XUJO PART 63 FULL HD 2021

  Рет қаралды 407,656

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Пікірлер: 826
@abbassaddiq1743
@abbassaddiq1743 3 жыл бұрын
Qaloocow inuu cabdi xamiid yahay inta ila aragtay like igu kasbeeya he
@sacdiyammuuse4289
@sacdiyammuuse4289 3 жыл бұрын
Wlhi ma ila argty waa ka shakisanaaa
@abbasomarahmed5561
@abbasomarahmed5561 3 жыл бұрын
@@sacdiyammuuse4289 ad io ad
@amalali6668
@amalali6668 3 жыл бұрын
Somaliyey sani xaq mahn maanta ciid igama horeyso like ta waa hagina one love somali 🥰🥰wryn
@raahoyusuf1780
@raahoyusuf1780 3 жыл бұрын
War adi dhamankii isii ma ku dhehadii
@rokiyoahmed3513
@rokiyoahmed3513 3 жыл бұрын
Og
@ceynicanshuur3640
@ceynicanshuur3640 3 жыл бұрын
Iiiiii
@ceynicanshuur3640
@ceynicanshuur3640 3 жыл бұрын
Hhuuuh
@umuelias
@umuelias 3 жыл бұрын
Uff meshi ugu mscaned kudhamade ma inan Jimcaha dambe suga 😜 insh allh NeXT jimco
@nastehoqueen8506
@nastehoqueen8506 3 жыл бұрын
Walalayal iso duceeya muraad ayaan leeyahay in ilaaahay ii sahlo war farxad leh iso yeeriyo iso duceeya wlalayal waa codsi
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 жыл бұрын
Ilaahay muraad kaaga oon macsi lahayn hakuu sahlo
@maymuuncabdahi147
@maymuuncabdahi147 3 жыл бұрын
Power This Women 👸❤️❤️ Nasteexo is Adkee walaashay . Abukar mahdi Thank u 🙏
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 3 жыл бұрын
Dhamantena an kuwada sallino nebiga scw qofki nebiga ku salliya scw hal mar 10 mar ayu illahey SWT ku sallinaya(yacni u naxarisanaya) marka aan badino walalheyga
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@farduusyuusuf231
@farduusyuusuf231 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@hei5351
@hei5351 3 жыл бұрын
Qof kasta oo ku salliya nebiga scw ilaahayaw jannada nagu kulmi Amein
@abdirashidahmed5507
@abdirashidahmed5507 3 жыл бұрын
Mahatsanit
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@quruxdumar6034
@quruxdumar6034 3 жыл бұрын
Qaladaadka filimkaan hadaa dhararsantahay ismuuji👍
@luulsheikh3801
@luulsheikh3801 3 жыл бұрын
Aj iyo xaaskisa ooh wan ooynaya Masha Allah waxafican labada isqabto oo oowlad iskudhalen inay issamaxaan Masha Allah 👏👏👏
@octorelaxation4372
@octorelaxation4372 3 жыл бұрын
Qof kasta oo ku salliya nebiga scw ilaahayaw jannada nagu kulmi Amein
@samirahussein8949
@samirahussein8949 3 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@hei5351
@hei5351 3 жыл бұрын
Qof kasta oo ku salliya nebiga scw ilaahayaw jannada nagu kulmi Amein
@mariyamaxed429
@mariyamaxed429 3 жыл бұрын
Scw scw
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 3 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@fatumaabdulahi2754
@fatumaabdulahi2754 3 жыл бұрын
Hadaa uu sii labo qarxay filinkii xujo viva team xujo guuleysta walalkey abukar mahdi howshaa noo haysid waa kaaga mahad naqeynaa salaan gobeed from Canada 🇨🇦
@MohaaChannel
@MohaaChannel 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@MohaaChannel
@MohaaChannel 3 жыл бұрын
Ilaso xirir please
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Hadii aad caafimaad ku daawanayso alxamdulilaah dheh ❤alxamdulilaah ❤
@mowlidjimcale7170
@mowlidjimcale7170 3 жыл бұрын
alx alx alx
@suleekhaciraxmaan4333
@suleekhaciraxmaan4333 3 жыл бұрын
Alxm wl miyad xanuunasanaysaa
@raxmamaxamed4139
@raxmamaxamed4139 3 жыл бұрын
Alxm 🌹🌹🌹🌹🌹
@nasrocali8042
@nasrocali8042 3 жыл бұрын
Alxm DELILAH
@luliitaomar8103
@luliitaomar8103 3 жыл бұрын
Alx
@safacabdicasiis1821
@safacabdicasiis1821 3 жыл бұрын
Qofkasta oo dhagoolka in uu cabdixamiid yahay og like ha iisaaro😁
@moussaabdillahi2977
@moussaabdillahi2977 3 жыл бұрын
hn safa setahay
@safacabdicasiis1821
@safacabdicasiis1821 3 жыл бұрын
@@moussaabdillahi2977 fiican😁
@moussaabdillahi2977
@moussaabdillahi2977 3 жыл бұрын
@@safacabdicasiis1821s
@aishamohammed7061
@aishamohammed7061 3 жыл бұрын
haaa hadan isdhaheye
@mulkiraaliyo8350
@mulkiraaliyo8350 3 жыл бұрын
Abdixamiid asoo afarahas gaarin oo ninkaas joogay waa qof kle
@dekamnur4657
@dekamnur4657 3 жыл бұрын
27 minute 7.5k 838like m.a dadky mesha miyaa jiiften first ina nqd ayaba raby best movie wlh 1 ila 63 waku xiranhy
@dekamnur4657
@dekamnur4657 3 жыл бұрын
@@aswaanchannelofficial5433 ok
@shakrayare4762
@shakrayare4762 3 жыл бұрын
abukar mahdi ishiisii dad bay hada heysataa inta ila fahansan like dhac 😃
@shakrayare4762
@shakrayare4762 3 жыл бұрын
hada farxadii io baashaalkii maleh 😃
@saabiriinshiiqow486
@saabiriinshiiqow486 3 жыл бұрын
Waaw masha meel fcn ayee maroysaa abukar mahdi maskaxdaada Allah kuu daayo markee soo dhacdo hore ka fiirsadaa sida in ay ciid thy oo kle waa ku farxaa
@deeqodiamond9090
@deeqodiamond9090 3 жыл бұрын
Qaloocow inuuu cabdi xamiid yahay inta ila araktay like👍dhac ku siiya😂😂
@hodanabdullahimaalim8397
@hodanabdullahimaalim8397 3 жыл бұрын
wan yara qiyasay lkn ee wan lawa shakiyay
@hasanaliosoble3380
@hasanaliosoble3380 3 жыл бұрын
Ma ahan Cadi xamiid wuu cayialn yahay Calol leyahay qalocow Calool malahan
@mohaahmedchannel598
@mohaahmedchannel598 3 жыл бұрын
Oo hada wxad ina leedahay cabdi xamiid waa laba nin
@mohaahmedchannel598
@mohaahmedchannel598 3 жыл бұрын
Oo hada wxad ina leedahay cabdi xamiid waa laba nin
@maryammohamed3034
@maryammohamed3034 3 жыл бұрын
MashaaAllah Jabiso you look so cute keep covering you hair Be blessed anyway Team Xujo keep going Guy's
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Thank you so much
@zuuzuuofficial1035
@zuuzuuofficial1035 3 жыл бұрын
maama feeynuus kulahaa maskaxdeeyda muskul umalleeysay 🤣🤣🤣team xujo subscribed iisaara sxbyaal ♥️♥️
@fatumahasan9847
@fatumahasan9847 3 жыл бұрын
Jibiso waxay matashey qodob aad umuhiim ah oo na ah in aadan waligaa sirtada ku aaminin qof walba ilahow noo xafid umadena soomaaliyeed🙏😘😘😥😍
@hani8826
@hani8826 3 жыл бұрын
Dhamaan kooxda gurmad hadasanidin gaar ahaan abuukar mahdi. Caawa farxad nastexo oo lacagtedi heshay. Iyo heshiska AJ iyo ruun farxad. 🌹♥️♥️♥️🇸🇴😂
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Salaan Sharaf Thanks Walaal
@waberiibrahimyoussouf9459
@waberiibrahimyoussouf9459 3 жыл бұрын
From Djibouti 🇩🇯.... team xujo keep going ✌😍1/63🥰❤💚💙
@istarcawad2132
@istarcawad2132 3 жыл бұрын
sidee cml intaa ila argtay inee nastexo cathowday like sar ❤
@chefimsa
@chefimsa 3 жыл бұрын
Filinkaan waaka jiifan waaye daroogo camal aas iigu noqday waa ku nonoqsaha aan ku dhahay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@siraweys4908
@siraweys4908 3 жыл бұрын
Amoo baabur dila kulaha Romeo The star of Xujo
@atiaabdo477
@atiaabdo477 3 жыл бұрын
AJ wuxu u yar egyahay Hassan aden samatar waa isaga oo yar uun mach Allah
@salxacommedysomali7837
@salxacommedysomali7837 3 жыл бұрын
masha allah caawa jaaniska u horeeya helay comentiga team gurmad guula idin rajayna one ❤
@ahmeddahir4775
@ahmeddahir4775 3 жыл бұрын
Heedhe Abuukarow sheekada qeybta cumar iyo gabadha uu aroosi rabo ee sxbtiisa wey yar qaldantahay xagaa ku aragtay gabadh iyada waalidkeeda keeneysa sow mey aheyn in ayaga loo tago reerka gabadha
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 3 жыл бұрын
Waa qurbe meeshu wll
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
@@kaahanuuraahmed3695 uk waaye maa lee dahay saas ma aha koleey waa loo tagaa markeey keento🤣🤣
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 3 жыл бұрын
Kkkk
@miidanabdi7618
@miidanabdi7618 3 жыл бұрын
Wlh wan layabana ila hda
@umalhassan3383
@umalhassan3383 3 жыл бұрын
May Wallhi way dhici kartaa marka uu wiilkagu kuu Keeno Gabadh dee dadkiinii Aawy bad ku Odhan Markaa kadib Yaa Loo Tagi Lkn imiga Yaaba loo Tagi pro
@munnaabukar521
@munnaabukar521 3 жыл бұрын
Rumeo naagtiisa xamdi iyo muna xafiis dabadooda dartooda u fiirsadan flimka dhan 😂 waa iska kaftaan Abukar qooto qooto ilaa hadda daba socdaa🥰
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Salaan Sharaf Thanks Walaal
@ciilowofficial1892
@ciilowofficial1892 3 жыл бұрын
Full respect walalaha xujo magaciin ha jiro🙏
@hodanhappyinaomar3571
@hodanhappyinaomar3571 3 жыл бұрын
Kkkkkk ar mesha aay mamam feynuus iyo cabdixamiid ku kulmayaan wacdaraa ayaa yaalo inta rabtay iney sii socoto ismuujiya
@miidanabdi7618
@miidanabdi7618 3 жыл бұрын
Dab iyo basiin waye abdixamiid fuley sidi logaly o ogyahy talow mxa dhicidona
@miidanabdi7618
@miidanabdi7618 3 жыл бұрын
Ruuxkle an sugayy hhhh wlh
@amiindeeqsi6400
@amiindeeqsi6400 3 жыл бұрын
Jibiso what a strange women oh lord will you please bless her 👑🙏🤲🎉 she deserves Award
@maxamedmuxumedmuumin3383
@maxamedmuxumedmuumin3383 3 жыл бұрын
Abuja masoomalibaaa
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 жыл бұрын
Alaha ka qabto yuhuda🇮🇱🚽walLehen Palestine🇵🇸🥺🤲🏻🕌
@mucaadmohamed481
@mucaadmohamed481 3 жыл бұрын
Aaamen
@najmaali6851
@najmaali6851 3 жыл бұрын
amn amn
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 жыл бұрын
@@aswaanchannelofficial5433 hye samideyda🥺❤
@faisaahmed2648
@faisaahmed2648 3 жыл бұрын
Free Palestine to the river to sea inshallah soon that fake Ceacefire isn't peace is small hat re-groups to come back more powerful.. We need to continue to protest n put pressure UN to free Palestine for good
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 3 жыл бұрын
@@faisaahmed2648 we will continue to protest and put pressure on the UN insha allah✊🏼🇵🇸free Palestine
@hodanyusuf1745
@hodanyusuf1745 3 жыл бұрын
Qolo waa laga ilbaxay maama faynuusey daahir calasow unbaa ku waashey asna ilaahey hasoo hadeeyo aamiin dhaha somaaliyeey
@baacaking4557
@baacaking4557 3 жыл бұрын
For boorama soomaliya waali xujo iyo kaaf iyo kala deeri dhamaan ruwaayado macan bay ahayee
@cabdullaahiaadan693
@cabdullaahiaadan693 3 жыл бұрын
Jebbisso abuukar mahdiyow aflaanta soo socotta haka reebin very actar good
@arzainchannel4844
@arzainchannel4844 3 жыл бұрын
Thanks for this team abukar mahdi and also my big director I have respect for u and team xujo keep going long life all
@tufahadan5033
@tufahadan5033 3 жыл бұрын
Keep going guys this movie is rocking nasteho money hasmade u crazy hhhh✌️✌️✌️😍😍
@elmasayan6866
@elmasayan6866 3 жыл бұрын
Jabiso waxay ku qurxantahay khimaarka madoow I luv u sis
@turkluckiest1448
@turkluckiest1448 3 жыл бұрын
Thank u sooo much .....I was waiting for this 🤗🤗🤗
@nimashine8475
@nimashine8475 3 жыл бұрын
Eshcala film lasoo dhakhsada love you all gar ahaan Abukar jacaylka mustaqbalka
@barwaaqoaxmed726
@barwaaqoaxmed726 3 жыл бұрын
Ilove you Faynus shekh dahiir🥰❤❤💋💋❤💋❤💋❤
@dhalinyaradasylcomeback1044
@dhalinyaradasylcomeback1044 3 жыл бұрын
Team Xujo Salaan Sare Horey U Socda Isha Xaasidka Allaah Idinka Xijaabo iyo KZbinrley
@لطيفهبلال
@لطيفهبلال 3 жыл бұрын
Feynuus way qaldantahay inaanta hadii ladoonayo reerka inaanka utagta cida inaanta lakin gabadhii ba laleeyahay abtiga noogu yeedh waana dhaqan kale ani wuu igu cusubyahay dhaqankan
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
meeshan waa qurbe waa wixi lagu hashiiyo
@hamzahsiraaji
@hamzahsiraaji 3 жыл бұрын
Qolocow intu Abdihamid yahay inta fahantay like 👍 bac 😂
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 жыл бұрын
Filmkaan ani wuu iga dhaxbaxay wlhy hal xalqad ima dhaafin waxaan uzugaa zidiiyoon Hadi mid idhaafto aanba danvi galayo kale allow khyr ka dhig waan idin wataa #kooxda_gurmad♥️
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Thanks Walaal
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 жыл бұрын
@@AbukarMahdi Kugu vaana bro keep going
@xafsadagan7782
@xafsadagan7782 3 жыл бұрын
Hindi canal wlhy waanka marmaray laakiin inkastoon Janis hely
@shnti5592
@shnti5592 3 жыл бұрын
Cabduqadir ejeey ugu Danbeen waa guulesty 👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪👪
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Asc wxan sameya qisoyinka calamka afsomali Karton iso boqo and Support wllo insha allh mhdsanid ❤️🙏🏽
@xubbifx509
@xubbifx509 3 жыл бұрын
first comments team xujo cimadadina lama haysan karo 🤩
@umunaslihan1875
@umunaslihan1875 3 жыл бұрын
Wax kasto dhaco kama daalo filmada abukar mahdi bro thanks guuleyso 🔥❤️
@shakrayare4762
@shakrayare4762 3 жыл бұрын
Jabiso inta ay ugu baxd is muujiya 😍
@naimo33
@naimo33 3 жыл бұрын
Ruun raaxa waa garteed dumarka hadii la ciila waxkasta waa ka suura gal hadane wey kasoo noqoty waxi ay sameysy oo dhan manshlh🙏❤
@husseinmusa8305
@husseinmusa8305 3 жыл бұрын
I love 💕 Mr Abubakr Mahdi ....... respestful man in the world
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Salaan Sharaf Thanks Walaal
@husseinmusa8305
@husseinmusa8305 3 жыл бұрын
Welcome
@hawaahmed9851
@hawaahmed9851 3 жыл бұрын
MEESHA UGU MACAAN AYUU KUGO AA MAR WALBA 🇸🇴💋❤️🇸🇴💋❤️🇸🇴💋❤️🇸🇴
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 3 жыл бұрын
Sax weey nagu bargoyaan runtii
@nimomuse5168
@nimomuse5168 3 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah Abukar mahdii thank you very much MashaAllah filanka manta mel fiican buu marayaaa Run Raxoo odeygeda Aj weykaa farxiisey keep going Abukar mahdii koor iilaah haka dhiigoooo
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
aamiin Salaan Sharaf Thanks Walaal
@nimomuse5168
@nimomuse5168 3 жыл бұрын
@@AbukarMahdi welcome walalkey
@hodansalad1769
@hodansalad1769 3 жыл бұрын
KalayaH nazteexo Zan Mxy uzamayzay nio DhaymankiiH MxY ugu Adken WeydaY
@mohamedabdimohamedmohamed4063
@mohamedabdimohamedmohamed4063 3 жыл бұрын
No way!!!!!!!!!!!! I can’t wait Abdihamid and Mamo feeynus
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 жыл бұрын
Abokor mahadsanid wlala muna waad naga soo astur tay wlaahy
@aishaladan9099
@aishaladan9099 3 жыл бұрын
Ooh noo meel fiican ee maroosaa Abdihamid &faaynuus 😂😂wlh its funny
@naciimofaraxsan1592
@naciimofaraxsan1592 3 жыл бұрын
Cwa safka hore kujira taem xujo 1 ila 63 wan joge adigane
@iqrayasinabdullahi2842
@iqrayasinabdullahi2842 3 жыл бұрын
haa waan jooge
@nasra9836
@nasra9836 3 жыл бұрын
Moma Faynuus qolo waa ka ilbaxney in kastoo qanjarufo hoosaad jirto sidii hore waa karoonahay,Cumar Hooyadiis waa yaqaanaa Hooyo hadagaalamin,Qoftaan waa ugu weeyntahay camal, Moma Qarankeena Allah ku dhoowro , Roomiyoow Qaniiyadii Ejey aa dhagihiisa ka qeeylineeyso waxaa eey kaakeentay Ilmaha Aabahood waaye adinkalee heshiiye aniga Ilkihii biraha ahaa aan hadana la igu qaniinin, Meel xamaasad leh eey nooga goday Inshallah waa sugeeynaa,Aad iyo aad aad u mahadsantihiin dhamaan Fanaaniinteena,Madaalayaasheena, Director Abuukar Mahdi Salaan Sharaf leh aan idinku Salaamey,Mahadsanidiin
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Salaan Sharaf Thanks Walaal
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
@@AbukarMahdi ✌💕 labadaan habeen qoftydi liyana ma arag
@hawaayasiin9256
@hawaayasiin9256 3 жыл бұрын
Viva group xujo wan idin salamay wana idin jeclhy mamo faynus la aanteed abaar abubakar mahdi mahadsnid adna 😍😍😍😍
@anabnur2179
@anabnur2179 3 жыл бұрын
Iyaaa Cabdixamiid MA Abti u ah Sheekow ku nacay kkkkkjkjjj Lacagta 😂
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 3 жыл бұрын
Xujo xalay ma fiirsanin dadka u horeeyo ayan ku jri jiray🥺
@waziirahusein9817
@waziirahusein9817 3 жыл бұрын
I can't wait c/xamiid iyo mama faynuus thanks all of them one love
@inasaciid1969
@inasaciid1969 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk
@ilhaanxasanbacadow3570
@ilhaanxasanbacadow3570 3 жыл бұрын
Woow anigaa u horeeya caawa wallee meeshaan waa dhex jiiftaa ani abukar mahdi nolow yaqe
@hayaatmohamed4772
@hayaatmohamed4772 3 жыл бұрын
Waaaaw cadi MA AHAN filimkan runtii dhaman wan idiin salaamey
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Salaan Sharaf Thanks Walaal
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 3 жыл бұрын
Ilahay hanoo naxariisto 🙏♥️
@umumaxamedchannel8680
@umumaxamedchannel8680 3 жыл бұрын
masha allah gabadha ruun labiskeda cadi maha
@salwomaxamed8634
@salwomaxamed8634 3 жыл бұрын
Xujo dad dawo ween ween ku jiro aniga cml hhhhhh😛😛😛
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk
@nimcodagen6026
@nimcodagen6026 3 жыл бұрын
Waaw aj maanta waan lafaraxny kkkkk
@anisashire9044
@anisashire9044 3 жыл бұрын
Taagera buxo wlhi aniga ugu horeya my team idin jecliya salan gobeed Abukar Mahdi
@hassanabukar315
@hassanabukar315 3 жыл бұрын
Best somali movie 🎥 director abukar mahdi iyo koxda jilayasha salan sare
@omaryareofficial1408
@omaryareofficial1408 3 жыл бұрын
Thanks brother
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 3 жыл бұрын
Salaan Sharaf Thanks Walaal
@hassanabukar315
@hassanabukar315 3 жыл бұрын
@@AbukarMahdi adhiga Mudan this movie its a history for our somali people especial reer Nairobi ❤️
@hassanabukar315
@hassanabukar315 3 жыл бұрын
@@omaryareofficial1408 sidokale brother
@nimomuse5168
@nimomuse5168 3 жыл бұрын
Taloow Abdihamiid mxuu sameyn donaa markii logeyoo omar yare iyo mama feynus sheikh dahiir maa saliida iyo biyaha buu iiskuu qasii donaaaa kkkk jimcaha dhambe wale warbaa yalaaa team xujoo guul iyo gobonimo InshaAllah waxan iidhiinkaa sosalamaya cariigaa mareykankaa ee magalada Columbus Ohio
@omaryareofficial1408
@omaryareofficial1408 3 жыл бұрын
Thanks walashey
@nimomuse5168
@nimomuse5168 3 жыл бұрын
@@omaryareofficial1408 welcome walalkey
@mariyaaweysofficial5084
@mariyaaweysofficial5084 3 жыл бұрын
Abuukar Mahdi abti waan ku salaamay
@xaliimocali6564
@xaliimocali6564 3 жыл бұрын
Waa sax film hindi waxba ogamabahani ilov tim gurmad
@abdisamadsheikh
@abdisamadsheikh 3 жыл бұрын
Asc Asxabta XUJO WAN IDINSALAMAY SALAN KADIB WAXAN HALKAN KACANBARAYNAYAA NINKA LAYIRAAH AJ MARKA ASAGA IYO RUUN RAAXO BAAGGA ISKUGU IMAADAN WUXUULEEYAHAY MEESHU MAAHA SUCUUDIGA AMA IMAARAAD AMA SOMAALIA MEESHAAN WA DHUL NABAD AH CML WADAMADA MUSLIMIINTA NABAD KAMAJIRTO MIYAA WA ADINKIYO ARAGTIDIINA TEAM JUJO NAGAXISHOODA
@isxaqissehiimbol3109
@isxaqissehiimbol3109 3 жыл бұрын
Ma. Team xujo keep going
@miskicadey5835
@miskicadey5835 3 жыл бұрын
Nasexo wn kwata qalifilin kasta wey idiin kala kicisa masha allh
@ayaanheegochannel3389
@ayaanheegochannel3389 3 жыл бұрын
Manshaa allah asaxabta koor iso kadaa
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@khadromohamud5419
@khadromohamud5419 3 жыл бұрын
Qaloocoow cabdixamiid Inuu yahay Yaa ila arkay 🤔
@ilhanabdi681
@ilhanabdi681 3 жыл бұрын
I am first to watch it team xujo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@khadranoor1338
@khadranoor1338 3 жыл бұрын
Ani mamo feynuus iga qosliso lee hadalkeda ku qoslaa mom u are funny wlhi ❤
@لطيفهبلال
@لطيفهبلال 3 жыл бұрын
Feynuus bintu batrooliya 😂🤦‍♀️riwaayadii hablayahow had maad guursan doontan bay ixasuusisay
@xaliiimamahad8084
@xaliiimamahad8084 3 жыл бұрын
23 minute 6.6k views horey usocda team xujo hadaa nahay 🙏🙏
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 3 жыл бұрын
Comments ka waxaa loogu talagalay inlagu dhiiri galiyo Team ka Jilaayayaasha Iyo Muuqaal duubayaasha iyo dhamaan inta kaqaybqaadatay filimka Lkn Somalia sikhaldan ayaad u isticmaashan waxaad arkaysaa Kudhahaya anaa ugu horeeyay like iisaar iyo Waaxaan idiin hayaa dugsi quraan iyo Nabiga kusali Waxaas nin kii raba Page hasamaysto waad Mahadsan tihiin xujo Team Cimrigiina alla hadheereeyo
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 3 жыл бұрын
Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy.
