Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan waa farxad ilahayow nugu sin somalilaan oo heshay waxay dooneysey Abed guul ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍
@KIFAAX666Сағат бұрын
MAASHAALLAAH
@engosmanabdilahiali50564 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa marnaba ma dhacayso inuu cirro saxeexo MoU been beenta ah aanay waxbaba ka jirrin. 2.0. Ma dhacayso inuu cirro saxeexi karayo bixin karayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac marnaba.
@ZY-19-MRSOMLAND4 сағат бұрын
Filimeyne bal waanu fiirin Waxa ka fula hishiiska 😂😂😂
@MaxamuudMaxamed-sm3ub3 сағат бұрын
❤❤❤
@ismailabdi62482 сағат бұрын
Ilaahow norume yaarabi
@KoosJamac-ce1yt3 сағат бұрын
Qofkasta oo soomaalilaan ah oo Ku faraxsan in itoobiya xeebteena Soo degto caqliga wuxuu kaaga jiraa cagaha waana dhamaadkii nolo Sheena iyo sharafteenii waxaa kale wax Laga yaq yaqsoodo ah dhamaan madaxdii soomaalida oromkan uraya ée dalkiisii burburayo ée farta ugu yeedhaya tantiisana Ka saxeexanaya kuwani way na bahdileen dhulkii soomaali Ka gees Ka gees bad iyo beri amxaaraa loo saxeexay shacabkana waa la foororiyey allí max maahee dugaagan nag Soo gaadh gala raacyada cirooy waad bed qabtaan weli godka ha Ku dhicin Ka fiirso dabinka abii axmed
@Axamedguhaad3 сағат бұрын
Sooomalind guuuuuuuuuuuuul guuuuuuulayso
@zainabdirir88183 сағат бұрын
😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@asmamahed51763 сағат бұрын
2 xilka laga tiriyay waa ku saxsan yahay cirro lkn Ethiopia wax saxeex ah yaanay ka helin dhaha xabashi ha laga fogaado inta laga fogaan karo
@KIFAAX666Сағат бұрын
SL BUU U SOO SAXEEXAY BAAN FILAYAA😂😂😂😂
@halimadirie53013 сағат бұрын
Qof kasta oo maanta aqoonsi ka sheekeeya ama hore uga sheekayn jirey wuxuu ka mid yahay kooxda u ololaysa jaahwareerinta iyo buste saarka ummad awelba hurudey oo jidkii iyo jihadiiba aan garanayn
@OmerkhaireGulleid-jq1gg3 сағат бұрын
Xogogaal tv beenta ka daa dadka madaxweynuhu muu odhan itoobiya ayaan tegeyaa
@SuadKab4 сағат бұрын
Been ha noosheegin uma muuqato xirsi gaab baa cunay ictiraafkiiye