i’m interested to know about house prices and kids quran
@MeYou-w6dКүн бұрын
Thank you for telling me the truth
@nawaalinasooraan29102 күн бұрын
Hamze intaa rufyaanimo ku sheegny ama aan caynay alle ha naga dhaafo😂
@istarliniКүн бұрын
masha allah thanks 🙏
@oumelkhairtahir25662 күн бұрын
Illahayban idinku dhariyee haday tii been ahayd sidee dib la idinku aamini karaa ..acuudu billah
@medinaibrahim7365Күн бұрын
Asc ayeeyo macn ❤❤❤
@jimlessjeey90882 күн бұрын
First comment like me
@DjMustafeКүн бұрын
Walhi Dacad u qoslay 😂😂
@rahaafhusein7052 күн бұрын
Yaasiin guuleso wll
@suubanaliquwaax35162 сағат бұрын
War haleey Cafiyo Aniga Garweeynoow I Cafi . Yasin hurdo la,aan baad igu Riday.
@MadinaaliAli-b5zКүн бұрын
Somali waa dulmiyeen yasin
@daganabdulahi75882 күн бұрын
Markii ugu horeyay ayaan soo qoray in saxada laguugu soo fhaweynayay hallow
@FarhiaAbdihakinКүн бұрын
dibdanbe ba hadan ku amino yaasin ada i dhalay🤣🤣🤣🤣
@Acc-j3iКүн бұрын
Jacayl la dhiso waxa laga bartay salma farta iyo bisle
@ekramabdirahman3746Күн бұрын
Anigaaba ka mid ah oo waxaan ku idhi nin wayn oo gadh wayn baad tahee rufiyaanimada iska daa 😂😅
@maryansheikhabdi6860Күн бұрын
Sheekadaam weli waxbaa ka qaldan yasmiin dhan maba kagu so derin. Oo jaceeylkii adiga iyo yaasmiin asna ma prank ayuu ahaa mise gabadha wad ku ciyaareeyseen labadiina nin ee waa weeyn?
@NasNasra-vo4yeКүн бұрын
Sadexdaba way is og yihiin siday ila tahay waa drama .don't believe everything you see .inay drama tahay anigu waan dareemay
@NaimaMohamedAli-k6kКүн бұрын
Waaba yaabanahay waa maxay labada nin ee qoslaaya 😂
@Dagan93222 күн бұрын
Xamse sidee lagu imankaraaa cumaaan mida kale qofka deegan ahan u raba sidee ugu noolankara
@MaryanCali-hk8owКүн бұрын
Asc walalo
@NashaadHassanКүн бұрын
wax ujeeda aad ka leheydeen majiro adinka ogaada dad idinka caqli badan inee jiraan waa la daboolaya sheekada yasmiin waa dabaal ninkan naagta wuu shukaansanayay garweyne wuu kaso fakaday videoga tii yasmiin eheed baa la leeyahay si kale haloogu gadiyo
@kimuhumad6594Күн бұрын
Qof walba oo arintan run u haystay waxaan ugu bishaaraynayaa booska uu ka helay xukuumada Doqonimada hhhhhh
@nasroAbdullahi-z6gКүн бұрын
hada lawadina isla ogeden yasmiina manila oged mar kas barnki waye wala dhihikara gar wenahan cilka iga hayayle😂
@halimacabdullecali3620Күн бұрын
hada weli waa isla saxanyihiin sidii dad wax fiican sameeyey
@11naa442 күн бұрын
Yasinow yurub ma nacdey
@ZakariyaAbdille2 күн бұрын
Anigu waanu fahmay inay been tahay yaasiin ban kadareemay ma ueekayn qof wax Lagu qabtay
@hamdiwarsame9894Күн бұрын
Ninkii yaamin kugu diray miyaa la fadhida adigo yasmin ku dhahday waan sexanaya hadana gabar kale meel kale ku cawenaysen. Yasmin waa gabar aqalaq iyo qurux ilahay isgu daray xaga social media or TikTok
@FadliOsman2 күн бұрын
Wali ma aminin
@saafiomar38092 күн бұрын
Shekada marka xamsa yiri yasmin wan ku rabaa qof kaste wa fahmay iney been tahay
@hamdiwarsame9894Күн бұрын
Ninkii yaamin kugu diray miyaa la fadhida adigo yasmin ku dhahday waan sexanaya hadana gabar kale meel kale ku cawenaysen. Yasmin waa gabar aqalaq iyo qurux ilahay isgu daray xaga social media or TikTok