YAAB WIIL LAKULMAY 3 GABDHOD OO JACELKISA HORE AH Pt15 EX1

  Рет қаралды 285,042

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#SUBSCRIBE #LIKE #SHARE

Пікірлер: 1 200
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺
@shamsomacalin4174
@shamsomacalin4174 2 жыл бұрын
Been mahin wlhi alah na hanuuniyo 😰🤲🤲
@maryamoruun1532
@maryamoruun1532 2 жыл бұрын
Mashalah sax
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 2 жыл бұрын
Wlhi wa runta zxb dabeecadaha xunxun salaad la'anta Aya aaba u ah
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Sax 👍🏽
@hodanigal1289
@hodanigal1289 2 жыл бұрын
Maansh alaah 😍
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 2 жыл бұрын
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@khaalidcabdibudul8716
@khaalidcabdibudul8716 2 жыл бұрын
Salalaahu Caleyhi wasalam
@ayanmohamed5115
@ayanmohamed5115 2 жыл бұрын
Scw
@Hanayy2005
@Hanayy2005 2 жыл бұрын
Scw
@Abdishukriqorane
@Abdishukriqorane 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
@umanajmo6684
@umanajmo6684 2 жыл бұрын
Scw scw scw. Scw. Scw
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 2 жыл бұрын
Naaag adag weeye maasha allaah doqonka way iska celisay✌️🤷
@ahmedmohamud696
@ahmedmohamud696 2 жыл бұрын
Kan doqon waye
@abdullahimohamed1005
@abdullahimohamed1005 2 жыл бұрын
@@ahmedmohamud696 maseer lee miya kaa kinay hadalkas bro 😃😃😃😃
@abdullahimohamed1005
@abdullahimohamed1005 2 жыл бұрын
hahahahahaha absoultly🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@DekoWaris
@DekoWaris 2 жыл бұрын
Qofku waba xoolo caadi ah kwrn lkn wey iska celisay naag ayey ku banaanthy
@reermugugaxmed4114
@reermugugaxmed4114 2 жыл бұрын
Yes sax
@princessrumiin5649
@princessrumiin5649 2 жыл бұрын
Ridwanow cwa saad ujogtay ruux qafiifay bad nokenty😂😂ex laga raac faan kadhig ayu islaha balse naag adag ba heshay allow tano kle nobadi dumarka ooyaba nacay strong girl am proud of you sooooooooooooo much😂😁😎
@kOKOBULLE-tis5
@kOKOBULLE-tis5 2 жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🥺☝️
@ayanmohamed5115
@ayanmohamed5115 2 жыл бұрын
Scw
@iloveyouallahalhamdulillah4742
@iloveyouallahalhamdulillah4742 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryamaabdikadir7029
@maryamaabdikadir7029 2 жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasallam
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 2 жыл бұрын
Scw Wcs Scw
@abubakarkarama1362
@abubakarkarama1362 2 жыл бұрын
Scw
@maanka-p
@maanka-p 2 жыл бұрын
The best person most knowledge and most shey Allah created is our prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@LaaskaMedia
@LaaskaMedia 2 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@feisalyare3452
@feisalyare3452 2 жыл бұрын
Salalaahu caalayxi wasalam
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@turabiabokar7535
@turabiabokar7535 2 жыл бұрын
Scw scw
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 2 жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 2 жыл бұрын
quruxley abayo mansh allah sah gabar an isu adkayn nin ma iska celiso allah ha ku xafido ilasho sharaftad io tanfamiligaga 💛💛🥰🙏
@moha_walaalka6807
@moha_walaalka6807 2 жыл бұрын
Kan waa zero wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 main points uu Qofta ugu wacay xitaa ma Yaqaan 😂😂😂mid legend ah baa heshay
