No video

XUSEEN SHIRE OO FARXIYA FISKA HEES CUSUB OO JACEYL QIIRO BADAN KA GA YAABSADAY SOO DHAWEYNTEEDA 2023

  Рет қаралды 471,215

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 149
@superfun1819
@superfun1819 Жыл бұрын
Gabooye waa ilmaa gorgarte hawiye 😢 Biyaamal waa diir isaaq ladashay😢 Darood lee dadkiisaa jeceel Gaboye ❤from D5
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Maashaa allaah MREEXAAN WAA geesiyaal calool xaadhan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Guuleyso xusseen ina adeer qaali from QARDHO
@drr6012
@drr6012 Жыл бұрын
Heest ninka qoray meeshuu taagan yahay. XUSEEN heesta waa loo dhiibay
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
OK XUSEEN ISAGUBA WAA ABWAAN WAA CAADI HADII LOO DHIIBAY LAAKIIN YAA SHEGAY INLOSO DHIBAY YAASE SO SAMEEYAY?​@drr6012
@ZakariaAmiin-vb6nn
@ZakariaAmiin-vb6nn Жыл бұрын
Ilahayaw wax siden noo garab taagan hano waayin maalin maanto okale ah nasoo mari ya ila daremaya like 👍 Wednesday July 5th 2023
@yusradiinmohamed3105
@yusradiinmohamed3105 Жыл бұрын
Jah heestaan meel weyn eey iga taabatay fiska qaali iga gaarsiiya horey u soco
@ubahhussein6368
@ubahhussein6368 Жыл бұрын
Taladu hiilbey rabtaaye yasalam Hussein Shire Farhiya fiska qalbi wanaag quruxbadn MashaAllah tabarakalah Rahmaan Xafidulah kuligiin
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Farxiya fiska waa inan iska degan oo masakina inta badan dadka wanwanagsan ee degan ba la dhawaca hore u soco wllo fadxiya degan
@SaynabMawliid-dy7be
@SaynabMawliid-dy7be Жыл бұрын
Oo yaa dhawacy kii yaraa miyey ceyrisey
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@@SaynabMawliid-dy7be 🤣😅🤣😅 waa su'aashii aan soo wadey!
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
​@@SaynabMawliid-dy7beSOW calafku kampuchea xumaan oo soomaali oodhan badankood Mey caynaynin oreerka ayka dhalatay may dhihin car nasoo agmar taariiqda dib ueeg Weysoo rafaaday miskiinta!!!!!!
@SaynabMawliid-dy7be
@SaynabMawliid-dy7be Жыл бұрын
@@SagalMaxamed-gv7lh miskinta alle niyada ha uqabojiyo somali meel looga fakanaayo ma leh qumyoyinka
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN ​@@SaynabMawliid-dy7be
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Жыл бұрын
Wow wow Husain Shire Farxiya Meelbu saaray Amaanteeda❤❤❤
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Inan qurux badan an rafadin man arkin
@abdimalikabey6978
@abdimalikabey6978 Жыл бұрын
Mashllah legend xussein shire iyo farhiya fiska ❤
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
mashallah xuseen shire iyo farxiya fiska iyo fanaanitta london may you all live a long life @fartuunbirimo @farxiyafiska ❤😅😊
@saadamohamedhassan1515
@saadamohamedhassan1515 11 ай бұрын
Macha'Allah Alf Moubarak et très belle chanson magnifique ❤
@YAHYE80
@YAHYE80 Жыл бұрын
It’s Unbelievable song ❤so nice 👍
@halimomousse512
@halimomousse512 Жыл бұрын
Mashallah the words are coming from the heart and will be impact of her life. Mashallah tabarakalah 💗💕💗💗💕💕💗💕💕💕🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@idmanabdirahman5989
@idmanabdirahman5989 Жыл бұрын
Caaadi maaaha xuseeen farxiya sharaf buu u hayaaaa
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Sax 100/100
@sacdiyo9280
@sacdiyo9280 Жыл бұрын
Waaw taladu Hil 😭bey Rabtaa waa runtiis ❤️❤️❤️💯❤️thanks
@user-bw6ej3xs6w
@user-bw6ej3xs6w Жыл бұрын
War xusein shire iyo jooqle shire allaha caafiyee wuxuuba codka malagu dhalay...
