ilahayba ka indha sabaya si gantalku mafculkisa usameyo ilen wa camal eebe rali ka yahay wixi ilahey watana wax hor istagi karana ma jiro...
@calishaakir115 сағат бұрын
WAR SHIICADA AAD SHEEGAYSID WAA MUSLIM SAX AH OO WELIBA DHAAMA KUWA SUNIGA SHEEGTA
@KaltunAbdille14 сағат бұрын
dawlad haday dhisaan suuriya horta yaa ka celinaayo kufaarta yuhuuda ah ee dulmiga badan ee weerarka ku hayo suuriya ee jaaniska ku gaadaysa dulmiga yuhuuda ayaa waxba ka soconayn urdugaankii hawshan suuriya badhi gantalaayayna waxba kama celinaayo booto ayuu wadaa waryaaya odaygu booto badana beenalaha waa munaafaq fulay yuhuud muu ka celiyo suuriya isaga iyo siisi waa isku mid fulaynimada iyo munaafaqnimada. ala idin cadaab