@najmoahmad1002
@najmoahmad1002 2 жыл бұрын
Dhaa dhaan dhan sidaan loo galaa 😀lax waa lax
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
😂😂😂
@NawalSalah-e6l
@NawalSalah-e6l Жыл бұрын
Dha dhaminta San aa kuficnnn wallhi😂😂😂😂
@ustaadsaqaawe8498
@ustaadsaqaawe8498 2 жыл бұрын
Wlhi gabadha waan wataa wey karbaashtay wlhi wiilka gabdhaha oo dhan haddii ay sidaan wada ahaan lahaayeen wey fiicnaan lahayd. 🤣🤣🤣
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 2 жыл бұрын
Sax walleee
@mubaarikjamaalmowliid3264
@mubaarikjamaalmowliid3264 2 жыл бұрын
Aduu inaad noqoto isku day quruxeey
@ibrahims7601
@ibrahims7601 2 жыл бұрын
Gbdha xaliye Baa Dhalay Kulhaa Am not here To hurt You
@anisamohamud3324
@anisamohamud3324 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Wlhi taasi ayaa been ilhn 🥰
@reermugugaxmed4114
@reermugugaxmed4114 2 жыл бұрын
Waa run
@mahamudlaki1145
@mahamudlaki1145 2 жыл бұрын
ilaahy danbiga ha kuu dhafo hadaad ku saliso nabi muhhamed scw
@edilupdy6438
@edilupdy6438 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahabohassan8951
@dahabohassan8951 2 жыл бұрын
Nag nool gobey saas ka raba nag adag faraxa iska ilaaliya gabdho congratulations sister ad adegaga gabar nimo I’m so happy wlhi gabar saan cml ah ❤❤
@caasha93
@caasha93 2 жыл бұрын
Bisinka 😳 kan maxa kaqaldan ex kii ayu siqaldan ufahmay lkn gabadha aya Masha Allah gabadh aqli badan ah horay usoco ✊ qaali cadowgaaga hau jabin
@lulmohamed2579
@lulmohamed2579 2 жыл бұрын
She is inteligent & strong woman masha Allah... she red him in and out and her heart could not accept bcoz not all men are sensible.
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙 na iso dheh walal mahadsanid
@reermugugaxmed4114
@reermugugaxmed4114 2 жыл бұрын
💘❤💖💕💗💙💜💚💛
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Allah Akbar ♥️
@saredobileh758
@saredobileh758 Жыл бұрын
​@@aabkarinyusuf1657❤
@samraana143
@samraana143 2 жыл бұрын
OMG Absulately doqeyga matihid What's one i want wow Gabdhaha somaliyed warkoda hacadeytano qof aan idin qalmin haysku qasbina👌
@adandybala9420
@adandybala9420 2 жыл бұрын
What a strong and intelligent woman. She knows her quality and understands what mens run for.Kudoz siz 🥰😊
@abdilahimawlid9105
@abdilahimawlid9105 2 жыл бұрын
Gabadh hal mar aan kulanaa Ani ahaan ex bay ii tahay ku teh ex ba ma garanayo waxay tahay malaha 😀😀 Dhar magaalo waa la gashadaa lkn dhal magaalo sida lagu noqdaa adag gabadhani 💯 way kaa caqli badan tahay markay ku aragtay inaanad dookheeda ahayn sida ay iyadu sheegtay ayay xidhiidh kiina walal nimo usii waday wayna ku saxan tahay👋 qac dii la sheegi jiray baa ka yeedhay wiilkan wlhi hadalkii bay ka soo xidhay 😃
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
Runtii nin adag ma aha waqti ayuu iga lumiyay intaan daawaday.bal kuwa kale ee uu sheegina aan fiirino kkk
@sucaadsalam
@sucaadsalam 2 жыл бұрын
Hhhh😂😂😂😂dhabta kahada shaya kana waxa uu wadaah waa xirirka isha kafarta cml😂wali maan fahmina dhankeega siduu gabarta ku noqday ex keedii
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 2 жыл бұрын
Wara niinka maxa ka qaldan
@bintijaamac1680
@bintijaamac1680 2 жыл бұрын
Kkk
@abdihassan4785
@abdihassan4785 2 жыл бұрын
@@ayanmohmed510 Ayaaney!!! horaanbaan u yaabnay !!!