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
Gabadhan fiska mash alh waa qof iska af gaaban ma arkeysid ayado qof isku dhagan yihiin
@sadiasadia984
@sadiasadia984 Жыл бұрын
Faxiyo fiska abaayo macaan masha allah walaashey macaan ❤❤️🥰💞💕🧡❤️❤️❤️💖❤️💋💋💋💋💛💝💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@yusufahmedsaid2038
@yusufahmedsaid2038 Жыл бұрын
Farxiya muxuu yiri haaraha anaa daweyn kii yaraa ma tuurtay adna iska daa farxiya uma qalantide.. Qurux ley daa irrirsamaale ayaa leh fariid yar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sharifam4849
@sharifam4849 Жыл бұрын
Mashaalah Tabarakalah
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 Жыл бұрын
Maxa dhahday na fahansii ma fahminee
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
QABILKII KU WAATAY MAKU DHIGAY KKKKKK QUDHUN SAMAALE AAAAAAAA
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Xasan Adeen Samater Ku Dashadiisii Waa Wax Aad U Qurux Badan 💯💯💯💯💯👍✅
@naimam.9551
@naimam.9551 Жыл бұрын
Farxiyo fiska qurux reer magaalnimo daganaan Ilahay baa siiyay
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Fiska iyo xuseen shire horta maxey hees u wada qaadi waayeen
@user-lu1ks2vt4t
@user-lu1ks2vt4t Жыл бұрын
Legend of the legend Hussein shire👌
@aminashire1548
@aminashire1548 Жыл бұрын
Legen Xuseen shire ciyaar jecel❤ joqle Alle ha cafiyo asal fananin
@TheMadFarah
@TheMadFarah Жыл бұрын
Marehan, dad ilbax ah. Love from OG! ❤️
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 Жыл бұрын
Nice song hussein shireh legend
@Muabarakbashiir0
@Muabarakbashiir0 5 ай бұрын
Xalay oo taariikhdu ahayd 18/3/2024 abaro 2:36 habenimo waxaan jawi heer sare ah oo aan la qiyaasi karin ku wada qaadanay banaan magaalada sxb agtyda qiimo sare ku leh kaftan iyo sheko dheer ka dib heestaan oo aad markaas ii cajab galisay nuxurkeedu buu iiga daaray gaari aan wadanay habeenkasi wuxuu ii ahaa haben iga duwan waqtiyadii isoo maray
@abdulkadirali5553
@abdulkadirali5553 Ай бұрын
Waa nin cajiib ah oo dhaqan wanaagsan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Axsan caleeg
@suban974
@suban974 Жыл бұрын
Masha Allah wlhi wu ushegtay macalinka ee dumarka hada jogo wixi raban dhociil aan u qalmin
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Fanaaniintu waa jacaylkiiyo qof ah Ash caleyk wuu udhameeyay Laakiin SOW mubarik muqabin?
@niinaabuu2933
@niinaabuu2933 Жыл бұрын
Esh Calaa hees🎉🎉🎉🎉fiska caleek 👍👍👑👑🌟💯💯
@sahrabilan3076
@sahrabilan3076 17 күн бұрын
❤❤❤
@ubahahmed1740
@ubahahmed1740 Жыл бұрын
Malyan jeer Ka badan Ban dhaheysteye best song💯💯💯💯💯💯💯💯💃💃💃💃🥰❤️❤️❤️💃🥰❤️❤️💃🥰❤️❤️fiska wa boqorad wa u qalnta 👏👏👏👏🏆🏆🏆🏆🏆🥰🥰❤️❤️ Xusen Shire wa abwan fanan goba ah ah💃💃💃💃💃💃💃💃🏆💃🥰🥰🥰🥰❤️❤️💯💯❤️❤️🥰❤️💃👏👏
@idilaxmed1314
@idilaxmed1314 Жыл бұрын
Fiska inta Pildhin Legen Huzeen shire❤❤❤
@fowsiyaabdulla2942
@fowsiyaabdulla2942 Жыл бұрын
It is really words that has a big meaning for her life
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 Жыл бұрын
true
@hersiohassan2985
@hersiohassan2985 Жыл бұрын
Fiska waa qof xushmad iyo wanaag bulshada dhexdeeda ku leh
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 Жыл бұрын
Xusen shire malaha gabarta run run buuba u jecel yahay whees buu ku dhex qariyey
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Mayee waa asaxab wuu u hagar baxayaa
@khadroalimohamed870
@khadroalimohamed870 Жыл бұрын
Waasax waa walaashiis ookale xussen waa nin dadnimo ilaaheey siiyey maashaa alaah
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh Жыл бұрын
Wuu jeclaan karaa waa walaashiis, hana ugafin isaga ileen ma moogee inay marwo tahay.
@mohamedyousuf1125
@mohamedyousuf1125 Жыл бұрын
Waa erayo cajiib ah , tolow waxan is idhi madigaa qorey 😂
@MohamedMohamed-sn8to
@MohamedMohamed-sn8to Жыл бұрын
Legend is back ❤❤❤😊
@naimachannel6495
@naimachannel6495 Жыл бұрын
Xuseen ❤❤❤❤❤
@hoodaaxmed257
@hoodaaxmed257 Жыл бұрын
Faxiyo fiska abaayo allH ku xafido
@najaxdakhare3005
@najaxdakhare3005 Жыл бұрын
Woooow wixii hore quba
@abdulkadirali5553
@abdulkadirali5553 Ай бұрын
Allaylehe hees iyo badh dheh ❤❤❤
@amiraa9577
@amiraa9577 Жыл бұрын
Farxiya queen gulleyso 🎁😘😘
@xuseennour7937
@xuseennour7937 Жыл бұрын
Bishaar sheegow legend kaa ha laygu salaamo faro dahab le
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊 London welcome.
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t Жыл бұрын
❤❤❤❤ hees wey dhaaftay ❤
@suad-pw1ne
@suad-pw1ne Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@Doubleclasheditz
@Doubleclasheditz Жыл бұрын
allaylehe wa special farxiya fiska 🔥👏🤩🎉
@fatush-shariif8fb5t
@fatush-shariif8fb5t Жыл бұрын
Mashallah my sister fiska
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Жыл бұрын
Ilaa berigii ma arooskii Hargeysa ayay ku maqneyd oo kii yaraana mee miyaan la soo xanbaarin
@bilaneey3653
@bilaneey3653 Жыл бұрын
Ayyy my dumashii❤❤❤❤❤❤😝😝😝
@xanaanayub8079
@xanaanayub8079 Жыл бұрын
Wxd hibanayiso jooj🎉 xusen shire❤
@magool8581
@magool8581 Жыл бұрын
Xusen anaaba dareen igaliyay hada masha Allah waa codkiisa😢😢
@umuilhan9948
@umuilhan9948 Жыл бұрын
Wow hees cajiib weeye ❤
@AasiyomaxamedCali-yv4iw
@AasiyomaxamedCali-yv4iw 10 ай бұрын
Xussen shiire legend 😍
@cawoali6544
@cawoali6544 Жыл бұрын
Qoftaan Akhlaaq iyo qurux. Allaa ugu deeqay Laakiin reer kamay. Dhalan
@anabh5771
@anabh5771 Жыл бұрын
Maxa kawada reer kama dhalan reer sharaf leh ayuu ilaahey ka dhaliyay
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
​@@anabh5771oo sorted xumeeyeen halkay waa dumar e asturias lahaayen markey mubaarak oo nolosha kadhacay isku kooleeyay
@user-ml4ck5mn3y
@user-ml4ck5mn3y 7 ай бұрын
😏😏😏😏😏😏
@nimoadow2692
@nimoadow2692 Жыл бұрын
Mashaalah
@Muabarakbashiir0
@Muabarakbashiir0 5 ай бұрын
Cajiib
@user-im2ry6nt8b
@user-im2ry6nt8b 10 ай бұрын
Iloveyou
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 Жыл бұрын
🎉 habeenkii fiska iyo London 2023 ❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Legend Xuseen shire ❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉
@user-nq7zj8ov2h
@user-nq7zj8ov2h 10 ай бұрын
Boqorada fanka ❤❤❤❤❤farxiya marna mommy 👩♥💖❤
@sharifam4849
@sharifam4849 Жыл бұрын
Mashaalah Tabaarakalaah xafidulaah
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Жыл бұрын
Fanaaniin baa is heshay
@gacaltube
@gacaltube Жыл бұрын
Mubaarak October 😂😂 away
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 Жыл бұрын
Eesh calaa hees
@fahmed1060
@fahmed1060 Жыл бұрын
Waa sax taladu hill beey rabtaa ❤❤
@shamsohajji1151
@shamsohajji1151 Жыл бұрын
Masha allah walashey mcn farxiyo fiska❤❤
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 Жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌👌
@user-vt3oc8jc7f
@user-vt3oc8jc7f Жыл бұрын
Hees waa dhaaftay
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great woman fisko ❤❤❤❤
@yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170
@yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170 Жыл бұрын
Waxani hees way dhaafte magac halo bixiyo
@hibomoud1565
@hibomoud1565 Жыл бұрын
L'homme qu'il faut a farhia fiska un homme responsable mature ...
@Dhaayow143
@Dhaayow143 11 күн бұрын
Yeah
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
BOQORADA CODKA FARHIA FISKA SOO DHAWOOW 👋🐎🦁🇲🇵🌴🚘🏡🌴🐎
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 Жыл бұрын
Wow funny heeskadheh 🎉🎉
@umalkhayrahmed8980
@umalkhayrahmed8980 Жыл бұрын
Mashallah❤❤❤
@HodonNiisha-tt8ty
@HodonNiisha-tt8ty Жыл бұрын
Faarax murtiile ujeedaa
@hayaathassan1360
@hayaathassan1360 Жыл бұрын
Aroski Farxiyo hargaysa miyuuna ka dhicin
@noah3760
@noah3760 Жыл бұрын
Kaas farxiya fiskinla taagan ma kii ilkayarka ahaa.maha.
@user-tw7ib3db8g
@user-tw7ib3db8g Жыл бұрын
Sax sax sac
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
Is this another marriage or what?? Does anyone know what this is all about?
@NoName-zs1wb
@NoName-zs1wb Жыл бұрын
It’s a welcome back party. She has been through a lot lately including some of her own qabil people threatening her 😢 because of the guy she married. So her friends in London decided to make a party to uplift her spirit.
@faizam523
@faizam523 Жыл бұрын
@NoName-zs1wb Thanks for the info. Whoever threatened her because of her marriage is ignorant!
@magool8581
@magool8581 Жыл бұрын
Is she still married to that guy?😢
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj Жыл бұрын
Gabadha ma wiilki ba so furay
@dekabilanoubah9801
@dekabilanoubah9801 Жыл бұрын
What happened to Faxiyo Fisk ?
