Waa Xaqiiqo Inuusan Ciidan jirin Ciidanka la geeyey ee ku baaba'ay Raaskambooni waa laso jaajaafay xataa Askartii Ilaalada Madaxtooyada ayaa ka ahaa kuwa Raaskamboni ku le'dey
@KafiYare-wd9tp2 күн бұрын
Waa Cawaga Somaliya
@FadumaAbdullahi-j9s2 күн бұрын
🇸🇴💔😭Ha Dhihin Madaxwene Fadlan 💔😭 Xasan Ciidan Somaliyed ma Rabo 💔🇸🇴😭 Qarankii Somaliyed Wuxu Gacanta u galiye Famili aan AQOONIN 👍😠 QARAARANKII 😭🇸🇴💔😠 SOMALIYED 😭💔💔💔🇸🇴
@MaanJamac-i8e2 күн бұрын
Aby waxaa waan kagudbayna quruxey wallo in sha allah
@Fadumaabdirahman222 күн бұрын
Markiiba wuxu kharaajiye wadani dhabta ah wiilyara ee farxan qaroole dawlada wa ogtahay in cunugi qaroole dawlada hore iyo mid danbeba la shaqeyn lahay wadnimada ay lafaha gashay muxu lo diley waliba qarax ĺago diley ?
Weriyahan ma arag nin ka qabyaalad badan waagii farmaajana waa ogaa
@AbdiRobleh-w1x2 күн бұрын
Asc kubiluw warka
@mo3classic7602 күн бұрын
Wlhi anigu taas waan ogaa qorshaha ciidanka somaliyed loo bur,burinayo ee xasan tuug watay ugana wakiilka,ahaa wadamada ku cadowga ah wadankeena. Ilahay ha ina,dhafiyo xasan tuug
@AbdiRobleh-w1x2 күн бұрын
Asc kubiluw warka
@GaaniMaxamed-p1h2 күн бұрын
Scw
@jaamacismaaciil8452 күн бұрын
السلام عليكم Arintaasi hadday kucaddaato waa maxkamad iyo dil toogasho ah.
@ahmedbusuri4264Күн бұрын
Soomaali Allaah baa umaqan god bay kadhacday kasaaritaankiisu ay adkaan doontu
@Yaaku-r9w2 күн бұрын
Soomaali weyneey sow kama ma maqlina , Xasan Sheekh markuu lahaa qabo ninkeedaa dhameystiro , 1 - goboladii walaalaha soomaaliyeed ayuu kala goo goo yay oo uu isku diray , 2 - wuxuu u magacaabay Wax aan aduunka laga maqlin , Lana arkin abid , Ee amagacaabiduu ku magacaabay goborna toorayaal Madax weynayaal fowdo ah , Allaha qaribo Xasan Sheekh e. 3 - wuxuu baa bi yay ciidamadii dalka gabi ahaan intuu qabiika u reebtay maahee, 4 - wuxuu iibsaday gabdhihii ugubka ahaa ee nin doorka dalka soomaaliyo dhali lahaa. 5 - wuxuu musuqay dawladii hantidii shacabka iyotii qaranka, 6 - Wuxuu qotay qabuurihii Macalin Nuur oo uu Waqafta ku bixiyay si muslimiinta loogu duugo , 7 - Duulimaadyadiisu waa xad ka bax iyo ku tuugsi qaran iyo xoolo aruusaho , IW M. Waxaas oo dhan waxay ku tusayaan in dalkii iyo dawlad nimaduu uu ugu ciyaaray , Si ka daran haween maseyray ka daran, Oo uu u yeelayo Farmaajo dartiis Iyo doqonimo , Iyo waliba uu yahay mid qaba Habaar reer Abtigiisa Ma mQi karyo Xawaadle iyo Gobolka hiiraan Xasan Sheekh. Zillazhay dalka dadka iyo danaha walaalaha soomaaliyeed ha ka qabo, Ma aha hogazmiye Alle iyo kutaabkii uu umadiisa ugu dhaartay ka baqaya , amba ka run sheegayo, Subxaanallaah.
@GaaniMaxamed-p1h2 күн бұрын
Allaaa hu Akbar
@cj35612 күн бұрын
Kan madaxweyne ma ahan ee sahnuuniyada ayuu u shaqeeyaa iyo reer galbeedka , waxaase nasiib xumo kuwa maskaxdoodu daboolantahay oo QABIIL ninkaan ku difaacaya, war hooy XASAN cidna dan kama lahan ee aan wadankeena ka badbaadsano iinshaa Allaah