@leaderkumaando5232
@leaderkumaando5232 2 жыл бұрын
Ku sali nebigenii mohamed salalaahu calayhi wasalam 🥰💞💝 Wll qaali ii soo duceya Allah ii rumeyo rajadeyda
@umanajmo6684
@umanajmo6684 2 жыл бұрын
Scw scw scw. Scw
@edilupdy6438
@edilupdy6438 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@bakarhaara5790
@bakarhaara5790 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 Ninka Ha Lugu Qoslo Walalayaal😂🤣🤣🤣🤣🤣
@zainababdulkadirmoalim339
@zainababdulkadirmoalim339 2 жыл бұрын
Kan nin mahane wlhi wa reer badiya Afare kal bu ka hadaly wlhi afkag isku xirtayr doqon yahow
@bakarhaara5790
@bakarhaara5790 2 жыл бұрын
@@zainababdulkadirmoalim339 Anuu Hadalkiisa Midh Kama Fahmin Wlhi Extedi Uunban Ka Fahmay🤣🤣
@deeqadeeqa-bb1gn
@deeqadeeqa-bb1gn 2 жыл бұрын
Waa wax lagu qoslo 🤣🤣🤣🤣
@hudacarab6643
@hudacarab6643 2 жыл бұрын
Wlhi wd iga qoslisey 🤣🤣
@bakarhaara5790
@bakarhaara5790 2 жыл бұрын
@@hudacarab6643 Anine Wiilkaa Iga Qosliye Walahi😅
@mukhtarmahat4131
@mukhtarmahat4131 2 жыл бұрын
Welcome to Kanairo bro ( Nairobi) That's pure definition of character development 😂😂😂😂 Know the difference between a friendship and a love. You can't just say all people (girls) you meet are your EX 😜🤣🤣
@binthassan3577
@binthassan3577 2 жыл бұрын
Exactly 😂😂😂😂
@Nana1998a
@Nana1998a 2 жыл бұрын
Aki 😭
@Abdifatahyare008
@Abdifatahyare008 2 жыл бұрын
Hhhhh sure
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
Absolutely he is judging him self as a big player 😢😢😢 how many ex’s . Please don’t count mutual friend as your ex . don’t bring up unless she asks you like have you ever had any relationship? Politely say yes unfortunately it didn’t work. Ex 1 ex 2 ex 3😱
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 2 жыл бұрын
The guy has just wasted another golden opportunity to express his feelings to her for the second time instead of forcing his own agendas and beating around the push😁🤣🤷‍♂️
@Amiira96
@Amiira96 2 жыл бұрын
Team single wax hala barto hala shaqeysto walidka halaga duceysto hana loo duceyo
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe please isar
@asmoabdi9921
@asmoabdi9921 2 жыл бұрын
Noo bilaaw 😁😁
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Yaa jecel nabi moxamed scw scw in uu kusaliyo scw scw scw
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 2 жыл бұрын
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@edilupdy6438
@edilupdy6438 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillerage8683
@abdillerage8683 2 жыл бұрын
This was his chance to express his feelings but he is wasting it with blame games. She is so real and honest, she must be from wajir😂
@zakariagelle1684
@zakariagelle1684 2 жыл бұрын
Yh she is from wajir🤣🤣🤣🤣
@zakariagelle1684
@zakariagelle1684 2 жыл бұрын
Yh she is from wajir🤣🤣🤣🤣
@zumazuma2785
@zumazuma2785 Жыл бұрын
Rer wjr ismujia😅
@abdinoorahmedbuzuri9521
@abdinoorahmedbuzuri9521 2 жыл бұрын
Mnsha Allah what a wonderful she's wlhi? May Allah bless her, Any man who marrys her has got more than women.
@abdalleabdirizak5182
@abdalleabdirizak5182 2 жыл бұрын
Hadaad maqli jirtaY Qac baa ka yeertay xariifkan qalbiga bash qacna waa ka yeertay😂😂😂😂
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe please isar
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Absolutely 💯💯👍 Kkkkkkkkkkkkkk
@qeysmedia2793
@qeysmedia2793 2 жыл бұрын
hhh emational Damage😂 xariifkan asaga mesha iskeenay asanaka isqalay reer beediye waaxid xaqiiq waye gabdhaas way kujeclaatay lkn adi dhan inta lagu aqriye geerigana lagula gadiye xabadan kubashaala isdhahayse lkn asaga lagu bashalaay tan Naag adag waye wlhi😂
@maslahmagafe9318
@maslahmagafe9318 2 жыл бұрын
Hhhhh aado weyn horaa loo dhahay God sireed ha qodin hdaa qodana ha dheereyn inaa ku dhici doontid ma ogid🤣🤣
@ahmedhirye2973
@ahmedhirye2973 2 жыл бұрын
Walahay waa runtaa waa reer badiye waana nacebeyey
@mursalmaxamed282
@mursalmaxamed282 2 жыл бұрын
Wlh naag adag 🤣
@sakiibro899
@sakiibro899 2 жыл бұрын
Walahi dhulka ayay la jartay fariid weyan iska biyo biyeyso ayuu islaha hhhhh
@rahmomohmed1881
@rahmomohmed1881 Жыл бұрын
​@@sakiibro899😂
@Naftainaapdiqaaliq
@Naftainaapdiqaaliq 2 жыл бұрын
Aniga dadka qalbiga kama jabiyo Samiira Gabadh Adag😅😂keep going abyo❤❤
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Mansha Allah Absolutely 💯💯👍 Thanks
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 2 жыл бұрын
Gabdhaan way qalbi wanaagsantahy guulayso abaayo
@munoibrahin42
@munoibrahin42 2 жыл бұрын
Haaa mashallh
@sulthansuhith
@sulthansuhith 2 жыл бұрын
This guy series waaye wallahi, ninkaan xaaladuhu inay jeexjeexaan udhiman ama nolosha cashar ma siin wali 😂😂😂
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky please subscribe isar
@fardowsosuldan6649
@fardowsosuldan6649 2 жыл бұрын
Marka tahy gabar wax baratay Nin waxu ku shegayo malaha xalad waliba you are going to be a queen😍
@saacidinho9330
@saacidinho9330 2 жыл бұрын
English maa waxbarasho Moooda waa luuqad un🤣
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 2 жыл бұрын
Walhi waa fariid naag adag👍👍👍👍👍👍
@majolayusufnondota3624
@majolayusufnondota3624 2 жыл бұрын
😂😂😂😂 war kan xoola sanaaa dankalaan usocotaa Nin dhegalaa wax maqal ...... Waa Laga reeye guulso Samira ❤️💕
@ubaxaden2485
@ubaxaden2485 2 жыл бұрын
Nin wax faido😂eh malahan gabdow waa iiga talo nin ha aminina wallhi
@dagnnashoonline
@dagnnashoonline 2 жыл бұрын
Afartan jirta hablaha ha waalin
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 2 жыл бұрын
@@dagnnashoonline 50 jirkaw hablaha ha lugoon waa lagugu qasaaray
@adanali171
@adanali171 2 жыл бұрын
Nin laantis noolaw hee
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 2 жыл бұрын
@@adanali171 ma oxygen & biyo miyaa marka la noolaan karin urayaw candho madaw
@dagnnashoonline
@dagnnashoonline 2 жыл бұрын
@@amalcabdiqadir338 waad I yareesay ee intaas Wan ka wenahy anyway dada an sheegay inad jidho shagi Kumar Jiro ilen waad ka caroootay
@hamidajamac1894
@hamidajamac1894 2 жыл бұрын
Finally a girl with sense🎉🎉
@cabdiyoxasan
@cabdiyoxasan 2 жыл бұрын
Say mashallah 🙌
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Reer Baadiye Damacsanaa Faraxumeyn iyo Sharaf dil Balse Asaga Labahdilay Ayaa Arkayaa Asagaaba Isgafaya Hadaladiisa Cajiib Gabadhu Waa Geesiyad Buuxda 💯 💯
@queenraqiyo1153
@queenraqiyo1153 2 жыл бұрын
Kan jacl iska dhafe wlltimo xita uma qalmo wlhi wax jira mahn lkin samiro abyo guliso waxd tahay gabdh jirta
@a.mofficialchannel1888
@a.mofficialchannel1888 2 жыл бұрын
Ridhwan, this guy looks stressed and frustrated and he is still into the lady but doesn't wanna came out fo real. 🤣🤣🤣🤣
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wlky subscribe isar
@ZeroToHero2023
@ZeroToHero2023 2 жыл бұрын
Literally he thought meeting up with him,exchanging contacts and conversing through phone calls with her,the girl has fallen for him.This kid needs to grow up.
@fartunomar2528
@fartunomar2528 2 жыл бұрын
Absolutely, you right walhi he needs to learn what does relationship mean? Loool😂
@fartunomar2528
@fartunomar2528 2 жыл бұрын
Absolutely, you right walhi he needs to learn what does relationship mean? Loool😂
@cabdiyoxasan
@cabdiyoxasan 2 жыл бұрын
Exactly bro 😂😭
@deqaomar4680
@deqaomar4680 2 жыл бұрын
Euww typical fob the way he licks his lips is sending ughh gives me the heebie jeebiez
@mustafejiinje8771
@mustafejiinje8771 Жыл бұрын
​@@fartunomar2528 sis you have not seen beast we fuck and go. leave the young boyz
@umalkhayrmukhtaar9748
@umalkhayrmukhtaar9748 2 жыл бұрын
Still he don’t know the main reason that he calling her 😂😂
@Kamalvlogs10
@Kamalvlogs10 2 жыл бұрын
War kan neefka ah gabdhaha ka caqli badan ridwaan raga ogu doqonsan xage kaso aruurisaa yahu gabar bu kuleyahay waad iga heshay somaaha xata hadi ay ka heshay gabar somali kuma oraneeso waan ka helay doqon yahow
@ugaasscousin8
@ugaasscousin8 2 жыл бұрын
6:33 Markan Is Baranay Kahelitan ayaa imaaday ?😂 wait 10:50 Anigu Kaamaba Helin Kulahaa 😂 12:29 Anigu Gabadhan Halmar LaKuLmo Ex ayay iiTahy😂 MuKuLaaL MiYaa🙄 15:36 #Gabadha Buuga Ex Yada HaYgu QoRan Walalaw😂😂 17:50 #Wiilka Maba aaaminsani walaltinimada😂
@Hanadden
@Hanadden 2 жыл бұрын
Somalis there only problem is they don't their time,if this man thinks about financial and goals to be succed then getting a woman not a girl he would be better 1000% than this boy shame 🫢😡
@hooyoasho7989
@hooyoasho7989 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@hapzaquruxhapzaqurux
@hapzaquruxhapzaqurux 2 жыл бұрын
Hhh bisinka
@samiaahmed1983
@samiaahmed1983 2 жыл бұрын
hhhhhhhh wa yab
@mrssonho5696
@mrssonho5696 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 2 жыл бұрын
Hdii macqul Thhay soo qor scw🥰
@shukrixuseen2823
@shukrixuseen2823 10 ай бұрын
Sala Allahu caleyhi wasalam sala Allahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@HaniyaQurux
@HaniyaQurux 2 ай бұрын
Scw❤
@abdiwahabdagane9338
@abdiwahabdagane9338 2 жыл бұрын
The lady from wjr walow 😅😅😅 mugan nagtan bari fog dalateee🤣🤣🤣
@saboonahajji48
@saboonahajji48 2 жыл бұрын
Wallai she is strong keep going sister
@shukrianour1734
@shukrianour1734 2 жыл бұрын
way iska celisey walahi wa naag adaag. sas isaga celi nimanka shaxariyiyntaha
@quruxsan70
@quruxsan70 2 жыл бұрын
Mansha allah samideydii Isha baxarkaa samira magac cajib wadataay waliga haliciiin
@sucdimohamud3475
@sucdimohamud3475 2 жыл бұрын
Ayyyy legemed ayaa heshay wlhii waa anoo kle tan jecliyaa in saas loogu raaxeesto ragga😂😂😂jah
@CaishaCaishahussein
@CaishaCaishahussein 2 жыл бұрын
Jah
@ayaanmowlid4932
@ayaanmowlid4932 2 жыл бұрын
Aar kani hablaha ka qabta wa nef cadiye isago hdalna garanaYn ayuu mesha matatac laso fadhin kara😂😂😂
@qureysh6434
@qureysh6434 2 жыл бұрын
Hhhh
@ekraamsuleyman3236
@ekraamsuleyman3236 2 жыл бұрын
Libaaxad yakhey inanta wa dadkaygi Mansha allh ❤😂
@cabdidaahircabdi4844
@cabdidaahircabdi4844 2 жыл бұрын
Masha alah wlshy qaliga ah wan kuwataa ina adeer waxad tahay gabar adag mashaa alaah wlshy ilahay haku xafidu wlshy lkn inta nolol shaada kadhiman is adgey
@AlComedyy
@AlComedyy 2 жыл бұрын
Ridwan man keeps laughing 😂🤣legend
@fadumamacalinmukhtaar6183
@fadumamacalinmukhtaar6183 2 жыл бұрын
Ridhwan waxas shaqadiis ma ahan
@fosiyocabduqadircilmi7013
@fosiyocabduqadircilmi7013 2 жыл бұрын
Alaaa Ninaaa war gebdhow Aqli Yeesha Nin waaa Nin
@ac7495
@ac7495 2 жыл бұрын
Ridwaan legend aa tahay horey u soco lkn waxan JiLLiin ee ii la egyihiin
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 2 жыл бұрын
War ninkaan gabadha wuu jecel yahay hadana wuu is adeeynaa miskiin (❤️ gesiyad weeye gabadh) 👍👌❤️🏆
@drshappy6032
@drshappy6032 2 жыл бұрын
Strong women waan ku wata👏
@samara573
@samara573 2 жыл бұрын
Gabadhu markey waxbaratay wey ka muuqaneysa masha allah she is strong gril💪🧕
@Siman-01
@Siman-01 2 жыл бұрын
We are proud of her, MashaAllah.
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 2 жыл бұрын
Gabadhii aa halmar kulano Ex bay ii tahay kulahaa yaaap🤣😂 Strong women keep going sister😍👸
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700
@halimarjisaakalaahuqeyran.6700 2 жыл бұрын
Kan camal is kuma kalsoona Wuxuu rabaa asaga in la dhaho waan ku jeclaa sifiican ayaan xiriirkaadi u xasuiustaa. Markaas gabadhaha Qalbiga kajabiyo. Tankul dhalatey &tan waa iskumid
@Hoyadey
@Hoyadey 2 жыл бұрын
Naag nool ayaatahy iska buufi cayayaanka abayo guuleyso
@ayaan850
@ayaan850 2 жыл бұрын
Waar waxan nacaska ah bal eega wll adi iima tihid kulahaa kuwa ay hooyaday dhashay ayaa wll ii ah waar kan afkiisuu isku dilay wllhi 😂😂😂😂😂
@alonegrillar51797
@alonegrillar51797 2 жыл бұрын
Nin balaayo ka dhacday iska dhig buu is lahaa qac baa ka yeertay💔🤣🤣
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 2 жыл бұрын
Waa faruuq kani way ku bashaashay libaaxad🦁
@rumaancumar7817
@rumaancumar7817 2 жыл бұрын
Jaah ghbdaha dhan hadey saan ahan lahayeeen wey ficnana laheyd qofkad fahmi weyso walal ka dhigo heer magalnimo 🤣🤣😍😍
@lulgane4654
@lulgane4654 2 жыл бұрын
Naag nool iga dheh 👏🏿👏🏿👏🏿
@neyrushhassan4490
@neyrushhassan4490 2 жыл бұрын
What a girl sister keep going u made him realise his doqonnimo 🤪🤪dhoqon kan kaxun maarag🤪🤪🤪
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Gabadha bahdil buu is lahaa lkn iyada bahdishay😂😂😂
@hooyadasuheyb6920
@hooyadasuheyb6920 2 жыл бұрын
Indha adeeg 😂😂😂ninkan hadalkiisa wan kuwareray baynalaah
@zaraabdi8757
@zaraabdi8757 2 жыл бұрын
Caqligu wa cajiib wana waxa biniadamka iyo xayawaanka kala saara wilkana waa 0 wuba qasmay afkiisa iyo dhaftiisa isma maqlaan gabdhaa walsheyy waxan leeyahay cad nool baa tahay allow Ku xafid
@abdullahimohamed2222
@abdullahimohamed2222 2 жыл бұрын
First girl is reer wajir 😂😂😂😂😂
@mishatheempire5252
@mishatheempire5252 2 жыл бұрын
Haa from makaror 😅😅
@robledahir4939
@robledahir4939 2 жыл бұрын
Yes ,that why she is educated and perfect lady
@alinoorabdihakim2366
@alinoorabdihakim2366 2 жыл бұрын
Exactly
@sucadomuse3068
@sucadomuse3068 2 жыл бұрын
Waa doqon aan dantiisa ogeyn sifiican beyna yeeshay gabdhaas
@Maryanmanka114
@Maryanmanka114 2 жыл бұрын
Ninkaan nin waalan oo jog ah ayuu isoo xasuusiyey 😂😂😂oo gabdhaha xaafada dhan dhihi jirey heblaayaa ijecel 😂Kan Waa jug 😂
@atomalisaid8127
@atomalisaid8127 Жыл бұрын
This brother wuu buuqey 🤣🤣🤣🤣 Ex badan aan leeyahay😅😅😅😅😅
@abdiwahabadan6584
@abdiwahabadan6584 2 жыл бұрын
War raga quruxsan caqli mlahan . Hadaa thy wiil foolxun like iisaara 😂😂😂
@Queen-rg9fc
@Queen-rg9fc 2 жыл бұрын
Naag nool iyo doqon baa is helay cawa 😂😂😂😂😂 saa u qosleyey istaqfurallh
@noordinnoordin6538
@noordinnoordin6538 2 жыл бұрын
😂😂😂,doqon wayo
@radwaAhmed351
@radwaAhmed351 2 жыл бұрын
Inkasto EX weyn aad aheen kulHaa😂😂😂😂
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh The guy is pointless Ridhwan wa xariiif wlhi marbu Var kuqabte alafu wu ka gabsade
@osmandahir4559
@osmandahir4559 2 жыл бұрын
Indeed 😂
@Queen-rg9fc
@Queen-rg9fc 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂dhintey
@mohammadyareofficial4613
@mohammadyareofficial4613 2 жыл бұрын
@@Queen-rg9fc waxa ladahy gawar hada isla hadashan waba ex😂 My ex niaje😂😂😂
@faadumoabdulleabdi9591
@faadumoabdulleabdi9591 2 жыл бұрын
Masha allaah gabar faridaa ku heshay dheh
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan 2 жыл бұрын
gabaar adaaga tahay walhi❤ Wilkana I think wuxu wayay atencion 😊
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 2 жыл бұрын
Wiil markan Waa qaldan yahay waayo walal nimo Waa la isu bartaa boqolal ayaa isu barta walal nimo iyo only asaxaab nimo
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
An educated man with literary ex's funny I admired that point she is rectifying ( I never wanted to break someone's heart) Though the boy is pointless questioning the girl nothing
@farhannaji6578
@farhannaji6578 2 жыл бұрын
I agree with you the guy does't know why is he here and what kind of relation between him and samira as if he is displaying that he is a player boy
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 2 жыл бұрын
Absolutely agree 💯💯💯✅ he is the one who made this meeting request 🙈🙈🙈🙈
@fadumamacalinmukhtaar6183
@fadumamacalinmukhtaar6183 2 жыл бұрын
Inuu ex ugu yeero kaliyuu damacsanaa wey ka diiday gabar adag
@ismailadan3377
@ismailadan3377 2 жыл бұрын
Iam the first best one
@bushromohamud1476
@bushromohamud1476 2 жыл бұрын
Ninku jil jilcana ma cilmiba uf wlhi gabadhu waa nag adag 💪🦁
@predictionChanel
@predictionChanel 2 жыл бұрын
Bahdil iyo naag la.aan aa ku dhacde wlh guuldarada aa qadate Ani inee ugu dhacde cml
@Tasmaking
@Tasmaking 2 жыл бұрын
Ridwanow Sheko Lee Ilaa Hada Flim Nooga Sameneysaa Wax Muuqdo Oo Run Ah Uguma Jeedo 🤣
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Please wll subscribe isar
@sahroshmuse6180
@sahroshmuse6180 2 жыл бұрын
Ani xitaa waa shakiyay wayo wiilka caan waye gabdhaha waa aqaan iney jilayaan laga yabaa
@Cabdicusmaan-f5d
@Cabdicusmaan-f5d Жыл бұрын
Nin rijaal ah waaye Walaal manixin waa sax wey
@musahassan4319
@musahassan4319 2 жыл бұрын
😆😆😆😂😂😂 war imika kuwani maxay sheegeen ? Waar ileyn balo imika ruuxani muxuu ugu yeedhay Gabadhaa islaameed ee reeruhu dhaleen 😂🙆
@musahassan4319
@musahassan4319 2 жыл бұрын
@bintu said 😂😂😂😂 Walley ka tahay kani ma fayooba
@caasha93
@caasha93 2 жыл бұрын
😂😂😂bartaan kuyabay Ayan fadhiya 🤪🤦🙆
@maryanismail9373
@maryanismail9373 2 жыл бұрын
Wllnimada maaxan inaad hoyada iyo abaha daleen balse qof wlbo farxad iyo waji wngsn isku barateen wa wllka
@feisalissack1249
@feisalissack1249 2 жыл бұрын
I really salute the confidence of our sister but this guy is a letdown to men.the difference of this conversation is the lady is more educated
@maryanroonAbdullahi
@maryanroonAbdullahi 2 жыл бұрын
Yeap
@iqraabdi3180
@iqraabdi3180 2 жыл бұрын
Exactly
@lulgane4654
@lulgane4654 2 жыл бұрын
True
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 жыл бұрын
This lady is more educated and smarter than him
@abeysalanmohammed4092
@abeysalanmohammed4092 2 жыл бұрын
Legend never bring shame
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@abeysalanmohammed4092
@abeysalanmohammed4092 2 жыл бұрын
Wankusari
@Shuumusti1910
@Shuumusti1910 2 жыл бұрын
Sxbte hore maogi inaa dhaawadho musalsalkaan lkn wali respect ayaan wali uhaaya full respected miss qaqay😢❤😊
@Abdiraxman-N
@Abdiraxman-N 2 жыл бұрын
He has broken the bro-code.😁😁 Am only worried of the reason why he called her! Kindly,Xaliye mist intervene.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Subscribe please isar
@aaminomaxamed3344
@aaminomaxamed3344 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@umuanaschannel8648
@umuanaschannel8648 2 жыл бұрын
Scw scw scw Scw scw ❤
@hamdayounes5172
@hamdayounes5172 2 жыл бұрын
Waa gabr adeeg ah mshallah meel iska sarta wan kuwata qli
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
@ismailmohamedyusufalonepoi3190 2 жыл бұрын
Neef hadad maqashan wakan wa iga heshay ban umaleynayey kulhaaa😆😅😅gabdhuu kuso dhex korey yarkan yanan qald lofahmin
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 2 жыл бұрын
kan waba doqon wuu kala hadlayaa Xariir uma soo bandhigan ayuu tagan yahay xiriirna wuu naga dhaxeeye uuna tagan yahay😂😂😂😂
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 2 жыл бұрын
Still waiting to know the main point he invited her😅
@ridwaanhaashi3174
@ridwaanhaashi3174 2 жыл бұрын
same here, can't wait the next part
@abdifatahkaro467
@abdifatahkaro467 2 жыл бұрын
Exactly
@omaraboubakar6147
@omaraboubakar6147 2 жыл бұрын
He just wanted camera attention 😂😂😂....ini shabeyl nageed yahay dadka tusi rabay😂😂😂
@ridwaanhaashi3174
@ridwaanhaashi3174 2 жыл бұрын
@@omaraboubakar6147 hhh. sidaas u egtahay ba
@abdiazizadan
@abdiazizadan 2 жыл бұрын
Mee too
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 жыл бұрын
Jaah, waa gabar laandheere ah as matter of fact waa laba gungesters waa clipkii kaliya aan ka helay sida laysugu jawaabaayo labada dhinac
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 жыл бұрын
Samiira waa gabar qali badan samiiro waligaa nin hisku maskiinin waligaa is adkeey abaayo❤❤❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 2 жыл бұрын
Wllo subscribe isar
@suleqajacfar2957
@suleqajacfar2957 2 жыл бұрын
@@hudachanel2495 haye abaayo
@kassimsoyan6808
@kassimsoyan6808 2 жыл бұрын
Bravo to the lady every river is not swimming poll my bro
PART 3 FINAL: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? WAA ISKU OOYEEN
26:36
Ridhwan Issack
Рет қаралды 88 М.
EX 3 - AX ANIGO AAD UYAR AYA QALBIGA IGA JIBISAY LAKULAN EX
11:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 191 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
PART 2: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? 24 SANO JIRA WAXKASTA IQABSAN KARE
26:15
YAAB! KULAHA WA KUFURAY AYADANA WAXAY LEDAHAY IMA FURIN
39:03
Ridhwan Issack
Рет қаралды 131 М.
SHAADIYO SHARAF WiiLKAAGA ama SEYGAAGA MiD KALiYA DOORO
28:36
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 1,2 МЛН
KALIYAHAYGA GADAYA WALAHI QOF RABA IGU XIR MXA KA OYSIYAY MAMADAN
1:00:25
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
GABAR JECLA BA ITIRI 3 MALIN IGU GUURSO IN UUR LEHED KA SHAKIYAY
1:11:35
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.
QISADA NUURA OO YAAB IYO AMAKAAG BADAN!!@sawdamqaalib
55:56
Sawda Qaalib
Рет қаралды 85 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН