YAA SIRXEY PRINCESS ISTAHIL WAXBADAN WARAYSIGAN KU OGOOW

  Рет қаралды 32,976

Princess Istaahil

Princess Istaahil

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@laylajama6084
@laylajama6084 2 жыл бұрын
Mshaa Alllh waa gabar wanaagsn illhey Caafimaad waara ha ku siiyo iyo wx kastoo aad hamineysid Amiiin
@zahroabdullaahi5264
@zahroabdullaahi5264 2 жыл бұрын
Soomali waa dad qosol miirana kulaha depression baa ku haya sixir ma jiro ma gaalo bey is moodeen saw dad islama maha nabigena la sixray scw axaadiis badan baa rasuulku noogu sheegay in ishu jirto quraanka lagu shegay sixirka isha jinka intaba
@fahimacilmi3577
@fahimacilmi3577 2 жыл бұрын
Illaahay haku xiftiyo qli xaasid wuu jiraa illaahay u hanaga qabto wixii cadow ah ❤️
@nimcoxasan1587
@nimcoxasan1587 2 жыл бұрын
m.a istahil fanaanad Ann tageero keep going ilaahay cafimad tamanahaku siiyo
@farahali8816
@farahali8816 2 жыл бұрын
Allaha ku xafido isha xaasidka iyo ta jinka ha kaa badbaadsho
@princessgacal3678
@princessgacal3678 2 жыл бұрын
Princess istaahil abyo mcn rabi caafimad buuxa haku siiyo ❤️❤️🤲🤲
@ayanadan7920
@ayanadan7920 2 жыл бұрын
Abayo qisadada maa sifican nola wadagtid iyo dhibatoyinka kasogaray walhi wan dareemay inaad xanunsatay waayo waagii hore ayan kutageerijiray kadib wan kuwayay adigo lugu aroosay aa igu kaadambeysay kadib ayaan ku arkay adigo muqaaal ahaan isbadalay
@Udgon
@Udgon 2 жыл бұрын
Subhaana allaah allaah hakaa qabto waxii shar kugu wada inader qaaali♥️
@sagalsalah4182
@sagalsalah4182 Жыл бұрын
Wllo horta illahy ha ku caafiyo waxn kugula talinlaha horta fankan ka bax cibaadada rabi badi istaqfarta iyo saliga nabiga carabkga bar group ka qisas dikir la idhahdo ku biir inanta suhur guuled la idhahdo la xidhiidh Caafimat waara ayaan ku rajaynya🙏
@fadilahossein6278
@fadilahossein6278 2 жыл бұрын
Istahil quruxey Alle cafimadki uu kuu soo celiyey allah haa kuu siyadiyo inti waxa fashay allah kaa jari adigana wanag kugu badili inshallah Waan kuu soo salamaya tagero from djibouti ♥️
@jaisajxbdjxbss411
@jaisajxbdjxbss411 2 жыл бұрын
FANAANAD AAN JECLAHAY MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY DHIB KUMA TUSO XAJIGEGA IYO CARUURTADA ALLEY HAKU BARAKIYO FARXAD KU NOLADA ♥ ❤ 💖
@nasracookmaster8449
@nasracookmaster8449 2 жыл бұрын
Wooooooooow Manshallah codkeeda abayo balayada ishod alaha kaduwo
@fafumomahamed4205
@fafumomahamed4205 2 жыл бұрын
illaahay Haku cafiyo wllo Somali wax ba isuma qudho wlhi Allah shar koda ha ku mojiyo
@Lildrippy0m
@Lildrippy0m 2 жыл бұрын
Maalinkii ay xanuusatay ayaan waxaan idhi gabadhan xaasid baa helay Ilaahay amarkiisa waatan afkeeda ka sheegaysa. Waxaan markasta uga sheki qabay gabadh fanaanada oo had iyo jeer ku dayan jiratay oo gaadhi la ahayd.
@najiibkaraama
@najiibkaraama 2 жыл бұрын
M.Allah Boqorada codka princess istaahil Guulayso Faanadena meshadina kasii soco 🇸🇴🇾🇪💙❤️
@faizaahmed5729
@faizaahmed5729 2 жыл бұрын
Allh kaa madoobeyo fanaka abyo Allh na ku caafiyo
@mohamedmiiris4279
@mohamedmiiris4279 2 жыл бұрын
Asxaapey plz igu soo duceeya gabar aan asxaapnahy marna walashey oo kle ah marna aan daris nahy ayaa sidaan oo kle la yeelay igu soo duceeya in rapi cfmd taam ah siiyo oo xanunka ey maree dampi dhaaf uga dhigo anagana shartoda allh hanaga qabto istaahiley abyo adna rapi haku cafiyo
@abdullahibeezaani8246
@abdullahibeezaani8246 2 жыл бұрын
Princess istaahol masha Allaah wll Allaha cadowga kaa qabto
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 жыл бұрын
Princess istahiley mcney samidaaa ahaye hal hees oo wacan iso qaad sxpey
@saskianuur6062
@saskianuur6062 2 жыл бұрын
Isku qiiso baa nahay wlhi istahil 2016 kii markan dawanayay inaan yar o qurux badan bey aheyd muqaal ahaan wey is badashay aniga sidaso kale inigi o gabadh yara ban halmar is badalay o folxumaday 4 sano kadib ban ogaday in sixirkas ley sameyay wlhi waa yaab dadka xasiidka allahaa naga qabto
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Amen abyo
@amiraali6641
@amiraali6641 2 жыл бұрын
Wlhi waa xanun aniga la mid ban ahy mudo 5year kdb ba ogaday inuu aha sixir il xasid ilaa hda wan la dhibanhy alx alle hanaga haayo allow ina ilaali
@saskianuur6062
@saskianuur6062 2 жыл бұрын
@@amiraali6641 abayo halken kala so xariira alle haa ina cafiyo aduunki waa xumaday hada
@haniyeyali3184
@haniyeyali3184 2 жыл бұрын
@@amiraali6641 sc abaayo qoraalka arkay Ina la dhiban tahay adiga Horta isku arki quraanka aniga mudo xanuunsanaa Marki wax yar quraan la i saaro waa roonaada hadana meeaheeyda ku noqda Marki damba anaa bilaabay Ina is cilaajoyo markaas afiicnaade adiga quraanka aqriso biyo tahliil ku aqriso subixi cab subixi adoo baahan timirta sucuudiga laga keeno cun adoo baahan saliid saytuun quraan ku aqriso korka marso allaha ku caafiyo sister
@amiraali6641
@amiraali6641 2 жыл бұрын
@@haniyeyali3184 mahadsanid hunno wan sameya alle ha ii aqbalo
@raxmonuur4574
@raxmonuur4574 Жыл бұрын
Wllshey mcn Allah haku Xafido inbadan 🥲🥰
@hanyaswan1817
@hanyaswan1817 2 жыл бұрын
Prinssece habibiti I love cod Macaan mashllh nollow ❤❤❤❤💙💙💙👍👍
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 2 жыл бұрын
Wan ka xumahay wll alle haku cafiyo
@Poqran7
@Poqran7 2 жыл бұрын
Allah cfimad tamam haku siiyoh walshen xasidkii waxa kuu geeysty asiga manta kaga dambeyo xanunka
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 2 жыл бұрын
Allah haa caafiyo ina adeer
@shucebshugri4218
@shucebshugri4218 2 жыл бұрын
Wll quruxeey alle hakucaafiyo waxaad tahay qofqaali nagutahay
@hodanahmed5426
@hodanahmed5426 Жыл бұрын
ilhayban kugu dhariye ilaso hadal wllo istaahil isku xanuun ban nahay hargaysa Mar walba wan imada jigjiga plzz ilaso.hadal wllo iso jwb
@hanaloulahanadjama4285
@hanaloulahanadjama4285 2 жыл бұрын
Istahil walaal Allah haku cafiyo macaan Walleh somalidu way xumatay .
