RAGA CIIDANKU WAA NIMAN QAAN GAAR AH❗️OO RAALI KA AHAA IN AY DILAL GEYSTAAN. WAA AY DIIDI KAREEN IN AAN SIYAASAD IYO DAN GAAR AH LOO ADEEGSAN. BALSE LACAGTAY QAATEEN BAA HOR MARTAY. WAA CADAW DHIIG IN AY DAADSHAAN U JOOGEY RAAS KAMBOONI. IYAGAANA SOO DUULEY WAKHTIGII LOO QABTAY HORTIIS.
@caliphabdoe70817 сағат бұрын
We Are So With Mr Ahmed Ma Dobe
@omarali426515 сағат бұрын
😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
@tormundgaint10223 сағат бұрын
We love Ahmed madoobe
@ArrowJubase2 сағат бұрын
He has performed a mavourlus job, he deserves distinction grade
@AbdisalahsheikhdaarСағат бұрын
Axmed Islam waa madaxweyne, ana qabiilkisan ah
@AbdisalanIsqor21 сағат бұрын
Axmed madoobe wuu isdifacay dulmi guleyswaa
@hmzeomaar98114 сағат бұрын
War Kani waa nacnacle wayn qosolka iga yaabiyay😅😅
@caliphabdoe70817 сағат бұрын
Ma arkiin Dagaal O Jokoh Big UK.
@Geesiga122 сағат бұрын
Ciidamada waa lagu dhexjiraa, macquul ma in ciidanka sidaas fudud looga guuleysto niyooow, waxaan macquul aheyn baan u arkaa wixii dhacay
@osmanali159022 сағат бұрын
Gooja cade macquul ma ahayn miyaa iyadana?
@II-vd4ih22 сағат бұрын
Raga isa soo dhiibaayay kaarto ayeey aheeyd rag ayaa lagu soo dhax darsaday dowladda waa fahmi meeysay
@maxamedibrahim579015 сағат бұрын
@@osmanali1590Gooja cade 9 bil ayaa la is horfadhiyay Saacado gudaheed ayaa Ciidankii dhamaa ee Dawlada meel ay kadhaceen lawaayay waa arin Ugub ah oo lala yaabo ,Se Dagaal laga baaqsan karayay ayuu ahaa kan iyo kii Laaska kadhacayba ilaahay Soomaali danahooga ha garansiiyo.
@suleekhahasan391718 сағат бұрын
Illaahay amarkii Xaraare dharkaan foosha xun xagee ka keenay🤔
@GreaterSomaliya111 сағат бұрын
hhhhhhhhhhh soomalidu dhib badanaa, wll ninka dharkiisa miyaad u timi meesh mise waxuu shegayo in aad dhageesato? wlahi waa iga qoslisay hhhhhhh
@omarali426515 сағат бұрын
😢Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990 ,wuxuu u shaqeeyaa ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya
@AyanAhmed-l4z10 сағат бұрын
Kuwa xamar jooga waxey wadamada kale kasoo baryan canshuurta wadan kana ka qadan bey cunaan intey wadanka wax ugu qaban lahaayen iyo dadka bahan.
