No video

ABDULLAHI KASHKA VS 4 GABDHOOD || ROMANTIC IYO QARAAXO || KALA BAX DOOQADA..

  Рет қаралды 320,705

Yahye Hunter

Yahye Hunter

Жыл бұрын

#YAHYE_HUNTER
Waa kan channel ka kashka. • 5 SU’AALO IWAYDII AAN ...
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
Last subscribers: 567,125

Пікірлер: 690
@yahye_hunter
@yahye_hunter Жыл бұрын
Waa kan channel kA Kashka kzbin.info/www/bejne/npCcqXiXorWNbck
@engjamaal426
@engjamaal426 Жыл бұрын
ABDULLAHI KASHKA WAXA UU KU DHAQMAY WAX WANGSAN MA EHEN WALAL YAXYE HUNTER DHAQAN XUMA WAYE WIL IYO GABAR ISLA DHAN IS TABTAABTAN DINTANA MARKA WALAL DAKA AD KENEYSO KA TAXADAR
@NaciimaCabdi-pj2qt
@NaciimaCabdi-pj2qt Жыл бұрын
Kashka hmblyo
@NaciimaCabdi-pj2qt
@NaciimaCabdi-pj2qt Жыл бұрын
Kashka lkn barnamishkada dhaqan xumu wayee
@khaalidxasan1948
@khaalidxasan1948 Жыл бұрын
Bureeqo maxaa uga soo tagtey yahye hanterow
@sagaladow6295
@sagaladow6295 Жыл бұрын
Yahye sidaani wa dembi e gacmaha joogiya dheh umadaan
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).❤❤❤
@khaalid2293
@khaalid2293 Жыл бұрын
Scw
@youtuberkabusxxx..
@youtuberkabusxxx.. Жыл бұрын
Scw.❤
@fardowzaabdirahman8231
@fardowzaabdirahman8231 Жыл бұрын
Sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ
@yazinapdirahman3271
@yazinapdirahman3271 Жыл бұрын
Haa
@yazinapdirahman3271
@yazinapdirahman3271 Жыл бұрын
Scws
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Жыл бұрын
gabdhaha gacnta la qabqabsanayo wakaso hor jedaa ani allhey rali kama aha😢😢😢
@ahmedgaatiye2852
@ahmedgaatiye2852 Жыл бұрын
Xaqiiq wllhi waxgarad
@xamiidali7615
@xamiidali7615 Жыл бұрын
Ma Ku Qabtaa Gacnta ABaayo
@goodgirl7194
@goodgirl7194 Жыл бұрын
sax wllhi😢
@NoocaWas
@NoocaWas Жыл бұрын
ayada i qabso dhahde😢
@maryanfarax2857
@maryanfarax2857 Жыл бұрын
​@@NoocaWas anaawalayaa pe gacanta iga qapso dhahde
@mahmett9373
@mahmett9373 Жыл бұрын
Yahye Shimbirta Boqorod wye Xaqiiqdii Oo qalbi nadiif ah❤Also all my sisters Respect😊🙏
@faizahabdi298
@faizahabdi298 Жыл бұрын
Su aal badanaa allah dulqaad badanaa gabdhah Masha.Allah alow dulqad kaa isih😭😭😭
@ismailabdi2041
@ismailabdi2041 Жыл бұрын
Qosolka kashka iyo yahye hunter wallahi background ku fiican yahay😂😂😂gabadha labad raxma😂😂
@Thepulhan
@Thepulhan Жыл бұрын
Taliye aniga 🎉 igu halee😂😂
@hodomohammed3906
@hodomohammed3906 Жыл бұрын
Waad fiicantihiin wax Yar akhlaaqda Kuma jirto in gacanta la qabsado gabadh xadkiina ha dhaafina mahadsanid waa taagerihiina hargaisa
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Жыл бұрын
Akhlaaqda marka hore meeshaan taalay maxay aheed hadiiba rag iyo dumar laysku balamiyay, in laysku rafto lee dhiman 😅
@hodomohammed3906
@hodomohammed3906 Жыл бұрын
@@MohamedOmar-nl2qn waa runta wll social media hada wax aan anshaxa ku fiicanayn la keenaya sida nin iyo naag odhanaya saaxiba nahay lkn Alle hasoo hadeeyo dhalinyaradeena
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
​@@hodomohammed3906nin iyo naag sxb way noqonkaraan laakiin isma taaban karaan teeb la aan❤🎉
@zafamaxamud2306
@zafamaxamud2306 Жыл бұрын
Yahye waxa tahay nin talantileh balse walaal diinta noo ilaaliya Gabar iyo Wiil isma salamaan
@ahmedrainfall_umii_1
@ahmedrainfall_umii_1 Жыл бұрын
Maria Harling qaabkeeda, codkeeda iyo dharkeeduba waa wada model 😍 ♥️ 💖
@saabirin690
@saabirin690 Жыл бұрын
All Muslim Ramadan Mubarak ❤
@hibaqcabdi5147
@hibaqcabdi5147 Жыл бұрын
Asc walalo mafiicathy qali
@saabirin690
@saabirin690 Жыл бұрын
​@@hibaqcabdi5147 wcs fcn wll qali adna
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Ninyahow ninkan wa funny wlh qosol kisa aynbo kusi qosla wlh
@AnwarXuseen-mj9ph
@AnwarXuseen-mj9ph Жыл бұрын
Asc Aniga ahaan barnaamijkan ilma Ficna Inay is Qiimeeyaan Gabdho iyo wiilal kala ajaaniba Fikirka ayaa ila Qaba
@amiiraasad2528
@amiiraasad2528 Жыл бұрын
Ha is taatabanina
@falissiciid1409
@falissiciid1409 Жыл бұрын
Totally ani wx fanny ahna m arkin wana k soo horjeeda saan
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Shabab ma tihin 😅😅😅 wayabe mise waa maserten kashka love ku eheden this is game wali kashk waa free maria waa walashis is dajiye 4xaas kashka oo shababka eh 😅😅
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
​@@amiiraasad2528 tabashada xiiso ku ku heso umalena 😅😅😅
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
​@@falissiciid1409 wax funny ma arkin iyo video ka dhamesana comond ka so bixina adunka inte ka dhacda wadanka maserka leee waye 😅😅😅
@halimasaadia008
@halimasaadia008 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak to All Muslims around the world 🌍
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett Жыл бұрын
First comment Ramadan mubarak ✨ 🙏🏼 💖 😊
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya❤
@xayaatxubi3521
@xayaatxubi3521 Жыл бұрын
​@@Mohacadde1 asc m.a❤
@Afra_mohamett
@Afra_mohamett Жыл бұрын
@@Mohacadde1 diyr waaye bowe haddii aad kheyr soo dhigto caadi waaye 🤗
@c.yussuf
@c.yussuf Жыл бұрын
RAMADAAN MUBAARAK 🎉🎉🎉
@xaawoali6002
@xaawoali6002 Жыл бұрын
@@Mohacadde1 soo dhawow bro m.a
@hanadcrown
@hanadcrown Жыл бұрын
Kashaka ninka barmaamujka qurxiya qosol Midhan😂😂
@yaasirmanio426
@yaasirmanio426 Жыл бұрын
Barnaamijka wuu qurxiyey legend kaasi wlhi 😂😂😂
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v Жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظك خلي دوم فرحان كل ايامك سعيد ان شاء الله ي عبد الله😊😊
@hamze_deekofficial2096
@hamze_deekofficial2096 Жыл бұрын
RAMADAAN WANAAGSAN 🌙📿, NABIGA KU SALIYA صلي الله عليه وسلم ❤
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Жыл бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@shujaacboot7993
@shujaacboot7993 Жыл бұрын
Hadii aad aragto qoraalka nabi muhamad like saar
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 Жыл бұрын
Rabadaan mubarak all muslims 💕
@facebookvip4405
@facebookvip4405 Жыл бұрын
Maria Harlin Qurux & Cod Naxariis leh Waw So Sweet❤️
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Жыл бұрын
Abdulahi kashka wa Xaraabe socda wlhi😂😂 Qosol iskuma celin karo mrkuu hadlayo😅
@mahametabdi9703
@mahametabdi9703 Жыл бұрын
Shibirta hadalada ciyalka xafada ku hadlayza ya ila arkay😂
@zamzamqueenzamia4019
@zamzamqueenzamia4019 Жыл бұрын
Ramadhan mubarak all Muslims ☪️ ✨ 💖 💛
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 Жыл бұрын
Wow he’s another level 😅😅this is the most entertainment barnamich bro keep going with your choice maria harlin 😊
@hibaaqmohamed9321
@hibaaqmohamed9321 Жыл бұрын
❤ 😊
@xawosaleemaan4810
@xawosaleemaan4810 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@Dholayare_
@Dholayare_ Жыл бұрын
Legend Yahye Iyo kaashka barmaamujka shax shax Ayaad ku soo darteen keep goin
@umulkhermahamed1431
@umulkhermahamed1431 Жыл бұрын
Wlhi waliga hormaray 😂😂Yac lakin Cawo ramadan kow ah hadaneh kashka 😂😂 kujro gacantaneh sambusi lagu sobinayo ninyahw wakusalamay ❤❤❤big love kufaraxsanahy ❤❤❤
@ahmedgaatiye2852
@ahmedgaatiye2852 Жыл бұрын
Yahye sxp horta waan ku salaamay bacda salan barmaamij qurux badan ayaad noo soo galisaa waad mahadsanthy lkn sxp anoo wllka waxan kaa codsanayaa in aanay raga iyo dumarku isku xad gudbin sida inaanay istaabanin waayo ajanabi ayay kla yihiin cawa kashka iyo maria harling wax aan fiicnayn ayay sameeyeen taas oo ah in ay faraha isla galeen
@IbraahinXaaji-kz3ej
@IbraahinXaaji-kz3ej Жыл бұрын
😅😅😅😅
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 Жыл бұрын
Yaxye barnaamijka sidiisii hore kuwda kana dhaafa dadkaan ajnabiga kala ah isku dul wareegsano , sdii dad gaalo ah gacmaha isqabsno , illhy saan nama farin , diinteena marwalba aan ilaashano.
@umalkhayrmaxmedozmanhipo6742
@umalkhayrmaxmedozmanhipo6742 Жыл бұрын
Cllaahi kashka 😂😂😂😂waan kuwataa nin iga dheh 😂❤❤❤
@xanadofficial275
@xanadofficial275 Жыл бұрын
Kashkaa Ma boy keep Going 💯 💙 M.a
@karamacadde4
@karamacadde4 Жыл бұрын
ramadan mubarak legend yahye markasta nosoo qawo kashka
@suldaansacaytuunofficial9923
@suldaansacaytuunofficial9923 Жыл бұрын
Ramadan kariim mashallah ❤❤❤❤
@zainhuzain103
@zainhuzain103 Жыл бұрын
Gacanta la is qabsanayo wax fcn ma ahn ee ka dhaafa barnamijka wa hadeey macquul thy❤
@ahmedmohamed-jj9fo
@ahmedmohamed-jj9fo Жыл бұрын
Marka hore team yahya ramadaan mubaarak mida labaad walaahi Ahmed ahaan teyda baraamijka waladhacay saaxib sare
@sumayoahmed8559
@sumayoahmed8559 Жыл бұрын
Yea kashka isku dooqnahy lkn gabar baan ahy maxa sameya 😂❤❤ koley boska wilasha hdan kujiri laha waan dorn laha🎉❤
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Waka shakiye ma halawi rabta hana halenin aqwaan 😅😅😅
@QaaliAbdullaahi
@QaaliAbdullaahi Жыл бұрын
clllahi kashka funny 😁 waaye wllhi keep going my brother
@foosmaxamed3527
@foosmaxamed3527 Жыл бұрын
Kashka waa iska jeclahay wllhi 🙊❤
@abdullahmahamud3908
@abdullahmahamud3908 Жыл бұрын
Barashada diintada ayaa kaaga gurux badaan waqtigaga in aad geliso uu maalaa yacniiga iska dhaafto
@Ionna9
@Ionna9 Жыл бұрын
Candilahi kashka mid mahan kulaha naa dhihiayee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂say mashallah kulaha iyadna
@user-ht9iw8ow2l
@user-ht9iw8ow2l 7 ай бұрын
Yaxya iyo kashka marka 2dina tihiin washidanyahay marka sobadiya❤❤❤❤
@mohamedhashi7500
@mohamedhashi7500 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak 😂❤😂❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Dooq fiican ❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanhussein277
@abdirahmanhussein277 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@ayuubmuhumed937
@ayuubmuhumed937 Жыл бұрын
Kashkaa wan ku wata sxb rebalaye Aya ka Rabaa❤❤❤
@halimasaadia008
@halimasaadia008 Жыл бұрын
Kkkkkkkk funny boy kashka keep going brother
@MMSaid-je7hd
@MMSaid-je7hd Жыл бұрын
Sxb yahye masuul bd ka tahy waxii dambi ah oo meshaas ka dhacaya dhaqan wanaagsan maaha in gbdhaha gacmaha la qabsado oo la warwareejiyo, diintiina ilaashada bulshada idin daawanaysana ixtiraama, mahdsanidin.
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Wlhi dadkan la yabay social midia ha waxa ku arkay nin walashis liido ka dhan comond yasha kaka wacdinayo shabab walashis sharmuto tahay adi ikow sxb tiina su daryel tan iska daa by
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Hade danbi tahy ma iska desid xaa o firsane waayabe waa ika cilmi badan tahay
@youssoufayan8904
@youssoufayan8904 Жыл бұрын
Ramadan Moubarak Machallah wa uu dor ficna kachka
@hamzeborhan2855
@hamzeborhan2855 Жыл бұрын
Hal mida ku darsanay barnaamijka qofka wxaa kasoo qaadaan inaydaan hore iskU arag mr wlpa wxa dhhysiin horaa isku aragnay😊
@xareedyare22
@xareedyare22 Жыл бұрын
Walaahi yaxye c/laahi kashka barnamishka xiiso gaaru uyelay mar kale
@mukhtaryusuf1223
@mukhtaryusuf1223 Жыл бұрын
Kashka waa ba xan socota Qof kasta wuu xamanayaa 😂😂😂😂😂
@djsamaaleofficial
@djsamaaleofficial Жыл бұрын
Hadaad Like Saarto Gacanta Miyaa Ku Go'ayza Caanow😂😂
@libinabdi6555
@libinabdi6555 Жыл бұрын
Kashka iyo shimbirta iney walaalo yihin wala darema ❤❤
@ibrahimabdi1236
@ibrahimabdi1236 Жыл бұрын
😅
@subeydaabdi1013
@subeydaabdi1013 Жыл бұрын
Walaalo miya na
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak ❤
@lakiboy3586
@lakiboy3586 Жыл бұрын
Kashka garac asaga ahyn ma jiro 😂qosol calosha I xanujiyey😂 yahye ninkan Mar walbo ha kaso muqdo nio ilen wa sxpka eh
@user-ce6xp1lm6c
@user-ce6xp1lm6c 8 ай бұрын
C/llahi kashka aad iyo aad wuu igaqosliyay wllahi sxb yahye barnaamishka mrkaste asiga kusoodar nio😂😂😂😂
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓❓❓❓ Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera Waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wadka heliysa hada fafiso 🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃 USoo cararaaa kheeyrka بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا
@user-dheelaaye
@user-dheelaaye 11 ай бұрын
Thanks sxb Yahye Hanter Barnaajikaag aad ayaan u daawadaa SXB
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Жыл бұрын
Gabdhahan kor iyo hoos laha fiirina oo Gacmaha laga qabsanaya haka dhaafo😂Naa Gabdhow adinkana xishooda oo qiimo isku yeela ee si edeb leh uga qeeb qaata barnaamijka
@user-dheelaaye
@user-dheelaaye 11 ай бұрын
C/laahi Kashka waan wataa anigu sxb waxaan kaa soo salaamayaa magaaladda ceerigaabo
@banaadirchannel5735
@banaadirchannel5735 Жыл бұрын
Yaxye barnaamijka ka dhaafa gacma qabsiga wiil iyo gabar ajnabi kala ah.
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
@MohamedAhmed-do2fl
@MohamedAhmed-do2fl Жыл бұрын
Soomaalida Sexual frustration aa dilay wlh comments ka dhan waxaa qabsadey "Gabdhaha la taatabanaayo waa maxay?" Too much niic waxaas qof xanuunsan ayaa u fiirfiirsan karo laakin aniga iyo inta ila midka ah waxay arkaan dhalinyaro fun qaadanaayo oo dalkooda hooyo joogo iskuna dayaya inee na madadaaliyaan, aad ayey u mahadsanyihiin dhamaantood GUYS! THANKS FOR ENTERTAINING US!! ONE❤
@abdoulrazackmohamedelmi8258
@abdoulrazackmohamedelmi8258 Жыл бұрын
Abdullahi kashka, tu es vraiment un bon parleur.
@hamze6005
@hamze6005 Жыл бұрын
Il sait comment charmé une femme 😂
@ROMANIsmail-cp2qc
@ROMANIsmail-cp2qc Жыл бұрын
Kashka wlhi wan jeclahay
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya❤
@ROMANIsmail-cp2qc
@ROMANIsmail-cp2qc Жыл бұрын
Maya shactara lee ku jclhy ok
@ROMANIsmail-cp2qc
@ROMANIsmail-cp2qc Жыл бұрын
Lkn maku xasdayi wan ku siinaa
@mohamedgentleman
@mohamedgentleman Жыл бұрын
Xafso xilkas gabadh fur furan deggan oo soo jiidasho leh waan ku wataa walaashay horey u soco.
@fadumoawilali1088
@fadumoawilali1088 Жыл бұрын
Kashka m.a ma yaqano always say Masha Allah
@caaqilshow
@caaqilshow Жыл бұрын
Sxb Yahya hunter sxb waxaan ahay will dhalin Yara ah doonayo in uu chanallka ka soo muuqdo
@ibrahimmohamed8187
@ibrahimmohamed8187 Жыл бұрын
Yaxay ada ayad qurux badanta❤❤❤❤
@asadtoxow401
@asadtoxow401 Жыл бұрын
Wlhi qosol iguma harin c.kaska big legend
@abdighanicoolman6775
@abdighanicoolman6775 Жыл бұрын
Kashka waa garac wlhi wu iga qosliyay 😂😂😂
@ashwaaqabdinasir4015
@ashwaaqabdinasir4015 Жыл бұрын
Garac inuu yahy hubaal mauhysaa
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Somali weena ku takerayan weena ku caynayaan marka cebtene ma ahan cadadena waye hada somali nahay cafiyo marka
@Live__quute1
@Live__quute1 Жыл бұрын
Kashka wuu aqlaaq xun yhy gadaal uu raba inu ka fiiriyo gabdhaha ❌❌❌❌
@husseinozil3614
@husseinozil3614 Жыл бұрын
Isku doooqa noqonay kashka legend☝️🤝
@ismaildebruyne4436
@ismaildebruyne4436 Жыл бұрын
Abdullahi kashka légende no so balami markale
@xamdimahamed7008
@xamdimahamed7008 Жыл бұрын
Barnaamij ka waxaashida kashka haduunakujirin madaawado❤
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak all Muslim ☝ ❤ ☪️ ♥ 🌙🌙🌙☝☝☝🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤🌙🌙🌙🥰🥰
@qalbinuura3849
@qalbinuura3849 Жыл бұрын
Wwww cabdullahi barnaamijka wa shidey😍
@kingpepe7735
@kingpepe7735 Жыл бұрын
Kashkaaaaaaaaaaa💯❤️🖐️
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya❤
@abdiasiiisfuaad7847
@abdiasiiisfuaad7847 Жыл бұрын
Ramadan Mubarak azxabta 🌹
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 Жыл бұрын
Qoftan wan xasuusanaya 4.indhodka 😂😂 2018ilaa 2019 lashekesanjirey😂😂😂😂😂
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Beeeeeeena been ma isku baxna yaxye hunter aa 10 cunug ohaya 5gawar iyo 5wiil adna maria shukansadey hada ku hor aa inta laso istake nin wax shukan saday wax ma sheeko marka cilmiyow amos marka hadlayan raga daganey😅😅
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
​@@Xamdi-uu7geadi maa yaxye 5wiil iyo 5gabdhood u hayo asagaaba asagaaba kudhaamo😂
@zumayo5125
@zumayo5125 Жыл бұрын
Ramadanta majoojineysaaa yahyoww
@Mohacadde1
@Mohacadde1 Жыл бұрын
Wll Qaliya Hadey Macqulthy Sooboqo Ee Iidhe Subscribers Waa Codsi Wll 1k Wax yer Nooga Ndhiman Adiga Nagaasiinkaro Wll Qaliya❤
@habicarab5027
@habicarab5027 Жыл бұрын
Yahye Hantar Wllzha Oo kle ahay Blease Wll Mopil iiGa Waaa Wllzha Oo Wax Ku Waydiisatayy
@user-ij3ux2ht1r
@user-ij3ux2ht1r Жыл бұрын
Shinbirta ku heystaaa🎉🎉🎉🎉
@abdifatah9042
@abdifatah9042 Жыл бұрын
Adiga nio nagaham waa ku cajisay ee naga badal Yaa igu racean aqyarey in nalaga badalo😮
@xanadofficial275
@xanadofficial275 Жыл бұрын
Yahya bro keep going 🎉I.a kabadan uqalantaaa
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤
@ashwaaqabdinasir4015
@ashwaaqabdinasir4015 Жыл бұрын
Ok
@caaqilBoy-br5ph
@caaqilBoy-br5ph Жыл бұрын
Ramadan mubarak All muslims🙏
@hodmanmaxamad6
@hodmanmaxamad6 Жыл бұрын
Ramadan kariim dhami Muslims Isku dooq noqonay me iyo kashka
@naciimoqaliif2675
@naciimoqaliif2675 Жыл бұрын
Kashka waa eDeb yeelo gabdhaha nayaa hadhihin dhaqan xumidaaaa
@princesshayaatiina7532
@princesshayaatiina7532 Жыл бұрын
RAMADAN MUBAARIK 🤍🙄
@walball90
@walball90 Жыл бұрын
wlh ninkaan abdulahi kashki baraamicka hadow kujirin borring weye xitaa baraamicyada kale behind background owka camiraa sida cml moresidemens iyo beta squad sida baramicyadaas cml waa kuwataa legendow
@fardawsamc6410
@fardawsamc6410 Жыл бұрын
Mnch alah yahye wa wil wngsn gabdha I qarinaya inta xijabku ka carary 😊
@zamiomoha
@zamiomoha Жыл бұрын
waa ish calaa qurux mairia ayadaa ugu shidan gabdhaha kale WOW
@ayansamireh6125
@ayansamireh6125 Жыл бұрын
Abdillahi kashka waaaw good talent mashallah
@makoomer4736
@makoomer4736 Жыл бұрын
Ala xabada uu qatey waan ka heley wllo anaa kugu racsan
@abdihakiimmohamed3371
@abdihakiimmohamed3371 Жыл бұрын
Salalaahu caleehi wasalim
@bosschannel6468
@bosschannel6468 Жыл бұрын
Wllkay Abdillahi Kashka ASC. Bacdayn barnaamijku siduu doono ha Ahaado Balse Balse hal Talo Hadaan Kusiiyo Eray Aad Kaftan utiraahdo Ayaa Qof Dumara Dhaawac Ugaysan kara Anoo Og inuu Barnaamij Yahay Hadana Wlh Bro Dumarka Kalmad YAR oo kaftan Aad utiraahdo ayaa Dhaawac Wayn ugaysan kara Qalbigeeda markaa Akhii iskaantarool Ok Mahadsanid.
@mariamohan6793
@mariamohan6793 Жыл бұрын
Samideyda maria quruxsan❤🎉
@makoshiremahmed
@makoshiremahmed 9 ай бұрын
Sidaankuudawnayey baay dhegta qudhajo iga gashay 😊😊😊
@suldaanboss5376
@suldaanboss5376 Жыл бұрын
Barnamijka in gacmaha lees qabsado maku jirto 😂😂😂😂
@Xamdi-uu7ge
@Xamdi-uu7ge Жыл бұрын
Maku jirta dhehe wana qosle xaa nafta ben uka sheke waba ku faraxsan tehe yaab walaka deena hadana niyada iska xumene inte ku roon marka adi ina naka dhamato ada fodod
@user-dheelaaye
@user-dheelaaye 11 ай бұрын
Maariya Haarlin way shidan tahay sxb c/laahi kashka
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 6 МЛН
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 153 МЛН
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 7 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 24 МЛН
Kedis iyo Kaftan
19:11
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 159 М.
HAYAAT & LAKI OO DHULKA KU JIIDAY WIILAL ISKAABULA AH - SHUKAANSI LIVE
23:56
Captan baara official
Рет қаралды 120 М.
FALEEMBO AYAN PARANK KAGA XANAJINAY ||SHIMBIRTA IYO ANIGA
11:00
Maria Harlin
Рет қаралды 120 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 6 МЛН