DUUDIYO DAMEERJOOG - - Ho.Xuseen Muxumad BOOKH ‘’Sida roob diraaceed Ku darooray ciidoo Degelada Cartaad iyo Dikhil baalaheedii Duudiyo Dameerjoog Doogii yo xayskii Daahyada is-galiyeen Loo yimid dalxiiso Dadku daawanaayay Naftu kugu dulaantee Marka ay ku daydaba Igu kaa dacwaysee Deeqay dabac wanaageey Digashadu ma fiicnee Ila daadihi caashaqa Sida reera geediya Ku dareeray meel dheer Dadaabbada ????????? Dooxi nagaadheed Dooraale iyo Damal Dareemiyo sareenkii Darifkii isgaadhoo Lagu deday dagmadoo Duunyadu ku sooftaan Isha kaaga doogtee Markaad iga yar durugtaba Wadnahay damqanayee Dar Alle u heshiinee Kuna dayrin maayee Ila daadihi caashaqa’’
@sultanhufane10513 жыл бұрын
"Dadabada cillaan Dooxi nagadheed" Mes félicitations mon frère Hassan
@xasan.jaamac3 жыл бұрын
@@sultanhufane1051 Mahadsanid walaal sida aad u buuxisay godkaa aan garan waayay. Noolow.
@sultanhufane10513 жыл бұрын
@@xasan.jaamac aad bad ugu mahad santahay sidad nogu ilaalisay dhaxal faneed-keena. Heestan dhegaysta ba hortaydan ka arka. Chapeau à toi frère
@WaayoArag.2 жыл бұрын
Cajiib. Horta dadyahow beri dhawayd ayuun baan fanka Jabbuuti soo jalleecay, mise waaba bad. Waan ku dhex ambaday. Ilaahay ha idin barakeeyo.
@ixsaandaahir266111 жыл бұрын
Quelle nostalgie! Berceau de mes plus belles souvenirs qu Allah benit Djibouti et la Corne d Afrique.
@sultanhufane10513 жыл бұрын
Dhaqan nooleyaha qaran Ee qarniga Houssein Mahamoud (albash) Bokh alias Bokh 3. Sharaf iyo karamo ku nolow adeer. Madaxaga iyo magacaga Allaha raajo.
@halimoelmiabouker44706 жыл бұрын
HOUNO Nolow FANANKA REER DJIBOUTI LONG LIFE AMINE ALLAH AMINE ALLAH AMINE Afgou kouma is history NOS Dadkeina hoyo my DJIBOUTI
@mariamibrahim75923 жыл бұрын
Machallah machallah brakallah magnifique chanson merci beaucoup vraiment huno 🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤💖💖💖💖🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@halimoelmiabouker44706 жыл бұрын
Machallah Allah Tabarak ALLAH My mother Contry DJIBOUTI JANO Johara AGONNE GORIWA DJIBOUTI ALLAH BLESSED MY DJIBOUTI AMINE ALLAH
@sajokal2011 жыл бұрын
Masha'Allah ! Hambalyo Bookh , Dhaqanka saas u noolee!
@saaycn547310 жыл бұрын
xasuus ciyaalnimadi, a memory from childhood, un souvenir d'enfance.
@aadenumarvlogs13114 жыл бұрын
Hanooladan reer jabuti. Waa walalahayaga somaliyeed
@AA-xl8ev Жыл бұрын
Al fanan Bookh
@wadani77radio11 жыл бұрын
NAGATUUR CALAKA XABASHADHA
@wadani77radio11 жыл бұрын
VIVA DJIBOUTI VIVA ISSA
@yanaalihoussein3165 жыл бұрын
Love it my🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@osmanpilote97266 жыл бұрын
Djibouti my home
@aadenumarvlogs13114 жыл бұрын
Somali waa mid
@samiircumarwacays11178 жыл бұрын
axsan fanan djabuti
@simanem.e.h21236 жыл бұрын
Vive djibouti vive issa
@wadani77radio11 жыл бұрын
CALALKA ISSA KADO WARYA CALKA WA DAKDKALA
@Maatrakha11 жыл бұрын
very nice video :)
@wadani77radio11 жыл бұрын
VIVA ISSA CALAKA VIVA DJIBOUTI
@AhmedAli-fb7ub11 жыл бұрын
Nice
@somalietijger74047 жыл бұрын
souvenir le bahash du douda aax
@JabuutiTV7 жыл бұрын
prosopis Juliflora (Garanwa) ont remplacé les bahash maintenant, ils ont besoin de protection.
@somalietijger74047 жыл бұрын
frere hassan l arbre Garanwa c es un arbre que les colonisateur ont importe sur tout la territoir somalien ou afar seulement il attire la secheresse et tue tout ecologie systems pour que rien ne bousse , et quand tient la main au colonisateur il faut le bruile l arbre garanwa et faire du boit charbom et plante chaque garawan coupe un autre arbre.
@JabuutiTV7 жыл бұрын
oui c'est un fléau, il faut un plan national pour arreter la propagation