Yididiilada Afrika | weriye abdishakur dayib

  Рет қаралды 3,579

لجنة أفريقيا للإغاثة - AFRICAN RELIEF COMMITTEE

لجنة أفريقيا للإغاثة - AFRICAN RELIEF COMMITTEE

Күн бұрын

#AFRICAN_RELIEF_COMMITTEE
.............
Cinwaanka :
"ARC Foundation: Safarka Wax bixinta iyo Kobaca"
Filimkani waxa uu natusaya socdaalkii wax bixinta iyo kasbashada mu’asasada (ARC) oo uu hormuud u ahaa saxafiga caanka ah ee Abdul Rashid Al-Tayeb.
aasaaska hay'adda:
• barashada bilowga ARC iyo yoolalkeeda sare ee bixinta gargaarka bini'aadantinimo iyo horumarinta.
• soo bandhigidda hormarka hayadda oo ay ka buuxaan guulo la gaaray tan iyo markii la aasaasay.
Qaybaha wax bixinta (ARC):
Gargaarka : iftiiminta barnaamijyada kala duwan ee ay bixiso ARC ee ku waajahan yareynta dhibaatada dadka baahida hayso
• Caafimaadka: duubista adeegyada daryeelka caafimadeed ee ay Mu'asasada u fidiso meelaha fog fog.
• Tababarka iyo waxbarashada: muujinta dadaalada ARC ee xagga kobcinta awoodda iyo horumarinta xirfadaha iyada oo loo marayo barnaamijyada waxbarashada iyo farsamada gacanta
• Mashaariic horumarineed: muujinta hirgelinta mashaariicda biyaha iyo nadaafadda, waxaanan ka qayb qaadaneynaa horumarinta deegaanka iyo horumarinta caafimaadka bulshada.
Faafid ballaadhan:
• Waxaana soo marayna xafiisyada ARC ee ku baahsan Somaliland iyo Soomaaliya, laga bilaabo xafiiska HQ-ga ee Hargeysa ilaa laamaha Muqdisho, Boorma, Burco, Laascaanood, Puntland iyo Jigjiga.
Gabagabo:
• Waxaan filimka ku soo gabagabeyneynaa fariin dhiirigelin leh oo ku saabsan doorka hormuudka ah ee ARC si loo gaaro horumar waara iyo abuurida mustaqbal wanaagsan

Пікірлер: 1
@AyaanWaano
@AyaanWaano 2 ай бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland
Ka Faa’iideynta Beeraha iyo Moofada Samafalka ah ee Kuweytiga | Cumar Cismaan: Saxafi Kuweyti ah
10:53
لجنة أفريقيا للإغاثة - AFRICAN RELIEF COMMITTEE
Рет қаралды 153
QANCI DADKAAGA WAX SOO SAARKA BEERAHA
1:04:00
Horn Cable Tv
Рет қаралды 10 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,1 МЛН
Casharo iyo Cibro ku jira xajka | Sh. Cabdalle Cabdiraxmaan
9:49
لجنة أفريقيا للإغاثة - AFRICAN RELIEF COMMITTEE
Рет қаралды 285
Muuqalkani waxa uu ku tusinaya farxada waxa ay tahay
11:03
Dhakhtarrr
Рет қаралды 72 М.
Wax ka baro Mac-hadka Farsamada Gacanta ee Kuweytiga - Hargeysa
7:37
لجنة أفريقيا للإغاثة - AFRICAN RELIEF COMMITTEE
Рет қаралды 169
Kuwait educational complex | Somaliland| مجمع الكويت التعليمي بأرض الصومال
7:44
لجنة أفريقيا للإغاثة - AFRICAN RELIEF COMMITTEE
Рет қаралды 53
ABWAAN SHAACIR OO MAANSO WADNIADNIMO XANBAARSAN KU KARBAASHAY KENYA
4:52
Mohamed Bidhaanshe
Рет қаралды 1,6 М.
Khilaafka Jinsiyada Somaliland iyo cabashda ka taagan?
9:17
MM Somali TV
Рет қаралды 9 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН