waar naga aamu duliyohow waxun allah ku saarye beenaale ilka dheerow
@axmed87989 күн бұрын
BEENAALE XAGGAY KENYA INNOOGU DHAWDAHAY
@salahthefruad917410 күн бұрын
Sdeer Badda hooyadaaa ma laha e wax kale ka sheekeee. In lagu caayo ayaaa quman. Mou iyo waxan aad ku hadlayaa waaa wasakh.... .Dambiile ina Biixi in la ciqaaaabo ayaaa quman .
@XasanAadan-t6m9 күн бұрын
Waar xuuto siyaasad waxba ka garan mayside iska asmu
@engosmanabdilahiali50569 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia heshiishku marnaba ma dhacayso waana xaaraan maqdac ah. 2.0. Sababtuna waxay tahay aqoonsiga dawladda ethiopia ee sheegeyso waxbana kama jirraan. 3.0. Aqoonsiga waxa bixisa beesha caalamka waxana u qaabilsan United Nations General Assembly oo ka wakiil ah beesha caalamka. 4.0. Dawladda xabashidu aqoonsiga ay sheegtey lama arag oo lama maqal berriga iyo badda lughaya iyo saylac yaan ku qaadanaya. 5.0. Haddaba marna ciddina aqbali mayso inay xabashidu qaadato berriga iyo badda lughaya iyo saylac. 6.0. Aqoonsiga xabashidu waxbaba kama jirraan waana khiyaamo qaranka lagu sameynayo. 7.0. Xuuto marnaba ma dhacayso MoU ethiopia iyo somaliland inuu burburey waxanu raacay muuse biixi cabdi oo khiyamaddii muuse meesha way ka baxday.