" Xukuumadu Waxay soo daabacday Lacag ay ugu talo gashay inay doorashada ku khalkhaliso" Cirro.

  Рет қаралды 15,466

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 71
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 сағат бұрын
Maasha allaah cabdirxman ciro madawynaha somaalilan allow ku xafid guusha waad haysaa insha allaah guuuuul wadani❤❤❤❤❤❤❤
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Сағат бұрын
Dhamaan shacabka midaysan. Waa in. Lacagta. Laga. Cunaa. . Waa lacagtiini. Ka cuna. Kana. Codeeya. V
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Сағат бұрын
Xaalada Allah sahlo Mr Cirro. Habar yoonis doolar aragtay la iskuma haleyn karo😂😂😂😂😂.
@f.warsame1069
@f.warsame1069 29 минут бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@XasanMaxamed-j5y
@XasanMaxamed-j5y 5 сағат бұрын
Waar caydu waa ceeb qof ba kuu doono ha u codeeyo insha allah anigu wadani baan ucodaynayaa
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 4 сағат бұрын
Isha allahu mid khayr,uuleh dadkaiyo diintaba
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Сағат бұрын
Guul waddani inshallah
@yurub5288
@yurub5288 3 сағат бұрын
Waxa iyaga lugu yirahado Ayay ku soo celiyan xukumada koobi 🐈 😻
@AAli-g1p
@AAli-g1p 5 сағат бұрын
Aflagadi inaga dhaaf qofka kasta ka uu rabo ha codeyo. Anagu wadani laakin cay iyo aflagado uma bahnin
@SamaDeri
@SamaDeri 3 сағат бұрын
Adiguba sowtii aad jabuuti iyo somalia lacagtii campaign ka ka soo qaatey xasan sheekh iyo ina geele iyo qatar😂😂😂
@wadanicabdi
@wadanicabdi 2 сағат бұрын
7sano buu muuse yahuud dhul boobaayay hadey lacag wax tareyso lakin tani waa tuu ku jabilahaa horuu qaranka ujabiyee
@nassiraw-said6584
@nassiraw-said6584 5 сағат бұрын
Wallaahi dhaqan Madaxwene ayuu leeyahay MashaAllah
@suberh8985
@suberh8985 3 сағат бұрын
😂😂😂😂
@SleepyCherryBlossoms-ms8nc
@SleepyCherryBlossoms-ms8nc 4 сағат бұрын
Dooni mayno isbadal
@cabdicali8952
@cabdicali8952 Сағат бұрын
❤❤❤❤ illaahay waxan. Ka baryaynaa. In. Kooxda. Daalimiinta. . Heego. Ee dal iyo dadba. Baabiyay. . Waa. In dhabar adayg. La muujiyaa.
@kaysenur1592
@kaysenur1592 Сағат бұрын
Wax dhaama kuwaa dalka burburiyay eed sheegayso meesha kuma aragno .
@yurub5288
@yurub5288 3 сағат бұрын
Dee haa dad baad ku layseen yahuu
@timaweyyne
@timaweyyne 2 сағат бұрын
muse baloodh sow ma saxeexin hashiiskii hj dhex dhexaadka ka ahayd waa ciilqabo kolba buurt buu xasuusanayaa miyaa
@f.warsame1069
@f.warsame1069 10 минут бұрын
Xasuusba 🐪🐪 lagu xeergeya
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 36 минут бұрын
Lacagtaa xasan sheekh iyo Turkic aad kasoo qaaday iyo ciidamada buurta ku laayay kursi ku heli mayside 27 ka kadib MUYSE JEELBUU KUU DIRAYAA EE SHANDADA XIDH XIDHO
@f.warsame1069
@f.warsame1069 2 минут бұрын
I Wish
@daressalam9384
@daressalam9384 2 сағат бұрын
madaxweyna dhaartu u hadhay inshaa allaah Drabdirahman mahamed cigaal ciro
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 41 минут бұрын
Bal kawaran 70ka MILYAN ee xasan sheekh Ada ka soo qaaday kkkkk
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 4 сағат бұрын
Lacag huwan ciroy adigaa Nairobi kenya Djibouti Qadar kaaga timid khalkhaliso dadkaagii ku kala kaxeeyey
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 43 минут бұрын
RAGAAD BUURTA SAARTAY EE CIIDANKA LAAYAY MADAASAAD COD KU HELAYSAA
@maxamedmuuse2026
@maxamedmuuse2026 3 сағат бұрын
Dadka baraha bulshada ayagoo doorasho iyo cida helaysa kahadlaya ee hadana leh dagaalbaan kaxignaa hadaanu wayno dee waa kicin bulsho iyo iskahorkeen bulsho waayaabe gudida anshmarintu mamagac uyaalbaa dambiga kawayni waamaxay?
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 5 сағат бұрын
Muuse oromo wax yar ayaa u hadhay hawada ku dubo intaanu wadanka iibin
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 4 сағат бұрын
wuu soo noqonayaa 5 sano oo kale
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 4 сағат бұрын
Lacagta Mas madow siisay ictisaam car sheeg
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 3 сағат бұрын
Hooyadaamoyyuugu was orom mdhalay dhulka anagaale
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 47 минут бұрын
Tuug Huwan ah maxkamad baa kuu ciyaara Adna kursi baad rAAdinaysaa
@AAYA23
@AAYA23 5 сағат бұрын
Ninkani Waa Madaxwayne I aamina Hadalkiisa ayaad Ka garanay.
@yaasir1936
@yaasir1936 3 сағат бұрын
No more jilacsan caano fadhi cadow shisheeye yaa dooranyo
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 сағат бұрын
Lacagtaa waa iska Qaadanaynaa hadaanu helno
@yaasir1936
@yaasir1936 3 сағат бұрын
Ilaahay arsaaqad waydiiso 😂 sabool fooqal sabool hadalkii dahabshiil ayuu ka naxay
@MubarikCilmi-f8m
@MubarikCilmi-f8m 4 сағат бұрын
Wllhi waxaan umalaynayaa inay tani dumayso
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 35 минут бұрын
CIRAA DALKA KA BAXSADAY AYAA SOO DHOW KKKKKK
@mhamadahala
@mhamadahala 5 сағат бұрын
Laxda xaaraan by kaa tahay inaad noo taliso ku biyo cab
@cashamaxamud2440
@cashamaxamud2440 4 сағат бұрын
Kkkkk😂
@mhamadahala
@mhamadahala 3 сағат бұрын
@@cashamaxamud2440 way riyoonayaan hamhamtu
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 5 сағат бұрын
MAXA LAGA YEELAYAA LACAGTAA ??
@cadaniibrahim
@cadaniibrahim 4 сағат бұрын
Soo sheega call centerka
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Сағат бұрын
Madaa is Belelay sotaad kulmiye ahayd
@AbdiHassan-ln2ed
@AbdiHassan-ln2ed 2 сағат бұрын
Waa ninikii ciidanka laayey
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 4 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkl kkkkklkkkkk
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 2 сағат бұрын
Cirow iska daa dacaayada Xirsi lacagtii uu soo daabacay waqtigii uu ahaa Maddex weyneha ee uu inqilaabay Macalinkiisi Siilaayo…..Malaha tii ayaad ku Qaldaysaa ee Bal Xirsi weydii lacagtaa?????? Waa Khayran katiiran
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 5 сағат бұрын
Weger, dadkan waxa la qorsheeyay in baahidioda laga faaidaysato oo gebigoodaba la iibsado, Qof baahani gob maaha. Rafadkii kulmiye, ilaahay sharkiisa ha inaga qabto.
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 4 сағат бұрын
Adeer miyanad kasoo hor jeesan horumarka dekeda berbera? Ma taageersanty citiraadka se? Beenale ma ina Kaahinba is shiiday? Xamar dooni mayno
@AAYA23
@AAYA23 5 сағат бұрын
Madaxwayne ❤❤❤🎉🎉🎉
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei 3 сағат бұрын
Cirooy 7dii milioneed ku soo qaadateen burburinta somaluland miyey idinka dhamaatey.waadigan xukuumada eedenaye balnoo waran.
@Weliwaqal
@Weliwaqal 2 сағат бұрын
Ninka gabadhiisa ayunba biilka weydiisa😂
@EngdaauudAbiib
@EngdaauudAbiib 4 сағат бұрын
18 0K 12 CAAWA SAXEEX MALAHA 12 CAAWA
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Сағат бұрын
Tas waa lasoo deynayaa
@yaxyeali6330
@yaxyeali6330 Сағат бұрын
Waar odaygu na wixii dhegta uun loogu sheego uunbuu yidhaa bal beentaa intaa leeg Waar heli maysaan
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 3 сағат бұрын
Waar ninkani miyaa u xxishoonayn.waar ma ogoshahay mou gs.u cadee ummadda somali land.
@Trippelmedia1
@Trippelmedia1 3 сағат бұрын
ciro guul i a
@haibesuleiman8388
@haibesuleiman8388 3 сағат бұрын
Cali xaraare iyo huwantuu kasoo dhegeystay khuraafaadkaas
@keyseburgal2462
@keyseburgal2462 5 сағат бұрын
Ma bixin yaqaan
@MohamedJamac-w7f
@MohamedJamac-w7f 3 сағат бұрын
Shaani baa ka been badan
@AboudiM
@AboudiM 5 сағат бұрын
Guul madaxwayne mahadsand
@ahmad6967
@ahmad6967 3 сағат бұрын
😮😮😮 Kulahaa mw
@Weliwaqal
@Weliwaqal 2 сағат бұрын
​@@ahmad6967 Kolay umad aqoonsan lkn wad ku khasbantahay apthi
@Weliwaqal
@Weliwaqal 2 сағат бұрын
​@@ahmad6967lagamana baryi maayo
@axmedwalishcumar2562
@axmedwalishcumar2562 5 сағат бұрын
Kkkk
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 4 сағат бұрын
Lacagtaa lasoo daabacay waxaan maqlay bishii 9aad... 40M sixir bararka kadhaca🙏
@dayroday8133
@dayroday8133 3 сағат бұрын
Cirro waa beenaale lagu shaqaysto waar dadku wuu ogyahay waxaad kashaqayso
@AsmaAlicigal
@AsmaAlicigal 3 сағат бұрын
Afsoomaaligaa hagaaji insha allaah waad arki isgoo ku maamulaya ee hadal yuu kaa tagin xishood baroorta ceshada
@ahashi7828
@ahashi7828 4 сағат бұрын
Reer Somaaliland waa inay iska ilaaliyaan lacagta cusub waa inayna Dollarka ay haystaan Hoos u ridin oo ku Gacan adaygaan Viva Wadani Viva CIRO madaxweeyneha cusub insha Allah
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 21 МЛН
Le parcours d'un roi - Le Maroc de Mohammed VI
56:03
Public Sénat
Рет қаралды 550 М.
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe "Sh Abdirahman Bashir"
53:35
MSNBC Highlights - Oct. 15
51:20
MSNBC
Рет қаралды 338 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 11 МЛН