Ina abiib waxaan moodayay inuu muuse biixi eryanaye ileen isagaa is eryanaya balse maheli doono hiil dambe oo shacab
@clxamiidmaxamed-l6c2 сағат бұрын
Maxamed abibow hoyada was ey weyi soomalia hos cararaya😢
@awilmohamed84738 минут бұрын
Cakuse isagu wuxuu ahaa basaas Jabuuti,waa tii Siilaanyo madaxtooyada ka ervan markuu ogaadey,markaa adeer Wadani oo dhan baa sumaysan hal xaaraan ahi narig xalaal ah ma dhasho.
@ALIELABEHMoubarikСағат бұрын
Xanuun baad tahay isaaqaysan wariye ma tihid kansar baad u dhiman
@AliHassangasСағат бұрын
Wad ruyonaysaa àyan filayaa sxb
@dahirabdullahi102 сағат бұрын
Xisbiga kaah ayaa looga fadhiyaa in tallaabo ay ka qaadaan
@KhairiaabdillahidabarAbd-wq1czСағат бұрын
Cadawki Djibouti 🇩🇯 Issak calankaya ka hunyihin kolkay kokoki dayacen Djibouti 🇩🇯 wa dacad wahba nika ma khadan wad la weyden walikin udur mahe wahkaleh ma helaysin Vive Ismael Omar Guelleh Keesi adaw ad ku tihin bila abalin
@MaaxDheeg2 сағат бұрын
Sawtii ina carmiye ka qayb gali jirtay waxani ayaan daranaa
@roodacawad132 сағат бұрын
Muxuu qaadi karaa ooyaaye iyo oday geele xaasid
@roodacawad132 сағат бұрын
Madax weynahayga cusub ooyaaye ha ka qabto ragaa
@Cabdicasii-v8pСағат бұрын
Adigu ma wariyad tahy mise maxamed abiib ayaa maskaxdada kudhexmilan
Yaakugu yidhi way ilka qabawday miyaanu xirzi meesha joogin
@dhebidhananСағат бұрын
Iskaga taga laandheere weeye m.abiib. Dhan waa sinjiga Samaroon sicid. Dhanka kalese waa G36 Car eega hooyadiin iyo Somali weyn iyo jabuuti ba U sheegaysaan . Cudur weeye qofka ina abiib , iyo mooge iyo batuun eega halkisa lagu biraynaya .
@zeynababdullahi18512 сағат бұрын
Waa qabaa anigu in meel walba oo Somaliland lagu xamanayo in qof ama labo lagu darsado Si aan aad loogu xaman somalind
@afrahap44063 сағат бұрын
Waa wax cajiiba
@AnazHandulle3 сағат бұрын
Waarkan yar waaba inaqiyaastay
@abdiradwan2409Сағат бұрын
Benale Ninka kufanaya somaliland miya Qiyamaya
@EngdaauudAbiib2 сағат бұрын
Republic of soomaliland guuuul waa dalka 55aaad ee geeska afrika Aqoonsi soo degdegay
@queency794323 минут бұрын
Qudhunkaa uu wadani Soo urursaday maaha markii koowaad ee ay qaranimada ka hor yomaadaan horeba waan u aragnay gudoomiyihii baarlamaanka wax nagu cusub maaha Tani ee Hala sugo Ciro ciduu iska Soo sawiro
@ahmedabdi71983 сағат бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hamdakhader52942 сағат бұрын
muuse bixi wuu yasaaye cumer geele maysaga waxbs u haystA ooyaya Nagu soo dhisayee
@CamuudAwed3 сағат бұрын
War ninkan Cid khaarajisa u diyaariya isaga iyo Jiritaanka Jamhuuriyadd Somaliland waxaa weyn Jiritaanka Qaranimada Gobanimada iyo Madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland isaga ayaana fudud in Uu meesha ka boxo waa in ifiso lagu baqtiiyaa
@AdamJama-v1o2 сағат бұрын
Hooyadiin iyo reer galbeedkaad tihiinba wase meeyey muuse biixigii lahaa bari rag kaama xigo aleylehe galbeed baan rag kaa xigin kelyo buurka yar ee ina abiib galbeed rag ka waayey oosiduu doono u dhigaaya iyo cakuuse oo aan isaaqba ahayn oo hawiye lagu sheego
@saadhussein54662 сағат бұрын
War Abiib wuu ka adkaadey Juudaan iyo Gooni ugoosad 1991 yaa kulagaarey gooni ugoosad adiga uun baa isku Caanoshubey
Wiilkan yar Tolow muxuu is mooday in badan ayaa lagu eegay aad ayuu indho adayg u dhameeyeen Nabadii iyo wax wadayeelashadii SNM ayaad halkaa ku gaadhay waanad kaafirtay waa waxa ayaad ka heshaa HALKA ay kuwa ku waayey aabayaashood iyo ubadkoodii ka gaajoonayaan 🙁😬
@YOYO-vn7cp2 сағат бұрын
ayan absi
@roodakarreiyehkaire47142 сағат бұрын
Adiga cuda aya ku noqotay tipay drtot u tag si aad u caafimaad did
@SaluglaSicid3 сағат бұрын
Soo inagii ucodayney maamulgoboleed in la inaga dhigo
@DagdagnewsСағат бұрын
Tuuga tuug dhalaya haragaysa ku dhex wasi doona
@canbecabdisamad4820Сағат бұрын
Waxso kale wa laiswedin dona Abdigay bay u dala arinkan madaxweyne adigay ku dala arinka
@Huseen-f6s3 сағат бұрын
Adkaaty
@moudankhaireh4015Сағат бұрын
Somaliland way buukta
@dayibdaahir5638Сағат бұрын
Ayaa diray ninka miyaanudambiile ahayn shalay ayaa lahaa muuse ayaa xaq darro ku xidhaye dastuurku miyuu u ogolyahay in shir aan ciddi u idman hallaga xayuubiyo marka meesha uu doonayo ha eede
@Mrkhadar555Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedosman35962 сағат бұрын
Daayeer baa lagu yidhi Daayeerow dabadaadda qarso wuxuu ku jawaabey maanigaa bul-bul more mooye mid danbeba leh iminka waxbaa la duminayaa iyo cadawgeena ayaa soo gurguuranaaya war ma aheeee inagu Geelle ma duminkaro miyaaaaaaa?
@SHUCAYBJAMACAHMEDСағат бұрын
Waar nio meeshan yaree jabuti waa 2 mitir laba madfac hafaynu ku dhufano gabigeeduba waa dagaysaa oo bad bay ku dhex taalaa lakiin faransiis xaaraana ayaa meesha soo yuurura oo diyaaradihiisii afka dhaadheeraa inagu soo kicinaya iyo maraykan iyo china
@AyaanWaano2 сағат бұрын
Waar waa huwantaa huwante abiib tuuuuuug tuuuuuug xaarmajo
@nimasaid-v5k2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂
@DaahirXuseenxasan-un4yf2 сағат бұрын
Anigu waxaaban kashakiyey shacabka somaliland
@EngdaauudAbiib2 сағат бұрын
DAWLADA SOOMALILAND AQOONSI SOO DEGDEGAY INDEPENDENT DAY MAALINTA CALEEMO SAARKA
@EngdaauudAbiib2 сағат бұрын
12 WADAN AQOONSADAY SOOMALILAND
@ismacil90223 сағат бұрын
Ciro iyo m xaashiba diray maxalaxidhi
@mohamedahmed99282 сағат бұрын
Yarkaasi haddii dawladda ka awood weyn yahay ha looga dareero dalka haddii kale oo sharci inoo jiro waa in xasaanad a laga qaada oo ummadda lacagteeda mar dambe uuna mushahar uga qaadan. Muwaadin walba waa lagu ciqaaba dembiga uu gaysto maxaa diidan wiilkan yar in tallaabo laga qaado
@kawsaribrahim55172 сағат бұрын
Waar yaa Yusuf waad ogtahay waxay ka wad hadlany your uncle xaashi iyo xisbiga aad utahday wariyaha ayaa dirtay isaga iyo ku wa kalay badan so waxan ha ka dhigin taytankaga mohamed abiib oo qaran dumis stop shakada gaaban
@mohamedhassanhoussein86272 сағат бұрын
Wariye adiga iyo ina abiib isku mid baad tihiin maanta faalo laga sameeyo maanta ma taagna bari hore ayaad ka tashan lahaydeen waydinki dowladi dagalamaysay dagaalka kula jiray maanta isaga yaqaqaana halku ku darayo somalia boorama u geedhe muqdisho