Yaab! Turki O nagu mana sheeganaaya| kala cararaay ayaa ka dhacday eliboorki talabib| sheego cusub a

  Рет қаралды 21,565

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@DulmiDiid
@DulmiDiid 5 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/...​
@wiilkummandos4086
@wiilkummandos4086 Сағат бұрын
WhatsApp number ima shaqenayo wll key
@wiilkummandos4086
@wiilkummandos4086 Сағат бұрын
Noso dhig bio ga
@wiilkummandos4086
@wiilkummandos4086 Сағат бұрын
Channel ka
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 4 сағат бұрын
Yaahuu xasan sheikh waa daciif Yaahuu sheikhow khayr allaha ku siiyo
@chefimsa
@chefimsa 4 сағат бұрын
Sheekhoow Maasha alllah tabaarakallah aad iyo aad ayaad umadsantahay sida aad aqbaaraadka nala soo wadaageysid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbucubaydaDiin
@AbucubaydaDiin 3 сағат бұрын
Mash allah xaamas guul am so happy cid maxabiis ah laso day mayo waayo haka baxaan qasa is kamil ah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 сағат бұрын
Turkey 🇹🇷 ayada lee ku jabeyso haday isleedahay somalia 🇸🇴 waa baahantahay ayada ayaanba kasii qanisanahay masha allaah Alxmdullilaah ❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 сағат бұрын
Allahu Akbar Yahuuda Allaha ku Rido jab iyo Rucbi iyo Ar gagax
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 сағат бұрын
0:08 WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
@rijaalpoi9901
@rijaalpoi9901 2 сағат бұрын
I.a waa ka baxenaa ustat
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 2 сағат бұрын
✌🏻calamad guusha 🎉🎉🎉🎉reer faalsadiin
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 Сағат бұрын
Wcs masha Allaha shiq guuul guuul ❤❤❤❤❤❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 26 минут бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@linklion1274
@linklion1274 4 сағат бұрын
Turkey Waa Tuugo ... Xasan sheekh .. ayaan Sandareero Lasiiyay
@Caliya7
@Caliya7 4 сағат бұрын
Allaahu Akbar, koofi xun Allaah kalacarar iyo kurbo haku rido.
@afrahap4406
@afrahap4406 4 сағат бұрын
Yamntu waa geesiyaal❤❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 сағат бұрын
in Turkiga Nagu mana sheegato xassan sheekh ayaa sababteeda leh Markiisii Horaba Dantiisa ayuu ka Dhex arkaaye Wax walibana Dantiisa ayuu ka dhex arkaya Cadowga waa Noo jabiyey Allaha Jabiye isaga
@casalasal6466
@casalasal6466 Сағат бұрын
Aamiin
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 сағат бұрын
Allaha Natuso Yahuuda oo Hoogtey oo baa ba day
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 сағат бұрын
Wcs wr wbt Sheekhena Xasbunallaah Wanicmal wakiil, thnk U Sheekhena
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 сағат бұрын
Waan ogaay awalba in ay qiyaano iyo beenta hay dagaalkaa joojineynaa gaza waan ka soo baxaynaa ee dabkii ayey ka baqayeen LA ka kacay illaahaw kusoo cili dabkii iyo dabeyshii si ay kugu soo laabtaan udhahaan gaza ayaan dagaalka ka joojineynaa insha allaah 😢
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 4 сағат бұрын
إرفع رأسك فوق انت صومالي حر Madaxaaga kor uqaad waxad thy somali xor ah
