Nabi mohamed (NNKH) in lawayneeyo waa mid muslinkoo wajib ku ah in Maalin walba lagu saliyo nabiga scw scw scw scw qof kasta oo mulina qalbigiisa ayuu ku jiraa WA shaqsi ilahay kareemeyay saladeena ayuu cibadadeena ayuu ku jiraa astiqfartena ayuu ku jiraa lkn SU asha tala ayaa ah nabigu scw ma xusin xusana inama odhan asaxapade Ka danbaysayna ma xusin markaa sideed adigu u xusi in sanadkii Malin aad xasuusataa ood xusta ood calaman soo qadato WA qalad because nolasheenaba kama maqna nabigu scw in Malin walba la wayneeyo waa wajib ilahay ina saray qof kasta oo muslina
Dadka u dabaaldego maalinta dhalashada Nabiyada waa dad Muslim ah jacaylka nebiga dartiis u soo banana baxay inay nabiga sharfaan Dembi ma aha. Allah yaclam.
@asmaabukar5946 Жыл бұрын
Nabiga hadaad weyneyneyso Hal bil hakusoo uruurine maalin kasta weynee
@cllaahimaxamed71352 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdilahiabdiyusuf76582 жыл бұрын
nabiga lama caabudayo waa la xusayaa maaha waajib laakiin waa weyneyn laakiin yaan maalin gaar ah laga dhigin
@estahiladam958 Жыл бұрын
Allah haku barakeeyo
@aaminocabdisalan38152 жыл бұрын
Wallahi qad khasarta
@kahilfabdi52532 жыл бұрын
Many
@Roland-m2l3 ай бұрын
Maalinkastana wan kusalina bishan ookale wan kusiu macansana daliil cad oo diidayo ukeena ilmo wahabiyo wa jiranyihin alaha cafiyo.
@abdirahmanfidow81812 жыл бұрын
asc
@cabdinaasiryuusufciise59012 жыл бұрын
Maba ahey inaad ka hadasho ma banaan tahay ama ma banaana sheeq mustafow taas anigaa ka shiiq ah waad ka ilduuftay ee iska dhaaf ka hadalkeeda
@cabdinaasiryuusufciise59012 жыл бұрын
Ilaahey amarkiisa dadkaan culumaan nahay leh oo afarta beyna jaha weerarka ka ah maxaan barigii hore u arki weynay hada intey ka yimaadeen waa yaab kaaga daran meel ala meesha ugu qatarsan yey ku dhaganyihiin oo ay ku murmaayaan mowliid ka waxaa ugudaran ee aan layaabay bisinka laga tagaayo 70sano korbaan udhaafay ayaga ka hor wax bisinkatagaaya ma arkin kaaga daran rasuulka yaa sireystay ayay ku doo daayaan waa yaab hadana waxaa ka daba timid oo aan qaadan waayay bisinka quraanka ka midma aha marka hore waxey aheey waan sireysaneynaa marka dam bana waanba ka tageynaa bisinka quraanka ma ka mid aha haduu magaca ala quraanka ka mid aheeyn yaa kaloo loo nisbeeyo oo kamid ah aniga meeshaas waan ka qoofay ee nin walbow aqli ayaad leedahay ee tasho