No video

YARTA RAADIYA 2018 | SULDAAN SEERAAR - WACDARAHA SHOWGA HABLAHA HARGEYSA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 1,391,740

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 343
@farihayassin7094
@farihayassin7094 6 жыл бұрын
Hargaysuu run Badan radkedi Galee ila radiya yarta radiya 😍😍😍
@luuldiiriye63
@luuldiiriye63 2 жыл бұрын
Ko
@fitsum5623
@fitsum5623 Жыл бұрын
Such a beautiful song! Sending love to our Somali people from Ethiopia❤
@AbdifatahAbdi-yc9ce
@AbdifatahAbdi-yc9ce Жыл бұрын
Www0
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 6 жыл бұрын
Mansha AllaH Duriyada Hablaha Somali ugu qurxoon Stylekana ugu Sida Hargysa Cadey wale ku Hobolyobay❤😭
@hajifarhan2229
@hajifarhan2229 6 жыл бұрын
Shayma Ali Shabel. naag wada ilka gaduudad miyaa qurxoon 😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 6 жыл бұрын
Shayma Ali Shabel kkk wax qurux badn mezha ma j0ogaan qawanaashaha miyad Urux Utaqanaan pisinka nago garab ah 0o nolozha ka dhacay iga dheH 😆😆
@queennajma8930
@queennajma8930 6 жыл бұрын
+farhan ali 😂😀
@garyaqaan7174
@garyaqaan7174 6 жыл бұрын
Kuwaan aad moodo inay caloosha ku wataan uur shan bilood ah miyaa qurux badan 😂😂
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 6 жыл бұрын
xaaji macawis laawe Nasiibkeed ku Heli inan Ilko Caz Marka hore oo Duriyada kaso jeeda😂😂😂
@kimjongun8146
@kimjongun8146 2 жыл бұрын
Hargeysa iyo muqdiaho laba magaalo o somali leedahey somalina dagan tahey love you all somali maxamed meel walbood joogtan❤from awdal
@hassanmoha108
@hassanmoha108 Жыл бұрын
Heystan hda my sobaxday
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
​@@hassanmoha108dee 2019 baay soo baxday 😅
@Malloofficial1
@Malloofficial1 3 ай бұрын
Salaama sxb nin culus
@hamseatam3029
@hamseatam3029 6 жыл бұрын
Suldaan ka Geeska and Duriyadii ship kadheh💚🥚❤️🔥
@mohamedhussein8630
@mohamedhussein8630 6 жыл бұрын
Mashaallah suldanka fananinta codka bro tagarahada No 1 ban ahay
@monafaratol8735
@monafaratol8735 6 жыл бұрын
Viva hablaha hargeysa
@amranamuun6726
@amranamuun6726 Жыл бұрын
Raasiyo qoraxey oo roopki hellay sheeqaal queen.s❤❤
@adilahmedin7023
@adilahmedin7023 2 жыл бұрын
Much love suldaan seeraar from Eritrean 🇪🇷
@ayantuabdulhamid6414
@ayantuabdulhamid6414 Жыл бұрын
respect suldaan we love u from oromia habibii😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😗😗😗😗😗😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😃😃😃😃😃😃😃😃😃😀😀😀😀😀😀😀😀
@RaaqiyaCali-ut4vt
@RaaqiyaCali-ut4vt Жыл бұрын
This is the best song in the somali beutiful🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😋😋👋👋
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 6 жыл бұрын
HargeisA run padanpU raadkeedU GalE iLa raadiyA 😍😍
@DtF4EvEr1
@DtF4EvEr1 3 жыл бұрын
Mashallah , Alhamdulilah I am Somali
@user-ru6dn2vk9h
@user-ru6dn2vk9h Жыл бұрын
Hesta miyaa m,a ah wah
@suhanahpipeh7401
@suhanahpipeh7401 6 жыл бұрын
Yarta raadiya iLa raadiyaay😍😍
@subeermohamed4034
@subeermohamed4034 6 жыл бұрын
JeceyL laGuh QaBoh weeyi zuLdaN zeerar fanankaYGiih😍😘😙
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 6 жыл бұрын
hargaysa Somaliland ❤😍❤
@africankidd3642
@africankidd3642 5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴
@ahmedrazhiit7582
@ahmedrazhiit7582 6 жыл бұрын
First liketa igu deeqa
@MohamedAhmed-ss1mi
@MohamedAhmed-ss1mi 6 жыл бұрын
Nice pic asxan cod kkkkkkkkkkk
@monafaratol8735
@monafaratol8735 6 жыл бұрын
Maasha allh boqorka codka suldaan seerar long life
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba 4 жыл бұрын
Suldaan Seeraar waxaan kusoo xasuustay hadalkiisii ahaa: " Fanka waxaan ku joogaa Afkayga qalloocan "
