Xuuthi O meel xun la maraaya isra & Sawaariiq hor leh| Duqeyn lubnan hada kusocota & Xisbulh & Xeyfa

  Рет қаралды 74,426

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 102
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@AbkowJini
@AbkowJini Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤️
@ari2541
@ari2541 Ай бұрын
Ilaahay hau gargaaro shacbka reer lubnaan iyo reer falastiin 😢🇵🇸🇱🇧🇱🇧
@tamimi1546
@tamimi1546 Ай бұрын
Ninyahow waanu ku daawana wana fahmi kara xaseysiinta lacag baad ku hesha ee lkn inaga yaree inta aanu warkaga daawana iyo waqtigaa heli karno isku miizan fadlan allaha ku barakeeyo mahadsanid
@HafsaGorod
@HafsaGorod Ай бұрын
Iskadhafi wall
@tamimi1546
@tamimi1546 Ай бұрын
@@HafsaGorod isdhaafinta xita waa waqti xafso
@AbkowJini
@AbkowJini Ай бұрын
Scw
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
اللهم انصر إخواننا في لبنان وفي فلسطین یارب
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 Ай бұрын
Laba xayawan ayaa sudan burburiyey allaah ha u gargaaro
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@musaBISHAR
@musaBISHAR Ай бұрын
mashallah islamka haguleysato inshaallahu tacala
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@mohmedkhaliif5639
@mohmedkhaliif5639 Ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@hodanmohamed8024
@hodanmohamed8024 Ай бұрын
S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W S.A.W ❤❤❤❤❤
@safiapepsicali1547
@safiapepsicali1547 Ай бұрын
Allahu agbar
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz Ай бұрын
Allahu akbar alow dhamee yuhuuda
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 Ай бұрын
Salallahu alayhi wasalam
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Thanks 🙏👍
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Imaraad ayaa gubaya Suudaan. Ilaahay ummadda Islaamka ha ka qabto, Soomaaliya haddaan laga saarin Imaraad, taa Suudaan, liibiya iyo yeman ka dhacday ayaa ina sugaysa.
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸❣️❣️ Vladimir Putin respect
@engineercavani5870
@engineercavani5870 Ай бұрын
Wah ilowdi
@ismailhassan8635
@ismailhassan8635 Ай бұрын
Allah akbar
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 Ай бұрын
🇸🇩 Allaah ha u gargaaro
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@IkraamCaday-ms2pn
@IkraamCaday-ms2pn Ай бұрын
سبحان الله العظيم
@fahadcaliahmed8692
@fahadcaliahmed8692 Ай бұрын
Illaahow yahuud qabo
@AbdullahAlio-b2n
@AbdullahAlio-b2n Ай бұрын
Scw scw scw
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Waa aljeriya majirto dawladkale carbed oburburiyasha dawladaha kasohorheda rushna sidas ugawarqabo tan 2aad wasiriya iyadana gacantukuhaya rushku
@MunaAdan-z4z
@MunaAdan-z4z Ай бұрын
Wlhi wana layaabaa xizbullaah ebar baa laga dhigay xasan nasrullah aan ubaqaayaa
@najiibarka7171
@najiibarka7171 Ай бұрын
ShiiCadii Halke KabaxeeN😮
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj Ай бұрын
Good news
@youngsheeno8942
@youngsheeno8942 Ай бұрын
Ustad Cumar albashir Horta xage kudambeeye
@cismaanmaxamed29
@cismaanmaxamed29 Ай бұрын
scw scw scw scw
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 Ай бұрын
Waa sacuudiga
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Aljeria Libya ama sudan majiro wadan carab oo kale
@jamacnoor651
@jamacnoor651 Ай бұрын
Wcs runtii Wan dawdaa waraka dulmi diid❤❤❤❤❤
@axmedmuqtar6326
@axmedmuqtar6326 9 күн бұрын
Sxb tariiqda ku dar wararkaada❤
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk Ай бұрын
Dowladaasi waa masar
@MucaadAbdirahmaan-i7d
@MucaadAbdirahmaan-i7d Ай бұрын
Daawadihii ugu horeeyay😂😂
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 Ай бұрын
Waa sudan
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Waalabo mujrib wajiyadoodu ma nuuraane! Haday kiristan ama yahuud ahaan lahaayeen inta la shirqoolo ayaa loo tarxiili lahaa maxkamada adduunka
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Ай бұрын
Wll wadmahadsanthy
@haaruunyusuf2617
@haaruunyusuf2617 Ай бұрын
Asc sheikh DAWLADA CARBEED EE FASHILISAY INQILAABKII LALA DAMACSANA WAXAN U MALAYNAYA INAY TAHAY ALJEERIYA. walaahu aclam .
@ibrahimethio2314
@ibrahimethio2314 Ай бұрын
dowladaasi waa masar
@user-tp7to3jx8h
@user-tp7to3jx8h Ай бұрын
Wcs
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 Ай бұрын
Wcsm shikhanaa
@NuurAbdirisaq
@NuurAbdirisaq Ай бұрын
Xisbilaah Gantaalaha balaastiga ah ba way haystaane Liddka diyaaradaha ma haystaan Miyaa
@mrsom1620
@mrsom1620 Ай бұрын
Israa.iil ayaa wax gaaray weey ku dhibtaa miyaa waxii xaley dhacay waxaa ku soo koobtay is buurasho
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Dabcan xizbulah waxakuriixaysa gumaystaha dagaaldhulka,ah inulagalo tasna diyarutahay
@SakarieDucaale-en1zc
@SakarieDucaale-en1zc Ай бұрын
Shiikh maxaa usoo gudbin waydey in maanty Natiniyaahu looga tagay golaha qaramada midoobey.
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 Ай бұрын
Shekhow Aad ayaa u dhibsadaa Hayesiinta aad ubadan KZbin na hayeesin ayuu nafta nooga qaday.Waxaa ka codsaneyna Inaa xayeesinta Gadaal mariso mahadsanid ❤
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf Ай бұрын
Dulmi diidow nasrullah maa ladilay mxay tahay akhbaartan naga hubi bl aljazeera soo qoraty
@zakiyaali9192
@zakiyaali9192 Ай бұрын
Xuuthi makaftamo ilaahow soohanuuni
@ahmedsalaad-mx8il
@ahmedsalaad-mx8il Ай бұрын
Aaway dowladii kabad baaday afganbiga mase waa kala hilmaamtay maadaaaa jadwal aa isticmaalin?
@kchanad
@kchanad Ай бұрын
Waxaan layaabanahay reer israaiil waxba kama dhintaan waa wada dhaawac
@RachidAli-h5w
@RachidAli-h5w Ай бұрын
Dawlada carbeed waxaan filayaa in ay masartahay maxaa yeelay waa ninfashilan
@goroddaful5324
@goroddaful5324 Ай бұрын
Waa dawladee afgambiga?
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Warbixinta cashar muhiim ah baa kujirto oo ah duqeyntii weerar kii waxaa kudhawac mey dad cararayo oo isburtey iyo gawari isku dhacdey Wala difacey qaarna melo banan bey kudhacdeen oky wan aqbalney lkn cidii uu xanuun hayo bey utaalaa
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Jawaasiis keliya maaha waxa la shaqeynaya seteliteyka maraykanka oo laga arkayo meesha ay ka soo baxayaan, sabab taas baa keeneysa bomamka mareykankana waa kuwo loogu talogaley in ay dhulka hoostiisa gasrayaan
@DahirAdan-t1j
@DahirAdan-t1j Ай бұрын
Duqeyn waxba lagu keeni waa. Ka badbadiska ka daaa.
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 Ай бұрын
Markasta dhaawaca isbuurashada lkn gantaalada wax ma dhaawacaan ??????
@ArafatTafara-rt6rt
@ArafatTafara-rt6rt Ай бұрын
Away arintii ruushka
@HamseHaji8
@HamseHaji8 Ай бұрын
Warkii ruushku mee
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 Ай бұрын
Sheekh golihii amaanku maxuu kasoo saar kulankii
@Abdi-y3w
@Abdi-y3w Ай бұрын
Waxaan maleeyna aljeriya
@ganimmjj2504
@ganimmjj2504 Ай бұрын
Shiikhoow waa sida ay leedahay isreal shucaac ayaaan ku furaynaaaa waaa sida ay ayagu leeyihiiiin ileeen idaacad kasoowarantaaa majirto kkkkkkkkk
@queenaisha5616
@queenaisha5616 Ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedRobleh-el8ps
@MohamedRobleh-el8ps Ай бұрын
Asw
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Ай бұрын
Xisbulahi waa fashilantay waayo telabiib bay ku harqin waayeen gantaaladooda. Beyruudna wey gubaneysaa
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf Ай бұрын
Ma xanuunsantahay waxa xeyfa lagu xasuuqaya iyo telVi v ma aragtid mda kale telaviv inay lubnaan caml iska furantahay maa umalysaaa
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf Ай бұрын
Xeyfa naftgeeda waa magaalo weyn isreal
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Ай бұрын
H​@@Fahadaxmedyuusuf xutiyinta duqeyey mxa teliviv wx weyn uga dhigaysana
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 Ай бұрын
Dowladdaas waa masar aqliyan ma hubo
@bastinojeylani711
@bastinojeylani711 Ай бұрын
Hadal haan ma buuxiso
@eastafricanpost3784
@eastafricanpost3784 Ай бұрын
Algeria 🇩🇿 miya tolow
@findheofficial621
@findheofficial621 Ай бұрын
Labada nin ee isku haysta suudaan isma dhaamaan gacmahooda ayey kuburburiyeen dalkooda. Labbaduba waxay leeyihiin allaahu akbar muslim mulim kale dilaaya cajiib.
