QISADII NABI IBRAHIM ( AS ) SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE

  Рет қаралды 23,870

Abdirizak Abdullah

Abdirizak Abdullah

4 жыл бұрын

Nabi Ibraahim (CS) waxa uu ka mid yahay shanta Nabi ee la yidhaa (uulul Casmi) ee illaahay (SW) balanka adag la galay oo kala ah, Nabi Nuux, Nabi Ibraahim, Nabi Muuse, Nabi Ciise (CS) iyo Nabi Maxamed (CSW) oo sida ay u qoran yihiin u kala horeyay.
Nabi Ibraahim (CS) waa nabigii illaahay (SW) ku ibtileeyay ibtixaanka weyn, Nabi Ibraahim (CS) waxa uu ahaa adoonkii illaahay (SW) uu yidhi “Kii wanaaga oofiyay” Illaahay (SW) waxa uu ku kareemeyay Nabi Ibraahim xushmad gaar ah waxa laga dhigay aftirsiintiisi tawxiid saafi ah, waxana lagu tilmaamay kuwii diintiisa raacay in ay yihiin ehlu caqli.
Illaahay (SW) waxa uu ku tilmaamay Nabi Ibraahim (CS) in uu yahay mid tooban keen badan oo ka mid ahayn mushrikiinta, fadliga illaahay (SW) siiyay ibraahim waxa ka mid ahaa in looga dhigay dadka Imaam tafiir-tiisina laga dhigay Nabiyo, anbiyada ka denbaysay oo dhami waa awlaadiisi waxana xaqiiqobay balankii uu illaahay la galay oo ah in anbiyada isaga ka denbeeya ay noqdaan tafiir-tiisa, ilaa Nabigii ugu denbeeyay Anbiyada Nabi Maxamed (CSW), isla markaana ay xaqiiqowday aqbalaada ducadii nabi ibraahim (CS) uu illaahay beryay ee ahayd:- in umadan umuyiinta ah laga soo dhex saaro rasuul iyaga ka mid ah.
Hadii aynu wadno oo aynu baadhno fadliga Nabi Ibraahim (CS) iyo sida uu illaahay (SW) u karaameyay waxa inaga buuxsamaya layaab, waxaynu arkaynaa shaqsi rabigiisa la hortagay qalbi saafi ah, illaahay (SW) waxa uu ku yidhi nabi ibraahim islaam ilaa uu yidhi waxa aan isku diibay rabiga caalimiinta, waa nabi waana kii ugu horeyay ee yeesha maqaca muslimiinta, waa nabi midhiihii ducadiisu ay noqdeen soo saaridii Nabi Maxamed (CSW).
Nabi Ibraahim (CS) waxa uu ahaa awoowga iyo aabaha Anbiyadii ka denbaysay oo dhan waxa uu ahaa mid hanuunsan oo dulqaad badan, illaahay (SW) waxa uu inana xasuusiyay fadli ka balaadhan waxaa hore oo dhan oo ah illaahay waxa uu khaliil ka dhigtay ibraahim, kuma jirto kitaabka quranka ah Nabi illaahay (SW) ka dhigtay khaliil oo aan ahayn Nabi Ibraahim (CS).
Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.

Пікірлер: 19
@user-yb6cu8yw5u
@user-yb6cu8yw5u 4 ай бұрын
Mash allha sheikh Alle ha Ku barkeeyo
@user-op7hl1fy2q
@user-op7hl1fy2q 2 ай бұрын
Mashaa allah ❤❤❤❤
@user-wx2mm7gu8c
@user-wx2mm7gu8c 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤
@faatimayaasin9564
@faatimayaasin9564 Жыл бұрын
Masha allah shiiq xasan Ibrahim cise
@hassanhusseinabdullahwalal1392
@hassanhusseinabdullahwalal1392 2 жыл бұрын
Maaha Allah
@sadaamxuseen1615
@sadaamxuseen1615 4 жыл бұрын
Masha alah
@abdifatahabdulle952
@abdifatahabdulle952 2 жыл бұрын
Masha allah
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 5 ай бұрын
Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiq xasan imraahim ciise allha kubarakeeyo ❤❤❤
@umuayuubchannel4069
@umuayuubchannel4069 4 жыл бұрын
Mashaallah illaahay hanugu hanuniyo
@Diskoow
@Diskoow 2 жыл бұрын
Maashaallah 🤣😂🤲
@liibaancabdimaxamed4692
@liibaancabdimaxamed4692 4 жыл бұрын
mashal allha
@abdifatahabdulle952
@abdifatahabdulle952 2 жыл бұрын
Masha allah Nabi ibrahim calehi salam
@maxamedxasan1378
@maxamedxasan1378 11 ай бұрын
Masha allha
@gacalo384
@gacalo384 11 ай бұрын
Mansha alh ❤❤❤
@Nursalah2
@Nursalah2 4 жыл бұрын
Masha allah Jazakallahu khairan walaal inoo soo badi Waad mahadsan tahay ..
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Qeybti 2aad ee qisadaan ee isla sheikhaan xageen ka hela?
@user-yb6cu8yw5u
@user-yb6cu8yw5u 4 ай бұрын
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ للهمَّﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْ🕌علىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🕌اللهمَّﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْ🕌🕋علىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🕌🕋-اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــا🕌🕋ﷺمُحمَّدﷺ-🕌🕋اللهمَّﷺصَلِّﷺ🕌🕋وَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْ🕌🕋علىﷺنَبِيِّنَـــا🕌🕋ﷺمُحمَّدﷺ-🕌🕋اللهمَّ صَلِّﷺ🕌🕋وَسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْ🕌🕋علىﷺنَبِيِّنَـــا🕋🕌ﷺمُحمَّدﷺ-❤ 💛 ❤ 💛 💜 ﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺ💚 💛 💙💚💛💜💖‏ ‏‏.•°``°•.¸.•°``°•. `•. ﷺ ¸.•` الّۣلّۣهّۜـۣۜـۣۜمّۣ-ۣۜصۣۣۜۜـۣۜـّۣۜلّ-ۣۜعّۣۜلّۣۜـۣۜـۣۜـۜـۣۣﮱۣﻣۣۣۖۖحّۣۣۖمّۣۖـۣۖـۣـۣۨۖۛـۣـۣۖدّۣۣۖ-ۣۣۖۜوّۣۜاّۣلّۣۖ-ّۣۣۣۖۖۖۖﻣۣۣۣۖۖحّۣۣۖۖمّۣۖـۣۖـۣۖــۣۖـۣۖدّۣۣۖ🍃أنت الأحسن لا مثيل لك ﷺ םבםב رسول ٱɑɺɺ ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ للهمَّﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْ🕌علىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🕌اللهمَّﷺ🕌🕋صَلِّﷺ🕌🕋وَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْ🕌🕋علىﷺنَبِيِّنَـــاﷺمُحمَّدﷺ🕌🕋-اللهمَّﷺصَلِّﷺوَسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــا🕌🕋ﷺمُحمَّدﷺ-🕌🕋اللهمَّﷺصَلِّﷺ🕌🕋وَسَـــلِّمْﷺوَبَارِكﷺْ🕌🕋علىﷺنَبِيِّنَـــا🕌🕋ﷺمُحمَّدﷺ-🕌🕋اللهمَّ صَلِّﷺ🕌🕋وَسَـــلِّمْﷺ🕌🕋وَبَارِكﷺْ🕌🕋علىﷺنَبِيِّنَـــا🕋🕌ﷺمُحمَّدﷺ-❤ 💛 ❤ 💛 💜 ﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺﷺ💚 💛 💜 ﷺﷺ💚 💛 💙💚💛💜💖‏ ‏‏.•°``°•.¸.•°``°•. `•. ﷺ ¸.•` الّۣلّۣهّۜـۣۜـۣۜمّۣ-ۣۜصۣۣۜۜـۣۜـّۣۜلّ-ۣۜعّۣۜلّۣۜـۣۜـۣۜـۜـۣۣﮱۣﻣۣۣۖۖحّۣۣۖمّۣۖـۣۖـۣـۣۨۖۛـۣـۣۖدّۣۣۖ-ۣۣۖۜوّۣۜاّۣلّۣۖ-ّۣۣۣۖۖۖۖﻣۣۣۣۖۖحّۣۣۖۖمّۣۖـۣۖـۣۖــۣۖـۣۖدّۣۣۖ🍃
@cadaawexuseen2365
@cadaawexuseen2365 Ай бұрын
Masha Allah
@cadaawexuseen2365
@cadaawexuseen2365 Ай бұрын
❤❤❤
DAGAALKII BADAR - SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE
1:09:42
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 106 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Qisadii Nabi Musa Qaybta 1aad | Sheikh Xassan Ibrahim (QC114)
1:00:24
Quran Channel 114
Рет қаралды 207 М.
QISADII NABI IBRAHIM (A.S) || SHEIKH HASSAN IBRAHIM CISSE
58:02
DAARUL TAWBA
Рет қаралды 6 М.
Qisadii Nabi Ibraahim  CS  Sheekh Xasan Ibraahim
58:11
Ilyas Ali
Рет қаралды 446 М.
QISADII NABI CIISE QEYBTI I 2AAD BY SHEEKH IBRAAHIM XASAN CIISE
57:50
DAARULKHEYR OFFICIAL
Рет қаралды 18 М.
QISASII DUL QARNEYN | SH: XASAN IBRAHIM CIISE
23:58
Baraarujiye Media
Рет қаралды 6 М.
TAARIIKHDII ASXABIGII KHAALID BINU WALIID (RA) - SH XASAN IBRAAHIM CIISE
1:19:30
TAARIIKHDII ASXAABIGII IKRIMAH BIN ABI JAHAL ( RA ) SH XASAN IBRAAHIM CIISE
40:25
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН