Xuseen Labka| Heesta Abaal | Xasuustii Xasan Adan Samatar

  Рет қаралды 151,779

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuseen Labka| Heesta Abaal | Xasuustii Xasan Adan Samatar
Musicians:
Cuudka:
Nuradiin Ali Amaan
Organ:
Shabcaan isko
Boongaha:
Bushaar Faamoos
Vocal Record/Mixing:
Shabcaan Isko
Camera Operators:
Mukhtaar Dhuux
Fu’aad Cabdilaahi
Cabdiraxman khadar
Editing:
Faysal Ashour
ASTAAN MUSIC
2023

Пікірлер: 36
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud 3 күн бұрын
Ereyadii abwan m Cali kariye alah u naxariisto luqdii xasan bashi
@fathiabdinur9397
@fathiabdinur9397 7 ай бұрын
Labka
@ismailshire539
@ismailshire539 8 ай бұрын
Xuseen Labka waa mucjisada qarnigaan. ❤🎉
@cz3846
@cz3846 Жыл бұрын
Wow 👌 👏 heesta halkeeda ayoo dhigay fanka Walee jiil ba u so baxay
@abdifatahmahamed5616
@abdifatahmahamed5616 11 ай бұрын
09/11/2023 jawi marqaan iyo qabow yurub axsan xuseen labka barti la rabay aya dhigtay heesta abaal ma itareysa
@KISTATV
@KISTATV Жыл бұрын
Beautiful Song and setting ... Gacantii Nuradiin iyo asxaabtiisa . Vodka halaasiga ah ee Hussein. Ama sidaan uheesa ama danbiga iska daaya .
@shacabkatube9744
@shacabkatube9744 Жыл бұрын
10 jeer ayaan kusoo ceshaday maantay iigu horaysay heestaan yarka codkiisa waa xasan aadan oo rasmi ah jiliinka iyo dareenka uu muujiyay waa wax kale
@Myway3801
@Myway3801 Жыл бұрын
Wooow ma fanan cusuba
@sadiyaabdiwali1111
@sadiyaabdiwali1111 8 ай бұрын
Www khatar
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 Жыл бұрын
Woooow legend wanku wata yaqey 👏👏👏👏👏
@abdirizakliban7541
@abdirizakliban7541 9 ай бұрын
IF YOUR LISETINIG THIS SONG INFACT YOUR LEGANDRY ❤❤❤❤❤
@aryanali6527
@aryanali6527 Жыл бұрын
Mazha allah alfanaane labka
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Heer Sare - Xuseen labka 🔥👑
@ayanhussein
@ayanhussein Жыл бұрын
MashaAllah habo ❤❤
@estaromaxamed9572
@estaromaxamed9572 Жыл бұрын
walahi talanti ayuu uleeyahay fanka❤❤
@NawaalFaarax-uq8yx
@NawaalFaarax-uq8yx 3 ай бұрын
😮 woow big talent
@farxaancabdiaxmed3859
@farxaancabdiaxmed3859 11 ай бұрын
Hees laga taxadaray m.a
@behumble3829
@behumble3829 Жыл бұрын
Legend saluute hussein laabka 🔥 Waa hoos aduunyadu wana laba ayamodee, anba kuguma dhafeene,abaal mey tareysaa Xasuusti Abwan:Mahamed ali kaariye Fanan: xasan Adan samatar
@mohameddawlad2216
@mohameddawlad2216 7 ай бұрын
Kaariye waa leeyahay heeso badan oo wada xul ah balse heestan waxaa lahaa Garyaqaan/Abwaan: Abdiwali Faarax Qambi, waxay na ku jidhay riwaayaddii nin iyo nasiibkii.
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Жыл бұрын
talent 👏
@ayanhussein5644
@ayanhussein5644 Жыл бұрын
Love you habo u soo lovely ❤️❤️
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy Old is gold memories
@maxmudsalbn8071
@maxmudsalbn8071 Жыл бұрын
الله منسر إلا خؤان نالمسلمين في فلسطيني ؤفي غز
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
HEESO badan ka Duuba Tankale yarkani Mixer uma baahnee codkiisa yaanan wx laga mar marin pls🎉😊😊
@shukriali7215
@shukriali7215 11 ай бұрын
Saxiix
@AyaanXasan-sx3ih
@AyaanXasan-sx3ih 10 ай бұрын
Wwww
@mohamedsaid3011
@mohamedsaid3011 10 ай бұрын
Madaxa u furan indhuhu kala furi la'yahay
@Cabaasmaxamedaadan
@Cabaasmaxamedaadan 3 ай бұрын
cud dahabi sxb sare
@Abshiribraahim-m5l
@Abshiribraahim-m5l Ай бұрын
Abshiribrahin
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Abti soqabo yahye kaldaweeye
@mohameddawlad2216
@mohameddawlad2216 7 ай бұрын
Heesta: Sidaan ahay agoonley/Abaal ma i taranaysaa? Erayada: Garyaqaan Abdiwali Faarax Qambi. Laxanka: Alfannaan Abdikhadar Xasan Laari Ex-Kaban: Jiim Sh. Muumin. Ex-Cod: Xasan Aadan Samatar. Heestu waa anti, Garyaqaanku wuxuu kula hadlayey Maxamed Siyaad Barre oo isaga iyo reerkiisa caddaadinayey. Abwaanka waxaa laga kansalay riwaayado badan 7 sano ayuuna u xirnaa siyaad barre oo ku jiray godkii Jilicoow, 7 sano oo uusan cir iyo qorax arag.
@subayr695
@subayr695 Жыл бұрын
Waar anna heeso badan ma layga qabanayaa tolow
@lovemom559
@lovemom559 10 ай бұрын
Wilkaan waa fanaan buuxo lkn masoo baxayo bal maxaa hoos loogu haayaa😢
@AlisiyadMahdiismail
@AlisiyadMahdiismail 9 ай бұрын
Haa dadka qofka ladan ayaa meel kasoo baxa nio Ani wn arkay
@lovemom559
@lovemom559 9 ай бұрын
@@AlisiyadMahdiismail haa wlhi somali wa cadiw qaf talenti leh ma garab qabtaan
@ismailshire539
@ismailshire539 8 ай бұрын
Talenta la celin karo maaha maalin waa soo bixi doonaa
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 16 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
Xasan Aden Samatar Heestii-Lulumaha Biyaha Gala ( Original Version )
6:10
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 2,6 МЛН
Xuseen Labka| Heesta Abaal | Xasuustii Xasan Adan Samatar
6:08
Astaan Music
Рет қаралды 256 М.
HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023
9:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 631 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xasan Adan Samatar Heestii - Miyaan Lulanayaa ( Original Version)
5:08
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 1 МЛН