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 Жыл бұрын
i think nothing happened to her
@Faris_almali
@Faris_almali Жыл бұрын
Aroos
@netflixfaiza6229
@netflixfaiza6229 Жыл бұрын
I believe that they just want to welcome her back home to UK ❤❤❤
@shugridhayib8924
@shugridhayib8924 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@zuuzaansheikhmohamed2994
@zuuzaansheikhmohamed2994 Жыл бұрын
Warbal ii soo jwb farhiya miyaa la furay
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 Жыл бұрын
Oo fiska xagay jatimi ma kiiyaraa bay ilaa waagii ku maqaneyd
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 Жыл бұрын
Farxiya way mudan tahay wa qof somalinimada kugu qiiman
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
I wonder if he fell in love with Fiske
@samsambarud4376
@samsambarud4376 Жыл бұрын
Subhannah Allah Ur mind seem to little box that cannot bear enough 😅😅😅 No heart and mind of kheyr and positive thoughts
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 Жыл бұрын
@@samsambarud4376 I didn't say anything bad, what's wrong with some people nowadays? Always pessimist
@user-lr7zn3ro2y
@user-lr7zn3ro2y Жыл бұрын
🇬🇧🔥🔥🔥🔥🪐📭📮🇸🇴☪️caadi ma aha haaraha ani📝🌐
@munamohamed6137
@munamohamed6137 Жыл бұрын
Teweeye tasi
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 Жыл бұрын
Haday qof caadiya u egtahay wlle
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Kii yaraa umuu qalmeynin wuu ceebeystay madax coofku ismuu hagaajin jirin belweduna weyka muuqatay Xuseen ayaa uqalma
@user-hv5bp8zu2q
@user-hv5bp8zu2q Жыл бұрын
kaguur midgaha iyo urkooda
@starstar1240
@starstar1240 Жыл бұрын
Ok
@faraxibrahinfarax11-jh8zk
@faraxibrahinfarax11-jh8zk Жыл бұрын
Kasoo guur gaboyaha anaga kuu joogna weeye 🤣🤣🤣🤣🤣
@abdijama5730
@abdijama5730 Жыл бұрын
Ka soo guur ajiga qarmuun ayuu kawadaa
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Oo cad walhy Hees taariiq gashay daaroodku siiba MR CAADI MAAHA
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
Nacada waa waxa dadka uga reebay soomaal 🤔
@nawalhersi4983
@nawalhersi4983 Жыл бұрын
❤️❤️❤️🌹🥰🤲🏽🤲🏽👏🙏🏽🇬🇧🇸🇴❤️
@janogasho2474
@janogasho2474 Жыл бұрын
Heestani jacaylka ahi maxay tahey sawtii laqabay Fiska Aktoobar miyuu kabaxay meesha??
@ifraaxahmedyousuf7254
@ifraaxahmedyousuf7254 Жыл бұрын
Heesta iyadaa loo sameye iyo ninkeeda mubarak
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Ma haduu soo noolaaday ilaa xarmaajo xukunka hayey lama maqleenine xaguu ku jiray haduu bulshadiiku soo noqonayaa miyaa
@SagalMaxamed-gv7lh
@SagalMaxamed-gv7lh Жыл бұрын
Ka amusing dadka xoolo yahay maseyrtay illaahay adoomadiisa isagaa nolol uhayee Fiscal dadkeeda xumeeyay wiil MR ayaa kaga dhaqay wanaag dadyohow dadkooda fiiqda uf uf uf
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
@@SagalMaxamed-gv7lh dhilo ma inaa ku wasaa rabtaa qaxbad yahay
@edbankhalif587
@edbankhalif587 Жыл бұрын
Mansha allaha❤❤❤❤❤❤
@Ahmedhassan-es7vi
@Ahmedhassan-es7vi Жыл бұрын
❤❤❤❤
@QueenQaali-pn6md
@QueenQaali-pn6md Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
XUSEEN SHIRE & HEESTII SULEEKHA SIMAN 2019
5:24
SomaliSwiss
Рет қаралды 44 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 2,7 МЛН
XUSEEN SHIRE | WAXAAD HIBANEYSO JOOJI | 2023 OFFICIAL VIDEO
5:09
Aflaanta Studio
Рет қаралды 715 М.
FARXIYA FISKA HEES JACEYL QORAAL
7:49
ALI DHAANTO
Рет қаралды 736 М.
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 4,5 МЛН
ISMAACIL AARKA| MARKAN DA'DA JIRAY 15 OFFICIAL VIDEO 2023
4:13
FOORYAAYE PRODUCTION
Рет қаралды 2 МЛН
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 12 МЛН
XUSEN SHIRE & LAKI  HAJI WACAYS   XUBI SOO LUG GOAY  2016 HD
8:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 800 М.
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН