadkaagiyo dadkaagaad ku ahayde is toosi oo warbixinahaaga ay hanfadanimadu ka muuqato ka fiiro isaaq wuxuu cadowgiisa uga adkaan layey waa saxafiyiintiisa adigiyo inta la midka ah ish oo akh syaan ku leeyey ma view ayaa huwanta kaga raadsanaysaa yaabaye kkkkkkk waar dib isugu noqo oo anaga war cadowgayaga garab qabanaya hanoo soo tabin fadlan
@DhuuhAbdillahiСағат бұрын
Abti madobe waa dhintay waa hubaal waana cadaan wuu dhaawacmay lkn shalay ayuu dhintay xamara looma qaadin shalay ayuu kugeeriyooday buuhodle waxsana aniga ila soo hadlay aniga inaadeerkii ruma oo aanu xidid nahay ina sheegay in geeridisa laqarinayo lkn xaqiiqa ahaan munaafaqaaasi waa naar galay waxaana kj cibaadaystay wiil solomodow ah janada ku galay
@suldaanaxmed392 сағат бұрын
WAA BEENTOOD
@siciidali403429 минут бұрын
Iska sax ciwaanka yuusufoow nin nolol iyo geeri ah lagu hayn ayaad leeday kuwii hawada ka qariyey ayuu wax bah dilay 😮😮😮
@Idriss-f6v45 минут бұрын
😂😂😂idoor been ku noole😂😂
@MukhtarWarsameСағат бұрын
Shalay wuu dhintay mantana waa dhawac miyaa bal qof ka waalida iyo beentu isu racday day ma naag uu qabad ahayd oo rabta inaay aragto nin keeda 😂
@IkhwachanneL Wu baqtya habar jaclo Ku cibadysatey
@NOREDIN666Сағат бұрын
@@IkhwachanneL Haa SOMAALIA AY. wuu Idin nool yahay. Hadi uu Nool yahay Hala arko. Waraysi yo Hore oo media la keena Xal idiin noqon mayso. Ninkan weriyaha wa iska hadlay
@ANWELLIJAAMAAСағат бұрын
bal eeg jaahilkan waa zero . Bal tittle eeg. uf You libta siinaya? waa yaab. Waar waxan Dawlaada ha loo sheego