Reer somaliland Waa dad dimuqraadiyada iyo isbadalka jecel oo shan sano wax ka badan ma jecla in uu Hogaanku sii joogo ,waxaanad moodaa in intii Xisbiga kulmiye dadka hor joogay ay ahayd 14 sano ,oo ay aad ugu dheeraatay dadkii taageeri jiray xisbiga kulmiye ,iyo siyaasiyiintii kulmiye oo ku kala jabay siyaasada ,Wxay se Guusha ugu wayni Raacaysaa madaxweynaha muuse ee sida fiican uga saaray dalcadii adkayd ee guusha iyo guul darada ay dhan ugu socon lahayd ,
@husseinkalombi228922 сағат бұрын
Wll gadal ayad ka noqotey h/j
@mohamedhassanhoussein862721 сағат бұрын
Saxiibow biixi ha ku hadaaqine ka sheekee oo faale habar jeclo iyo tartankeeda xagaad raaci doonto faalo waa taa
In Kulmiye lagu kala yaaco waxa keenay talo xumaanta Muse
@Idriss-f6v22 сағат бұрын
War nin yahow muruugo xoogan baa ka muuqste is daji , nin hooyadi ka dhimattay bad u eeg tahay.
@xaroguled312621 сағат бұрын
Munafaq dacawoy way ino tahay
@AshaAbdi-rd8fy20 сағат бұрын
They samey Cirro iyo MUUSE KKKK
@maxamuudsiciidrawe218121 сағат бұрын
Horaaan ku idhi ¹ saxafi baaad tahaye dadka u sinow lkn maad garan hadana taladii sandalada waad baal martayo muuse ayad u sacabo tuntay Hhhhh inaaderkayow manta Guuuldaro wayn baaa iga muuqta wajigaga Yaaa ehelu dacaaam Wax la dhegaysto ma istaahishid kolayba dhankankayga 😂😂😂😂 Alaa kariin Xataa magcaga ma aqaani lkn barasho intaan hlkan kaa bartay hay ahaato😂😂😂
@kawsaribrahim551720 сағат бұрын
Waar madin guulasani tuuga dhacaday sanaa duugdi maradi jaax iyo bariga caruurtii ka codas iyo cadhadhkii huwanta laga soo gaaday iyo 5 milyank uu gaatay in kan comarshark we know everything adigun waxad shady ninkii sii faafinay ilay waad ogag habar j ayaa saartay ciro kusiga iyo ixtisaam kiinii too tuug shadaank madoow tuugo all of you muue waa geesi qaran waxu gabtay aduun koo dhan baa go no one garinkar waxuu ugabtay Somaliland
@mohamedabdiyusuf51922 сағат бұрын
Idaacada beents ku shaqaysa ey munaafaqada no more aamin habarjecylow markaa munafaaq adiga iyo ka kominshaka haye ey beenmadow munaafaq weyn ayu ahaa hargeisa si noogi maysid adiga iyo dadka ad daba dhilifka u ahayd munaafaq is qarineye ayad ashayd on moodi jirey nin wadanka difaaca laakin munaafaq lacag loo misey
@farahyuusuf320922 сағат бұрын
Tuug xaraan doorasho ah madaa war u haya waad arkl taka raacda naCas laba wajiile beenaale