YAA KU HELI KARAA HOOYOY KOOXDA HIDDO 2024

  Рет қаралды 248,080

Young Muste

Young Muste

Күн бұрын

Пікірлер: 117
@redwanadem2398
@redwanadem2398 6 ай бұрын
YAA KUNG HELI KARAA HOOYOY 👩‍👧‍👦 MAY ALLAH BLESS OUR MOTHERS LOVE YOU SOMALIA 🇸🇴 FROM ERITREA 🇪🇷
@SadakKoofi
@SadakKoofi 7 ай бұрын
Dadka ilaa hada daawanaayo love saar mama ❤❤
@AMINAAli-pk7ih
@AMINAAli-pk7ih 6 ай бұрын
HOYO waan kujeclahay said i miss you momma Ala Qurba maxa i kene I rather be poor and be with my mom love you HOYO please treat your mothers well ❤️❤️❤️❤️❤️🙏
@updyrahmaan2700
@updyrahmaan2700 4 ай бұрын
❤❤
@AhmedAwale-q9p
@AhmedAwale-q9p 3 ай бұрын
Hoooyo qali Wlhi ma aqan hooyo Jacaylka aan uqabo wax aanku soo koobo wayo hooyoyinken inta nool iyo inta dhimtay allah unaxariisto Hooyo iyada iinool ayaan hadan mar walbo maskaxdayda kusoo dhacdo aan oohin isxamili kariwayaa wayo siii xad dhaaf ah ayan hooyo ujecalahay Hooyo aduun iyo akhiriba rabbi rali haaka noqo amiin amiin Ahmed gold
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 7 ай бұрын
Today June 22, still crying for my mom 5.46pm this morning to now emotional baan noqdey. Ilahey o hooyo unahariso I missed you wlhi
@samiratastic
@samiratastic 6 ай бұрын
😢
@FuadIsmail-v2q
@FuadIsmail-v2q 6 күн бұрын
Sorry everything will be alright
@ahaiban1
@ahaiban1 8 күн бұрын
Waa Hees Hooyo Walba Qiimaheeda & Qaayaheeda Taabaneysa, Allaw Hooyooyinka U Naxariiso Aamiin Aamiin Aamiin!!!.
@GelleMeets
@GelleMeets Жыл бұрын
Hooyooyinka Rabi ha dhowro dhamaantood
@MohamedAwl-sj3bj
@MohamedAwl-sj3bj 8 ай бұрын
Saddex jeer xaq mudan, Hooyo ❤ Ala maxaan kuu xiisey 😢 Alle haku dhawro Hooyo mcn 🤲
@batuulomaxamed-gc3ie
@batuulomaxamed-gc3ie 5 ай бұрын
Heestan hooyo inta laa qirotay is mujiya😢😢😢😢 hooyo mcn inolow inta cimrigaga kaga dhiman
@abubakaraden6073
@abubakaraden6073 10 күн бұрын
I love hooyooyinka soomaaliyeed dhamaantood Allaha danbigooda dhaafo Aammiiiiiiiin❤❤❤❤❤❤
@Amran-z7z
@Amran-z7z 9 күн бұрын
Amin ya rabi Amin ❤❤❤❤Hooy mcn. Ilov you.
