No video

Yaa leh Hubka Caabudwaaq sidee loo qarxiyay Taliye Caydiid Janaale By Dahir Alasow

  Рет қаралды 33,131

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@liicade7629
@liicade7629 Ай бұрын
Allah ku naxariisto sxbkey caydiid maxamed janada allah ka waraabiyo
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
inaalillaahi wa innaa ilyhi rjcn illhey ha unxristo awowe ceydiid wllhi wayab mxalodilayaa haldoorka😢xge losocdaa allaahu akbar illhey ha unxristo Illhow intaxun ee umada goyneyso inaga qabo qaadiroow adigaa awodlehe yrabbii
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto wiilkeena. Doowladaan ciidamadooda ha ka baxaan wiilasheena waayo doowladu waxaa ciidankooda ka buuxa Alshabaab oo Muqtaar Rooboow oo Aabihii Alshabaab inuu maanta wasiir ku noqday dhiigii maatadii uu ku qarxiyay hotel Soomoow iyo Zoobe. Ciidanka ha isaga baxaan saraakiisha Sacad dhulkooda ha difaacdaan
@user-ib5yt5si5o
@user-ib5yt5si5o Ай бұрын
Captain aidid, my cousin Allah Ya Rahma amiin..
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Ай бұрын
Nuur ahmed mooryaaan dadka isbaaro Adaa ah xooloyahoow iska aamus. 🎉🎉🎉 hub aad rabteey inaa dadka ku disho ayaa lagaa soo Qabtey circa ayuu a ku jiraa Reer isbaaro
@hah7064
@hah7064 Ай бұрын
Boqor Daahir Calasow hogaamiye umada wax tar u leh oo masaakiinta quudiya oo hooyooyinka ilmaynaya ilinta ka tira. Magacaaga iyo sharaftaadu waa sida qoraxda oo aan sacabada lagu qarin karin. Cadawgaa ha jabo. From Somaliland.
@WardaXaaji-vy7zh
@WardaXaaji-vy7zh Ай бұрын
Kkk candho aya boqor isu balay
@elhanweera2435
@elhanweera2435 Ай бұрын
Inalilaahu wa ina ilaahay rajucuun,war saraakiisha iyo cidanka ma gaar ba lo ugaadhsanayaa sarkishi wa baabadaye sumxanalaahu
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Ай бұрын
Daahir walal waxa tahay mucaarad see lagu aaminikaraa warkaaga run ahaantiisa
@AbdiNunow-k4g
@AbdiNunow-k4g Ай бұрын
Hg mel ku shega cidanka 14 actobar lagu laye jale siyaad?
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkkkkk dhaqlo kulane jiis malaha adeer habarkintir baa lahaayd hoos u ooya uun
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Reerkan waa gesiyaal qofkasto beelkasto somali ah oo gesinimo laga arko ama wadaninimo wala daba gela halyeeygoda ladila waxaan waa mashruuc somaliyey indhaha filura
@abshirmohamed9935
@abshirmohamed9935 Ай бұрын
Daahirow dadka ma nacas baad u haystaa kulane jiis baa hub soo iibiyey kalay naga dhaadhici
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Hawiye caqligiisa noo sheegayaa kulane wadanka ba ma joogo hubka hawiyaa watay lacagtii wadanka ku soo gateen
@SordaOrganization
@SordaOrganization Ай бұрын
Daahiroow kulane jiis goorma uu ku biiray dowlada xasan sheikh.
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Ай бұрын
Nin ragadhih abdulaahi kulane good boy
@alisha33.
@alisha33. Ай бұрын
Waa runtaa waxaas shabaab ma jiro eedadgaar ah ayaa la leynayaa kuwaas waa hg dowlad idiinma roona qabiilada kalena waa sidaas ee xooggiina ku tashta danahiinna fiirsada
@shariifshaadan6941
@shariifshaadan6941 Ай бұрын
Daahir calasow been badanaa sh yuusuf Ibrahim wlhi baanan ku qabiil ahayn laakin aqoon buuxda baan u leeyahay oo wuxuu ahaa suufiyadii dolow dagaalka Shabaab kasoo bilowday wuxuu qabtay Buuloxaawa garbaharey iyo buurdhuubo kadib buu xamar soo aaday muqtaar roobow hal maalin ciidan oobo noqon taa been baad ku sheegtay wuxuuna ku xadrayn jiray xamar dhexdeeda gedana mar aan safar ahaa saasuu digriga u waday marka sikale u dhig laakin been cad weeyo wlhi warkaadoo dhan anoon qabiil ku difaacayn oo alla igu ogyahay laakin warkaadu been weeyo.