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan Ай бұрын
Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Ай бұрын
.walaahi.waa.murugo.sudaan.alle.hau.gargaaro.kuwii.soomaalida.dumiyay.iskuna.diray.ayaa.suudaan.burburinaya.alle.haka.soo.garo
@axmedwali7463
@axmedwali7463 Ай бұрын
War fulaysanaa ma yuhuudbaa
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Ай бұрын
Hadii inqilaabkaasi ahaa masar putin Allaha masiibo deg dega ku rido! Hadiise aanay masar ahayn habaarkayga waan la laabtay.
@HafsaGorod
@HafsaGorod Ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Sudan casumada qartuum wa2daamood wabigukalaqaybiyo midway umudarman xametatihaystay midnawatan dawlada ok xameti umudarman loguyimid shalay kalabarna lagaqabsaday waliba isagobundadii iskuxiraysay horayujabiyay benshegayaa duligu
@axmedwali7463
@axmedwali7463 Ай бұрын
War fulaysanaa mayuhuudbaa
@DuniaElmi-cu3ze
@DuniaElmi-cu3ze Ай бұрын
DOWLADAS LA AFGAMBI RABAY WAA KUWIT🤐
@seidalimahamud5823
@seidalimahamud5823 Ай бұрын
Waxaas. Waaa. Been sheeQ israil waxey rabtaa ineey bur buriso guryaha shacabka lubnan. Sida Gaza ayey rabtaa eey dhulka dhigto
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 Ай бұрын
Yahuuda wa xasidin waxay Lebanon uu istac malayan 2 kun oo tone boom mel shacab dagenyahay. Lakin falastin ayey wax kaga qadhi wayen, waxan ka ahayn guryo iyo shacabka la layo ka ahayn. Mareykanki ku daldalay hubka, hada diib bu uu xisabtamay waxana ku xiga in iyaga iyo Ukraine dagalka loga baxo !!! 😂
@InaCadaani
@InaCadaani Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@mataan10hasan77xeefow
@mataan10hasan77xeefow Ай бұрын
❤❤❤❤❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤wcs
@omarosman8749
@omarosman8749 Ай бұрын
War heedhe nimanka ina wareeriyay ee jihadka iyo janada. Sida khaldan ooga radiya. Dhiga muslimka. Ee loo yaqan alshabab. Maxay qasa iyo bayrut. Utagi wayay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Yuhuuddii ayaaba islaynaysa oo dagaal sokeeye ayaa ka dhex qarxay .
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
🤣🤣🤣YAHUUUDA QASARAHOODA WEY QARSADAAN WAXAN OGAA GANTAALKII HORE HOUTHIS AY SO TUREEN WAXEY DHAHEEN DHUL BANAN AYU KU DHACAY WAX QASARO AH MA'GEYSAN LAKIN MARDAMBE WAXA LA SOO BANDHIGAY QASARAHA U GEESTAY OO BUUNDO GUBANEYSO, GURYO GUBANAYO, IYO DHUL 15KMS OO GUBANAYO IYO DHAAWAC
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan Ай бұрын
Lubnaan.turki miyaaa geeye daawooyin. Mise waa been
@MuseFarey-g3c
@MuseFarey-g3c Ай бұрын
Wadaadow halwar ayaad ilaashalay nagumashquulin
@abdifatahyaqub8926
@abdifatahyaqub8926 Ай бұрын
You always lie
@Greatnorth483
@Greatnorth483 Ай бұрын
Waxaa laduqeeyey xaruntii xisbullah 4 dabaq ayaa laburburiyey Hasan nasrallah ayaa xarunta Soo gari rabey aan sugno jawaabta xisbullah
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@mohameddeeq8078
@mohameddeeq8078 Ай бұрын
Scw scw scw
@shukriabikar3031
@shukriabikar3031 Ай бұрын
Scw scw scw
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,8 МЛН
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
Random Emoji Beatbox Challenge #beatbox #tiktok
00:47
BeatboxJCOP
Рет қаралды 65 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
Sirta Suuratu Huud | Xalka Mashaakilkaada oodhan insha Allah
14:21
СОБАКА ВЕРНУЛА ТАБАЛАПКИ😱#shorts
00:25
INNA SERG
Рет қаралды 3,8 МЛН