soomaali baan ahay san kuneefle ma ogoli iga sareynkaro waxana sooraaci doonaa doowlada masar
@AbdikhalifHaji7 сағат бұрын
Asc jooji muusikada waa waqti lumin
@MedIbrahimidrissIbrahim4 сағат бұрын
Allow somalie badbadi
@blabla691510 сағат бұрын
Farmaaje waa mareexaan maxaa kaa raacey kkkkk
@blabla691510 сағат бұрын
Odeygaan feer iyo jilib kama dhargoo miyaa 🤣🤣🤣
@ummuisra67217 сағат бұрын
Xasan dal xaraashnimadii doqoniimmaa ugu darsan tahay
@DuuranAbdulewardhere7 сағат бұрын
Waxaa ku maslax maxed siyaad bare adinka ayaa leydinka battery maxaase diiiya
@YousafIbraahin9 сағат бұрын
Shiina dadka aad wareysaneyso wa dad waxba aan ogeyn 😂😂😂 naceebka xasan lee haayo
@abdillahiosman17706 сағат бұрын
Ma awalbay jirtay
@QaliSharif4 сағат бұрын
O maxa ku dhacay ma in wax ladubo ma oga maaha miya taas miya lagu khaldi kara madaxwayne dhan o yaqaan muraqibinta wadan walba o dawladi ka jirto siday u shaqeyan subxan allah
@Yuusufdahirmaxamed42 минут бұрын
War odogaan waa waalan yahay.
@ciisexasan94097 сағат бұрын
yahuu Qofkaasoo kale Ayeey aqoonyahan Ku sheegayaan
@xasanibrahim776411 сағат бұрын
wixii aad kashaqynayseen 40 sano waad haysaan ee adkaysta
@blabla691510 сағат бұрын
Waa yaab Ciqaabtii Kitaabkaa heysa Inkaar qabooyinkaan iyo dulmigii eey galeen Muqdisho wax yar kama dhicin ee Alle waa xaqsoore Soomaali Allaa u maqan Illaahey baa iga soo wadey masaakinta Alle ha ka badbaadiyo shartooda. Aamiin.
@DuuranAbdulewardhere7 сағат бұрын
Waxaa kuu sheegey cabdile walibgaas masar waligeed ayey sok
@ummuisra67217 сағат бұрын
Ma awalbay soomaaliyi noolayd waxaa halkaa dhigay qabyaalad is nacayb dagaalo iyo dawlad xumo
@SaidAhmed-t5c4 сағат бұрын
Baqaaqda baad ku heeysaan kuwa ku jira soow idinku ma eeydnaan keenin. Masar waa la'keenayaa erateriyana waa la'keenayaa. Itoobiya dalka soomaaliya ma'lahan dalalka masar iyo erateriyana xuduud lama laha soomaaliya oo loogama baqayo kolka cabaadka yareeya adeeryaal kiinya iyo itoobiya idinkaa soo galiyey eelka doowladnimada heeystana taas weeye