yahya et samia 1

  Рет қаралды 245,313

Namso Herogob

Namso Herogob

10 жыл бұрын

Пікірлер: 56
@user-nv4dd7cp1b
@user-nv4dd7cp1b 6 ай бұрын
FÉLICITATIONS POUR SAMIYA ET YAHYA BRAVO POUR DEUX CHANSONS DE NOTRE ARMÉES NATIONALE GR.❤❤❤❤
@djnuurozil2582
@djnuurozil2582 5 жыл бұрын
My Home jabouti aad aayan iidin jcly wlhi 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🖕live weyan wlhi like hada ka heshay hestan pz Like iisar 😘❤️🇩🇯🇩🇯
@awalehmoussab9621
@awalehmoussab9621 3 жыл бұрын
Reer jabuti daad nasaba🇩🇯🇩🇯🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩✋✋✋✋✋
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 7 жыл бұрын
D.jabouti haa nolato faninta jabouti dhaman waan nii jcly nolada ree d.jabouti
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 7 жыл бұрын
merci shodhahaygi
@rahmauk6005
@rahmauk6005 5 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘
@geeljiree
@geeljiree 5 жыл бұрын
Rer jabouti dhaqankii iyo hidihi iyo qaab maslaxeedkii somali meel ay jogtaba lagu yaqaanay bay hayaan wali waa ku amaananyhn somalidan kaloo isku dhex yaacsan maahan
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 7 жыл бұрын
Mnsh Allah d.jabouti iinolada waan iidintagera anigo ree jabouti ah wlhi samia iyo wali cadii maha jiira oo jooga jabouti waliga jiir
@umismail8037
@umismail8037 3 жыл бұрын
Xasusti fanaan iyo abwanki wayna ee aden farax samatar iyo fananadi wayneed ee hodan xaji maxamud.
@kafkueta4820
@kafkueta4820 7 жыл бұрын
wawwww samia et yahye vs êtes en forme avec les chanson sa m plaît bcp à ma part
@shaydocosta2569
@shaydocosta2569 6 жыл бұрын
War adeer waan nicabsanahay horay usocda codmacan iyo hees shidan ba meesha kasocota
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 4 жыл бұрын
Laba fanaan oo qaaliya iyo midho iyo laxam qaliya
@susan5750
@susan5750 Жыл бұрын
Labadan iskamaso bixin uun ee labo cod macan weyan wlhi life ayeyba ku cod macanyihin rer jabuti fan dhaba
@lilanu9482
@lilanu9482 3 жыл бұрын
Samia : Wiil yahow ma googeysana Haa Haa Haa Gaf la'aan ma sheekeysanaa Haa Haa Haa Geeridu nimaad garaneyn iyo Geel-jirey ku roontahayee Chorus: Murti soo gabowdoo Inoo gaara weeye Bal ujeedada garo Yahye: Waa maah-maah garay dumar Gacalkeedi oo go'ay Ku goobaabinaysoo Marna gocashadaadiyo Ha igoynin weeye Laba geed is geysay Galadi kama dhexeysoo Gabadh yahay ma googaysanaa Haa Haa Haa Gaf la'aan ma sheekeysanaa Haa Haa Haa Geed baa hadloo yidhi Gudumo ima goyn karte Gabalkay baa kugu yaal Chorus Samia : Gacalkii nimoo nacab Warka uga guraayo Gacan loola yimid baa Goortu xogtii heley Geed uga maahmaahe Marna Waa gadeeno Gardarada anaa lee Gacantaada oo gubatay Gosha lagama dhayree Yahye: Gaboobe sangee wuxuu yidhi Eed geel laga wadan waaye Laga wadan waaye
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 3 жыл бұрын
thanks wllo heestan yaa asalkeeda iskaleh
@lilanu9482
@lilanu9482 3 жыл бұрын
@@mohammetziyat508 Aadan Faarax Samatar & Hodan Xaaji Maxamuud Erayadi Aadan Faarax
@aichadarar1216
@aichadarar1216 2 жыл бұрын
Nin wax garad ah 👏👏👏👏👏
@amyeden8616
@amyeden8616 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@idrissismail8665
@idrissismail8665 8 жыл бұрын
vive mon pays , alhamdoulillah
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 7 жыл бұрын
waw quelle belle chanson jadore
@geeljiree
@geeljiree 5 жыл бұрын
Heestaan lyricskeeda igu caawiya akhyaarey
@lassolasso727
@lassolasso727 5 жыл бұрын
l'incarnation de l'homme de l'Afrique de l'Est,que Dieu nous préserve Aminé
@hassanyoussouf8523
@hassanyoussouf8523 11 ай бұрын
Igeya akhyarta my réplique Dj
@AichaAicha-yb4qc
@AichaAicha-yb4qc Жыл бұрын
C'est une belle chanson
@abdidirir2831
@abdidirir2831 2 жыл бұрын
Xusuti Aden Faraxa iyo Nadifo Xaji Allah uu naxaristo hes qimale
@kkin7066
@kkin7066 Жыл бұрын
Waa Hodon Haji hunno
@aichadarar678
@aichadarar678 Жыл бұрын
Wa Hodan xaaji iyo Aden Farah Samatar
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 4 жыл бұрын
Saamiya ibraahin iyo yaxye waan taageeraa noolaada
@aichahoussein9012
@aichahoussein9012 7 жыл бұрын
wawwwwwx vive djibouti
@marwokafiaayan5659
@marwokafiaayan5659 7 жыл бұрын
je aime tro cette chanse
@abdifatahosmanhassan4854
@abdifatahosmanhassan4854 3 жыл бұрын
mw mm
@saadahoussein5684
@saadahoussein5684 10 жыл бұрын
Vive aska
@tinesloveochkarleken5977
@tinesloveochkarleken5977 6 жыл бұрын
waa Eriyadii Aden Farah Samatar waa hess macan wan radinaye y long live incha allah Aden
@youssoufmahdi9288
@youssoufmahdi9288 5 жыл бұрын
bravo 👏à vos deux Yahye et samia
@rachidali2255
@rachidali2255 8 жыл бұрын
vive notre pays
@hajisaid8522
@hajisaid8522 4 жыл бұрын
Machllh❤❤❤💕💕
@abdifatahosmanhassan4854
@abdifatahosmanhassan4854 3 жыл бұрын
tw osi
@user-ow5mu7og1z
@user-ow5mu7og1z 3 ай бұрын
Bravo
@AichaAicha-yb4qc
@AichaAicha-yb4qc Жыл бұрын
Maschallah samia Ibrahim ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤
@elmiyonisamounelmi2780
@elmiyonisamounelmi2780 2 жыл бұрын
Wwww maachallah
@youssourmatic1019
@youssourmatic1019 Жыл бұрын
Machallah
@AbdouYap-ij1ns
@AbdouYap-ij1ns Жыл бұрын
Gaf laaanma sheekaysaan
@wadani77radio
@wadani77radio 10 жыл бұрын
viva mon vrai cuz
@moussamohamoud3118
@moussamohamoud3118 10 жыл бұрын
100 % aska i like it until mow this clips
@wadani77radio
@wadani77radio 10 жыл бұрын
geesiyete issa inolow
@fahmi22766
@fahmi22766 8 жыл бұрын
fahmi
@phuaadtheeq7339
@phuaadtheeq7339 8 жыл бұрын
Hestan Xikmad Ayey Ledahay Lkn Dhalinta Red Jibouti Yaa Fahmi hhhhhh French baa Madaxa Ka Galee Any Way Keep Going Yahya And Samoa
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 7 жыл бұрын
qui ta dit ca arret dee sxb
@user-bp6hv5hm3g
@user-bp6hv5hm3g 6 жыл бұрын
cumar ismacil Idoor baa tahay meelkasta soomali baa kaceeyneeysaan oo nacebtihii itoobiyaanka hooyooyinkiin kufsanaaya oo burco iyo gaashaamo waa jeceshihiin .iyo oromada dadkiin qowraceeysa 🖒
@mohamedgaz3930
@mohamedgaz3930 2 жыл бұрын
Ñ
Abdillahi Osman et Samia Ibrahim jeudi dernier
8:46
Djib Talents
Рет қаралды 186 М.
yahya et samia
7:16
Namso Herogob
Рет қаралды 116 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,2 МЛН
Samiya Ibrahim heesti lixda reer iyo hablaha wakhron
9:20
Boqorada_wakhroon
Рет қаралды 9 М.
AbdinUr Allaleh iyo Habiba Abdillahi BalBalaf Hesstii Gahira
10:42
Yaxye Cabdulqadir | Heesta Gocasho | Xasuustii Cabdo Xamarqoodh Ahun
8:22
Fanka & Suuganta Geeska
Рет қаралды 201 М.
samia jeune talent
6:14
Namso Herogob
Рет қаралды 177 М.
DEKA ISSA ( DEEQA CIISE ) -  ADIGIYO DADNIMADAA SHOW CORNICHE
5:10
Cathy Issa
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mohamed & Nadifo
7:51
Jabuuti TV
Рет қаралды 430 М.
Abdillahi Osman ouvre le Bal dans cette demi finale
8:04
Djib Talents
Рет қаралды 36 М.
Understand Native English Speakers with this Advanced Listening Lesson
24:45
English Speaking Success
Рет қаралды 28 МЛН