Yoolal Yar Yar Maalin Kasta

  Рет қаралды 32,485

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 118
@jimalenur4142
@jimalenur4142 26 күн бұрын
Date 13/1/2025 sacatuna aay tahay 12:56p.m kusoganyahay Kenya Eldoret in sha Allah waxan rajeyna wax nolosheytha muhim uu ahh Allow eromey athaa mowla ehh. Maalim ayub i appreciate u alot for ur strong motivation God help you man. Waxan osolaban donaaa vediogan in sha Allah marka Alle riyatha eromeyo😢. Allow daman ten aqiro iyo adunyawa nacafi oo nonaxareso.
@xamdamahdi814
@xamdamahdi814 2 ай бұрын
1/12/2024 Maalin cusub iyo bil cusub Alxamdulillah 7:13Am ❤ Mahadsanid teacher cashir wanagsan❤❤
@FaadumoCabdulle-n5m
@FaadumoCabdulle-n5m Ай бұрын
2025 /jan /8
@Sukeyna2007
@Sukeyna2007 2 ай бұрын
01.12 024 first day in December I will come back this vedio after one month ❤🎉 I appreciate you teacher Ayub for your motivation 🙏 thanks 👍
@FaadumoMohamedCabdi
@FaadumoMohamedCabdi 2 ай бұрын
I.allh wll hada rapto business opportunityga Ride BNB welcome si aad dhqalahaga wax uga bedesho bishan❤
@cabdalefaysal7866
@cabdalefaysal7866 2 ай бұрын
Noloshayda waxad ii iftiimisay awoodahayga ii qarsoon wlo adigana alle aakhiro iyo aduunkaba haku guuleeyo
@MaxamedamiinSarfaash
@MaxamedamiinSarfaash 2 ай бұрын
4/12/2024 Maalin: arbaco weliba subax ah Saacadu ay tahay : 06:10 oo subaxnimo Inaan nolosheyda dhiso oo waqtigeyga ku bixiyo wax faaiido iileh aan ka faaiideesto fursadaha iisoo maraan waana balan wax walibo xun inaa meeshaan kusoo gabagabeeyo waana balan AA nafteyda ka qaaday i.a Ustaad ayuub Ahmed waad ku mahadsan thy sida aad noogu Soo gudbinoosid muuqaaladan dhiragalinta ah abaalkaada jano ilaahey haka dhigo ustaad ilaahey qaar haku siiyo ❤❤
@BilankayseBilankayse-hu6qd
@BilankayseBilankayse-hu6qd 2 ай бұрын
5/12/2024 ayu iso gaadhy videogn xili aan go,aan la qaaty naftyda😊
@MohamedAbdirahman-bz1iw
@MohamedAbdirahman-bz1iw 2 ай бұрын
01/12/ 2024 qof walba booskisa ayaan kusalaamaya Ninka teacher ayub ahmed kuxidhan dadka wuu kaduwan yahay ama waxbu dheeryahay sanad Nin walba yoolkisa allah haw rumeeyo 🙏
@IlyaasJeey
@IlyaasJeey 2 ай бұрын
Aamiin sxb Allah noo wada rumeeyo
@cabdalefaysal7866
@cabdalefaysal7866 2 ай бұрын
Safar dheer oo soo galay cida aan weheshan jiray waa videoskaaga malin kastee wan dhagastaa meel fog ayad igasoo saartay mantana talooyinkaagi si toos ah markii aan u qaatay alle na talo saartay waan guulaystay
@samsamabdi2040
@samsamabdi2040 2 ай бұрын
Insha allaah Ana waan gaadhi
@KeysarAbdi-e9f
@KeysarAbdi-e9f 2 ай бұрын
Waa markii iigu horeysay ee aan ka soo gaaro asigoo yaala 3 daqiiqo.
@suheybomahad5445
@suheybomahad5445 Ай бұрын
The best motivations ❤
@MustafYareMustafYare-gq2dj
@MustafYareMustafYare-gq2dj 2 ай бұрын
500k coming soon
@AminaFarax-k8q
@AminaFarax-k8q Ай бұрын
19/12/20/24malin Khamisa 3:11. Waamalin cusub iyo dhamad sanad. Waxana sopdhow oo dhalanaya sanad cusub 2025. Illhow iga yeel mid danteeda garata oo gaadha adafteeda
@Allcaseyr
@Allcaseyr 2 ай бұрын
1/12/2024 1. Start bussiness 2. Good habitats 3. No fear 4. Consistency 5. Read books
@ruwa165
@ruwa165 2 ай бұрын
Aaa isla bilawno 👍🏻
@Nayza.678
@Nayza.678 2 ай бұрын
Odeygan yar aad baan u xiiseeya maqaaladiisa marwalboon hawl qabanyo hadaanan dhageysan ma qaban karo alle ku Janee adeero 🤲🏼💕💕💕
@WiilKaCaadil
@WiilKaCaadil 2 ай бұрын
Wll xushmad muuji si laguugu muujiyo adna ilahaaey waa Caadil ogaaw
@samiiroqurux6139
@samiiroqurux6139 2 ай бұрын
Dhirigaliyaha nolosha mahadsanid ❤ my favourite channel
@XayaatAbdinasir
@XayaatAbdinasir 2 ай бұрын
Waad mahadsantay ustaada hada ayaan bilaabay barashada ingilshta wan kabaqay inan kufashilmo laa kin waad igu dhirigalisay shuukran❤❤❤
@samsamabdi2040
@samsamabdi2040 2 ай бұрын
Kula mid ahay
@HassanHDm
@HassanHDm 2 ай бұрын
First comment asc oll of you
@NajmoCabdixakiim-py1kr
@NajmoCabdixakiim-py1kr 2 ай бұрын
Wcc❤🤝🏻
@Maryanhassan-s4r
@Maryanhassan-s4r 2 ай бұрын
Wc wr wb🤝
@ZamzamNur-h1g
@ZamzamNur-h1g Ай бұрын
Wcs
@AsmaIdirissAreh
@AsmaIdirissAreh 2 ай бұрын
Wall ayub runti aad ayaad nogu dada Shay aqligaga iyo waqtiga ilaahay ha kubarkeyo balan keeno wa janada
@UbaxAyax
@UbaxAyax 2 ай бұрын
Wll ayuub wllhi dhirigalin ayaad nasiisay alle khayr haku siiyo
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Ай бұрын
1 /1/2025 malin arbaca ah , inshlh wxn goaansadey inan bedelo naftayda oo dhan inshlh alle haygu guuleeyo noloshuba waa Cadooyinkaga yar yar ee aad qabato
@AMIINjeey
@AMIINjeey 2 ай бұрын
Ayubaw abaalkaga waa jano insha alah ❤
@NuuxxaashiFarxaan
@NuuxxaashiFarxaan 2 ай бұрын
wad mahadsantaheey walalkey ayub axmed
@ortsiq
@ortsiq 2 ай бұрын
Waa 2:00 am waa december 1 deeda, waana last day
@Princess_zakia
@Princess_zakia 2 ай бұрын
9/12/2024 isniin 10:58❤
@FatimaIstahil
@FatimaIstahil 2 ай бұрын
2/ 12/ 2024 /4;50 early morning inshallah isbadaal wnaagaan baan inoo rajanayaa dhamaanteenba ❤
@cabdishakurdaahircali
@cabdishakurdaahircali 2 ай бұрын
Sidee nafta loo nadiifiya oo loo tarbiyeeyaa waa tan ugu muhiim san xaqiqdii Midaa barnimij ka sosamay ustaad Mahad sanid ayan ku leyahy
@cabdalefaysal7866
@cabdalefaysal7866 2 ай бұрын
Ayuub Ahmed wanku salaam saaxiib waxad tahay Nasri uu allah noo soo diray somali o dhan iyo qof kaste oo islaam ah wlalo wanaaga iyo dhiri galinta ad umada uso gudbiso allah waxan kaaga baryayaa in alle misaanka xasanaadka kugu daro alle kitaabka hakaa siiyo midigta walal nuurki noo iftiimiyayba tahay
@XayaatAbdinasir
@XayaatAbdinasir 2 ай бұрын
Aaammin wllo
@toosow8050
@toosow8050 2 ай бұрын
ماشاء الله كان جزاك الله خيرا يا أخى
@HoodoAyaan-k9h
@HoodoAyaan-k9h 2 ай бұрын
Waiting ✋️ ❤
@fartunnurosman3558
@fartunnurosman3558 2 ай бұрын
Thanks you wll jasakalah khayr
@samsamabdi2040
@samsamabdi2040 2 ай бұрын
4=12=2024 waa maalin aan nolosheyda go aamo adag nagteyda lagalaayo☝️♥️
@nastehaabdullahi
@nastehaabdullahi 2 ай бұрын
Shukran ustadh may Allah bless you😊
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 ай бұрын
Thanks my brother 😊
@AbdilahiMuuse-q7y
@AbdilahiMuuse-q7y 2 ай бұрын
𝐴𝑦𝑢𝑢𝑏 𝑎ℎ𝑚𝑒𝑑 𝑚𝑒𝑑𝑖𝑎...𝑐𝑜𝑚𝑒 𝑠𝑜𝑜𝑛 ℎ𝑎𝑎𝑓 𝑚𝑖𝑙𝑦𝑎𝑛 1m 👏👏
@hamudhasan10
@hamudhasan10 2 ай бұрын
AYUBE PODCAST WALALA MAXAD NOGU DIDAYA NOO SOO DHEG KASA
@ashaosman2830
@ashaosman2830 Ай бұрын
13/12/2024 Friday 21:40❤ go'aan dhaba😊
@Haldaa123
@Haldaa123 2 ай бұрын
Dhiiri galiye❤
@Aboutlife2024
@Aboutlife2024 2 ай бұрын
3/dec/2024 , afternoon 6:10pm ❤
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@YaasmiinAlrahman
@YaasmiinAlrahman 2 ай бұрын
1/ 12 / 2024 Sunday morning 09:48 pm isbadalkayga waa muhiim
@NajmoCabdixakiim-py1kr
@NajmoCabdixakiim-py1kr 2 ай бұрын
Qof Kastoo iga Danbeeyow Like ta Ha iLa dhaafin☝️❤️
@zakariyeabdullahi3503
@zakariyeabdullahi3503 2 ай бұрын
Hadal cad waaye thankz ayuubow
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 2 ай бұрын
Ayub waan ku tagera ❤🎉
@IfraaxIfka-mq7sj
@IfraaxIfka-mq7sj 2 ай бұрын
Masha alllh xaqiiq weeye ❤❤❤❤
@talotaalekudaa2044
@talotaalekudaa2044 2 ай бұрын
Dhamaadkii bishii 12 2023 gii ayaan aad kugu xirnaa wakhtigaas waxan bilabay arimo farabadan oo cajiiba oo aan kaabartay alx hada waxa kasoo waregtay sanad buuxa alx waa sanadkii iigu nolosha wanagsanaa noloshayda aad ban kaga mahadcelinayaa waxbadan ban ka faaiiday wllky
@CllaahiDubayjaamacCllaahi
@CllaahiDubayjaamacCllaahi Ай бұрын
30/12/2024 ayu iso gaadhay videogn sanedka cusub inasha alla
@FaadumoMohamedCabdi
@FaadumoMohamedCabdi 2 ай бұрын
bilowgi bishi 12aaad 1/12/2024❤ 4:25pm Afternoon My motivater Ayuub Ahmed 😊
@MalaboAbdi
@MalaboAbdi 2 ай бұрын
Dhirigaliyaha ugu wngsan Thanks walalkey 🙏🏼
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 2 ай бұрын
Mash allha wllkeya allha no ka xafido ❤❤❤❤
@BurhanMedia-v2w
@BurhanMedia-v2w 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Ayub Axmed
@HamdiishQueen
@HamdiishQueen 2 ай бұрын
Shukran ustaadkena allaha ku barakeyo thank u alot 🙏🏿 ♥️
@xariirqaan
@xariirqaan 2 ай бұрын
Wllhi wan ku so xiisa ustaad
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 2 ай бұрын
Allah haku sharfo ustaad
@UbaxAyax
@UbaxAyax 2 ай бұрын
Wll a ayuub xagee kalaso xidhidhinaan qiso ayaan ku lawadagilahaaa
@CawkeOmar
@CawkeOmar 2 ай бұрын
Maclin ayuub allh ku barkeyoo wll
@MahadKhadar
@MahadKhadar 2 ай бұрын
1/12/ 2024sunday morning 09:48 pm isbadal kayga waa muhiim
@maxamedxuseen-x5s
@maxamedxuseen-x5s 2 ай бұрын
Shukran ustaad❤
@raxmaxaashi6986
@raxmaxaashi6986 2 ай бұрын
Waxaa tahy qofka idhiirigaliya wax aana ahyna iga dhigay alle kasokow
@MaryanBoodaaye
@MaryanBoodaaye 2 ай бұрын
M.a wllo❤❤
@emanjanno7149
@emanjanno7149 8 күн бұрын
30/1/2025 habeen qamiis sacaduna tahay 10.31 daqiiro isbedelka nolosha insha🎉
@YaasmiinAlrahman
@YaasmiinAlrahman 2 ай бұрын
Jasakalaah ustaad
@Rashiidismaaciil-j4b
@Rashiidismaaciil-j4b 2 ай бұрын
ayuub Axmed madax sare
@SahraMuose-c6g
@SahraMuose-c6g Ай бұрын
Masha allaha ❤
@RIYOKAABTEC666
@RIYOKAABTEC666 Ай бұрын
👏👏👏
@SumayaMcln
@SumayaMcln 2 ай бұрын
استاذي الكريم 🎉
@AminaOsman-j6d
@AminaOsman-j6d 2 ай бұрын
Thanks my brother
@MohammedHassanisack
@MohammedHassanisack 2 ай бұрын
Wllkey ayub sido kle zxp qaali ayaa tahay
@waliyoguhaad3721
@waliyoguhaad3721 Ай бұрын
❤❤🎉🎉
@maxamedMubarak
@maxamedMubarak 2 ай бұрын
Shukran 🎉
@AbdillahiHassan-s1u
@AbdillahiHassan-s1u 2 ай бұрын
1/12/2024 Maalin Axad Masha allaah Maalin xasuus mudan 14.56
@cabdalefaysal7866
@cabdalefaysal7866 2 ай бұрын
Naftayda iyo inti ila aragti ah ba waxan aaminsanay oo si toos ah u dhagaystaa videoskaaga dhamaan ila kii u horeeyay ila kaa aad manta so galisay hal mid imuu dhaafin walal waxad ii tahay macalim qaas ii ah waxan kugu abaal gudo aduunko dhan maa yaalo
@AsmaApdisamad-h4i
@AsmaApdisamad-h4i 2 ай бұрын
Thanks❤
@asmaomar7113
@asmaomar7113 2 ай бұрын
Waaan ku sugaayey video
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 2 ай бұрын
✅❤️
@AsmaIdirissAreh
@AsmaIdirissAreh 2 ай бұрын
Idanka ilaahay
@MuminSure
@MuminSure 2 ай бұрын
Sax Pro Sanadaka Cusub 2025 kama Hayane
@NaciimaBushpaa
@NaciimaBushpaa 2 ай бұрын
mahadsanid wall ❤
@familykhadar-n7i
@familykhadar-n7i 2 ай бұрын
thank you dhirigaliyaha nolosha
@yahyamahad9007
@yahyamahad9007 2 ай бұрын
thanks you
@NimcoMahamud-n7c
@NimcoMahamud-n7c 2 ай бұрын
M teacher thanks 😢
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 2 ай бұрын
Mhdsanid ❤
@Taqwa-ug2tu
@Taqwa-ug2tu Ай бұрын
12/12/2024 my day
@Khadiijodaahirnuur
@Khadiijodaahirnuur 2 ай бұрын
Ayuuboow labarka share isoo dih wax baan kulawadagayaa 1:00
@jamacyare9170
@jamacyare9170 2 ай бұрын
😢😢 thechar😢
@akfatima7321
@akfatima7321 2 ай бұрын
Ayuub shidaalka nolosha ayaad tahay wlhi walaalo😢
@NajiipMohamed
@NajiipMohamed 2 ай бұрын
😢
@derow17
@derow17 2 ай бұрын
“Go back to Allah, even if you've sinned a thousand times.”
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Ай бұрын
😂😂😂 ayuu wad iga qoslisay heblayan sugaya inta laso qarxinayo😂😂
@subeerdhamac-p6r
@subeerdhamac-p6r 2 ай бұрын
Mahadsanid mclin
@IlyaasJeey
@IlyaasJeey 2 ай бұрын
My dear teacher casharada noo Soo Badi
@AbdikadirAdanWarsame-f6c
@AbdikadirAdanWarsame-f6c 2 ай бұрын
Good news
@ilhanrabileh6190
@ilhanrabileh6190 2 ай бұрын
Farxad ku waar
@xoriyomaxamed1247
@xoriyomaxamed1247 2 ай бұрын
,shugrandhirigalinta
@FardosoEese
@FardosoEese 2 ай бұрын
1/12/2024
@countihoPhillipe
@countihoPhillipe 2 ай бұрын
I will be back after one month❤
@IfraaxIfka-mq7sj
@IfraaxIfka-mq7sj 2 ай бұрын
28 daqiiqo kusow gaarey aniga asagoo yaalo
@KeyseAbdi
@KeyseAbdi 2 ай бұрын
Thank
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 ай бұрын
Macalin
@maankachannel6130
@maankachannel6130 2 ай бұрын
30-11-2024
@Thenewgeneration.channel
@Thenewgeneration.channel 2 ай бұрын
Dhiri geliyaha ruuxda
ADIGAY KUGU XIRAN TAHAY
8:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 35 М.
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
7 Way Kaaga Dhamaataye Ha Isku Sii Dhejin EP 11
31:35
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 46 М.
MAANTA IGAMA HAYSO 2025 HADAF KU SOCO
15:37
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
Daawada Stress ka | Overcome Stress | Ep 14 - Naf Ogaal Podcast
15:23
7 Sida la isu Farxad Geliyo Markay noloshu kugu Adag tahay
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
QOF GARAB WAAYEY NOLOSHA QOF ADAG MA JIRO
12:11
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 42 М.
7 QOF LAGA MAARMIN NOQO
13:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
Dhexda Duubo Sidan kuuma qalanto
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 142 М.