Xukunka Qasim Ducalle oo Xamarweyne Shan kun oo Shilin Soomaali ah ugu Dilay Marxum Abuukar Nuraani

  Рет қаралды 15,050

AF MEER

AF MEER

Жыл бұрын

Maxkamadaynta iyo Xukunka Qaasim Ducaalle oo Xamarweyne Shan kun oo Shilin Soomaali ah ugu Dilay Marxxuum Abuukar Nuuraani Aabirimo - Abdulkadir Isse

Пікірлер: 46
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 Жыл бұрын
Maasha allaah guul iyo gobanimo wllhi Waa farxaad cadaaladu hashaqayso
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Mudankiisa hala mariyo maskiinkana allaha u naxariisto soomqaliyeey please haloo koco familieka uu ka geeriyooday
@ts7152
@ts7152 Жыл бұрын
Masha Allah waa qurux sida maxkamadu u dhacayso waana in la oofiyaa xukunka saxdaa
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Maa shaaalaah cadaalad yaa xukunteen
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
Waa mu qayil arkisa iyo idhihisa day uuuf
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Munishiibiyo qori wato xamar ugu imaaw.
@ducoofficial
@ducoofficial Жыл бұрын
Daalimiin is uruursatay
@yousufabdi74
@yousufabdi74 Жыл бұрын
Maashaa Allah, caddaalad bay xukuntay maxkamaddu
@Y-ADIL
@Y-ADIL Жыл бұрын
Qofkii qof dilo hala dalo blse Sharciga haloo wada sinaado, Sharcigaan qolo gaar ah ee qabanaa hanagala daayo, waxaa halkaan iiga muuqato hadii qolooyinka qaarki dadkeedu uu kasoo jeedi lahaa ninkaan sidaan looma dadejin laheyn xukunkiisa! WABILLAHI TOWFIIQ
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu Жыл бұрын
Subxanalaah! Dadkii soomaaliyeed qoryaha loodhiibay dhiigyocab bey noqdeen
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Great 👍
@samiromar3404
@samiromar3404 Жыл бұрын
Kan dilay Asna Waa Raxanweyn, Qabiiladii Yaryaraa Ayagaba isdilaayo intaan Qabiilada Waaweyn lagaarinbo, yaab
@mohammadhassan3693
@mohammadhassan3693 Жыл бұрын
Msha allah cadaladu wa ineey shaqesa muwadinka Somaliyed sida su kunabad gali kara Askari Danba neh Qof madilayo Tiisu Ubaqaya guul
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Ilaahay SWT haddii aad taqaanaan maxkamadeey kadaba geeya.
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 Жыл бұрын
Ciyaal xaafadaa ahay
@apdirashid2653
@apdirashid2653 Жыл бұрын
somaliya mantay ugu ficnaayd inhtaan arkayaay cadalaada somaliya qof
@mrali3601
@mrali3601 Жыл бұрын
Waxa laga yaba ninkan inayan marki u horeysey ahayn uu horay dad u laayey, umada cadalad ba deeqda iyo in qofka gacan ku dhiigle la ciqaabo hadi kale ma jojinayo
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 Жыл бұрын
Maxkamada waa mahadsan tahay
@tedytouthson1534
@tedytouthson1534 Жыл бұрын
Mzllh
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 Жыл бұрын
Qofkan oo kale maad wax ku aminten yaab kan hadad shaqo ba udirsaten😢
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 Жыл бұрын
Ciyaalka xaafada
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Жыл бұрын
Hala dilo gacan kudhiig laha , hala toogto , rabbi wuxuu na faray/ na amray shareecada islaamka dhexdeeda in naftii naf disha loodilo .
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
5kun oo qiimo leheyn ayuu udiley subxaanallaah
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
AUN
@bashirmoalimmohamud1138
@bashirmoalimmohamud1138 Жыл бұрын
Kan waa mooryaan caan ah ,suuqa kalluunka ayaan ku arkay asagoo baad keen ku haysta ,
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 Жыл бұрын
Alow na astur 5kun maa naf lo dhafiyey sorry abhaas
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 Жыл бұрын
Ciyaalka xaafadaa ku markhaati furay
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Qofkii qof dila hala dilo odayaal koofiyad waaweyn oo gardaro ugu hiilinayo halasoo af jaro.
@munasarxaliye8201
@munasarxaliye8201 Жыл бұрын
Dil dil ayaa lagu guda sharcigaana qabo
@Showkaanifx
@Showkaanifx Жыл бұрын
35 jir ciyaal aan ahay dhahyo xamr ugu imaw kulaha ciyalka xfda ahay
@AlCarmawi
@AlCarmawi Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/haLNnGhvjtpomqM Waa Xalqaddii 16aad ee Kitaabka Quduuf Al-Bukhaari. Fdln la wadaag cid kasta oo aad wanaaga la jeceshahay.
@mohamedcarale491
@mohamedcarale491 Жыл бұрын
Hala dubo 20 bishan
@jammane3880
@jammane3880 Жыл бұрын
Fadlan sida ugu degdegsan ha loo dilo waa Dilaa Qaadacal Dariiq eh kuwo badan oo lama mid ehna inay joogaan baa macquul eh ku cibraqaata nabadgeliya shacabka
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
QOFKII DILA QOF WAA IN LOO DILAA CADAALAD MUWAADINIINTA WAA WAX KALE EE LAGU KALA BADBAADAYO
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 Жыл бұрын
That is why? Muxuu kawadaa ninkaan baahi miyuu uqabaa luqada qalad kkkkkkkkk
@Madde58982
@Madde58982 Жыл бұрын
15 cent in qof loodilo happen only in Somalia
@farihamuse5549
@farihamuse5549 Жыл бұрын
Codka Lama Maqlo
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Жыл бұрын
hala dilo qufki wax dilo
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Жыл бұрын
Soomaaliya la dagaalanka alshabaab waxaa ka horeeya suulinta dulmiga iyo u hiilinta muwaadiniinta masaakiinta ah ee aan hubaysnayn u cadaalad falidooda!!!inta badan dhagarkhabayaasha wax dila waxay isku haleeyaan beelaha ay ka dhasheen!!soomaliyana inta cadaaladu caga wareejin iyo been guur tahay dhibaatooyinka iyo mashaqooyinka maalin kasta dhaca marna kama dhamaahaayaan(Wallee aakhiro war weyn baa jira)
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 Жыл бұрын
Waar ninkani xaqdaro Ayuu miskiinka ku dilaye waa in dil toogasho Ah lagu xukumo waliba waa in Loo dedejiyaa
@omaradam3376
@omaradam3376 Жыл бұрын
Murtad aa tahey adi xitaa waa lagu dilaa
@alwiyanaji5977
@alwiyanaji5977 Жыл бұрын
Wuxuu umada baadi jiray illaahay wuxuu ku saladay kii ugu dambeeyey ee uu ku calaf qaadi lahaa waana la aqbalay habaarka ummada uu baadi jiray cuqubo cawdeeda ku hurudaa wallee iyo billee kii wax dhiba maalin uun baa gorodii go'day
Over 114 killed as mass student protests sweep Bangladesh
2:41
Channel 4 News
Рет қаралды 224 М.
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Live 🔴 Kiiska Hooyadeed Inkirtay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
Maxkamada Official
Рет қаралды 270
Hitler in Colour (4K WW2 Documentary)
1:10:44
Best Documentary
Рет қаралды 9 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН