XAAMUD UBAXLE MARBUU OOYAA QALBIGU HEES CUSUB QAACI

  Рет қаралды 1,148,030

Digaale Music

Digaale Music

Күн бұрын

Пікірлер: 446
@hamdayar8030
@hamdayar8030 6 ай бұрын
Wiilka bila music tiktok kuso qaadaya golden voice weeyan mashalh ❤
@sucadxusen-x5y
@sucadxusen-x5y 3 ай бұрын
Marbuu ooya qaalbigu, ishuna aanay qubin ilmada, dareemo isjiidhaya, lubigu aanu garqaadi karin. Marbey ililaha wadnuhu, Dareenka u joojiyaan, Si aanu u garaacmin, Cabsiba aanu uu aragee. Amuuruhu kala cuslaa, Caqligu amar diidana, Naftuna olol reen jacayl, Galkacal la asqaysanaa, Aloow sahal waa ducee, Ajiib qaniyoow mar qudha. Isagoo oon qaba marbuu, Afkuba diida biyaha, Calooshuna oomatida, Ka soonta anfaacigaba, Marbey naftu aamintaa, nasiib aanay lahayn, Markay ay seegto guul, hadhow calaf eersataa.💔
@HassanOsman-e3d
@HassanOsman-e3d 29 күн бұрын
Ereeyada ninka la ah soo qor abwaan maxamud salah hoogto Aun suugaanta waxey ku wacan tahay Al abuurka miraha curiye inna la xuuso
@nomadic-lady6192
@nomadic-lady6192 Жыл бұрын
AUN Maxamad Nuur Giriig iyo al ustad Xudeydi buu noo badalay Xaamud Ubax inaadeer masha allah horusoco❤️
@hudahussein7131
@hudahussein7131 2 жыл бұрын
Erayada heestu culusaa oo misaamana darreen badnaana, luuqda inankuuna kadarana oo kabanka iyo alaabta isku qoofalan ee cuudku midhaha sharaxi ogaa, dagana muuqaalku oo fadhiga ku rimin ogaa heestii, Eshqi-qiyaas!.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 2 жыл бұрын
Aspirinapidith Possibly he's hailed from Xududeedi county of Maakhir
@nhja7973
@nhja7973 2 жыл бұрын
Esh qiyas comment ... best comment I ever read ...waxad I xasusisey Nimco Samriye ... Xal aspirin u lik the pain will be less.
@GulletTaher
@GulletTaher Жыл бұрын
Adigu ka darnid ereyada aad kaga felcelinayso haday noqoto heesta ereyadeeda, cuud iyo alaabta ka ee u jiibinaysa, muqaalka qaab ka dagan ee loo duubay. Qaabka aad u sharaxday waan la dhacay runtii. U nailed it.
@beerlula1047
@beerlula1047 2 жыл бұрын
Caqligu amar diidadanaa Naftduna olalan reen jaceyl Kalgacal la asqeysanaa Allow sahal waa ducee Ajiib qaniyoow mar qudha 💔😭😭😭🤲
@AishaReermagaal
@AishaReermagaal Жыл бұрын
Marbey naftuu aamintaa nasiib,aaney laheen marki ay,seegto guul hadhow calaf ceersataa😢😢😢😢😢
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 23 күн бұрын
Exactly
@phatmaamohamed710
@phatmaamohamed710 2 жыл бұрын
Xaamud ubax hore u soco wllo waa fanankaygii hadaanu rer badhameed nahay🥰🥰
@abdaa8152
@abdaa8152 2 жыл бұрын
Marbuu ooyaa qalbigu Ishuna aanu qubin ilmada Dareeno is jiidhayaa Lubigu aanu garqaadi karin Marbey ililaha wadnuhu Dareenka u joojiyaan Si aanu u garaacminoo Cabsiba aanu arage Amuuruhu kala cuslaa Caqligu amar diidanaa Naftuna olol reen jaceyl Kalgacal la asqaysanaa Alloow sahal waa ducee Ajiib qaaliyow mar qura Isagoo oon qaba marbuu Afkuba diida biyaha Calooshuna oomatida Ka soontaa anfaacigaba Marbay naftu aamintaa Nasiib aanay lahayn Markii ay seegto guul Hadhow calaf eersataa Amuuruhu kala cuslaa Caqligu amar diidanaa Naftuna olol reen jaceyl Kalgacal la asqaysanaa Alloow sahal waa ducee Ajiib qaaliyow mar qura Cajiib ❤️❤️
@anisaahmed7753
@anisaahmed7753 2 жыл бұрын
Thx 🥹☺️
@abdaa8152
@abdaa8152 2 жыл бұрын
@@anisaahmed7753 adiga mudan huno
@ironaldox.official
@ironaldox.official 2 жыл бұрын
@abdiazizgooh3330
@abdiazizgooh3330 2 жыл бұрын
Thanks man
@cdirixmaankhaalid5595
@cdirixmaankhaalid5595 Жыл бұрын
Maamuusid
@honahmettkhazbaaye5021
@honahmettkhazbaaye5021 Жыл бұрын
25/12/2022 saacadu ay tahay 1:15 ayaan qolkyga bananka ugaso baxady anon qaad ka kacay xabad sigaara danmacay inan shito hestana igaso hor baxaday waxay I gelisay xasuus 2017 waqtigaas oo aan waxan erayo kuso koobi karin igu dhaceen balse heestan ayaa turjaman Ii noqotay waxan ku ceshtay wax ka badan 10 mar Legend Hamud ubax wa talent wlhi
@muna_____somali
@muna_____somali 5 ай бұрын
Marbey Naftu aamintaa Nasiib Aanay laheyn Markii Ay seegto guul Ha dhow calaf eersata🥲🔥
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Tani hees way dhaafte magac kale halo bixiyo, jaceylow aamuro badnide yaab yaab hargeysa 9:40.❤❤❤❤❤👏👏👏👏🥰
@ina____garaad
@ina____garaad Жыл бұрын
Amuuruhu kala cuslaa Caqligu amar diidanaa Naftuna olol reen jacayl Galgacal la asqaysanaa Allow sahal waa ducee Ajiib qaniyoow mar qudha🤲 17/7/2023 haben salasi soo galayso😢
@madadaaloofficial5006
@madadaaloofficial5006 4 ай бұрын
Reply iso gal markaaad qoraalkan soo boqatid 🤚
@karamoige5268
@karamoige5268 Ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend Xaamud Ubax still listining 08/09/2024.🎻🔥
@mufiidainaxigmad4994
@mufiidainaxigmad4994 2 жыл бұрын
Dadka talent ka leh ee codka ma caan ma heeso badna 100%%% cod fadhya macal laxan lyo erayo 🥰🥰🥰
@fardawsaibra1082
@fardawsaibra1082 Жыл бұрын
Amuuruhu kala cuslaa Caqligu amar diidanaaa Alllow sahal waa ducee Ajiib qaniyow mar qura❤😢
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Marbay naftu aamintaa Nasiib. Aanay lahayn Markii ay seegto guul Hadhaw calaf eersataa😥 Wali qalbigayga boos baad ku leedahay boqoradaan aduunka ugu jeclaa rooda nolol ta usaraysa kuu rajaynayaa marwalba🌏✅
@shukricadullaahi5469
@shukricadullaahi5469 Жыл бұрын
Allaha kuso ceelshoo abowe
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 Жыл бұрын
​@@shukricadullaahi5469 aamiin abaayo qruxeey
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 ай бұрын
​@@shukricadullaahi5469aamiin mahadsanid abaayo sharafeey😢
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 Жыл бұрын
Fananki Rer Maakhir xaamud cod macan o dega bu ilahay siyey🎉🎉
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 2 жыл бұрын
Fanaanka reer Sanaag Xaamid Ubax x reer Badhan🔥what a song
@foosabdi-fs1vk
@foosabdi-fs1vk Жыл бұрын
Marbay nafta aamintaa nasiib aylaheyn markay segto guur hadhaw calaf Ersata wacade taas anaa hayo maanta Allahs sahlo amuuraha
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 Жыл бұрын
Waa amuurihiisoo Jaceylkaa le eedee Anigoo tukanayaan Adna kaa fikirayaa! Ilahow ka dhig cadar nuura ilmaheyga hooyodod rabow ajiib o aqbal docodeyda😭 13/3/2023 galabnimo talaado sacaduna thy 17:25 muqdisho
@MursalJaama
@MursalJaama 5 ай бұрын
Xamud ubaxle wll heesti makhir uqadan kugu xasuustaye hore u soco wll
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 2 жыл бұрын
Amuuruhu kala cuslaa, Caqligu amar diidanaa, Naftuna Olol reen jacayl, Galgacal la asqaysanaa, Allaw sahal waa ducee, Ajiib qaaliyoow mar qura. Esh qiyaasek ustaad Xaamud Ubaxle.
@apdallajama9972
@apdallajama9972 2 жыл бұрын
Allah dhib badanaa markaad ruux jeceshay hadda isga usan kuu jeedin allow adiga qalbigeeda isoo jeedin kra Raxmanow adaa isoo jeedin kree Oo awladayda hooyadood ka dhig😪
@hanniali5758
@hanniali5758 2 жыл бұрын
Dee usheego intad kaliga xanusan lahyd haday ku diidan nafta runta usheeg
@apdallajama9972
@apdallajama9972 2 жыл бұрын
@@hanniali5758 waa u sheegay wall
@dheemancabdi6323
@dheemancabdi6323 2 жыл бұрын
Wllkayow hablu we badanyihiine iska ilow omid kle ku qabso Allena kabari inu qalbiga ku qaboojiyo
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Insha alah bro waad helaysaa marwo wngsan alah kaaga dhigo
@amiiraabdirahmaan7933
@amiiraabdirahmaan7933 2 жыл бұрын
Aaamiin wlloh isku mid Baan nahay🥺
@ayaniita9386
@ayaniita9386 Жыл бұрын
Astaan qaaci ku arkaa mar walbo ninkan😢😢codkiisa inaba caadi maha wallhi cawa magaciisa so qishay❤❤hesaha u qaadana waba wada xul alle haku xafido walalo❤heesaha qaraami addban u jeclahay
@QueenMariyo-n5t
@QueenMariyo-n5t 9 ай бұрын
Amuuruhu Kala cuslaa, Caqligu Amar diidanaa, Naftuna olol reen jacayl, Galgacal la asqaysanaa, Allaw sahal waa ducee, Ajiib allahayoow mar qura, Habeen jimce ah taariiqdu 05/01/2024 😢😢
@nimcomaxamed8146
@nimcomaxamed8146 Жыл бұрын
Amuuruhu kala cuslaa😢 Caqligu amar diidana❤ Alow sahal wa duceee😢
@aishaali5813
@aishaali5813 2 жыл бұрын
Ax yaa jacayl sidan ku jeclahay alle uunba og suldankayga ❤ malinkan is helno ban comment gan ku tusi dona isha allah aminta I raciya wiil ban 3 sano jeclahe in ilhy qalbigisa iso jediyo
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Aamin yaa rabi guur wanagsan insha alah
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية 2 жыл бұрын
Sidoo kale 2 sano kudhowaad isjeclnhy lkn khilaaf noo dhexeeya😪
@aishaali5813
@aishaali5813 2 жыл бұрын
@@امرأةالقوية ilhy khyr dhexdina ha dhigo
@aishaali5813
@aishaali5813 2 жыл бұрын
@@fatumaiftin6787 amiin ya allah nahadsanid wllo
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 2 жыл бұрын
Ilhy ha ku so dhaweyo jacaylkaga
@amalmaxamud7461
@amalmaxamud7461 2 жыл бұрын
Amiin bro haday khayr kuledahay alle hakag dhigo awlda hootado hanay khayr ku lahayn alle mid ka khayr badan kusiyo
@faysafarah8313
@faysafarah8313 2 жыл бұрын
Xasuus ayay heestani nagalisay afkaaga caano lagu qabay huno❤️👌
@nimcaanmaxamed5883
@nimcaanmaxamed5883 2 жыл бұрын
Wlhy xasuus ayay nagelisay Al fanaan xamuud afkaga cano iyo subag lagu qabay
@fadxiyaxadi2218
@fadxiyaxadi2218 2 жыл бұрын
Wooow wey hees dhaaftey aadban idiin salamaya fananka Iyo Digaale yare
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 жыл бұрын
Xaamuda ubax tufaxa darajo ayan kamaqalaya in badan wow inaan ku arkaya aad baan ugu faraxaya walalkeeya
@xafsaladane4453
@xafsaladane4453 2 жыл бұрын
Maalin maalmaha kamida halkan ayan qisadayda halkan idinkula wadagi doona insha allah calaf eersi
@malmohamud1465
@malmohamud1465 2 жыл бұрын
Yaan lagaa dareemin
@gobaad6561
@gobaad6561 2 жыл бұрын
Soo dhig qisadaada koleey waa jeceyle
@ayaancimi8095
@ayaancimi8095 2 жыл бұрын
Marbuu ooyaa qalbiga 😢😢🥹🥹😭waxdba u maleysa in ay aniga iga hadleyso 🥹🥹
@mustaphhonest9217
@mustaphhonest9217 2 жыл бұрын
Sorry sister
@ayaancimi8095
@ayaancimi8095 2 жыл бұрын
Nusqanta adunka aya leh abowe 😢😢😢
@muxyadiinaadan524
@muxyadiinaadan524 2 жыл бұрын
Axyaaa digaale yare masalaha hargaysa+digaale music+murqaan waa xaalad kale 🌶🌶🌶⚘⚘⚘
@SemsemAli-v7y
@SemsemAli-v7y 8 ай бұрын
Marbay naftu aminta nasib ay laheyn markii ay segto guul ha dhow caf ersaataa ❤❤❤
@fatuushhazan6166
@fatuushhazan6166 4 ай бұрын
Heestaan wlhi waa iska jeclhy fv songs. Codkiisa wax kle fanaanka😢😢😢😢
@argasanosman6530
@argasanosman6530 2 жыл бұрын
Mansha allah wllkay alfanaan xamuud ubaxle salaan sare walahi waa heese ii soo jidatay oo dereen ka hadalaysa
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 2 жыл бұрын
Calayak calayak xumud ubax ex badhan Heestani waxay ku soo aday xili aan iska dayay jacaylka Ilaa lay jeclado mooye🥲Si kasta hees Daren Xagarsan weeye❤️
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
Heestan wan caadeystay inaan dhageysto marwalba 😭
@Qaali_show
@Qaali_show Жыл бұрын
Marbu ooya qalbigu lubigu anu gar qaadin karin ❤ wan ku jecalahy jacalygyii an ku kuulaysan wayay aduunka qayrka ugu saree faysal.ahmed dhigaa ugu sharaf badnow
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
😭😭😭jacayl oo kaliya maaha balse dhib kale hadu ku haysto xitaa qalbigad ka ooyasa💔😭
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Ай бұрын
Wllo ma dhib kale ku haysta😢😢😢😢
@zuadnuur1691
@zuadnuur1691 2 жыл бұрын
Naftuna olol rayn jacyl Kalgacal la asqaysana Allow sahal waa ducee😥💔
@SamiiraFayaxmire
@SamiiraFayaxmire 4 ай бұрын
👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌺🌺🌺yasalaaam afkaaga lagu qabayy malab yasalaam
@fihiimamuxumed2789
@fihiimamuxumed2789 2 жыл бұрын
Marbu ooya 😪 Qalbigu💔 Ishuna anaay qubin ilmada😪 😪
@haliimohandulle7812
@haliimohandulle7812 2 жыл бұрын
Emotional song🥹😰😩 Dareena isjiidhaYa😔Lubigu aanu ugarqaadikarin💔
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
The emotions expressed hit one like an explosion great and marvellous song Xamuud Ubaxley
@saidomahamed9716
@saidomahamed9716 2 жыл бұрын
waxaan hubaa in ay qalbiyo badan taabanayso heestan 💔😢
@haweeyahonesty2727
@haweeyahonesty2727 2 жыл бұрын
Wxaan hees lama odhan Karo wa xaalad kle💉❣️
@MohamedAhmed-qo8pj
@MohamedAhmed-qo8pj Жыл бұрын
Wakhtiyada qaar erayo u rabay inuu qal bigagu idha aad ka dhex arkaysa heesaha sida heestan o kale😢 what a song with full of emotional words 😢
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Sidayda
@kadrahassan738
@kadrahassan738 2 жыл бұрын
Waaaw caadi ma aha afkaaga caano lagu qabay inaadeer qaali 👏👏👏👏⚘👍👍👍👍👍🌹🌹🌹
@zulekhasahal8997
@zulekhasahal8997 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Esh calaa sood and heestaba ❤❤❤❤❤
@Cawo2523
@Cawo2523 Жыл бұрын
Heestan markan dhagaysto ilmo anan ogaynba iga timada waxan ku xasuusta wakhti hore oo qurux badna oonso maray 😢
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 Жыл бұрын
Somali song still s in exellent shape sinse like this voice still existing.well done keep it up
@abdirihmanhassan4550
@abdirihmanhassan4550 10 ай бұрын
Amuuruhu kala cuslaa Caqligu Amar Diidana 🫀 Naftuna oloL Reen jacayl ❤ GalGacaL La asqayssana 😢 Alow sahaL waa Ducaa 🤲 100 MayL aaD iijirto 🥹 Hdana Qalpigu ku tabaya oo Labadenaba Dunido na kla haysa 😓 20/ Nov 2023🥹🧕🏻
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 2 жыл бұрын
Ax hees iyo badh dgaale yare full respect bro❤
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Xamuud Ubax is a a great singer love his voice extremely what a song❤❤❤❤😢🎉😂❤❤❤❤❤
@Hugaanmedia
@Hugaanmedia 10 ай бұрын
2023-12-10 axad ah Amiin ya allaah dhamanteynba wallkeey amuraha allow sahal oo mel gaban ino sodhig wax qeyrka inogu jiro 🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭❤❤🎉
@Rehamdheman958
@Rehamdheman958 Жыл бұрын
caawa wa habeen tarakhiya wlhi nolozhu adbay igu adag tahy 2/07/2023 haben isnina 8:03 habenimo 😭😢Marbu oya qalpigu 😭😭❤️
@abdirahimsheikh1395
@abdirahimsheikh1395 2 жыл бұрын
My brother digaale yare, keep going
@ahmedmuhiadin5158
@ahmedmuhiadin5158 Жыл бұрын
Axsan Hes Xamud Top singer
@mukhtarjamac6182
@mukhtarjamac6182 2 жыл бұрын
Fanaan Xaamud ubax faarax liibaan Go forward
@Abdiasis_Ceelaabe
@Abdiasis_Ceelaabe 2 жыл бұрын
Mar bay naftu amiinta🥺 Nasib aanay lahayn😥 Markii ay seegti guul Hadhow calaf eersataa😥🥺💔
@hirradstone
@hirradstone 2 жыл бұрын
Marbuu ooya qalbigu ishuna aany qubin ilmada dareema isjiidhaya xubigu anugarqadi karin
@maryamaali7597
@maryamaali7597 2 жыл бұрын
Mar bay naftu aaminta Nasiib aanay lahayn Markii ay seegti guul Hadhow calaf eersata🥺💔💔
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
A classic song unforgettable and inspiring sang ☺️🤣 by a legend Hamud &baxkey
@nurayusuf4865
@nurayusuf4865 Жыл бұрын
Cajiiiiib eesh calaaa miro maba laga hadi karo 🥰😘❤️🙏👍😭
@hassanmohamud2317
@hassanmohamud2317 2 жыл бұрын
Alfanaan xaamiid ubax faarax legend gacmo dahab cod waa fanaan buuxa
@Araweelo110
@Araweelo110 2 жыл бұрын
Boqorkii aan jeclaa khilaaf aan anigu sababteeda lahaa baanu isku seegnay, aamiinta ii raaciya in alle isku kaaya soo dhaweeyo💔
@faHiima354
@faHiima354 2 жыл бұрын
Hda ayeey kudhawdahey raligali apayo jacylku wa qali wana naxariis mana daremi dontid ina wyso mahee aniga kygu rajo mlahe kga ale hakusocelio😓🙌
@queenhaldhaa8467
@queenhaldhaa8467 Жыл бұрын
ilaahay Ha isku kiin saqiro Calafna Ha isukiin Daro Qaliyey.
@maxamadilqeeyte4350
@maxamadilqeeyte4350 2 жыл бұрын
Ax wlh waa hees waxaa fahmi karo ninke wax soo jeclaaday amaba hada oow hayo ilahey ha isusoo jeediyo wixe is jacel anigane ilaah ha isoo jediyo ilamaheyga hooyadood oo aan aadka u jeclhy
@haboonabdi1482
@haboonabdi1482 Жыл бұрын
Mchaa waa wada turuko😊❤❤❤❤❤
@ayaandiiriye4488
@ayaandiiriye4488 2 ай бұрын
Waa ruun saxiib tas waa xaqiiqo
@brown__eyes
@brown__eyes 10 ай бұрын
💔🥺ax ax heestan maxbuus caashaq una ba fahami kara Wlhi😥😢 Marbey ililaha wadnuhu dareenka u joojiyaan si aanu u garaacminoo cabsiba aanu arage🫀😭🔐
@ilhaancabdi4898
@ilhaancabdi4898 Жыл бұрын
Naftu olol reen jaceyl kalgacal la asqeysanaa 😭💔alowsahal waducee ajib qaaliyow marqura 😭💔
@dekayusuf4455
@dekayusuf4455 2 жыл бұрын
Ani miyey iga hadlaaysa heestu😭😭😢 ilaahow faraj iifur😭😭😭😭😭😭
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Dhamaanteenba aamiin wllo😥
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
I always listen to this song it's so emotional and heartfelt ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Heartfelt ❤️❤️❤️❤️ emotions the heart truly cries you have shown the effect of that feeling 😍🤣😍💖 in your voice Xaamud Ubax great
@itsseha4263
@itsseha4263 4 ай бұрын
Marbey naftu aaminta nasiib anay layahyn markii ay seegto guul hadhow calaf eersata💔
@cibaadoaadan75
@cibaadoaadan75 Жыл бұрын
2022/11/11/:12:3: hebeenimo Heestan waxaan dhagaysanaYaa Anoo qalbiga ka ooyaya😭😭😭😭😭
@faizamoha3419
@faizamoha3419 Жыл бұрын
😢😢😢 sorry
@naaninageye7646
@naaninageye7646 9 ай бұрын
2024/1/15 Maalin isniina 9:40 braqanimo ano fasax ah shaqda ba dhgeesnya😊🥺💔 Allow qof walbo qlbiga xanun ka dreemaya qalbiga u qabooji😭🤲
@captainmo77
@captainmo77 2 жыл бұрын
Digaalow xaamud heesihiisa noosoo badi fadlan.
@SomaliGrl1
@SomaliGrl1 2 жыл бұрын
Hands down best voice and music.. thanks fananka iyo digale music ❤️❤️🙏🙏… my music
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Soothing with a sea of true emotions heartfelt and very comforting to the 💖💖💖💓💓💓💓 and soul Xamuud Ubaxley you are marvellous
@xamdasaleban6343
@xamdasaleban6343 2 жыл бұрын
Esh qiyaasak fanaan musishan laxamayste macal abwaan Xaamud ubaxle
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 жыл бұрын
salaaaama digaale iga gudoon salan from nairobi
@najaxhidosanrooble795
@najaxhidosanrooble795 2 жыл бұрын
Waa reerkii fankoodii ayey soo celiyeen hore u socda
@guuleetomaar5182
@guuleetomaar5182 10 ай бұрын
Hees macaan dareenkeedana wadata ❤
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Sensational and great Xamuud Ubaxle love it absolutelt
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Great song and singer amazing ,and splendid 💓💓💓💓💓💓💓💓 every time outstanding all the way
@HassanHassan-no7iy
@HassanHassan-no7iy 2 жыл бұрын
Wan ilmeeyey wlhi 16/10/2021 xanun i qabtay Ilaa imkka ima dayn😢
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 2 жыл бұрын
Be strong bro
@Msshodan4455
@Msshodan4455 2 жыл бұрын
Ilaheyow qalbigeygi cawa holac ka baxa wad uu jeed iga bogsi Mar 😭😭😭😭😭😭
@Queen-nz1bt
@Queen-nz1bt 2 жыл бұрын
Alle qalbiga hakuu qabojiyo abyo..waxaad sameysa laba rakaco tuko heesaha calacalka wey un kagasii dariye🥹Ogoowna wax lagu waarayo ma aha xanun walbo waad ka bogsan
@Msshodan4455
@Msshodan4455 2 жыл бұрын
Amiin abyo
@faisaciise5819
@faisaciise5819 2 жыл бұрын
Maasha allaah ina adeer il xun kuma aragto ilaahay idinkii
@nagiibsimba2642
@nagiibsimba2642 2 жыл бұрын
Amuruhu kala cusla Caqligu amar didana Naftuna olol ben jeceyl Kalgacayl la asqeysana Allow sahal wa duce Ajiib allow ajiib allow mar qudha Wala kala tagey lkn orad ma aha
@saidmohamedahmed2203
@saidmohamedahmed2203 Жыл бұрын
Wooow best singer at love👍👍👍👍👍👍👍👍😊
@MamaMaxamednuur
@MamaMaxamednuur Жыл бұрын
Hiba cod waad ledahayd zxb❤
@fahmoali
@fahmoali Жыл бұрын
😭😭😭😭😭💔💔💔💔 Aniga iiso ducyaa plz Hospital bu ku jiraa jacaylkeyga 3 months 😭😭💔💔
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 2 жыл бұрын
marbuu ooya qalbigu ishuna anay qubin ilmada dareeno is jiidhaya lubigu aanu gar qaadi karin marbay ililaha wadnuhu dareenka u joojiyan si aanu u garacmino cabsiba u iman amuuruhu kala cuslaa caqligu amar diidana naftuna olol reen jacayl kalgacal la asqaysana alow sahal wa ducee ajiib qaniyow marqudha….. isago oon qaba marbuu afkuba diida biyaha calooshuna oontiraha kasoonta anfaaciga marbay naftu aaminta nasiib aanay lahayn marki ay seegto guul hadhow calaf eersata amuuruhu kala cuslaa caqligu amar diidana naftuna olol reen jacayl kalgacayl la asqaysana alow sahal wa ducee ajiib qaniyow marqudha.
@kadiyemedia8222
@kadiyemedia8222 10 ай бұрын
Amuuruhu kala cuslaa Caqligu Amar diidanaa Naftuna olol reen jacayl Galgacal la asqaysanaa Allow sahal waa ducee Ajiib qaniyoow mar qudha 8/12/2023💔💔🤲
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 9 ай бұрын
24/12/2023 😢
@haldoorliban1742
@haldoorliban1742 2 жыл бұрын
Marbay naftu aamminta Nasiib aanay lahayn Markii ay seegto guul Hadhow calaf eersata 💔
@Daganita1212
@Daganita1212 2 жыл бұрын
Gabadh yarbaan ahay oo ku gulaysan jacaylkeedii xalado aduun dartii 😭 isagu wuu ijeclaa ana wan jeclaa lkn danta iyo daruufaha naga awood batay 😢😢💔💔❤️‍🩹
@nimcodegan8206
@nimcodegan8206 2 жыл бұрын
Woow eesh calaa hees habeen sabtiya wakhtigu 1:4 habeenimo ah bishuna 8/7/2022
@faadumosiciid3439
@faadumosiciid3439 2 жыл бұрын
Mar bay naftu aamintaa Nasiimo aanay lahayn Marka ay seegto guul Hadhow calaf eerastaa 😰😥😥
@hamdshamds6430
@hamdshamds6430 2 жыл бұрын
22:8:22🥰 Alow sahan Wa ducee Ajiib qaniyow Mar qudha🤲 🥰✌️🫶✈️👨‍👩‍👦‍👦📿
@meandyou9367
@meandyou9367 3 ай бұрын
Inagoo dhan waxaan nahay bukaan socod jacayl❤ dadkoo dhan ma isku Darren baa heartbroken baa la wada yhy
FAD GALBEED - XAAMUD UBAX 2023 XASUUSTII _ CUMAR DHUULE
5:27
Ubaxle qaaci 2024
Рет қаралды 403 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 33 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 20 МЛН
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,5 МЛН
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
LAFOOLE IYO NAJMA NASHAAD 2023 | DAREENKII IGUBI JIRAY | HEES CUSUB
5:38
XAAMUD UBAX HEESTII OMOS FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
9:06
samatar said salah
Рет қаралды 251 М.
JACEYLKU HADUU CUSLAADO HEES CODKII XAAMUD UBAX OFFICIAL VIDEO
6:07
Digaale Music
Рет қаралды 334 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,3 МЛН
XAAMUD UBAX QAACI HEES CUSUB BEERKAAD DABAALATAA OFFICIAL VIDEO
7:18
Digaale Music
Рет қаралды 246 М.
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 33 МЛН