“Xukuumaday waajib ku ahayd inay umadda midayso “. Siyaasi Maxamed Nuur Caraale Duur

  Рет қаралды 10,856

Faysal Fifa

Faysal Fifa

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Ай бұрын
Maxamed nuur caraale,duur waa siyaasiga qudha ee tiirarka qarankan uukifaano. Waa ragii alleyaqaanka ahaa ee dalkuna ubaahnaa.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Duur waa caqligii isaaq ku hadhay ❤
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Ай бұрын
Mxamed nuur caraale, Ex Minister. Caadimaaha waa libaax Xilmada Eebena iyo Aftahanimo ku Maneystey, 👍 Great, lkiin afmiishaar, Mse cabadale ku soo saarey dhawaale ahaan iyo cuduudba, waagii 2005 kii duurow afmiishaarnimada yarna Jooji lkiin plse. Cajiib
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
Mr. Duur waa nin wadaniyad leh xiligii uu Wasiirka Daakhiliga ahaana aad uga soo baxay xilkaa . Hadii uu Muuse Biixi u magacaabi lahaa Duur Wasiirka Arimaha Gudaha wax badan oo uu ku fashilmay Mr. Geenyo ayuu ka soo dhalaali-lahaa. Lkn macal asaf ma garan arintaa.
@hananoor3590
@hananoor3590 Ай бұрын
Duur ialhay ha ku barkeryo Waa runta
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc Ай бұрын
hayay qaran baankuu aqaanaa
@HRU20209
@HRU20209 Ай бұрын
Duur waa nin caqli badan intii is ood xigta iyo abtinimadaba hala qiimeeyo...
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 Ай бұрын
During arinkaagu ma wadanibaa mise waa midnimo soomaalililand
@momoabdo6991
@momoabdo6991 Ай бұрын
Waar Duur ma asxaabal kaafba habeen iyo dharar ayay reer Wadani lagahaya reer hebel ayaa naguso biiray
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waa kaa dadka macna leh oo wax yaqaana muusa talada ka saaray si aan dadku u heshiin oo qabyaalad buu ka buuxiyey oo dantiisa ka arkay
@suldanhamzehazzan4675
@suldanhamzehazzan4675 Ай бұрын
Muuse iyo Cirro midna ha caayin midna ha Amaanin
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
War Ramax xildoon meesha ka qabta
@khadarcilmi4516
@khadarcilmi4516 Ай бұрын
Waar Maan laga fikirin reerka sidaa loo dhisayo inay il iyo carrier ku dhacaan waamaxay caqligani subxaan allah
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Ай бұрын
Mid un ayaan ogow in xisbigaa wadani umadi uu kala raray oo kala geeyay waliba meel xun ku wada.
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 Ай бұрын
Caac
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Duuroow munaafaq inaad tahay. Oo aad cirro doorashadii hore dibindaabyayseen waanu ku ognahay hadaanu habaryoonis nahay adiga iyo khadar embassador waanu la soconaa inaad kulmiye la shaqaysaan , viva wadani iyo cirro
@HRU20209
@HRU20209 Ай бұрын
ويقطعون ما امر الله ان يوصل ويفسدون في الارض.... Ayaadaas quraanka ah ayey Somaliyi ku dhaqantey ka dib way baaba"dey.. Reer Berbera si wacan ayey yeeleene sidaas halagaga daydo..
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Ай бұрын
Waarya muuse magacii iidoor waa cunay waxba iidiinlama hadhin qaybiyo xukun buu rabaa weligii degi maayo waa taladii geele siiyey haka dating oo Kala qaybi
@KhadarCabdiawjaamac
@KhadarCabdiawjaamac Ай бұрын
Wakaa ahminkii ay daaba galdheerta ah ku har jareeyn
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
beenale beenta jooji faqasha
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 55 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 33 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 4,5 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 728 М.
XISBIGA WADANI
7:57
ROON MEDIA
Рет қаралды 356
“Cirro waa Libaax Libaax shalay “ Mujaahid Cali Guray
3:13
Faysal Fifa
Рет қаралды 1,3 М.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 140 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 55 МЛН