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 2 сағат бұрын
😂😂😂😂 somali xaro mahan
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k 2 сағат бұрын
@ismahaanfaarah9893 ani xor aan ahy
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 2 сағат бұрын
Masha allah sheikh turkiiga wuxu arkeey madax calooshud u shaqeystayal aan ilahey ka cabsaneyniin wa ayaan daro
@Naciimo433
@Naciimo433 4 сағат бұрын
Taas shaki kama taagna inagaa jilicsan lkn waynu ka bixin insha allaaah
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 Сағат бұрын
Waa run labada mas'uul midba Jilcan oo damiir laawe ah,!!! Waana Xasan munaafaq iyo Beeshiisa o taariikhda u ga- galeysa 1) bililiqeysiga iyo bur-burinta dalka iyo 2) iibin ta baddena, iyo gadashada Hantida danta Guud.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 сағат бұрын
Cadowga kan ugu xun oo maanta aduunyada jooga waa Yahuud iyo marekaan
@ahmedyare8622
@ahmedyare8622 50 минут бұрын
Xasan sheikh waa lagu qasbay in u laheshiiyo Ethiopian , si uhelo bilada🎉🏆🏆 madaxwenahen nabada somaliya , Turkiya waa awooda kaliya Somaliya ay kutagantahay Xasan wa qasbayahay waxba madiidkaro xita hadii ladho somaliya odhan ino saxiix lacag iyo hadyado qaado qalin ku kudugayaa waliga asago qosol iyo ixtiraam Weyn sinaayo. Allow Somaliya badbaadi dulkeda sanayadaan sosocda waloyabaa All
@SahalAbdirahmanMohamed
@SahalAbdirahmanMohamed 3 сағат бұрын
Y saabsan guud 😢😢🎉🎉🎉😂❤
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 5 сағат бұрын
Allow ugargaar muslimiinta meel kasto ay joogaan
@ahmedhamza5926
@ahmedhamza5926 2 сағат бұрын
🤔🤯😎 Sheq md adiga nafta waad dadalaysaa ee dhinaca fiican kafiiri aqii sababtana umadayna jahliga ayaa 😳🤲 kubadan kodi aqonta leh xataa waa munafiqiin ❗❗❗
@sunniic
@sunniic 4 сағат бұрын
Turki somali waa bahdilay aad iyo aad
@abdirisaqabdulahi6194
@abdirisaqabdulahi6194 Сағат бұрын
AWWW markuu la heshiiyo ARMENIA TURKIGA ayaan la heshiineynaa Ethipia NEVER WILL HAVE A AGREEMENT WITH XABASHO
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 37 минут бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@nuraxasanxusen2256
@nuraxasanxusen2256 2 сағат бұрын
Sheekhow anagaa jilcan hadii aan nahay somali
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui 7 минут бұрын
Somaliyeey ILAHAY qani bu ka dhigay ee itiobianka qajonaya shidalkaga inuna turkigu fara'ugaliin badeenana ka ceeriya 🫨💪👍
@MohamedaadanHassan-nr7ti
@MohamedaadanHassan-nr7ti 3 сағат бұрын
Waler wree nagu dhacday allla soonaaluyrey😮😢😢
@kautharabdikadir9237
@kautharabdikadir9237 2 сағат бұрын
Somalia will be free inshaallah
@maalahmed1008
@maalahmed1008 4 сағат бұрын
Wcs ❤🎉
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 4 сағат бұрын
Ma gaalada in ay na heshiisiiyaan baad ka jecleed viva Türkiye
@Suldan34
@Suldan34 2 сағат бұрын
Viva turkiye ku haay indhaha isku haysata wlhi walal boob aya lagugu hayaa iyo bahdil.. amar aya lagugu heshisiyay iyo awoodshegasho wanag ma ahan
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 3 сағат бұрын
Somalia dadkeeda ayaa difaacanaya ,horena u difaacanayay,iminka difaacnaya xabashiyina way ogtahay.
@ragemohamed3843
@ragemohamed3843 2 сағат бұрын
Turkiga magac buu ku raadsanayey arinkan akiin waa waxaan soconeyn.bahdilka uu nagu sameynayo turkiga aniga maan aamineyn turkiga odagan ardogaan nin fiican maahan sida muuqata lakiindadku waankala ra yi duwan yihiin
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 сағат бұрын
Dulmidiidoow waa Ku sallaamay maalin wanaagsan lakiin waxaan Ku leehay sahuuniyada iyo maraykan waxay sheegaan waa wax sal iyo Baar lahayn 10 hadii lagadilo waxay yidhaahdaan 1 baa nagadhintay 100 hadii lagadilo waxay yidhaahdaan 10 baa lanaga dilaaya miyaadan ogayn waxay gantaala Ku dhacaaya ee ay leedihiin 3 qof ayaa cararkii Ku cawirmay buuqii mawax aqliga galaaya matahay balse waxaan sugnaana waa xamaas oo guulaysata insha allaah waxaan jogaa jabuuti
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 3 сағат бұрын
Waliba waa wax na samaynaya dibad iyo gudaba 😢😢
@gureey3185
@gureey3185 3 сағат бұрын
Heesta aan yutuubka ku arkay fanaaniinta ma kala aqaan,miraheeda waxaa ka mida in heshiiska turkiya uu ka daranyahay kii baarliin heestaas munkarba ha ahaado laakiin macna wayn ayay xambaarsantahay meel dheer hala gaarsiiyo fadan afka turkiga halagu turjumo
@haa8793
@haa8793 2 сағат бұрын
Musiga halagasaro melfog halgarsiyo wa raayi fican
@Amaar21
@Amaar21 4 сағат бұрын
Anaga maanan ogoleen awalba M.d isagaa utagy
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 2 сағат бұрын
Xassaney Qodleey waxan u heysane niin siyaasada fahmeeya lakiin wuxu lakulmeey abey waa niin sirdoonka kasu shqeyn jirey u laba wajiiley ah turkiiga waa daneysta weyn waaye haddana etobiiya u gacan lLeyashey somaluya Guud ayuu ku riidey wa sido u raabey waaye runti madaxdena dad dhisan siyaasad ihaan majirto allah nu kalmeeyo wadankena allah badbaadiiyo
@QamiisoAxmed
@QamiisoAxmed 3 сағат бұрын
Scw scw scw
@AbdiqaniCiise-f3f
@AbdiqaniCiise-f3f 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:32 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 Сағат бұрын
ASC SHEEQ DULMI DIID SHEEKADA SIDAA MA AHAN WAA MR H SH M KU KALI AH
@karrimuse7043
@karrimuse7043 Сағат бұрын
OO❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇻🇮🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶🫶🫶👍👍👍👍👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲
@clapz3217
@clapz3217 3 сағат бұрын
enagaa daciifa oo aqlibadan laheyn madaxdeena ayaa sidaa ah
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 3 сағат бұрын
TURKI WUXUU YAQAAN DADKA BAHAN SUU UHESHIISIIYO OO MADAWEYNAHEENAA LA LAALUUSHEY BADEENINA WAA LABIXIYEY
@husseinhassan7110
@husseinhassan7110 21 минут бұрын
Sheeqow ma aadan qadaranin codsigeyga oo ahaa short xayeysiis oo muhimadeeda tahay in la fahmo
@Suldan34
@Suldan34 3 сағат бұрын
Xassan aya itobia la heshiyay anaga lama heshin
@ru.storytimeanimation3103
@ru.storytimeanimation3103 Сағат бұрын
😢😢😢😢😢
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 Сағат бұрын
Airport dheh nin dhan oo wariye ah oo aan aqoon airport Ceeeb weeye eliboor ma aha sxb
@sahroali1196
@sahroali1196 4 сағат бұрын
Turkiy.waa.naqayaantay.lkn.nin.diciif.ah Ayaa.hogaamiyinoonoqday
@QamiisoAxmed
@QamiisoAxmed 3 сағат бұрын
Wcs
@Xalimo421
@Xalimo421 Сағат бұрын
Biyo gacmahaaga looga dhergaa.Dad an tashaneyn, fekereeyn,Kala yaaca, ooyin,iyo Ciil, Ceeb, Calool xumo joogto ah, waxad ku fiican tihiin in Dadyoow kale idiin gumeeystaan😢
@ahmedhamza5926
@ahmedhamza5926 2 сағат бұрын
🤔🤯 scww sheqow turkiga maudidantahay inuu xaliyay arinta somaliya iyo ithopia sababto ah somaliya ayagaba wax isuqurin, turkigana abalka uu gashtay yanan lailobin inkastoo Somaliya ay jizaar yihiin ixsana lahayn inlosubiyo guul ayaan u arkaa inuu kufano wax qabadkiisa gaal xun ayaa idinku bashalo sikasto ❗❗❗
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 Сағат бұрын
Xasan waa tuug turki dan somaliyeed ka shaqayn maayo dalkana inaga leh ee ha laayska saaro turki somaliya weligeed waay jirtay waanay taqaana sida loo noolado kacdoon shacab ayaa loo baahanyayay
@0marabdi209
@0marabdi209 3 сағат бұрын
Somali iyo Ethiopia way kuqasbantahay ineey modoob aan
@SagalM-y3e
@SagalM-y3e Сағат бұрын
Because we have indeed the cheap and cheapest political system and ignorant politicians who have no clue what they’re doing or not interest whatsoever about anything other than their own personal interests that’s why!!!
@Qureysh-f8j
@Qureysh-f8j Сағат бұрын
İxtiraam maleh dadka xita qofa iskaka caaynayo ku aqoon waalidka awoowga wala is ka dilaa dhulka la dhaca. cadaalad maleh maxkamad ma leh qanuun maleh dadka shacabka ine is ixtiraaman maleh dulmiga wa meel kasta ilmaha ku dhiban wax barsho asasga xita free mahan cafimad haku sheegin warkisa wax wa qaali dowlad wax ee faro gelineyso ee umad u qabaneyso la yaabanahy wacyi galin shacabed leh
@axmedbashiir8088
@axmedbashiir8088 4 сағат бұрын
@ubhahmedhalane1764
@ubhahmedhalane1764 3 сағат бұрын
Somali anaga bina adam manihin xayawaana manan garin meelna ma haysano
@sunniic
@sunniic 4 сағат бұрын
Somali buu duleyey turki
@maandeeqmaankauroon1278
@maandeeqmaankauroon1278 Сағат бұрын
Nin yahow Tooshka aad mar walba Turkiga ku heyso iskadaa Somalia oo la gu duugay Qabriga ayuu kasoo saaray e Cadaw intuu cuni lahaana Cali ha beesteento
@foxtrotmc.
@foxtrotmc. 3 сағат бұрын
Moryaan/wasiir fiqi ayaa sheegay in dulqaaadkeena / yacni tabar darida Somalia ay ku aqbaleeb heshiiska badda looga qaadanaayo 😂😂 Ee fasir kale uma baahna
@salaadoabdilwahid9242
@salaadoabdilwahid9242 3 сағат бұрын
Waxaa xaqiq ah in madaxwenaha la aamusiyay si ay noqotaba maxaayeelay waxan arkeenay in xushmad daro loladhaq mayey si lef ah urdugan xusul kurixayey xasan abiyana ay sheeko kadhaxeysay
@lilhsn9758
@lilhsn9758 2 сағат бұрын
Sheekhoow Somali iska ilow 10:59
@abdulhassan8563
@abdulhassan8563 2 сағат бұрын
Wax qiibrad iyo tala iyo tusale maraabo madaxweynahena waa dad asiiga waato nacaam leeya ah aaya buuxan
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 Сағат бұрын
Waa cadahay soomaliya baa daciif ahayd oo waxkasta aqbashay oon haba yaraatee waxba ku xirin heshiiskas aan ka ahayn soomaali oo more tha 60 sano ka hor xoriyad qaadatay in maanta soomali xoriyadooda ethiopia qirto inay ilaaliso. What shame for the president who accept that logic!
@Tooni4321
@Tooni4321 4 сағат бұрын
Shekho xaysis badna 😂😂😂
@abdiMMjama
@abdiMMjama 2 сағат бұрын
Somali habaar baa ku dhacay qabyaalad ah, farmaajo oo somali qabkedii kor u qaadayna waa lagu kacay, xasan sheekh oo aan dawladnimo ehelba u ahayna way sareen, waliba inkaar haku habsatee waxaa waxa ka masuul ahaa Siciid deni 😢😢😢😢
@haa8793
@haa8793 2 сағат бұрын
Rergalbed sidey wax kuxukuman waayo not habaar divid and rule kalaqeybi nabad eysan helin ee kor kaxukun
@Qureysh-f8j
@Qureysh-f8j Сағат бұрын
Qofku hadusan asiga kor isku qaadin o is sharfin cid kor u qaadi karo ama sharfi karto majirto. madaxweynha asiga laga raba inu noqo nin dad iyo dalba matalo o sharafta iyi heybad leh o wax walba qaadan. koleey nasiib xumo lee arkana Somalia ilahey Hano Hgaajiyo aniga madax u qalanta iyo dad u qalma toona uma jeedo somalia 😢
@AdamHassan-te7ic
@AdamHassan-te7ic 3 сағат бұрын
Sheekhow negative lee miyaa ahaanee been miyaa intuu turkey sheegey waa sax
@sunniic
@sunniic 4 сағат бұрын
Turki maxuu somali u qabta?
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 2 сағат бұрын
wadanka mooryaan baa qabsatay oo aay ka arkeen
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 3 сағат бұрын
Barlamanaka Somaliya Xiilka aa ka qaadane Hassan cheick Mahamoud, Qiyaano Qaraan bu sameyey.
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 3 сағат бұрын
Xamar dad la qasbo ma joogo Mareekan kuwi jiidaayay baa ku nool ee kuleel ka jooji meel baa ku bultee
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 3 сағат бұрын
dhibco turki tirsanayso ayaa ka hadleysa ee maka fakartey laba dal oo dariska ku dhowaa dagaal toos ah in ka dhoco hadii wada hadal nabad ay islaqaateen ku kala badbaadey micna kulamalaha miyaa oo noo sii dheertahay inagoo somali wada ah in aan dagaalano anagu isku jabno Alhamdulillah maysan dhicin idanka Allah ma dhici doonto sabteedana Erdogan ayaa ku amaanan
@hibbocadey7719
@hibbocadey7719 Сағат бұрын
😂😂😂
@AbdiBotan-c6e
@AbdiBotan-c6e 3 сағат бұрын
Turkigu wadanta wadankiisa ayuu ka hormarinayaa wax walba Jabuuti Sow Soomaali ma aha ma aday kuu dansysaa ??? Waddan kale oo shisheeye ma sugin wanaag Soomaaliyana Alaa u maqan
@rahmaosman7946
@rahmaosman7946 3 сағат бұрын
Viva Türkiye
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 сағат бұрын
Turkey shot us in the back? Turkey iyo Xasan sheikh Somalia dhabarka ayay ka toogten, Ethiopia ayaa ku guulaysatay, anagana Soamalina Waa khasaray😡😭.
@CataniaCatania-y1c
@CataniaCatania-y1c 4 сағат бұрын
Somali iyo Itopia dagaalo wey dhexmareen hadana siyaad bare waa la heshiyey iydoo dhibtii aan la iloobin wadanka waa la keenay ciidamadooda somali ayaa keentay waaban isla joognaa daris ayaanahay nabad in la ahaado oo la heshiiyo danta ayaa ku jirta laakiin sirta aadlooga ilaaliyo ayaa muhiim ah
@LailaEbrahim-p5g
@LailaEbrahim-p5g 3 сағат бұрын
Hhhh shaki miyaa kaaga jiro iney Soomaaliya daciif ay tahay,,, itoobiya waxaa ka daran jawaasiita qabaa'ilada qaar oo ad rabin runta inaad u sheegto,,,,,,, ...
@callidheere2600
@callidheere2600 4 сағат бұрын
Xasan shiiq madax weyn ka fiican somaaliya maheli doonto lkn dadbaa Qabiil ahaan u diidan
@abdirizaksalat
@abdirizaksalat 4 сағат бұрын
Laax aya thy waa adiga kuheysit maxadweyn kfcn majiro adiga daheysit moxo wadanka uu qabtey adigo qabiil qalbiga kaga jiira laax yaho 😡
@LailaEbrahim-p5g
@LailaEbrahim-p5g 3 сағат бұрын
🎉🎉
@AbdiqaniCiise-f3f
@AbdiqaniCiise-f3f 2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kzbin.info/www/bejne/n6XMmmCmqbBqn5osi=6FrFWdSkAQ4gfyPB❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 0:19 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NaxwahaafSoomaaliga
@NaxwahaafSoomaaliga 3 сағат бұрын
MARWO LA QABO OO NIN KALE 6-CARUUR AH U DHASHAY | MARKHAATIGA NOOL
25:38
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 722
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
{تعاشب شاي}(2053) لبنان.. و عهد جديد.. مش جديد..
12:52