Xukunka Sarifka lacagta ee online ( FOREX) || Sheekh Dirir||

  Рет қаралды 94,063

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

5 жыл бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 99
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 5 ай бұрын
Haduu khayr Leeyahay ilaahay Ha ii Fudaydiyo Haduusan Khayr Lahayna wax ka khayr badan Ha igu badalo amiin
@aysarali4106
@aysarali4106 4 ай бұрын
zhp ma bilowday
@xuseenmaxamedaxmed4738
@xuseenmaxamedaxmed4738 3 ай бұрын
Amiin
@wabewaabari1242
@wabewaabari1242 4 жыл бұрын
Ilhy haka jasaaid mariyo sheekh mahadsanid culuunta diiniga ah e ad no faidaynayso
@amranahmed6312
@amranahmed6312 4 жыл бұрын
Sheikh aadbad u mahadsanthy wan ku ognahay sadno garab tagantahay , kalsonina wan kugu qabna Balnala fiirso muqaladan deedna waxad ka aragro nala wadaag thanks sh mahamed cumar dirir
@cabdiraxiinizmail3224
@cabdiraxiinizmail3224 4 ай бұрын
Qabdi xukmiYa aya dhacaya ee mid xaqiqiya ma dhacayo wax qof lagu dagayana ma jirto ee adiga lagu an facYaa 😅 sheekh wax so baaadh
@hassanmohamud732
@hassanmohamud732 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh dirir..
@yasirkhan-us4yo
@yasirkhan-us4yo 4 жыл бұрын
What is molana saying Halaal or haram
@ayaanmaxamed666
@ayaanmaxamed666 5 жыл бұрын
jasaakal Allah sheikh
@hassanmuse2612
@hassanmuse2612 4 жыл бұрын
wllo waa tuma
@yasirkhan-us4yo
@yasirkhan-us4yo 4 жыл бұрын
What is molana saying halaal or haram
@SuldaanMaxamedfoodcade
@SuldaanMaxamedfoodcade 5 ай бұрын
Jasaakalaah khayr
@maadmaad8866
@maadmaad8866 3 жыл бұрын
Anu niyaw forex wan barty inkastona wali ku shaqysan lkn wax dulsaara majirto kumana arag wax ribo ah ee shikha hala waydiiyo horta ka hor suaashan inu aqoon u leeyahy forex
@kaafi203
@kaafi203 9 ай бұрын
Maba garanayo nio ninkan Dr zaaikr dhagayso kudheh😅😅
@abdifatahokaash3250
@abdifatahokaash3250 4 жыл бұрын
Subxanalh aniga dad baaba igu yiri sheikh dirir wu ogolyahay forexka ar somalidu ben ku dacaso weynaa🤣🤣🤣🤣🤣
@user-ms9kb8pf2q
@user-ms9kb8pf2q 9 ай бұрын
Suaalo doonayaa inaan waydiiyo shiikh dirir ee yaa igu cawin Kara lambarkiisa
@imaamkacadechannel2270
@imaamkacadechannel2270 4 жыл бұрын
Masha alaaah
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Asw inaka hadaan somali nahay maxaa waxa xun uun netka inaka badan Boqolaal faaido kale ayaa netka ku jira aynu ka faaiidaysano inshallaah
@drmudey9151
@drmudey9151 4 жыл бұрын
Shikha waa mahadsan yahay waxaa kaloo weydiin lahaa maalgalinta aay sameeyaan bangiyada somalida ah faidana lagu saaranaayo lacagtiina iskasoo gudeeyso sax miyaa
@maxamedyaasiinaxmed8102
@maxamedyaasiinaxmed8102 Ай бұрын
Jasakallah shiikh
@wardifilims
@wardifilims 3 жыл бұрын
sheekhu aqoon uma laha forex waana wax uu meel ka maqlayb sheekha bad ha gelin ku dheh
@khalidnaynka1423
@khalidnaynka1423 4 жыл бұрын
Sh.dirir Alle Haku Xafido Saaxiib
@Somalifood12
@Somalifood12 5 жыл бұрын
Sh I have question, markii lashaqenaayo wadanka USA lacag oo waxay nasiinee markii retirement ga lagaaro like $100,000 or more ...., marka hadii contribute ku daro lacagtaas sidii igu sii kordo haraam miyaa?