@dhawrsanmohamed3980
@dhawrsanmohamed3980 2 жыл бұрын
Dee haaaye muusik baad nafta nagag jarten maxaanu dhagaysana
@fugasima658
@fugasima658 2 жыл бұрын
Princess tagero buxda wan dhagaysta from holland salan qaliya
@fatxiabdilaahi1466
@fatxiabdilaahi1466 2 жыл бұрын
Walashay waa Ku salaamay wanan Ku tagera
@hassannorshow31
@hassannorshow31 2 жыл бұрын
Waa tahay queen hore usoco walaal
@xafsaxupi1118
@xafsaxupi1118 2 жыл бұрын
Wllshy ilahay aya kulaa jiraa my Queen gulayso cadowga ha jabo
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 2 жыл бұрын
Prince istalhil wa u xiisnay codkaagi mcnka bdna prince istahil ia com bck Wlcome sis🖤🔥
@PrincessNajah
@PrincessNajah 2 жыл бұрын
Abaayo allaha ku caafiyo😥🥺
@xushmocali5229
@xushmocali5229 2 жыл бұрын
Alle haku caafiyo abaayo
@aminaahmedabdullahiaminaah1477
@aminaahmedabdullahiaminaah1477 2 жыл бұрын
Fanaandaynaa princess istahil hore oo suco hapo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Mashallah hambalyo istaahil qof Dagan mashallah
@princesszohachannel8356
@princesszohachannel8356 2 жыл бұрын
Allha ku caafiyo huno
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 жыл бұрын
Abyo I gave you subscribe long time..wish you cafimad
@shukricali2573
@shukricali2573 2 жыл бұрын
Masha allaah qaali keep going
@hawraarkabe1595
@hawraarkabe1595 2 жыл бұрын
Istahiil waa fananad jiirta waxaan uu ahay tagerro buuxa waxaan ku haya walahi hees la idha nacaabka xiiqsan oo laxankeda wadata ee isoo qabo wll
@xaliimomaxamed209
@xaliimomaxamed209 2 жыл бұрын
Masha alah
@farhiaabdiazizali3757
@farhiaabdiazizali3757 Жыл бұрын
Asc wlaashay istaahil,waxaan daawaday qisadaada waxaana ka dheehday wax badan waxaan badaiya noloshaada ka ahaa daawade waayo waxaan ahaa taageerahaaga barigaad fanaanada ka ahayd jigjiga lkn waxaan arka inay noloshda isbedeshay abaayo aduunka wa imtixaan ilaahay haka dulqaadk waxaad dreemyso lkn abaayo waxana kugu la talinya inaad quraan badan isasaarto cilaaj gasho ,is cilaaj to ,quraan badan isasaar ilaahay nolosha wuu kuu sahlaya iyo caafaimadkaaga
@muhuboibrahim6990
@muhuboibrahim6990 2 жыл бұрын
mar hore ayaanba saarnay istahil waa wataa ani tagere lanbar wan ayaan ahay
@zariza897
@zariza897 2 жыл бұрын
Allaha kuugu wado cafmaadka Fanka hadad ka baxdo wa khayr Alle kula doortay wax dhaama allaha idin asturo
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
Alle hakaa qabto xaasidiinta
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Ilaahaygi ku caafiyay baa mahad leh, waa kaa walwali jiray marki aan muddo ku waayo waxan is dhihi jiray tolow sey noqottay? cid aan kaa waraystana ma aqoonin marki aan arkay adigoo caafimaadayna aad ban ugu farxay maasha Allah
@ilhaanabdirahman3135
@ilhaanabdirahman3135 2 жыл бұрын
Aamiin
@ifrahhassan6763
@ifrahhassan6763 2 жыл бұрын
Alle ha ku cafiyo byo hda xnn tabanayso. Dhbka alle ha dulqado abyo adna fanka io macsida ka dhex bax
@Fowzia69
@Fowzia69 2 жыл бұрын
SOMALI SIXIR AYAA KA SOO HARAY EE ALLE KU XIRNOW WAXBA KAMA QAADAAYO MAR WALBA SALAADA IYO WAYSADA HAYSO OO AALE BARI WAAD KA BOGSAN WAADNA ISKA XIJAAABI KARTAAAA OO AH SALAADA 247 HAYSO SIS
@simangurey8416
@simangurey8416 2 жыл бұрын
Mnzhllh mushtaqdayda iyo fananad istahil
@aminaahmedabdullahiaminaah1477
@aminaahmedabdullahiaminaah1477 2 жыл бұрын
Hore oo suco hapo istaahil cafimad taam ah ku rajin hayah
@mohamedabdullahi8069
@mohamedabdullahi8069 2 жыл бұрын
Noolow princess istahil
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Allah hakaa qabto wixii xaasid kugu ah walaal istaahiley.
@hanyaswan1817
@hanyaswan1817 2 жыл бұрын
Prinssece habibiti quruxya sorry ❤❤❤❤❤❤❤nollow
@ayaanaden5501
@ayaanaden5501 Жыл бұрын
Marwalbo Sawirkaga Arko Waan Kuduceyaa Quraanka basso Waliba Albaqaraa mcn horay Usoco
@fabu2526
@fabu2526 2 жыл бұрын
Walee gabadhaan shaki kuma jiro on il iyo sxirba lala helay.
@cabdiraxmaanabaadircali9208
@cabdiraxmaanabaadircali9208 2 жыл бұрын
xidigtii ugu codka macaan gabadh marka la yidhaado somali state soo dhawow walashay
@raqiyosheikh2161
@raqiyosheikh2161 2 жыл бұрын
Alha kucafiyo
@halwoali5532
@halwoali5532 2 жыл бұрын
Hashac abaayo depressure unbaa ku haye ee caadi iska dhig
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
Waxsba so depression ma lahan inu Ilahey u kashifay lagayaba
@bilandahirosman2538
@bilandahirosman2538 2 жыл бұрын
Ilahey Haku cafiyo abyo
@shamisibrahim9451
@shamisibrahim9451 2 жыл бұрын
Sorry abayo walahi waa . Kaxumahay waxa lauga what the did to you princess istaahill love ❤ you heestinada
@dekoomar3076
@dekoomar3076 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@xamdamagool5443
@xamdamagool5443 Жыл бұрын
Quruxey waxn jecla n lah Wllo inad maso boqato burco kugu so dhawynaya
@muniramandekh2006
@muniramandekh2006 Жыл бұрын
Dad badan o gurigoda sixir laaga so saray waxa kamid aha calamadihi kaso muqday barar ad u farabadan in u koray ilahay hana ka hayo in tu hayana ha cafiyo
@najaaxnalka5741
@najaaxnalka5741 2 жыл бұрын
Xasidka ALLAHA naga qabto wan islahaa
@maaidaaragsan1197
@maaidaaragsan1197 2 жыл бұрын
Codbaa kugu dhan yarka wn sii jeclaanayaa
@1234581806
@1234581806 2 жыл бұрын
I don't believe you couldn't get me you and ppl u where sendimg me u muss me get lese human
@Somalitiktok-fc7uw
@Somalitiktok-fc7uw 2 жыл бұрын
Abyo illah dartii ban ku jclhy
@cabdikhadarmaxamedxasan1167
@cabdikhadarmaxamedxasan1167 2 жыл бұрын
MY sister istahil cadawgaa u noloow runtii wagii 2015 16 ila 18 ad ku dhagay san jiray wixi intaa ka dambeyay waa lagu wayay soryy sis cid wax isku ogol ma iirto keep going sis
@ayanomar2852
@ayanomar2852 2 жыл бұрын
KZbin keda ayaa ku marti galinee mase ayada marti uu tahay
@HamdaDahir78
@HamdaDahir78 Жыл бұрын
Xanunkaas hadu kugu dhaco cidna kuma dareemi karto wlh hada dadka usheegti waxa lagu oran waad walantahay marka xanunkaas wa laga qarsadaa wayo cidna kuma daremyso wlh
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 жыл бұрын
Hdu fankaga gabis kuyimi Ilahba ku jecele isaga bax
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН