Yazliim so lawasho wngsn ka fadhina no badi bruh keep going 🎉
@abdallazonia753712 сағат бұрын
so dheerey muqalka hadi kale waxba argeysa sxp😂
@liltamam29074 сағат бұрын
Shekonyikaga away wan uxisne 😢
@mucaadcabdiciid884911 сағат бұрын
L.g
@Isa2113-u5v3 сағат бұрын
Canshuurta cirka may ka imaanee marka waxaan day adi dadka u qir hormarkooda shalay bay ahayd markay suriya timid yria kahor yurub way dhisneed heerna way gaartay canshuurna kuma noola ee warshada iyo aduun bay heestaan siriya shalay iyagaa yimid hada hadeey baxaana culuyska ayay kaqaadeen suuriyaanka waa dad mahad Celin badan oo umahad celiyay inta lasoo dhaweeye adiga mowalada bilaa abaal baa tahay in lagu celiyo istaahishaa dadka ubaahan lakeeno
@abdirahmanjboy777010 сағат бұрын
Ninkan haduu joogtayn lahaa muuqaladiisa heer bu gaadhi lahaa lakiin dantiisa culaysisay Bay ila tahay anyway good luck shp 👍