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j Ай бұрын
War daahir xaakim baad isu bedeshay ka haddal hubkii habargadiir laga furtay imissa lacag ku darsatay adigaa ugu cadcadaa reerka
@iskufilan1223
@iskufilan1223 Ай бұрын
Asaga mas sheegayo Daahir walhi wuu ku jiray hubka kala wateeegay😂😂😂😂
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 Ай бұрын
Sidaasey nagu dhameeyeen ilaahey ayaa h.gidir umaqan ayagana waaba lasixray😢😢
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Alaha u naxariisto sarkaalka janada alaha geeyo
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y Ай бұрын
Isugu hadu askeri dowlad yahay muxu dabdamis u hor istagay ilen dabdemis sacad ma lahe shekoy ku nacay
@aliabdi3493
@aliabdi3493 Ай бұрын
Form Abdiwahab
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 Ай бұрын
Caaaac ma idimka yeeetay MOORYAANEEY
@muasasadatowciya8079
@muasasadatowciya8079 Ай бұрын
Daahir maxkamadaada xagee kala soo xiriiraa?
@abdugadirmohamed5627
@abdugadirmohamed5627 Ай бұрын
Labo waa yartahay shan ukala goc
@qabyoninweyn88
@qabyoninweyn88 Ай бұрын
Sida aya u wanagsan shacabka somalia. in shilinka somali lla isticmalo
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 Ай бұрын
Habargidir reey maxaad faa iideen, shalay Ra’iisul Wasaare baad leheedeen maantana maxaad ka heysaan, waa waxba wataas saraakiishiina mid mid loo dilaayo
@HashiAli-cg7ho
@HashiAli-cg7ho Ай бұрын
SULDAN DAAHIR CALASOW ❤❤❤
@cabdiraxmancabdi6152
@cabdiraxmancabdi6152 Ай бұрын
Legend wakusalamy
@uwalshali
@uwalshali Ай бұрын
Waa xaqiiq in taliyaasha iyo saraakisha hg taargad yihiiin waxaana modaa in eeysan ku baraarug saneeen ..
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Ай бұрын
Isaga soo baxa gobolka Shabeelada hoose mxaa Ugu dhimaneysaan !! La idinka rabee !!.
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Ай бұрын
PUNTLAND WAA DAWLAD HAWIYE MIYAA SOO HAWEYSAN KARA AFKEEY KA GARAACAYAAN ADOOMIHII SULDAAN CALI YUUSUF
@aminaawil784
@aminaawil784 Ай бұрын
Been haka sheegin kulanejis wax luga kuma laha ee maydadakaga iskawado damujidiid baa iskaleh shaqan ku malaha kulane
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 Ай бұрын
Nookaadi markaas waN ku fahanaye sxb nabar iyo naxdin noqotayaa bay baay
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Ай бұрын
WEERARO WAA WAYN AYAA KU SOO WAJAHAN HABAR GIDIR IYO ISAAQ WAAR HOOY HA LA DIYAAR GAROOBAAN
@khaliilnourkhaliil209
@khaliilnourkhaliil209 Ай бұрын
Mudane dahir ibtee kadhacdey waa yahay
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Hadalkaaga isagaa is qarxinaya. Marna waxaad leedahay nin hubeer ah ayaa diley hadana waxaad leedahay dabdamiska ayaa loo dilay
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Ай бұрын
Janaala maxaa geeyay mooriyaan mooriyaan dhalay magaca caydiid iyo mooriyaan ma maqli karno
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Asc daahir alasow
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 Ай бұрын
Xasan gurguurte 1 qabri madhaafin oo qaxooti madhaafin oo maras madhaafin hadana waxay maree isbaaro loo dhigto shacabkii masaakiinta ahaay
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Hubkaas waa hubkii dhuusamareeb iyo galinsoor lagu xorayn lahàa,ciddii keentayba ha keenteen,annaku qaniimo ayàan ku helnay,wiilasheennii ayaa u dhintay, Habarkintir hadaba ka sii guura dhuusamareeb.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA KUGU RACSANAHEY BOQORKA IRIR SAMAALE WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Ай бұрын