@sheekhdirirofficialchannel9128
@sheekhdirirofficialchannel9128 5 жыл бұрын
fadlan ku soo dir suaasha halkan : suaalodirir@gmail.com
@mussesaid5458
@mussesaid5458 5 жыл бұрын
Samira wll af soomaliga maxa kaga dhacay hahah English so qor ama soomali Ma waxa tahay say walhi 😁 Kaftan weeye wll lkn luuqadada Hooyo yanay kugu adkaan. Asc Ramadan Mubarak
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
@@sheekhdirirofficialchannel9128 email kan sual makusoodiri kaaraa
@tatiisasuglyasjeffreeshear2690
@tatiisasuglyasjeffreeshear2690 4 жыл бұрын
@@mussesaid5458 labo labo aa thy aqas
@khalifshiik867
@khalifshiik867 2 жыл бұрын
@@sheekhdirirofficialchannel9128 meshan ku cadee maxaa la dhuubanaysa wahaabi
@aymankhaliif4804
@aymankhaliif4804 Ай бұрын
shikha si khaldan ayu u fahmay waxan jelan laha in uu wax so baro wax ribo mesha kuma jirto
@imaamkacadechannel2270
@imaamkacadechannel2270 4 жыл бұрын
Asbta so booqda channel kayga wa quraanka kariimka
@mohamedabdirashidabdullahi2341
@mohamedabdirashidabdullahi2341 4 жыл бұрын
inshalah
@hayaatibrahim2371
@hayaatibrahim2371 4 жыл бұрын
Imaamka Cade Channel wan ku saary wall kayy
@hayaatibrahim2371
@hayaatibrahim2371 4 жыл бұрын
Imaamka Cade Channel wan ku saaray wall kayga cuntada ahna i saar shugran
@imaamkacadechannel2270
@imaamkacadechannel2270 4 жыл бұрын
@@hayaatibrahim2371 waan kuu saaray adigana horumar wacan ayaan ku leeyahay
@mohameddeeqxadaari4850
@mohameddeeqxadaari4850 4 жыл бұрын
Arrintan malaha si fcn umuu fahmin sheekhu
@abdiqays7136
@abdiqays7136 4 жыл бұрын
Qiilbaad raadinaysay 🤣🤣🤣
@abdirahmaanyuusuf7687
@abdirahmaanyuusuf7687 4 жыл бұрын
War niyow culumadaan wax ay ogyihiin malahan anigu waxay ila tahay in forex lagu shaqaysan karo Dunida dhan aa laga isticmaalaa iyo dhanka bankiyada kuligooda islaami ama bank caadi ahba kuli ribo ayay ku shaqeeyaan marka culumadaan yeesan maskaxda naga waalin.
@mowlidhassan882
@mowlidhassan882 4 жыл бұрын
Manka waxay ogyihiin malahan aaa halkaa ku noqo
@abdiazishmuhumad5586
@abdiazishmuhumad5586 3 жыл бұрын
#sheekhdirirofficialchannel sheekh kasoo hadal xukunka forever living company oo dhamaystiran
@aymanxasan2833
@aymanxasan2833 4 жыл бұрын
Sxb mida kale waxa Lagu dul xayeesiyaa forex waxa dhahaayaan was harami Dadkaas maxaa ka qaldan marka bixiy xaram dhahday hadiiba KZbin kaaga lagu dul xayeeysiinaayo wilba Isla video aa dawnaayo Ayaa lagu dulxayeeysiinaa marka lacagta aaa KZbin ka cunto was xaram midkle Hadaa evc plus Zaad Iyo iwixii lamid ah Waa xaram marka hadaa forex xaram dhahday forex waxa xalal soo dhageesto shiiq dr zakir niek
@kaarshacade707
@kaarshacade707 5 жыл бұрын
Aawey hee dhameystirkeeda haafkaan xaaway
@khalifshiik867
@khalifshiik867 2 жыл бұрын
markaadan diin aqoon wa sidaas wahaabiyo umada beenta kala taga banigaydiina aad muraabaxa iyo jini ula baxden waa riba cad, qof inaad dhahdaan sanadka ka dib 14% iiken wa interest idinka iyo bankiyada caalamka isma dhaantaan allah diinta nagu sug forex wa xalaal islamic account bana furan, wadaadkan cilmi uma leh in la suaalo waaba aniga i weydiyo shacab yhow shacabku dhalay
@murzal31
@murzal31 2 ай бұрын
Subxaanalaah
@mahmodkirih862
@mahmodkirih862 4 жыл бұрын
Waan kugu diiday sheekh anu Qodobada aad cuskatay maha qaar wax xarantinimeya aniga rayi ahantayda wax xadis ama quran xaran inay yihin shegen unban kaga taga xaran rayi culimo kagama tagayo wax Ta labaad goorma ayay culimo somaliyed ama islam ka fadhisteen arinka forex? Xaarantu wax qofku doono xarantinimayn karayo miya? Bankiyada islamiga ah xata markay lacag ku amahinayan lacag dul sar ah aya jirta haday wax ka ibinayan xata sida gaadhi oo kale Tusale ahan haddi lacag 3000$ ah aad amahato kadibna aad so celinayso 10 sano ka dib ma 3di kun ayad so celinaysa mise qimaha ay hadda marayan? Wa maya marka xaranta iyo ribaduba waxay dhex taala bankiyada aad ku shaqaysatan eed dhahdan waa islaami
@Yeskos
@Yeskos 4 жыл бұрын
Ribadu xaaraam maha?
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 4 жыл бұрын
Wll diinta been haka sheegin waayo nabiga scw ayaa laga soo wariyay in ribadu xaaraan tahay yacni hadii ruux intuu lacag ku amaahiyo mudo kuu qabto oo uu lacag kudulsaarto waa xaaraan arinkan forex wlhi anu maku danbaabi karo wyo waa ribo ma dhihi karo maahan ribo madhihi karo sababtoo ah forex xog dhamaystiran kama hayo lkn ribadu waa xaaraan quraanka ayaana lagu sheegay suurada albaqra tafsiirkeeda dhagayso zhp
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 4 жыл бұрын
@@Yeskos 𝚑𝚘𝚘𝚢𝚊𝚍𝚊𝚊 𝚜𝚒𝚒𝚕𝚔𝚎𝚎𝚍𝚒𝚒 𝚡𝚊𝚊𝚛𝚊𝚊𝚗 𝚖𝚊𝚊𝚑𝚊 𝚐𝚊𝚛𝚊𝚌𝚢𝚊𝚠
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 4 жыл бұрын
𝙷𝚘𝚘𝚢𝚊𝚍𝚊𝚊 𝚏𝚞𝚝𝚊𝚍𝚎𝚎𝚍𝚒𝚒 𝚋𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚞 𝚍𝚒𝚒𝚍𝚊𝚢 𝚠𝚊𝚛 𝚓𝚊𝚊𝚑𝚒𝚕𝚢𝚘𝚠 𝚍𝚑𝚎𝚎𝚔𝚑𝚊 𝚊𝚏𝚔𝚊 𝚔𝚊𝚕𝚊 𝚋𝚊𝚡
@mahamedabdic8834
@mahamedabdic8834 3 жыл бұрын
@@fahad_cigaal u
@ibrahimhassan8239
@ibrahimhassan8239 4 жыл бұрын
Sheekhoow dulsaarka haduu ka jiraa bal noo jilci!!
@khalifshiik867
@khalifshiik867 2 жыл бұрын
maba yaqaan muxu ka hadla
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
maxaba nagu wata dahabshiil baba degdeg noogu adeegee xoolo xarana waa wax aad u xun dadka xaranta cuna duco lagma aqablo dadka xaranta cuna xata ilamahooda xarana ilahay ha naga nabd geliyo adoo helaaya qof dalkaga u dhashay siinkaraya lacagtada maxad uga xasidi meel kale u gayn waxad soo gelaysa xasidinta marka inad ka mid noqto
@amranahmed6312
@amranahmed6312 4 жыл бұрын
Wuxuu Sheekhu Sheegay 1. Xoolihii Muslimka oo meelo kale ku shubmaya. 2. Ribadda (Dulsaarka) iyo amaahda. 3. Sarifka oo aan markiiba la kala qaadanayn. --------------------------- 1️⃣. Ganacsigu malaha xuduud, dunidan maanta aan joognana qasab maaha inaad muslim kaliya la ganacsato shardigu waa hubin xalaalnimada waxaad ka ganacsanayso ee maaha halkuu kaaga imanaayo, Tusaale Bariisku wuxuu inooga yimaada Hindia, xoolaheenuna wuxuu ku shubmaa halkaas, hadaba yaa yidhi dadkaan bariiska ka soo iibsanaa waa wadda MUSLIM 2️⃣. Suuqan wuxuu leeyayahay doorashooyin, Inagu waxaynu dooranay Swap Free oo micnaheedu yahay DULSAAR MA OGOLIN. ➖ Suuqan waxba laysma amaahiyo, balse dadku waxay isku khaldaan Leverage oo ay u haystaan lacag amaah ah. 3️⃣. Markiiba waa lakala qaataa ee waxaa inaga soo daahda lacagtaan faa'iidnay wadarteedda. Taasina waxaa sababaaya dhanka amniga oo lacagaha Internet ka la dhex mariyo siiba dalkeena aad baa looga shakisan yahay inay argagixiso gacanta u gasho balse dunidda kale sidaas maaha oo iyagu way inaga nasiib duwan yihiin. Isha Allah, dhawaan waxaan filaynaa in Brokerkeena iyo Hayaan uu dhex maro in Edahab lacagtaadda laguugu shubo lacagtaadda xiliga doontana la bixi karto. Sheekhu aad buu u mahadsan yahay, waana Sheekhyadda aan ugu jecel yahay. Waxaynu ubaahanahay in sheekha aan dhanka wanaagsan ka tusno, iyo inay jiraan doorashooyin meesha ka saaraaya in fx xaaraan yahay sida ribadda oo sheekha uu ka arkay uun dhanka in ribo jirto, waana runtii balse in layska xidhi karo waa inaan gaadhsiino.
@Abdulrahman-yw1uo
@Abdulrahman-yw1uo 4 жыл бұрын
Nidaamka levergka la dhaho waa a maaah cad markiii lagu siiiyo 1:5 ama 1:10 lacgtadiii lacg lagugu daro adooo 100$ dollar watay lagaga dhigo 500$ dollar xgee awooda katimi wax ku siyay brokerka somha wanku gancsty kadibna lagu yri waxa jira margin oo hadii khaasrahagu dhaaafo 450dollar dagniin banku soo diryaaa hadii uu garo 400dollar na waanka xidhayaaa account ka brokerkii ma khasaaarin oo lacgtii uuku amaahiyay wuu ilashaday adna wad khsaarty forex inbadn baa ku jiry waana xaaaran arinkaaas sifiiicn uga fiiirso
@Happy204q
@Happy204q 4 жыл бұрын
@@Abdulrahman-yw1uo hadii aan lacag fiican heysto oo aan amaah u baahneyn ka waran ma leygu soo daraa aniga aa hada rabo in aan Galo ee ii sharax si fiican mid somaali lacag lagu darsanaayo 2500 bishii a lagu siinayo 350
@Happy204q
@Happy204q 4 жыл бұрын
@waayaha aduun waa ku mahadsan tahay talada wanaagsan ee aad isiisay koox somaliya meel ay maamusho waaye meesha aan rabo in aan ku biiro lkn culumada somalida aa xaaraan iyo xalaal waaye is daba wado oo aan ku wareeray
@kim-ir2em
@kim-ir2em 4 жыл бұрын
Waxaasoo wareer ah iyo magacyo dadka lagu qaldo iyo technical details markii laga baxo, online forex trading hal principle bee iskugu imaaneysaa; "lacago lamaano lamaano kusocdo mid kadooro, kabacdi button ayada uqaas ah kudhufo(ama buy kudhufso ama sell) kabacdi na sugo wixii qasaaro iyo faido kaaga soo baxe! ganacsi noocas ah waxaa loo yaqaan qamaar... Welibo waa qamaar adag sida loogu guuleysto... Adoo aqoontaa rabto uleh forex iyo anoo waligee markaas iigu horeeso, waa usimanahay... Oo labadeenaba waa suuro gal inaa "buy" isla doorano ama "sell"... Kaliya waxaa idheeran kartaa oo aqoonta kuu faaideyn kartaa; risk and profit management... Waxaas intaas kasoo haro waa baqtiyoonasiib oo shareecada utaqaano qamaar
@tatiisasuglyasjeffreeshear2690
@tatiisasuglyasjeffreeshear2690 4 жыл бұрын
@@kim-ir2em mxaa been daldashayv😂😂😂 dad baa jira 90% guuleesta damiin yahow umadda beenta kadaay hormuud miyaa kusoo dirtay waaba kaashakiyay.😂😂😂
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 4 жыл бұрын
Shiikh wadani baa la yiraahdo oo aduunyada ma soo mar marin xog badana kama kayo.
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Malaha Sheekhu Forex aqoon uma laha.
@adenaden9242
@adenaden9242 4 жыл бұрын
Wadaada somalida dhibka haystaa waxay tahay ayagoon finance waxba ka baran oo jaahiliin ah ayay waxkasta iska fadwoonayaan.... interest ama riba meesha ayka soo galayso wadaadkaas ka sharixi karo riba ayaa kujirta ayuu iska leeyahay ..... arimaha finance iyo arimaha lamidka ah sida dhaqtarnimada waa waxyaabo cilmi kale u baahan
@ayuubibnismaaciil1841
@ayuubibnismaaciil1841 4 жыл бұрын
𝙷𝚘𝚘𝚢𝚊𝚍𝚊𝚊 𝚍𝚑𝚒𝚋𝚔𝚎𝚎𝚍𝚒𝚒 𝚠𝚊𝚜 𝚍𝚑𝚒𝚕𝚊𝚢
@sadiiqal-amiin1135
@sadiiqal-amiin1135 Жыл бұрын
walal culimada alle swc kitabkisa aya hagaya iskama hadlayaan ayaga kiyabka alle aya role model u ah waxii khilaafa waa ka xaaraan qof kasta oomuslin ahna waa sidaas oo kitaabka alle aamin san
@zaki_h8393
@zaki_h8393 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/ppimeGWNfZijptE Hadda labadan jawaabood isla dhegaysta anuu sh dirir iyo sh xassaanba waan dhegaystay waxa aanan ku qancay ta sh xassaan wal cilmucindalah
@subscribelikesharecomment7843
@subscribelikesharecomment7843 4 жыл бұрын
Xassaan waa fidna wade ee sheekh maaha
@cadehusseinbarre719
@cadehusseinbarre719 4 жыл бұрын
Tan shikh xasan wxy ku fududenaysa wxd rabtay lkn tankale maya
@awesomegamer9693
@awesomegamer9693 4 жыл бұрын
Horta forex culmadu maxay ku arkeen garma maaye
@tawfiiqfx1286
@tawfiiqfx1286 4 жыл бұрын
www.fxprimus.com/open-an-account?r=40153949&regulator=vu Forex dhanka slamic waa xalal bila riba ah halkan iska diwaan gali si aad u heshid acount slamic ah
@dare-salam2968
@dare-salam2968 4 жыл бұрын
Aneel gof meeli ucadahay xaqu magalo waar ribo ayaa kujirta ayaa sheekhu kuyidhi xoolihii umada islaamkuna gacan gaalo ayey ugalayaan sidaasay xaraan kunoqotay.
@amranahmed6312
@amranahmed6312 4 жыл бұрын
Qof walba oo hadda kadib wax kaa waydiiya Forex Trading Muuqaalkaan waad la wadaagi kartaan kzbin.info/www/bejne/f3TEipKtr7N7qJo
10 Shay oo Qalbiga Lagu Nadiifiyo || Sheekh Dirir
18:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 197 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 29 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Suuqa Forex Maahan sidaad mooday!
10:02
Waaberi Media
Рет қаралды 98 М.
Shekh Dirir ll Fadliga Maalinta Caashuura ll
13:57
MADASHA KHAIRKA
Рет қаралды 249
Forex Wa Xalaal 100%  (Sharaxaad Dhamaystiran)
17:30
Lii & Co-Trading
Рет қаралды 21 М.
Sh Maxamed Umal || forex exchange Mabanaana
4:34
Salafmedia
Рет қаралды 37 М.
Xukunka Lacagaha Sarifka Online ka || Sh. Xassaan
6:44
Daarul Xadiith
Рет қаралды 40 М.
Sheekh Mustafe | BadalNolashada? 🌎 #qiso
15:22
Islamic Dacwa
Рет қаралды 30 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 29 МЛН