@zaharaadigagacantaadamaxaa9156
@zaharaadigagacantaadamaxaa9156 3 жыл бұрын
Waxaa iigu qosol badnaa cabdi xamiid oo abtiga ah dagaalna ka dhexeeyo cumar jimcaha danbe ilaahay nabad hanagu gaarsiiyo
@inasaciid1969
@inasaciid1969 3 жыл бұрын
Kkk
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 3 жыл бұрын
Caawa aj iyo xaaskiisa filmka u mac sheeko hindi ba inoo keeneen
@jijasworld646
@jijasworld646 3 жыл бұрын
Wll iso booqo channalkyga ado rali ah🌹
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 3 жыл бұрын
@@jijasworld646 hye sis
@nasrajama7018
@nasrajama7018 3 жыл бұрын
Maxa waye gabadha sidu ubahdilay Aj manta Bismillah
@safiaali5033
@safiaali5033 3 жыл бұрын
Hhhh Cumar foortembo badanaa caawa walaalkey waa runtiis ay kaga dhagtay
@hortigarte7035
@hortigarte7035 3 жыл бұрын
Filinkii gadaal buu ka macaanaaday Sxb yaal sii Wada qisakasto ilaa ay gunaaned lagaarsiiyo waa mahadsantahiin
@army-on8wp
@army-on8wp 3 жыл бұрын
Nin dheer oo dhug la intaa wllka cadowgiisa ugu badineysaa
@neimanura9583
@neimanura9583 3 жыл бұрын
Shalay khadra lahayd ma bangi la dhacayad noqoten aj iyo nastexo mantana ha tidhahdo ma dhandhamin lacag lagu sasabayad noqoten amirad khadra cil ku dilen labadani 🤣🤣
@nestexasheekh7840
@nestexasheekh7840 3 жыл бұрын
Team gurmad well done
@zeitundukow3755
@zeitundukow3755 3 жыл бұрын
Woooooow keep going guys lkn caawa nasteexo ad bay uu faraxday tan kale mama feynuus gabsaarka iga soo furi plz
@mulkiibraahiim1576
@mulkiibraahiim1576 3 жыл бұрын
Rumiyow dhemanka lcgtisa wax iga so gaarsii aan ku duceyee 😜😜
@fadxiyajaamac1528
@fadxiyajaamac1528 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣 AJ iyo faynuus the one & only mansha alllah jiliinkooda😘😘
@ifrahqurux9994
@ifrahqurux9994 3 жыл бұрын
Filimka Sidoow Ufiicna Aan Cawada Nacay Waana Qeybta Nasteexo Sababto Ah Naag Dhibki Aan Ogeyn Loo Geystay O Waliba Ogeyd In Diamond 50m Joogay Laga Dhacey Sideey 3m ku Yeeshay O Video Cadeyn Ah Loga Qaaday? Dumarka Sidaas Uma Jilcano Sii Fiican Waa In Romia Loo Galo Cumar iyo Feynuusna Halagu Daro😀😀
@umusaluumi2128
@umusaluumi2128 3 жыл бұрын
🤣🤣 wxn filim ly Wye dar Alle kudag
@farhiyamohamed7875
@farhiyamohamed7875 3 жыл бұрын
@@umusaluumi2128🤣🤣🤣badha ayaa kac san lkin money is everything kkkkk
@fardoosamohamed9328
@fardoosamohamed9328 3 жыл бұрын
Nagahe cebese nastexo wlhi uuf dheh
@queenlove8120
@queenlove8120 3 жыл бұрын
Dumar waa carur gac weyn😂😁
@umusaluumi2128
@umusaluumi2128 3 жыл бұрын
@@farhiyamohamed7875 kk lcg sas ma lojecelyhy
@luulsheikh3801
@luulsheikh3801 3 жыл бұрын
Naag lacag jecla 🤣🤣🤣 xaaska cumar oo lafurey Aya sonoqotey from Nairobi money love miya 🤣🤣🤣🤣
XUJO PART 64 FULL HD 2021
35:25
Abukar Mahdi
Рет қаралды 410 М.
AFDUUB
51:17
King Ceyda
Рет қаралды 101 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
FILIMKII QARNIGA: QIYAANO DUMAR
12:23
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 1 МЛН
Hees Cusub lo qadey Safio Mohamed @Kasmalpro
4:45
Kasmaal media pro
Рет қаралды 751
KAAF IYO KALA DHEERI PART 32 FULL HD 2019
1:00:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1 МЛН
XUJO PART 17 FULL HD 2020
37:17
Abukar Mahdi
Рет қаралды 499 М.
XUJO PART 55 FULL HD 2021
43:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 501 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44