XOGWARAN DAGAALKII 77|XOREYNTII QABRIDAHARRE IYO DHAGAXBUUR~KORNEEL CILMI GARWEYNE. 1/2

  Рет қаралды 28,649

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

XOGWARAN DAGAALKII 77|XOREYNTII WEERARADII QABRIDAHARRE IYO DHAGAXBUUR~KORNEEL CILMI GARWEYNE. 1/2
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and KZbin
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond KZbin!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Пікірлер: 79
@Ahmed-y8c2h
@Ahmed-y8c2h 3 ай бұрын
Alle ha unaxariisto siyaad bare Waxeey rabaan ha noga shegan kuwa qabiilka diloody
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
walal qabiileestayaal mahayn ee waxay ahaayeen itoobiyaan khaainu wadaniyiin ah maalin aay haataba maxkamasd ayaa lasoo taagi doonaa ragii fulyey qorshayashii abasiniiya ee maanta halkaas inaga dhigay
@xamaraawi252
@xamaraawi252 3 ай бұрын
Adiguba qabiil ayaad ku taageertaa Qof jaahil ah oo diinta beeniyay Diinta iyo qabiil waxaad jeceshahay qabiilka
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 3 ай бұрын
Thank you for serving our nation sir 🇸🇴🫡. Geesi Geesi dhalay
@abdihaki
@abdihaki 3 ай бұрын
maanta hadii aan dhulkaas haysan la hayn dowlada wanaagsan oo xoog leh la haan lahayd guul baan joogi lahayn lkin "qadarbaa dhacdaay alle somali hana mideeyo dowlad dhulkeeda hanatana hasiiyo aamin aamin aamin
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 2 ай бұрын
@@abdihaki Dagal qorshe xumo & arimo siyasaded ba loo galey talada a hal dhinac bey ahayd sida laga soo xigtey sarakishi dagalka gashey, marka sidas va logu guldareystey,waxase xaqiiq ah in lagu guleystey oo amxaro & xulufadeda la jebshey tarikh lama ilawan ah loo dhigey ayna gaagixisey ama fashilisey waarso Ussr & xulufadoda guusha vidankii somalidu waa xaqiijiyeen buug cusub beyna qoran inta u dhimatay alaha u naxaristo inta weli nol alaha idin barakeyo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 3 ай бұрын
Dib baan usoo ceshanyna dhuylkii Gumeestuhu inaga dhacay , ilaahay haw naxariisto geesiyaashii taarikhdaas dhigay, sidoo kale dawladii dhexe ilaahay iyadan dhaxalkaay nooga taktay hanoo dhawro
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 3 ай бұрын
Cidamada kasoo baxay baldweyne iyo kuwa kasoo baxay dhusamareb loma sheegin meesha aay u socdan iyo waxa aay soo qabanayaan marka aay yimadeen furinta aay ka dagaal galayan baa loo sheegay uruur kasta aga u ka dagaal galaayo taasina waxa aay ka mid tahay sirta cidama waxana hogaminaayey sarakiil aqoon durugsan leh waxas baa dawlad laga yiraahda, Maantana waxa aad maqleysa malin heebla waxan werareeyna meel heblaa markas beey cidamadu meeshi adaan iyaago war kooda la haasto hoora loo yiri nin dameero wadoow warkagu wuu kasoo horeeyey, iyado dhufeeyska lagu jiiro oo losii diyargarobey oo ba la sugaayo sidii safar ka maqnaa baa xabada lagu billaaba cidii guleysataba dhibka jiira waxa weeye wasiirka gashandhigu ma ahan wasiirkii ciidamadii 1977 kii wasiirka gashandhiga maanta tictok oo social media ha buu la fac yahay saraakishuna ma ahan kuwii 77 ee aqoonta laha ee kasoo baxay kuliyaado kala gadisan ee aduunka ah kuwa maanta cidamada hoor boodaya waa kuwo ganacsaato ah oo garaado garbaha loo suuray inta aay saas arini tahayna dal xoreeyn weey foogtahay bovoro somalo midisbiage,somali taalo beey u bahantahay lkn yaa la talinaaya oo talo laga qadanaaya illey hada waxan ku jirnaa habrtey habrtey iyo qaraabo kiil asc wr wb
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
CIIDAMDA LOOMA SHEEGO MESHAA LA TAGYO WHY CIIDNANKA WAXAA LAGA YABA IN BASAAS KU HDEX JIRO
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
​@@abdullahiomarali5241 Taas waa xanuun
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 3 ай бұрын
Soomaalinimo ayaan sharaf ku leenahay ninkaan waa Mujaahid veteran war 1977 waa in sanadkasta la xusaa victory day 1977
@ashamohamud5038
@ashamohamud5038 3 ай бұрын
Allaha xafido mudbahaan askariga Soomaaliyeedka ah iyo kuwa kaloo nool oo wadankeena dufaaci jiray dhaaantood intii dhimatayna Allaha unaxariisto Aamiin yaa Allah
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 3 ай бұрын
Calankii saas loogu baaba ay maanta qiimihiisi badalay ilmo land🇸🇴😢🇩🇯
@AbdihakimAliHassan
@AbdihakimAliHassan 3 ай бұрын
Ninkaas waraysiga bixiyay waxan kula talin lahaa meel walba uu joogo inuu is ilaliyo,sirdoonka Ethiopia way ogyihiin saraakiishii soomalida inta nool meelaha ay joogaan. Soomaali weyn way guulaysan wayna is raaci mar ay ahaataba waxa farintan soo qoray walal soomaaliyeed.
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Maalintisa buu dhiman ka hore maya saas darteyd gobonimo ina ku noolano weya
@FartomatiJ
@FartomatiJ 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto maxamed siyaad bare geesi wadani ah buu ahaa
@AbdiwahabAhmedNur
@AbdiwahabAhmedNur 3 ай бұрын
Sc, Waxaan ahay reer Qabridahare, waxaan ahaa 14jir. Sida uu sheegay, taliyuhu waa runtii. Waan xusuustaa, kornel cali xuseen in uu taliyaha ahaa. Mahadsanid Mar kale ilaahay ha ku xafido
@AwaleAbdi-t8l
@AwaleAbdi-t8l 3 ай бұрын
Waa maalinti igu horaysay Somaali Askeri Somaaliyeed ah
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 3 ай бұрын
Ilahay intii kudhimatay dagaalkii 77 haunaxariisto
@omerhaji2369
@omerhaji2369 3 ай бұрын
Thanks very much
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
Shacabka Somaligalbed nasrigii Allah ayay wali sugayaan inshallah
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 ай бұрын
Xabashi injirleydii ayaa hada nabad ilaalin lanoogu keenay! ilaahow sidaan noo dhaan🙏
@ahmedosman4289
@ahmedosman4289 3 ай бұрын
Cilmi. Waa sadax alifle. Ma kolonel. Waa layaqaan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
BRIGADIER GENERAL YUUSUF AXMED SALXAAN❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Kazim8528
@Kazim8528 3 ай бұрын
Part two away please....
@Abdijaliil
@Abdijaliil 3 ай бұрын
Caawa soo daynayaa
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 3 ай бұрын
77+wajigaan. No 80 jir ugu yaraan waa in uu noqda
@adamoogle2871
@adamoogle2871 3 ай бұрын
Qaybti 2aad meeday sxb
@AbdillahiFarah-y4h
@AbdillahiFarah-y4h 3 ай бұрын
GEESI, UDAALAMAY, QARAN SHARAF ADUUNKA ADUUNKA KULAAHAA,, DAGAAL SHAFAN AYAAD NATION KAAGA USOO GASHAY, ALLAHA KUSHARFIYO IF IYO AAKHARABA, ABAALNA DADKA INTA WADANIYADDU KUWAYN TAHAY BAA KUUHAYSA KUUNA HAYN DOONTA. G. IDHAQARSHANA WAA SARGAAL SHARAFLE XABASHINA CASHAR AANAY WALIGEED ILAAWAYN UDHIGAY, WAYNA HADAL HAYAAN ILAA MAANTA OO 45 IN KABADAN LAGA JOOGO. ALLAHA SHARFIYO G. INDHA QARSHE, WA SARGAAL KU DHEER QUUBTA WADANIYIINTA SOMALIYEED. MAHADANI DIIN.
@Walalbuulle
@Walalbuulle 3 ай бұрын
Waar nio taarikhaha dadka waawayn nooga soo uruuri allah haku dhowree
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
MARAYKAN AYAA DHISAY
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Ай бұрын
Ninkan wuxuu ubaahnaa in buugaag laga qore waa xog ogaalada nool ee dhifka ah
@mohaanoor18
@mohaanoor18 3 ай бұрын
1975 ayuu askarta ku biirey 18 ama 20 sano jir iska dheh mesha ugu danbeyso 44 sano ugu dar 70+ sano jir sidaan uma hadli karo fikir ahaanteyda ee sheeko kale hadu so guuriyey ma ogi!
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 3 ай бұрын
Waa sual jawaab u bahan , waxaba kaga daran weriyuhu mesha uu wareysiga ka bilabey baba daren wata oo qofka markad tarikh ka wareysaneysid waa in aad weydiao cv giisa oo dhameuwtiran markas dabaded ba la wareystaan Lakin tani waa adiga oo wadada iska marey oo qof kulmey oo qof sheeko kaga sheekeeyo! Tan kale warbixinta cidamadu sidan waa ka gadisan tahau oo waa agga ay ka dagalen & gaaska ama ururka uu ka tirsanaa& saraakiishii cidankas wadatey iyaguna waa mhhiim, marka sidad tilmantey warkan waxba ka dhiman!
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 ай бұрын
1975, 18 jir. 1977, 20 jir. 2024, waa 67 jir aan balwad lahayn.
@OmarHaji-rn3tz
@OmarHaji-rn3tz 3 ай бұрын
Wa nasib inay mantana kiniya iyo oromo iyo canfar so hawaystan uma somaliyed
@abdimuuse4919
@abdimuuse4919 Ай бұрын
Sarkaalkaan caadi maaha xusuustiisu aadbay ufiicantahay maada uu ahaa taarwade oo warkoodhana kusoo dhacayay nin dhalinyarana uu ahaa taariikhda sifiicanbuu uhayaa
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 3 ай бұрын
Mahadsanid Abdijaliil waa taariikh muhiim ah, da’ yarta Somaliyeed na u baahan yihiin in ay ogaadaan.
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du Ай бұрын
Geesi wadani baa tahay
@mohamednur1696
@mohamednur1696 3 ай бұрын
BUURTA GANNAD
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 3 ай бұрын
Sheekada ninkan waa sheeko Prank 😂a xiligaas uu sheegayo iyo facekiisu isma Laha Mida kale waxbuu ku dardarayaa midna Anigu waan aaminsanahay Dagaalkaasi wax Mabda ah ma Lahayn Laab Lakac iyo Qiiro jabaan ayuu ahaa Dhibaatadii ay ciidamadii Kaysteena waa Mida soomaali maanta Halkaas dhigtay dhul La yiri waa La xorayn Hayaa Hadana Bililiqo Ka socoto ayuu ahaa soomaalinimo Haddii Lagu socdayna Dadkii soomaaliyeed ee Qaxay Qaxooti Looguma yeedheen Runtii waa waxyaabaha Aan ku Qoslo marka Aan arko Qof ka sheekayn Haya dhacdadii 1977 iyo Hadaf La,aantii
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 ай бұрын
Khasab maaha waxaad aaminsantahay iney dadku kula wada aaminaan ee raali noqo nin kaasna wuxuu sheegaayo waxba kagaran mayside nabad geli ninyohow.
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 ай бұрын
Nio fikirkaga liita hanoola imaanin , anaga waxaynu aaminsanhy dagaalkas inuu ahaa mid xaq ah , dowladii iyo ragii iyo duamrkii Ka qayb qaatayna ay xaqa Ku socdeen sidii ugu saxneed ay udagaalameen.
@MaxamedNuur-uj1dr
@MaxamedNuur-uj1dr Ай бұрын
Dagalkasi dagaal kaxun ayaa dhicidoni sidan filaayo adis ababana wan qabsanenaa unukaale wixikabiloda sacan 😂😂
@MrOyusuf
@MrOyusuf 3 ай бұрын
NINKA SHEEKAYNAYAA 1977kii DA’DIISU IMASA JIR AYUU AHAA ANIGA WAXAY ILA TAHAY SHEEKO QOF KALE AYUU INOO SHEEGAYAA MALAA AABIHII AYAA UGA SHEEKEEYEY
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@Abdullahi-b6k
@Abdullahi-b6k 3 ай бұрын
Ninkaan waa beenloow qabridahar buur korkeed kuma taalo waa dhul sidan, kan saraakiil sheekaysanaysa ayuu maqlay lkn weligii askari ma noqon
@mahadmahamud7818
@mahadmahamud7818 3 ай бұрын
🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡 🇸🇴
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 3 ай бұрын
Fataale waaye kan 😂😂
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 3 ай бұрын
Dadka cayaa siyad bare abi wan yabe maxay ku cayaan hortaa ki dalkaa burburiyay waxa lo aqanaa gesii kwrn
@axmeddaahir9459
@axmeddaahir9459 3 ай бұрын
Dadku wa cawan waxma garatay ah iyo ciyaal shalay dhashay o cuqdad lagu beeray weeyi e dadki xalasha ahaa e wadaniyinta aha maaha 🇸🇴🙏🏻🥹
@AbshirMohamed-kv9rs
@AbshirMohamed-kv9rs 3 ай бұрын
Dadkaan ma loo waco oo ciidanka wacyi galiyaan
@Marshalfrance
@Marshalfrance 3 ай бұрын
wa jaahiil waraysanaaya beenlow walahi wan qoslay wax ka run ah walaahi ma jirto
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@ayaaniitappemuxidiin9565
@ayaaniitappemuxidiin9565 18 күн бұрын
Meshaan oromo lagamarabo
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 ай бұрын
JABHDAA LAKIIN LAFTOODA WAXAA U BADANA ASAKRTII SOMALI
@ronny7suii3
@ronny7suii3 3 ай бұрын
Ma ninkaan aan hal cirro lahayn ma 46 sanno ka hor dagaal galay, sheekada ninkaan waa prank,
@donpatron7216
@donpatron7216 3 ай бұрын
80jirro aan hal xabo cirro lahayn baa jira see weye tolow odayaal soomali ma aadan arag
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 3 ай бұрын
Cirada farqiga iyo murugada ayaa soo dadajiyo. Iyo dumarka xun een lagu nasan. Intaa waxaa dheer dawa ayaa laqaataa cirrada qarisa
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@abdinur6152
@abdinur6152 3 ай бұрын
Ma aydan garan danta uu idin ka lahay. inuu idin laayo ayuu rabay waa siday ku dhamaataye. Waa la idin mashquulinayay si aydan regime kisa u soo hawaysan
@Abdullahi-b6k
@Abdullahi-b6k 3 ай бұрын
Waa xanuun reerkiina 7 gaar ah oo soomaali nacayb ah cadawgii lala dagaalaayey idinkaa ka daran,waa waxa aad maanta dawlada ku haysaan
@abdinur6152
@abdinur6152 3 ай бұрын
@@Abdullahi-b6k Dagaal kas wuxuu ahaay xoog doofar lagu eryay oo Siyaad iyo Samater ku jabinayen dadkena Somalinimadu daacad ka tahay
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@abdinur6152
@abdinur6152 3 ай бұрын
@@AbdirizackAmin-i1z Tuug intaadan tuug dhihin tuug ku yiraa. Siyaad Bare jaajus u ahaan jiray Xayle Salaase
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
@@abdinur6152 Oroma somaliga barate tahy
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 ай бұрын
Dagaalkaa uu galiyay dadka hadana isagaa dib uga tanaasulay oo kursi jacayl si itoobiya jabhadii dhaq dhaqaaqa wadaniga soomaaliyeed ee SNM si loogusoo gacangaliyo ayuu itoobiya kuyidhi dalkaa waan kahadhay ee SNM soo erya waxaa ayay qabiil ku amaanaan kkkkk
@irshadnor4840
@irshadnor4840 3 ай бұрын
Siyaad bare never compromised 1 inch of somaali territory don’t spread the false information he was a hero, maxaa kadambeeyay Annagoo reer hebal ah iyo looma dhama tahriib iyo kufi jabhado qabiil huwan hadana maamul gobaleed isu badalay.
@axmed1987
@axmed1987 3 ай бұрын
@@irshadnor4840 wey ogyihiin laakiin meeshii snm iyo jabhadahii cay lahaayeen siyaad barre ayey ku waashteen because siyaad waa diktaator...sida badbaado qaran muqdisho u soo weerartay oo hawiye ku dul dagaalamaayeen farmaajo ayaa dambiga iyo dhiiga qaba ayey reer muqdisho dhahaayeen....umaddeenna qabyaaladda dhhuxa ayey u gashey ee u soo ducay dadkaan buka
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 ай бұрын
Wax aad jaahil katahay haka hadlin dhul maxamed siyaad barre madhiibine SNM taad sheegaysaana waa tuugtii burburisay dawladii umadda soomaaliyeed duligana uhorseeday soomaali
@Abdullahi-b6k
@Abdullahi-b6k 3 ай бұрын
Waa cudur idiin gooni ah
@sommmaverick5840
@sommmaverick5840 3 ай бұрын
Afweyne wuxu u ahaa jaajuus Eithopia dagaal kaasna dhulkii ciidanku qabtay qaata laakiin ha dhaafinina dhulkaad heysataan waa diiday kaligii taliyaha fuleygaa haa ee cararka ku tegay Nigeria. Halkii sidii Qadaafi. Sadaam.iyo hitler adadeegoodii ku dhonteen. Nacaskan afbalaare dhibkii uu ka tagay weeye waxa taagan.
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 3 ай бұрын
Oroma somaliga barate tahy
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 ай бұрын
Oromo afsomali baratay ba tahay waynu Ku fahansanhy
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 9 МЛН
كيف نفهم المال؟ | بدون ورق 126 | د.سيف الدين عموص
3:05:44
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 2 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 144 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 326 М.