XUKUNKA DADKA DEGGAN SEYBIYAANO (3271)

  Рет қаралды 7,900

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Ай бұрын

Пікірлер: 23
@QaliSharif
@QaliSharif Ай бұрын
Waba yabay ileen hadii xishodka looga qaaday iyo imanka waa dad inkari ku dhacday subxan allah
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Insha. Allah. Nabad. Buuxda. Iyo. Dagaanaasho. Iyo. Somaliweyn. Oo. Si. Buuxda. U. Midowfa. Goordhow
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Somalida Runtaa usheeg Runtaa usheeg Runtaa usheeg Runtaa usheeg Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vw8qq3xe6j
@user-vw8qq3xe6j Ай бұрын
Shabeelada hoose difaaca bad iyo webiba way leedahay is difaaca
@MohamedHassan-iw3bc
@MohamedHassan-iw3bc Ай бұрын
Asc odaygaasi run ayuu sheegay waana xaqiiq jirta
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Ай бұрын
Waa sax dhulka dowlada cid ma yeelan kart0
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Ай бұрын
2:35 Diinta baa dhahday. Hadii kale la Danbiile baa tahay. Dadkaa, oo hada la qabto, baa ka fiican. Ayakoo la Qariyo. Hadhoowna eey waxooda wataa.
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 Ай бұрын
Insha. Allah. Faraj. Buuxda. Iyo. Kheyr. Badan. Gordhow
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Ай бұрын
0:29. 200%. Ama Dalka ka wada dhiga Luud. Hadaan la dhawaaqin, oo aan la Faro-taagin. Dalku Luud buu isku badali. Xildhibaan la faro xumeeyay-na. wuu ansixin luud-nimada.
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd Ай бұрын
Xasan abgalow wa isku dayis kuma dhoco habargidir wir wakasaye haku dhirado walahi inu kashalayanayo u dalka.kacararayo
@rasuza7006
@rasuza7006 Ай бұрын
30 Sano oo burbur jiray hadii dhulki dowlada macmaheedu maahan inaa lahaatay, Hasan xamar dadki iska lahaa buu kadhashay dhul Ku yeesha. Lkn Maya Kan dowlada rer bililiqo
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Ай бұрын
Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun hey ada NISA dadka haday futada kafuuleyso waa qomu luudnimo ee hala baa bi iyo in shaa Allaah
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Ай бұрын
Zeybiyano hadii dowladu rabto inay ganacsato ka iibsato dadka degan ayaa ku xaqleh
@sumayohanad3846
@sumayohanad3846 Ай бұрын
Hb iyda dowald xerayaheed mey iska dhiibto markaas xaq baad ku dhaqaadeen laakiindowaldii xeyaheedmaka guuraya cadaal ma aheen
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Ай бұрын
Hadii data guud loogu adeegayo haa wa inay dhiban hadiise ganacsato laga iibinayo yeysan dhiibin iyaga ku xaq leh
@abdigah5364
@abdigah5364 Ай бұрын
Maya dad ceeb qaawan samanaya lama soo bandhikaro oo xataa qofka dhibbanaha ah ayay ceeb ku tahay Laakiin hay'ad sharci , maxkamad amma police ayaa hab sharraxaad afka ah u soo gudbinkara
@aliashiradan7902
@aliashiradan7902 Ай бұрын
Kkkkkkkk
@AhmedJigga
@AhmedJigga Ай бұрын
Waar Macalin Aadan Iyo Sheekh Daahir Hal Mid Baydun Ka Tagtaan Mooryaan Maato Ah Iyo Tuug Qawlaysto Ah Ayadun U Garnaqayseen Markaasaydun Ka Dhigteen Inaydun U Garnaqaysaan Dawalda Muslim Ah Oo Caadil Ah Iyo Mooryaan ........... Muwaadin Dhulka Saybiyaano Dad Danyar Ah Oo Maxaysto Ah Baa Ku Nool Oo Og Inayna Dhulka Iyagu Lahayn Laakiin Leh Dhibaatadii Dalka Ka Dhacday Baanu Ka Mid Nahay Ee Dawlada Xal Ha Keento Ileen Qashin Ma Nihin Ee Oo Qashin Qubka Lagu Qubayo Ee.................................... Muwaadin Dhulka Dawlad Loo Celin Maayo Mooryaantii Waawayneyd Oo Maalqabeeno Noqotay Oo DamulJadiid La Yidhaah Baa Dhulka Laga Gadayaa Dawladana Dib Uma Sheegan Karto ............................. Arrinkaa Dhulka Dawlada La Xaraashayo Waxa Laga Soo Maanguuriyay Somaliland Oo Uu Bilaabay Xisbiga Kulmiye 2012 Ilaa Maanta Inuu Dhulkii Danta Guud Xaraasho Oo Uu Danyar Deganayd Ku Laayey ....................................... Markaa Labad Mooryaanyta Danyarta Iyo Mooryaanta Lacagta Haysata Mooryaanta Danyarta Ah Baa Dawlada Dhulka U Ilaalinaysa ..................................Wa Laahu Aclam.
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Daarood reer bahal kolba meel bay u boodayan . Buuqland mar quraanka mar soomaaliyee marna qabyaalad , boodbood badana wuxu ma ayax baa ? 😂😂😂 .
@sedson02
@sedson02 Ай бұрын
Idaacada smc waxay noqotay idaacad faafisa propagandada mj reer bahal🤔 .
Кәріс өшін алды...| Synyptas 3 | 10 серия
24:51
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Be kind🤝
00:22
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
GARAADKA ABSAME OO AFKA SAARAY MW XASAN SHIIKH (3756)
16:31
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,1 М.
Dr. Salman Abu Sitta in conversation with Ghada Dimashk, live from Beirut
1:32:06
Middle East Librarians Association
Рет қаралды 2,3 М.
MAREYKANKA IYO MW XASAN SHIIKH (3714)
59:30
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 23 М.
WAAR DAG DAG AH
38:55
Habar media
Рет қаралды 18 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:52:36
KURSIGA GOLAHA AMAAN FARMAAJO IYO XASAN YAA KA SHAQEEYAY?
18:44
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 169