Allah unaxariisto janada fardows Allah ka waraabiyo 😮😮😮😮 qawaarijta alshabaab duurka laga doonayo gudaha caasimada jogan halaga sifeyo dadka gobalada qabiil we udagaalaman qawaarijta iskama dhicin karaano miyaa ciidanka qaranka somaliyed ya naloga dhaqmenin qawaarijta alshabaab dadka degaamada we hubesan yihiin haiska dhacshan caasimada muqdisho ubaahan amni buuxa
@NuuxAhmed-ih8fz
@NuuxAhmed-ih8fz Ай бұрын
Hawiyow hadi la si dayn wayo hubkana hantida reer cabudwaaq ee muqdisho tala qanimysta qaniyo qaniya ka goysa
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Maraykan kaa sheega Cabdi afkon baa soo gaday iyoliibaan shuluq iyo xasan oo u saxiixay cadayn tii baa lahayaa jabka baad u qarinaysaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HAWIYE WELI MA FAHMIN IN SOMALIDA MARKEY XOROOWDEY IN EYSAN DOWLAD RUNA YELAN O WELIGEED QOF IYO COD WOOD LA GELIN O MARKASTO LOGU SO HA JIRO DHIIG DHAC KUFSI O 34 NIN KASTO XIRTEY GURIGIISA O CANSHUR CIIDAN ISKU DARSAN O HAWIYE KELIYA LOGU SO HA JIRO DHIIG DHAC KUFSI
@maryanwarsame8827
@maryanwarsame8827 Ай бұрын
Kaash ayaa lacagta loo qaadanayaa inshaalaah
@LibanMax-o8y
@LibanMax-o8y Ай бұрын
Aamiin
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j Ай бұрын
Daahir arinta hubka la soo gaday waxbaa ka ogayd waa ku dhacantahay sida wararku sheegayaan maraykanka ku raadinaya
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WASIIRKA MALIYADA ASO DEGANKA LAGA DORTEY CANSHUR KA KENIN SIDU DHULKA HAWIYE UGU SO HA JIRO DHAC IYO DHIIG
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Ай бұрын
HG baa weerar lagu yahay cadowgoodaa badan ayagana iskama dhiifoona
@jamaabduladif155
@jamaabduladif155 Ай бұрын
Waryaa waxaad sheegeyso maleh ee iskaddaa warka beenta ah eeadd faafineyso caada qaatayahow gunka ah!
@mrazizi583
@mrazizi583 Ай бұрын
HAWIYOW XILKA ISKA DHIIBA DOWLAD WAXBO KAMA TAQANAANE 😂😂😂😂
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm Ай бұрын
GUUUUUUUUUUL VIVA DAAROOD GUUUUUUUUUUL MAREEXAAN HUBKII LOO SOO IIBSADAY QYEY QAATEEN HABARDIGIR DUGAAG OOOHIN KKKKKKKKKKK DAWLAD KKKK CAR HASOO GASHO DAWLAD ALSHABAAB WAA LA XASUUQAA XASAN BAKHTI KENYATI U SUJUUDE AYAA HABARDIGIR DHUL LAAWE U SOO IIBISAY HAYE MAREEXAAN AYAA QAATAY MAXAA KA QAADI KARTAAN GARABKOODA WAA DAAROOD VIVA DAAHIR CALASEEY BAROORO
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Ай бұрын
Candho alasow wakhtigisi aya lagarey habiqleyso 😂
@suadabdi5
@suadabdi5 Ай бұрын
Tuug cabdinasur cali adoon iyo xasan sheikh aya keenay liban shuluq aya iyo xasan sheikh aya galmudug ku qabsan raba kulane jees haduu leeyayahay dadkiisu maxay u qaadan oo u boonin xasan sheikh ayaa baryaaya oo leh keena o mareexaan baryaaya
@bilemoha5753
@bilemoha5753 Ай бұрын
Cidaan habargidir adeer waloo tashtay kii farqaadana waa tiirka maxaa soharay x,shkh wuxuu wadaa aarsi waliba dagaalkii afarta bilood ee abgaal iyo habargodir sidaas ayaan u arkaa anigu ra,yyi ahaan asc
@dadir3239
@dadir3239 Ай бұрын
17 million hub jogo helen maraxen
@Abdullahi-k4x
@Abdullahi-k4x Ай бұрын
Garaanka ciidanka dhicidiisa villada ayaa bilaawday
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Dadka xamar ku nool waa 🐂 wixii la rabo qyaa laga samaysanayaa 20 sano ayay qarax ku jiraan is mana waydiiyaan sababta iyo dadkan laynaya?
@maryami2299
@maryami2299 Ай бұрын
Nin baarlamaan ah oo xasan iskufiicnayn yaa siiyay saxiixa dawllada xasan wuu a kasoo horjeedaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
DOROSHO QOF IYO COD WA SHARCI ADUNKA KA JIRA XAFAD KASTO MAGAALO KASTO
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Habargidir sarakishoda iyo cidamadoda kabaxa dowlad majirte intan la idin dhamen
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Caqil walal maihid dacad waxad kasheyso wa naxli rali noqo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
QOF IYO COD AYA SHACABKU RABA ADUNKA KAMA JIRTO KURSI DAD LEYAHEY IN LA GATO O LOGU SO HA JIRO DADKI KURSIGA LAHA DHIIG IYO DHAC
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ADUNKA KAMA DHACDO IN NIN DEGANKI LAGA SO DORTEY IN LO DHIIBO HANTIDA HAWIYE DEGANKIISA
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Ай бұрын
kkkkkkkkkk hantida mahawiyaa leh adeer xamar waa caasimad umada soomaliyeed oodhan baa iskaleh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA CIIL IN BAHAL KASTO O CANSHUR KA KENIN DEGANKIISA USO HA JIRO MUQDISHO E SHACABKA HAWIYE FIQDO DHACO QARAXYO LO DHIGO LAGU GUMADO DHULKOODA
@user-cw2gu4ot1w
@user-cw2gu4ot1w Ай бұрын
Waa kaa dadkii doolada loo dhibtay. Somalida in ay isku diran. Ma saan baa rabtan in Mar kale idin doorano markan nin darood ayaa la doranaya Sidcup uu Somalida u dhax dhigo nabad
@maxamedbare1247
@maxamedbare1247 Ай бұрын
Daahir arinka hubka was la sodaahday Arinka evpluska canshuurta lagu so rogay sidii la rabay ugumaadan hadlin
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Dahirow marki ninsacada shababdisho ama habargidira waxaduradisa bos ama melloraco anjirin dadkahayskuditin munafaqyohow kuwikaficna cadawgidilay badilay tankale marka kiskalagutuhmayo shaqsi habargidira waxadlasoboda shabab badishay iyo baritanbena omarinhababina
@user-rt8hv6wv7e
@user-rt8hv6wv7e Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 Ай бұрын
4.5 iyo qabiil iyo qurun somaliyey maxaad gaarikartaan jaahilin aan nolasha fahmin maanta calaacaleysaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
IS JIRA
@MEl-t5i
@MEl-t5i Ай бұрын
Uurko ka ooynoyaa😂😂
@MEl-t5i
@MEl-t5i Ай бұрын
Uurko ka ooynoyaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
FESAL CALI WARAABE O AMXAARA O CANSHUR NAGU DARSAN WAKA SHIIKH SHARIIF DOWLADISI KU JIREY MARKU YIMID MUQDISHO CALALO AYU WATEY WAKA DHACEY HANTIDI HAWIYE WAKA DABAQYO UGA DHISTEY HARGEYSA
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 Ай бұрын
Dahirow Ticktok ayaa ku wanaagsantahay ee halkaa aad
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz Ай бұрын
Kalay isigey wiliga wad isigen jirtay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WAXA TALIYAAL LAGA DHIGEY DAD ITOPIA GACAN HOORSI UGA SO GALEY O USO HA JIREY DHIIGA MUSLINKA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
QAWARIJ KIRIMINAL DHIIGYACAB BULAACO KASTO ON CANSHUR KA KENIN DEGANKA LAGA SO DORTEY WEXEY USO HA JIRAAN DHIIGA HANTIDA HAWIYE
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j Ай бұрын
Soow adigii hubka ka aamusay
@marianmohamud7917
@marianmohamud7917 Ай бұрын
Maxaa ka faaiden farmaajo soobax mac sonkor bay idinku tahay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
DAD ITOPIA GACAN HOORSI UGA SO GALEY O DIIN LAWEYALA IN CIIDANKA LAGU DARO QALAD AYEY AHEYD
@kadarbaYahye
@kadarbaYahye Ай бұрын
boqor daahir allasow waa kusalaamay
@NuurXasan-st1lu
@NuurXasan-st1lu Ай бұрын
Bacaac
@BashirPlan
@BashirPlan Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz Ай бұрын
Ultimo aniga aya ku dilaayo gayo galku dhalay
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Naa afkaaga samayso naag aan xishoonayn baad tahay kaafirad yahay xun aan edeb la soo barin
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz Ай бұрын
Dahir caliso aman ku wasi donin hoyad wase
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل لأ حوله ولا قوه الا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 Ай бұрын
Naag qooqdaad tahay ee nin naag foolxun oo adoo kala ah rabo raadso Daahir kuma rabo doqon yahay
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 Ай бұрын
@@sucdisiad3316 aniga wax xun ma qorin qofkaas magaciisa xuseen xuseen layiraahdo ayaa waxa xun qoray bas aniga qur ayaan qoray
@XuseenXuseen-gq3qz
@XuseenXuseen-gq3qz Ай бұрын
Yaran tadi San wasi jiray ayan hadan ku wasa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
YURUBTA FEDERAALKA REJEMADA WAXA MALIYADA CIIDAMADA BOLISKA NABAD SUGIDA LO DHIIBA DADKA U BADAN O HANTIDODA TAALO
Amniga Muqdisho oo faraha ka baxay
1:11
Dahir Alasow
Рет қаралды 3,2 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 56 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 10 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
Halista cusub - Sirdoonka Somaliland iyo Ethiopia ?
4:01
Dahir Alasow
Рет қаралды 7 М.
TOOS:- WARARKA KNN 29 08 2024
KNN
Рет қаралды
Xogta Dahir Alasow,xalay Xeebta Liido  Wasiir iyo Taliye
11:27
Dahir Alasow
Рет қаралды 48 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 56 МЛН