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Жыл бұрын
Garac😂😂😂😂😂😂😂😂
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
Ilahow aaann fanana guursan waaban hinaasayba sida la iskugu xoqyo wiilki caruuska ahaa ala fananow jar ka dhac
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed hhhhhh wax waalan
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdi Saxne ma waalniye nio waaruntay fanaan iyo mid la ila yeesho dacarban ka qaaadah
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed ani ma dhageesto heeso ka dambeeyay 90kii lkn commnt aqrisaa usoo gala
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
Abdullahi Abdi Saxne kkkkkkk waaryahe 90kii mabajirineh Maxad kuwan kunacday Kabaxy been been kabaxy Ayuu iitury barbar Xareeed ka wraabi Eeen eeeen Kkkkkk afsoomaligas cusuba lagu heesa imikaa
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed hibo nura Cabdi qeys Tubec Rer mooge laxankii xudeydi iyo cabdi kariin jiir magol Khadr daahir Salaad darbi xertaas iigu imaaw
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 6 жыл бұрын
tolbeliwayey hargeysa igeya gabdha badana meshu masha allah
@ezazaheer493
@ezazaheer493 3 жыл бұрын
Love this so much
@zackianyazin9360
@zackianyazin9360 6 жыл бұрын
Hablaha hargeiza 😍😍
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 6 жыл бұрын
*Somaliland* 💚🌧❤️
@abdirizaksheikhadan7039
@abdirizaksheikhadan7039 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 my Somali Land
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
From muqdisho love you hargeysa
@mursalcabaas1439
@mursalcabaas1439 2 жыл бұрын
Mnsha allaha legend suldaanka geeska boqortooyo alfanaanka somaliyeed
@hoododheeman6950
@hoododheeman6950 6 жыл бұрын
Waaaaw duriyadii Udaa qurux hablaha Reer hargaysa👭
@user-sl4hm7zk4s
@user-sl4hm7zk4s 2 жыл бұрын
Amazing brother ❤️ you’re my favorite singer Masha Allah 👏👏👏
@user-ru6dn2vk9h
@user-ru6dn2vk9h Жыл бұрын
Suldaan
@booqoradareerogadeniamaxam1206
@booqoradareerogadeniamaxam1206 6 жыл бұрын
Qoraaxey, wajaar, kismayo❤❤ viva inaa adeerkey suldan sareer ❤ salan sare my dhiga 😍😘
@hudaahmedhussein5863
@hudaahmedhussein5863 6 жыл бұрын
Raasiyo qoraxay oo roobki helay armay ramaska rer samaysatay war yarta raadiya my cousin suldanka geska our hero 😍❤️😍😘🙏👑💕
@mucaaddhaashane144
@mucaaddhaashane144 6 жыл бұрын
ogaadeen gang💪
@samiirxusnih9059
@samiirxusnih9059 6 жыл бұрын
Booqorada reer Ogadenia maxamed subeer wiilkini hhh rdiya nogob karadiya
@naimaabdullahi2473
@naimaabdullahi2473 6 жыл бұрын
Nacallaa sheydaan ku yaalo soo idinka wiilka naqaska ku dhajiyay 😂😛 snp ka dhaxraadi warya suldan
@abdullahiaden2001
@abdullahiaden2001 6 жыл бұрын
shuu shuu hhhhhh
@naimaabdullahi2473
@naimaabdullahi2473 6 жыл бұрын
Abdullahi Aden reer hargeysa saan wey yara dhaameene scml agaah ma suldan baa ka waalay hablahaa 😂😂
@abdullahiabdisaxane8989
@abdullahiabdisaxane8989 6 жыл бұрын
shuu shuu hhhhh lkn wlhi weey ila shidan yihiin in kastoo mid kamida guur ka yeeli laheen hadane ma xumo masraxa qaaabka oow ukala kacy
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 4 жыл бұрын
Naaso ayay naqaska kaga xidheen
@bouhaboubaker4662
@bouhaboubaker4662 5 жыл бұрын
Jabuuti ka raadiya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@TAQSHA
@TAQSHA 2 жыл бұрын
Ilaraadiya 😍💕❤️👌🏼
@xanaan9003
@xanaan9003 2 ай бұрын
Hablaĥa quruxda badanee hargeisa ayan halkan salaàn uga dirayaa iyo hablaha puntland❤🎉
@monafaratol8735
@monafaratol8735 6 жыл бұрын
Somaliland
@najahnuurto2681
@najahnuurto2681 6 жыл бұрын
Ma quruxdi ayaa noqotay in lays cadeeyo uff kuli suxuladooda waa madow
@toonipoy
@toonipoy 25 күн бұрын
Kawaran. Adi. Wakhtigan ma noshahay. Horta ?
@ahmedweliabdirahmanbare4307
@ahmedweliabdirahmanbare4307 6 жыл бұрын
👌👌👏👏 Yaarta raadiya
@suheibnuur2773
@suheibnuur2773 6 жыл бұрын
Acudubillahi hargesa naga waweyn ma showyada imada gabar maba arkee
@GaryPainter-od5ye
@GaryPainter-od5ye 7 ай бұрын
Love this song so much. From Nigerian 🙌🏾
@abdilaahifahamkanoloshamoh7910
@abdilaahifahamkanoloshamoh7910 6 жыл бұрын
Hablaha reer hargeisa qosolkaa Yar yari waa waxaad nagu qaldaysaane viva
@cabaasciiseninalle9153
@cabaasciiseninalle9153 5 жыл бұрын
waxabay iga haysaa inaan fanaan noqdo ilayn fanku nimcadan ayuu leeyay naagaha aanu la anay fanaaniintay hoosta kaga jiran 😀😀😀😀
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 3 жыл бұрын
Sheekh noqo 4 aa aroosee. Fanaanka hal naag lee uu qabaa. Culimada 4 naag ayay aroosaan.
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Baxsanay hargaysaay saw samahen shib iska dheh shawga way shiden rer marodi jex👏👏👏
@hilaalhillo7008
@hilaalhillo7008 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan Naa horta sawirkeyga mar kasta maxaa kuu saaray maanad sawir haysan🤭😡
@lakidayib6949
@lakidayib6949 6 жыл бұрын
Somaliland❤❤
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
ninkasta ha rabo hana radiye hargeysu run badan radkeedu gale ila radiya💚🤍❤
@queenoflove6860
@queenoflove6860 6 жыл бұрын
Suldaanka geeska madaxaad iisarnatahay one love dadkaan.kabeermay nolada reersoamliland
@khadarxuseencumar4115
@khadarxuseencumar4115 2 жыл бұрын
The best of sulthan seraar
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Garan maayo sababta heestan weli 1m ugaadhi ladahay 10m ba ka sugayay😎
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 5 жыл бұрын
Reer hargeysa iney igusawirta noga horeyan mais dhahden
@maryanmariish5728
@maryanmariish5728 6 жыл бұрын
Naguhu xusulo mad madowa war san isku dhama yaqay wlhi midibka allah ku dhaliye wax ku dhamo ma lahan
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 6 жыл бұрын
Raaso iyo qoraxey💯👏🏼✔️
@naimaabdullahi2473
@naimaabdullahi2473 6 жыл бұрын
GURAASE PRODUCTION abtoow 😂😂😂😂😍😍😍
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 6 жыл бұрын
shuu shuu abtoow halkana ma imaaada😂😂😂💋💋💋💋
@naimaabdullahi2473
@naimaabdullahi2473 6 жыл бұрын
GURAASE PRODUCTION waanbo ku dhax hurdaa abtoow 😂
@guraaseproduction5627
@guraaseproduction5627 6 жыл бұрын
shuu shuu hhhhh iga tag😂😂👏🏼👏🏼👏🏼
@Hippobottomless
@Hippobottomless 3 жыл бұрын
Keridahare Qoraxey
@hamdihajji2745
@hamdihajji2745 2 жыл бұрын
Yarta raadiya suldaan seeraar😇👑
@soolsanaagceyn1362
@soolsanaagceyn1362 6 жыл бұрын
Laasqorey dhul maakhir+puntlnd- somaaliya
@alibihi4031
@alibihi4031 6 жыл бұрын
Showga nagaha lee maa.loqabtay
@islaquman3822
@islaquman3822 6 жыл бұрын
Rasamaal mugdisho iga radiya 😘
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 5 жыл бұрын
Tolbelay ya hargeysa mar igeya arag nimcadan wax raga mesha kama muqdan kwrn waa kheyreysanthy hargeysa
@KingLoha-dk5yn
@KingLoha-dk5yn 6 ай бұрын
Quelle belle chanson ❤❤❤❤ j'aime
@SMARTADDIE-k5k
@SMARTADDIE-k5k 10 ай бұрын
I am from Oromiya I love Somali music 🎉🎉
@siciidguray5200
@siciidguray5200 6 жыл бұрын
Sudaan seraaar nolow waxaad tahay nini qaali ah oo aan la huri Karin 🙏🙏🙏
@suheybajamac1215
@suheybajamac1215 6 жыл бұрын
Qardho iyo boosaso ka raadiya
@user-xn3vr3cw6p
@user-xn3vr3cw6p 6 жыл бұрын
Shiir wuu kardhagay intaas naag hade kilkisha utaageen
@mustafesanburo1695
@mustafesanburo1695 6 жыл бұрын
Liketa ii saara dhamaan hablaha Cas cas😂💜🔥
@fauziaabass7374
@fauziaabass7374 5 жыл бұрын
Eyyy Hargeysa people are lit
@poojaamalik8120
@poojaamalik8120 6 жыл бұрын
Hargeysa ronbadan I love you this😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😆
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 6 жыл бұрын
Baarqab geel ku qooqanaa u malayhee Aar igaarkaanaa
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah suldan seeraar fanaaan qaaaliya nolow❤
@muhametreyis1711
@muhametreyis1711 5 жыл бұрын
Ninkasta harabo hana raadiyee hargeeso run badan raadkeedii galay ila raadiya
@hamdihajji2745
@hamdihajji2745 2 жыл бұрын
Muqdisho ku raadiya💖🌏🔐🙈
@farhioosman5238
@farhioosman5238 6 жыл бұрын
Hablaha hargeyso sxbayalow maxad cuntan waa yabe naag is neela maba qabtan nimcatul fashuq iska tahin no xanaq love idugu ahay pllhi
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 2 жыл бұрын
Abdi askari❤️❤️❤️❤️inadeer
@muraadabdi717
@muraadabdi717 6 жыл бұрын
Oo gabdhaha qaar aaba iPhone 📱 x ama iPhone 10 wata hargayza ama Somalia Ba telefoonka muugadhay Miza waxa waa indhahayga 😳😳😳
@abdirahmanabdirisag2410
@abdirahmanabdirisag2410 6 жыл бұрын
Muraad Abdi Jama Hhhhhhhhhhh. Caqaligaga ayaaad hadashay
@muraadabdi717
@muraadabdi717 6 жыл бұрын
Awooowe wax xun Ma oranbe 🤣🤣🤣🤣
@osmanmahamed7973
@osmanmahamed7973 6 жыл бұрын
Naqaska ayeey ku xidheen kuwani waa qara mobelada xayasiinayaba
@muudkacalindaar4950
@muudkacalindaar4950 2 жыл бұрын
Azxb hal iradiyo qof teda wan la ahy💘💌😍🙄
@badboydi5455
@badboydi5455 4 жыл бұрын
hees mcn gabdaha wa shidhin
@xabiibyarechannel3370
@xabiibyarechannel3370 6 жыл бұрын
Cadi mahan heestani
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Rasumal muqdisho iga radia
@feysalhanad837
@feysalhanad837 Жыл бұрын
Yarta radiya
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
Masha Allah saxib waan ku tagera saxib ❤❤❤❤❤ aad iyo aad guul
@qeunqalanjo7169
@qeunqalanjo7169 6 жыл бұрын
Hablaheygii hargeysa quruxland atd thiin idinku faana wlhi
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Super muqdisho iyo hargeysa ugu heysto
@mohabashir8245
@mohabashir8245 6 жыл бұрын
raasumaal muqdisho
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Kobka quruxda
@hamdihajji2745
@hamdihajji2745 2 жыл бұрын
Xamar cadey💞💞
@nourawaleh4637
@nourawaleh4637 Жыл бұрын
I love this songs from djibouti
@abdullahsaalah6857
@abdullahsaalah6857 Жыл бұрын
HEES JIRTA WAA
@naciimoabdinor9641
@naciimoabdinor9641 6 жыл бұрын
Sudaanka geeeska😘😍
@abdimalikmohames495
@abdimalikmohames495 2 жыл бұрын
Yarta raadiya
@hackerman5123
@hackerman5123 3 ай бұрын
until now 😅😮
@HassanMohamed-qe8nq
@HassanMohamed-qe8nq 3 жыл бұрын
Full respect for the West coast girls.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waa cidna qofna.dumaaamarwadbaan tantan ka ahayeeeey waa un intaaan ama family.👋iyaaaaaaaaaaaaah.Nabaadiinu.
@muhiyadiinabdi3507
@muhiyadiinabdi3507 3 ай бұрын
Rabaso my city ❤ dds deg. Daroor Gob. Jarar
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 6 жыл бұрын
Yarta raadiya weybo kula jogtaye ama tii labad ayan kula radina
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 Жыл бұрын
Hargeisa cadey hoygii fanka soomaliyeed
@quenfarhia8488
@quenfarhia8488 6 жыл бұрын
rasumaal mugdisho👏❤
@hamzehcadeh2233
@hamzehcadeh2233 5 жыл бұрын
Muqdishada was
@halimamohamed6763
@halimamohamed6763 3 жыл бұрын
Rugaha wajeer
@sawdaladan9557
@sawdaladan9557 6 жыл бұрын
Lkn wlhi habenki bera libaxa iyo habnkan Wu goy wayo iga durka ma odhan karo miskin suladn
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 6 жыл бұрын
Badow weye reer hargeisa ya ku idha ninka ka durka
@billheyrqaasim5913
@billheyrqaasim5913 6 жыл бұрын
Suldaanka Geeska😍😍😍😘🌹
@Ahmed.Hassan49
@Ahmed.Hassan49 4 жыл бұрын
Oo hada dumarkan miyay caafimaad qabaan mee wixii dhalay ama la dhashay waa diin la aan sidan waana xishood la aan timiha jurida ah qarsada Allah na ka baqa
@djziizoofficial7672
@djziizoofficial7672 2 жыл бұрын
17/6/2022 Friday HabEeen Xasuus Mdan 3:17 habeeniMo By :- 🥶I am Đj Ziizo🥶
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 2 жыл бұрын
Suldaan seeraar
@tiizahaysteofficial9246
@tiizahaysteofficial9246 2 жыл бұрын
Henok macalin weyn🥰
@SharmakeAbdi-st9gg
@SharmakeAbdi-st9gg Жыл бұрын
suldan in the building
@naruurahaajiabdallah7625
@naruurahaajiabdallah7625 6 жыл бұрын
Suldaankeena ila raaadiya Mobilada Kadaashood Ikala raaadiya😎 Subxaanka io Yasiinka goorma sidaan Ka ilbaxnaa nafis dhan maba lasiinaayo fnnka kwrn🙉
@Mici_libaax
@Mici_libaax 6 жыл бұрын
Habeenkii hablaha yaa igu dhex tuuraa cel-celisaa ahee👊😂🔝✔
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
SNAPCHAT waa in laga mamnuucaa hada kadib showyada
SULDAAN SEERAAR (WAXAAN GUULE KUU QORIN) LIVE SHOW HARGEISA 2018 HD
6:09
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,1 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 24 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 17 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 11 МЛН
Suldaan seeraar hees cusub najmaay haybadaadito
5:09
zultan profisitional tube
Рет қаралды 28 М.
XARIIR AXMED LIIN MACAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:34
Waqal WStudío
Рет қаралды 24 МЛН
HEES CUSUB  SULDAAN SEERAAR   | Mar Hadaadan Ila Joogin Lyrics
5:23
Sheeruu Films
Рет қаралды 164 М.
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 5 МЛН
Suldan Seeraar | Axdi Dhowra | Official Music Video 2020
5:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
SHAADIYO SHARAF HEESTA UGU SHIDAN SANADKA 2021
5:36
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 9 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 24 МЛН