@NuradinAli-s5x
@NuradinAli-s5x 16 күн бұрын
I love you mamo mcn Allaha noka dayo
@mohamedabdiumer202
@mohamedabdiumer202 10 ай бұрын
Masha allaah xoga tilman ah weeye lama so koobi karo hoyo
@lol-fq4xf
@lol-fq4xf 7 ай бұрын
Hoyoyankeena allh u naxariisto adun iyo akhiraba kama dharko heestan
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 9 ай бұрын
Hooyo, anoo yar hooyaday dhimatay aabahayna wuu ka horeeyay. Jeeble sigaar ayan noqday, intay noolayd waligay gaajo kuma seexan laakiin markay dhimatay bilaa quraac bilaa qado bilaa casho mararka qaar ALLAH yarxam
@Zurich527
@Zurich527 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@okahmed8846
@okahmed8846 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@KiinAbdulle-dj7oy
@KiinAbdulle-dj7oy 7 ай бұрын
Allah unaxaristo inti dhimatay inta nolne rabi cimri dher iyo cafimad hasiyo insha Allah
@sacdiyaxubi9467
@sacdiyaxubi9467 7 ай бұрын
😢😢😢
@KM-jc5hl
@KM-jc5hl 7 ай бұрын
Sorry wlhi I fill you
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Hooyo mcny Adduunka ayaa ifisaa rabbiyow u naxariiso Hooyo 😢Adduun iyo Aqiro
@raghedanan3959
@raghedanan3959 10 ай бұрын
Maasha Allah Hooyada Koowaad ee Qaranka Soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@raghedanan3959
@raghedanan3959 8 ай бұрын
Cuqdaa iyo Cawradaa hanaga Habaarin Maamada ! Reer Bahal cuqdo kama baxdo.
@YahyeOsman-o2n
@YahyeOsman-o2n 4 ай бұрын
Mom this This is the only love that doesn't change I love you walahi mom
@Siraajshuceb
@Siraajshuceb Ай бұрын
Hoyo mcn allah haku sharfo
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 3 ай бұрын
Hoyo magan Allah markastaba ahow ifka nasib uman helin inan ku arko e janada aya no balan ah
@abdullahimohamed-w5r
@abdullahimohamed-w5r 7 ай бұрын
Love u Hooyo Naxariistii jano allaha kusiiyo
@abdikariimmahamed9229
@abdikariimmahamed9229 5 ай бұрын
Aamiin wllo rabi cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo maamo
@zaimazultan193
@zaimazultan193 Ай бұрын
My biggest dream Waa hooyadey oo awlaadeda mooye cid kle aan mudanen in ayada lasoo muto mooyee Waa hooyadey oo dhabankeedu quruxbadnaado Waa hooyadey oo waxay ubaahato aan hareeraheeda dhigno Waa hooyadey oo dhigeeda usarayso ooufaraxsan Waa hooyadey oo dahab aan ilaa cagaheeda sudhno Waa hooyadey oo dhoolacaden qalbiga ka timi iifaraxda Waa hooyadey oo qanaaco io rajo quruxbadan io indho qurcoon ubadkeeda io dunida ku eegta Waa hooyadey oo waqtiga io waayuhuba usacab tumaan Waa hooyadey oo xoog xoog igu faraxda ina caafimaad qabta Waa hooyadey oo ubadkeeda oogulestey fiirsanaysa lana farxaysa Waa hooyadey oo waayaha io waqtiga io wax walbo dib dhigey io cid walbo dib dhigtey ka guuleysatay Waa hooyadey quruxbadan dulqaad badan samir badan oo aduun io aakhiroba iiguleysatay haa iiguleysatay oo aduunkana guulo io badhaadhe kunoolaatey inta udhiman aakhirona jano fardowsa Hooyo macaan wan kujeclahay alle haikaa daayo Yaa rabi iirumey riyadaa oohooyaday macaan rabiyow hayga dilin ayadoon Hugiii dhaxantaay hooyadeey khadraaay yaakuheli kara Ma aqaano sababtaan ujecleystey inaan qoralkan halkan kuqorto se maalin un inagu guleysanay wan ku aqriyi doona mommy haduu eebe ino rumeeyo Hooyo mcn waan ku jeclahay😢❤
@abdikariimmahamed9229
@abdikariimmahamed9229 5 ай бұрын
Aamiin wllo rabi cimrig❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤a iyo caafimaadkaba haw barakeeyo maamo
@HasanAli-zj5cg
@HasanAli-zj5cg 2 ай бұрын
The mother always wishes her children happiness
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 10 ай бұрын
Hooyo qofkan haysan baa daremaya Hooyo allah kuu naxariso heesta emotion baan nooqdeeye 😰😰hooya waa qali qoofki haysan baa daremaya
@ilyasAli-yn9vh
@ilyasAli-yn9vh 2 ай бұрын
Hooyo waxa tahay iftiinki nolosha an ku nolahay hooyo waxan rajaynaya aduunka farxad igu nolow akhirana ilahay ha inaga yeelo kuwii janada kuwada noolaada hooyo iinolow aabo ilahay kuwa janada ilahay ku casuumo haka yeelo jaarna lanoqda nabigena mahamed scw ilahay haka yeelo aabo macaan xasuustadu igama dhamanayso intan dunidan joogo wanku xiisay aabo balse ilahay aya iga ka jeclaaday aabo ilahay haku naxaristo adiga iyo dhaman walidintaydii dhimatay iyo umada muslimiinta ah ilahay inagana ha inooga daba naxaristo amin yaa rabbal calamiin allahu akbar 😢😢😢😢
@IidlesaidMohamedhasan
@IidlesaidMohamedhasan 8 ай бұрын
Hoyday alle ha unaxriito hestaan way ilamaysiisay wllhi
@omarfaaruqabdi1177
@omarfaaruqabdi1177 7 ай бұрын
Allah haunaxaristo 😢
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 7 ай бұрын
Ax Ax Hugii dhaxantaay yaa ku heli kara Deqsi hodanaay yaa ku heli kara Hufan ceeblaay ya ku heli kara Hirkii dooglaay yaa ku heli kara Hoygii dhaqankaay yaa ku heli kara ❤🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼🤰🏼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼👩‍🍼❤ ku jeciyaa hooyo
@haboonabdi5796
@haboonabdi5796 7 ай бұрын
Ada haba oo hosta galiye yaa ku helikara yaa ku helikara😢😢😢❤
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
illaahoow❤❤❤hooyooy❤❤ku nbdyel❤❤❤aqirana❤❤jannadi❤frdowsa❤al aclaa❤❤hoygaga❤❤❤hakagadhigo❤❤❤ilove❤you❤❤❤🎉🎉🎉❤mamo❤❤
@hassanadan-1766
@hassanadan-1766 7 ай бұрын
Allah ❤hooyo❤ naxariistaada mid aduun iyo aaqiro hakaqadinin🤲🤲🤲
@zamzamaadan3640
@zamzamaadan3640 Ай бұрын
Yaa rbbi hooyoyinkena unaxariso🥺
@MaaidoIbraahim-l5h
@MaaidoIbraahim-l5h 5 күн бұрын
Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto dhamaantooda hooyo yinka
@malaboa591
@malaboa591 Жыл бұрын
MAASHAA ALAAH WAA RUN HOOYOOY YAA KU HELI KARA HUGII DHAXANTAAY.
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 8 ай бұрын
Waa run anigo nin weyna ayaan dateemaya hooya la aanta caruurtaydina waxay noqdeen bilaa hooyo la.aan rajo.. ax ac
@KhaliifAbdiMohamed-cg1uf
@KhaliifAbdiMohamed-cg1uf 7 ай бұрын
😅cçccfđz0 5:54 ÷$0
@kalidmahamed4922
@kalidmahamed4922 6 ай бұрын
Allah u naxaristo hooyada iyo xaskagaba
@naimahussein3911
@naimahussein3911 4 ай бұрын
Walal adhiga iyo caruurtadabo Allah qalbiga ha idhiin qawoojiyo samir iyo iimaan Allah idhinga siiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@salmasaeed6325
@salmasaeed6325 5 ай бұрын
❤hooyo yaaku helikara ilaahayow cimriga udheere 😊amiin ❤
@AxmadLayl-rj6km
@AxmadLayl-rj6km 8 ай бұрын
Alle ha unaxariisto hooyo macaan
@HusseinIbrahim-e2q
@HusseinIbrahim-e2q 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah halkan caasi waalidayn wuu kugacangalay Sidoo kale kuwii hooyadooda dilay Iyo kuwii dhibaatayn jiray hooyadooda Iyo qofkasta hooyo macaan erey xun ay dhibsanaysay dhihi jiray nasiib xumo Lakis waxa fursad ay haystaan kuwa hada unooshahay hooyo macan Dib u eega ka docaysta I.a
@FardoosoCali-h1j
@FardoosoCali-h1j 7 ай бұрын
Allow hooyo ken noday😊❤😢
@ilyasaziza9457
@ilyasaziza9457 2 ай бұрын
Hoyo macan❤❤
@HassanHa-li2xn
@HassanHa-li2xn 8 ай бұрын
Masha Allah hooyo macan
@warsancabdule8631
@warsancabdule8631 2 ай бұрын
Hoyoy ya kuhela kara❤😢😢
@aboubakeryousuf1628
@aboubakeryousuf1628 2 ай бұрын
Hoyo mcn big ❤️
@dowsa...........
