Kanaalka Ahmed : kzbin.info/www/bejne/inrbpaN7oc5pj68
@ahmedismail2208 Жыл бұрын
Waliba aan kuugu daree cumarow internet ka puntland oon jogo bishii wa $15 unlimited ah
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Dewersi argagixiso burcad badeed aa aduunka nooga diiwaangashay
@xikmaawi2326 Жыл бұрын
@@ahmedismail2208 xamar $14
@لاإلهإلاالله-ق9ه3ع Жыл бұрын
$05 xamar
@Cadceed-editor Жыл бұрын
@@ducaysane1133waa sidaa sheegtay wllkay
@abdioromo1676 Жыл бұрын
اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت
@musabcaawiye7240 Жыл бұрын
ماشاء الله هذا الدعاء عطيم جد هي سيد الاستغفار فاكثروا فيها👉اي في هذا الدعاء والله أعلي واعلم
@abderisaakebrahem7911 Жыл бұрын
Mahadsaanid walaal saka wad i xasuusisay❤
@adandagacada3258 Жыл бұрын
Thanks❤
@Zaakir-u9e Жыл бұрын
Waxa aan ahay bajajle si malinle ah ugu shaqaysta magalda mugdishu waxyabaha aan sida malinlaha aan ula kulmo oo aan la ashqaraaray waxaa kamida dhalinyaro gobalada dalka kayimaado oo markaad la shekaysato ku oranaya "sxp wlhi fikirkan mugdishu ka haysaty iyo xalada dhabta ah waa ay kala dugan tahay". waxyabahada dadka fikradaha qaladan ku beeray waxaa kamida social mediaha iyo warbaahin oo aan dhanka xun uuun bulshada u baahisa halkii ay dhanka wanaagsan wax ka soo gudbin lahayd . Ani ahaan ma qabo in la ilaaliyo ajanibta mugdishu u imanaysa in ay wax ka soo gudbiyaan se waan jeclaan lahaa in la koontaroolo waxayabaha ay dalka ka gudbin yaan.
@amnor9507 Жыл бұрын
Saxx walhi in la kontarolo ayaa wanagsan masri yaroo youtubr iska caadiya anagaa ka wanaagsan ka qanisan 100% mujaaco In qori lagu ilaliyo waa qalad
@Abdiwadud_Fanig Жыл бұрын
Aad iyo aad sxb
@cabdikariim9587 Жыл бұрын
Sax wye xita anakii soomalida ahen aya caasimad wxkale ka amisan.
@Umufarax2020Farax Жыл бұрын
Sidaan ugu xanaqay ma maleen kartid markaan arkay carabta xun lawardiyey nayo carab waa adunka dadka ugu xun lakin Somali ma oga yurub ayaan kubartay waxa ay yihiin iyo sida ayagoo yaaw ah iskudayaan inay anaga na liidan na gumestaan marka Somali jiif ka ka kaca dheh waligiin qof xun shisheya ah yusan balaya iskakin dhigin anaga ayaba ah Amin sanahay Somali dadka aduunka ugu wanagsan ee anagana dadka ugu Lita isku modna anaga isbahdilna
@hodonabdullahi6382 Жыл бұрын
Sax wall runta
@ayuubmaxamedaadan Жыл бұрын
Shacabkeenu waa fiicanyaha madaxdeena asageen naga reebay😢 Allah madaxda ha noogaa jiyo🤲
@unolowmanta7508 Жыл бұрын
Shacabka hadey fiican yihin ilama ahan manta inaan dibkan ku jiri la hayni. Inaga xun illahay na madax xun ayu imtixaan nooga digey. Damanten tobad keen aya nagu wajib iyo isbadal
@@ayuubmaxamedaadan walal macan odeykasta qabiil dan ba daba tagan oo u sacab tumayo oo wa reer hebel kaliyo meesha kujoga
@Haniahmed573 Жыл бұрын
Shacabka ma fiicno
@NAJO_Films Жыл бұрын
Walaalayal Aduunka waa laga tagi doona ee Ilaah Halaga Cabsado Nabigana Halagu Saliyo Scw. ