Adna waa muslim waana muwaadinad daacad ka qadiyada Somaliland !?
@ahmedfamily636017 күн бұрын
❤Adna ❤waa astaanta Somaliland waxay lameeqaam tahay MDW ama calanka iyo lacagta Somaliland waa qofka keli ah ee Somaliland ku dhaadato muxuu u Dr Adna iyo shacabka Somaliland u bah dilayaa ??????????????????
Arab hadii lagu soo duulo waxaa lagu soo duulay Ciidagale.
@ZahraIbrahim-vp2ez17 күн бұрын
Mantaa rer somaliland way arkayaan halkay ku socdaan waa somalia ee iska ogolaadaa
@ahmedfamily636017 күн бұрын
Waa ayo qofkan Adna ka aqoon khibrad taarikh iyo dublimaasiyad badan rag iyo dumarba ..shacabka Somaliland maba aha hadif leh Adna ma inagaa u baahan mise ???? Maxaa MDW loo odhan waayey noo daa ama mudaharaad loogu muujin waayey diidmo shacab
@MohsmedFaatah17 күн бұрын
Waa runtii, dolada cusub Arenkeedu waa wareeg,hoose ayay ku dulaysaa, kuwa la doortayna waa dad Aaminsan somaliya,,doladu ha cadeeyso, muqifkeeda ha cadeeyso,wayo?dadka yaanay ku mashquulin rer hebal ninkaasa u doornay,
@MohammedMuhumed-yb6uh17 күн бұрын
Ciro uu Balaada adna aadan waxay cadayn utahay inaanay ciro iyo kooxdiisu ay kasoo horjeedo aqoonsiga jamhuriyada somali land mana ogala xukuumada ciro in ay xil muhiima umagacawdo shakhsi raba horumaka iyo aqonsiga jamhuriyada somali land
Ma faradarayn ayaa kuu hadhay nimankii hore Xeerka u furtay ee godka inagu riday oo ciro iyo xirsi iyo xaashi iyo kuwo kale oo daaha dabadiisa fadhiya miyaynaan masiirkeenii u dhiibin mar labaad oo aanu xirsi horteena ka lahayn soomaliya waan la hadlaynaa shicibkaa laga arkay qabyaalad iyo qudhun
@ahmedosman634417 күн бұрын
اخى الكريم اى ريس أو اى واحد يريد الاتحاد مع الصومال الفيدرالى سوف نزيحه من السلطه ليس من حقه أن نرجع مره ثانى عرو وحرسى ليس لديهم سلطه فى دالك
@aliahmed-jt7wp16 күн бұрын
Haryoonis waxay inagu darayaan xamar waa xaqiiqo
@ahmedhersi916917 күн бұрын
Qof kasta xisbiga qabyaalad ku taageersanaa, laakiin Somaliland aaminsanaa hada runta ha ogaado.Xaqiiqdu iyada soo bixi doonta.