@dowsa........... Ай бұрын
Hooyo hoooyo hooyo😢❤
@FartuunJaamac-e8c
@FartuunJaamac-e8c 3 ай бұрын
Hooyo ❤❤❤❤❤❤mcn❤❤❤❤❤❤❤❤
@medomarhabon685
@medomarhabon685 7 ай бұрын
Love you maman ❤
@arfahmathaw1960
@arfahmathaw1960 7 ай бұрын
Hooyoo mcn❤
@xabiibiaxmed1812
@xabiibiaxmed1812 7 ай бұрын
Mama khadijo allaha unaxaristo😢😢
@NasrocabdirisaaqCabdillaahi
@NasrocabdirisaaqCabdillaahi 2 ай бұрын
hooyo mcn
@KhadraxuseenJaamac-gv5zd
@KhadraxuseenJaamac-gv5zd 8 ай бұрын
Hooyo mcn alle ha ku dayo❤❤❤
@AmiroSuleiman
@AmiroSuleiman 4 ай бұрын
Hooyo 😢😢❤❤❤❤
@SowdaSheikhcumar
@SowdaSheikhcumar 6 ай бұрын
Hugi dhaxanta ya ku heli kara Deeqsi hodaney ya ku heli kra Hilki nolosha ya ku heli kraaa❤ Allow hooyoyinken danbogada dhaaf
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 9 ай бұрын
Qamar qurux masha Allah
@shukrihashi5568
@shukrihashi5568 8 ай бұрын
Lucky are those with hoyo please treat them well
@abdikaniibrahim6696
@abdikaniibrahim6696 7 ай бұрын
Thanks alot I will
@alimbaya7013
@alimbaya7013 7 ай бұрын
I believe hoyo mean mother, lucky are those whose mothers are still alive.
@alimbaya7013
@alimbaya7013 7 ай бұрын
​@@abdikaniibrahim6696please take good care of her.
@hamzekhalif2726
@hamzekhalif2726 10 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ keep going mom
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 9 ай бұрын
yaa kuhelli kara hooyooy waa hees qoiro ah
@farxaanbiloow1519
@farxaanbiloow1519 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 ala hooyooy yaa ku heli karaa
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 2 ай бұрын
WA SAHAL ABDI BOULALE OO.JOOGA DEGMADA WEECAA. EE. IISLAA. GOBOLKA CARTAA EE. WADAN KA JAMHUURIYADDA. 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. DJIBOUTI
@GAASHANLE114
@GAASHANLE114 6 ай бұрын
Hal Bowlihiyey Yaa ku He'i Kara 😢
@cabdimacalim3399
@cabdimacalim3399 4 ай бұрын
Masha Allah waxaanku farax sanahay in wali dad afka iyo dhaqankaba aan ka tegin inee jiraan balsa nasiib xumo dhalin badan oo manta joogta inee salaanka ka dhaceen walalyaal diinteena suuban iyo dhaqankeena ayaan waxku nahay
@AlurSheck-wm7gl
@AlurSheck-wm7gl 7 ай бұрын
Hoyooy wan kujecelnahay
@simayelabdiqahardjamac2448
@simayelabdiqahardjamac2448 9 ай бұрын
Ninka shineska hesta mu garanaya ega 3 min 26 seconde markey hestu mereyso halboliyey halboliyey bu yidhi uu la qada hesta firiya😅😅
@FuadIsmail-v2q
@FuadIsmail-v2q 6 күн бұрын
Love all mum's
@SalaadoMaxamed-b7c
@SalaadoMaxamed-b7c 5 ай бұрын
Imiss you mom😢❤
@mahamudcisman4896
@mahamudcisman4896 9 ай бұрын
mn sha allh
@AbduqadirAbduqadir
@AbduqadirAbduqadir 6 ай бұрын
Hooyo yaa ku heli kara😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@OmarIbraahimsiyaad-i3g
@OmarIbraahimsiyaad-i3g 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ya ku heli kara
@Sama-ej6eh
@Sama-ej6eh 10 ай бұрын
Waa sheekadi Siaad Barre 1970 ila 1976ki
@fahima6186
@fahima6186 10 ай бұрын
Masha Allah they sound like the original song 🎵😱😮😮😯heestan ciyaalkii ardayda ineey lahaayen baan mooday😂
@abdulahi-fs7xg
@abdulahi-fs7xg 9 ай бұрын
Maya malahan lakain wey xiddiyen hestaan madhawa 80 meylahaas laqaday umaleynaa
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 ай бұрын
@@abdulahi-fs7xg 80 tameeyada lama qaadin walaal waa dhowr sano ka hor waxaa alifay abwaan Mohamed Xirsi Dhuux oo Xamar jooga. Waxaana qaadey kooxdiisa Hiddo.
@NastehaMuhudin-q3q
@NastehaMuhudin-q3q 4 ай бұрын
Hoyoy yaku helikara
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 5 ай бұрын
Mon Aug 19/8/2024❤❤❤hooyo❤❤
@mustafjabane
@mustafjabane 3 ай бұрын
Hadaa hada daa waneyso love ❤️ saar hooyo🙏
@maymounhmohammed651
@maymounhmohammed651 Жыл бұрын
Hees cajiib ah waaye
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa 9 ай бұрын
Maashaa Allh
@QaasimMaxamed-i3h
@QaasimMaxamed-i3h Жыл бұрын
Inaba caadi ma ahan waa cajiib
@sacdiyaa1
@sacdiyaa1 8 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Hiddenagenda01
@Hiddenagenda01 6 ай бұрын
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XamdiJamacxirsi-sd6pc
@XamdiJamacxirsi-sd6pc 8 ай бұрын
😭😭😭😭😭💔💔💔
@HousseinGagab
@HousseinGagab 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@MuhamedAmin-g5i
@MuhamedAmin-g5i 7 ай бұрын
😢😢😢😢
@libaaxaleertajiifo3211
@libaaxaleertajiifo3211 7 ай бұрын
Maxa mesha ka socda jeyniiska maxa isku keenay heestan islaantanna yeeytahy maxey noo heysaa
@maxamedcali9886
@maxamedcali9886 8 ай бұрын
Hooyo loqadaya maxa waye u jeedada calanka china lo ruxaya
@maryanhassan7477
@maryanhassan7477 8 ай бұрын
How can I set as skiza ?😢
@HilaalMalin
@HilaalMalin Жыл бұрын
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 9 ай бұрын
Maan fahmin ujeedada why Chinese ka meesha ujoogaa calankoodna loo ruxayaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Magacii kooxdii hiddo ee allah ha I naxariistee Hurre walanwal ee Hargeysaa toos loo copy gareeyay. Reer copy cats waligood ma fakaraan
@thegreatnormad3424
@thegreatnormad3424 6 ай бұрын
🇨🇳
@OmmMohamed-k7l
@OmmMohamed-k7l 8 ай бұрын
Hoyoooo
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1,4 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Директордын баласы / қазақша кино 2022
25:18
Киностудия Мейрам
Рет қаралды 172 М.
НЮАНС (смешное видео, юмор, приколы, поржать, смех)
0:59
Натурал Альбертович
Рет қаралды 817 М.