@tormundgaint10223 сағат бұрын
Jubaland ciidankeeda markaad aragto lahjada kilalka ayey leeyihiin. Qushigood e Hassan ceeb ba heshay
@ahmeddirshe314111 сағат бұрын
Wixii kadhacay Raaskayaboni waxakamasul Ah xasan gur gurte & xamse ee maxkamada Aduunka
@AHMEDADAN-b6c13 сағат бұрын
Subscribed Somali American TV
@gigachad987918 сағат бұрын
Gar mataqaanid caloow waa maxay cali garleh ceydiid gar leh waa Xassan tuugaa gar daran oo 600 ookm ka soo duuley
@KalifAbdi-l8v19 сағат бұрын
Kursi ayay u dhimanayaan iyo siyaasad xaqna ma aha in askaringu ka qaayab qaato masharicada qaldan inay qaatan waaxay la mid noqonayaan kuuwi Bashaar al asad u shaqynayay oo kale ee ku cibra qaata
@Maxamedismaaciilodey11 сағат бұрын
Haa cali soodad kajeceshahy axmed madoobe
@SarahWarsama-o8u21 сағат бұрын
WALAAL HAYSKU DEYIN IN AAD XASAN TUUG CEEBTA KA MEYDHID OO FALALKA XUN UU GEYSAYO AAD NASASHO LA AAN KU TILMAANTID. DALKA WAXBA KUMA AYDUN KUSOO KORDHIN
@AyanAhmed-l4z10 сағат бұрын
Hassan Shiikh ba danbigaa leh. Waxii dhintoo dhan
@AbiibColaad11 сағат бұрын
Axmed dhuxul waa alahabti weyi wle
@ismaciiladen754Сағат бұрын
Annuu waxan la yaabay ninkan qoslaya uun ee nacamlaha ah
@kiinhusen15 сағат бұрын
XASAN MAXUU QABTAY??? MAXAAD MAR WALBA U DHAHDAAN AXMED MADOOBE WAXBA MA QABAN, SHABAAB MA XOROYN. DAWLADII DHANAYD AYAA SHABAAB KA XORAYN WADAY SOOMAALIYA.XAQIIQDA KA HADALA PLEASE
@khalifmohamed248619 сағат бұрын
Labada qof ma wada khaldana e kan khaldan sheeg.
@abdisharif831517 сағат бұрын
ALI XARAARE WIILASHAN QOSOLKA BADAN XAGGEE KASOO URURSADAA HORTA?
@ugasougaso60913 сағат бұрын
Nacnacle dib u saqiiray
@SarahWarsama-o8u22 сағат бұрын
WAR GARTA CIDA LEH SHEEGA😂. MA KA JUBALAND CIIDAN KUSOO DAABULAY, MISE KA DAGAAL LOOGU YIMID ❓️
@abuusuweda15 сағат бұрын
Nin ninki hore kaqosol fiican ayu hele 😂😂
@hirsifow218320 сағат бұрын
Ciyaalkii USC ee moiriyaanta agayd habeenisiiw aa ku dhacay kkkkk sagaaro karbuuno indhaha looga shidey camal iyagoo tabeele camal u taagtaagan aa la soo qabqabtey.
@ciidrooble735115 сағат бұрын
Ha ka dhex gelin hadalka plsss
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv21 сағат бұрын
Kawarama ahmed Madoobe haduu qorshesto duulan dagaal inu kuaabsado mogdisho oo dhulka iyo bada cirka baka weraro ma qalad baa mise waa sax
Waar Ali ( CALI) Xaraarow you can do better than this reason talk about Somalilanders Celebration. You get damn cut this grab.
@sugalchat21 сағат бұрын
DAROOD QAAR CUQDAD OGADEN KAN RUNTA MA AADEN SHIIGTID KAN CUQDAD SAYID MAXAMED BUU QABA
@osmanali159022 сағат бұрын
Caliyoow al shabaab waxba kama jiro dhax markeeda,gawaadhida dagaalka ee yat yar doomaa lagu keenay kuwa waawayna kamaba fogayn ciidanka dawlada fsdhiisinkoodii
Wsxaan soo ogadey weriya marku kudhaho cid gaar ah lama jiro aa warka xaqiiqada ayaa kuso gudbin ujeed kiisu wuxu rabaa inu dhinac daqada kala baxo Cali yow shabab ka melkasta ciidan uma jogo marka ay meel qorshes tan bey aruriyan cidan aa inta badan dhula ay mamulan ciidan majogo laga yaba wadadas inu toban askari keliya ujogaan Ciidan xoog leh hadu somaro wey kalexdan
@SaidOsman-ob9ek8 сағат бұрын
Yaasiin fadlan hadalka ha dhexgelin.fudeydka daa
@MegagCise17 сағат бұрын
qoxooti iyo qabyalad iyo in aad shisheeye daba'fadhitaan ayaad jaceeshiin daroodow marka in allaala intaad degan tahiin xabashi ku caasuuma illeyn gumeysi ayaad rabtaane sababtu waxaa weeye sidaad ugu xuxiineyseen cadow ayuu isla cadowgii ayuu isku dhibay xasan
@tormundgaint10223 сағат бұрын
Reer unukaale Muqdisho diina iska jooga. Go a hadaad go aysaan Hiiran land la baxa
@cumarsugeTV11 сағат бұрын
Mid reer koofureeda ayaa xajka ay isku arkeen mid reer waqooyi ah markaasuu kii reer koonfurka ahaa kolba dhina isu qaloociyey kii reer waqooyiga ahaa oo ay isku xigeen safka ayaa ku yidhi waa maxaa kugu dhacay kii reer koonfurka ahaa baa yidhi niyaw meel walba xabad baa igaga jirtoo caadi uma fadhiisan karo kii reer waqooyiga ahaa baa ku yidhi rasaasta maxaa kugu guray ma naas qori baad ahayd?
@LailaEbrahim-p5g20 сағат бұрын
Xuduud soo lama ilaalinaayo .
@kiinhusen15 сағат бұрын
FADLAN SIDA XAQA AH UGA HADLA WAAD OGTIHIIN CIDA GARDARANA. AXMED MADOOBE WAX QALADA AHA MA LEH. GOORMA AYUU AXMED MADOOBE GOORMUU. WAX QABAN ILAA MAALINKII UU YIMID WAA LAGU DHAGAN YAHAYE
@MaxamedFaragooye-t9j21 сағат бұрын
Hadii aad tahay siyaasi waxaa loo baahanyahy inaad uhadasho si sax ah lkn adiga iyo milkman kula fadhiyo labadiinada waxaad u hadleysaan sida dumarki oo kale
@MakoFarax21 сағат бұрын
Akbar munaafaq diraa diraale langaaab warsangali inta ay umadu wax qaybsanayso adigu meel ku sheeg tolkaa warsangali inta aad somali u kala fatalayso isku dirkaagii reer sheekh isaxaaq uu soconwayey gib noo tani langaab xidla jooga oo falastiiniya adigu xagaad kaga jirtaa somali xawayan yahow
@II-vd4ih22 сағат бұрын
Raga isa soo dhiibay ayaa ciidanka dhabar jabiyay dowladda waa ku qaldaneeyd in eey aaminto ragaas waa in eey wax ka barataa qaladka eey gashay
@adanabdullahi210816 сағат бұрын
But two wrong don’t make right be specific for this one and clear the air Hassan was wrong though Ahmed had some issues with his people
@MuniiroMuxudiinmustaf-w4f22 сағат бұрын
Midkaan nagalbadal cali xarak
@yaasiinismaciil402215 сағат бұрын
Kkkkkkkkkk
@SarahWarsama-o8u21 сағат бұрын
JUBALAND INTAAS OO CISHO BAY CIIDANKAAS BARYAYEEN OY KA CODSANAYEEN IN AY ISA SOO DHIIBAAN. CID RABTAY IN AY DISHO MAJIRIN WAAYO QAARKA ISASOO DHIIBEY LAMA DILIN. BEENTU MA FIICNA
benaale ayaad tahay axad kaa qabyaalad badan oo waliba kaa qabiilisan ama kas cuqadad badan majirasn
@josephabram608622 сағат бұрын
Ninkii xasan ciraaqi isla caawa meeshii meel u dhaw buu ciidan dajiyey bir waa wareer
@nucmannucman-wc6ji22 сағат бұрын
Ciidan jabey miya soo labanaya
@ismaciiladen754Сағат бұрын
Annuu waxan la yaabay ninkan qoslaya uun ee nacamlaha ah
@kiinhusen15 сағат бұрын
XASAN MAXUU QABTAY??? MAXAAD MAR WALBA U DHAHDAAN AXMED MADOOBE WAXBA MA QABAN, SHABAAB MA XOROYN. DAWLADII DHANAYD AYAA SHABAAB KA XORAYN WADAY SOOMAALIYA.XAQIIQDA KA HADALA PLEASE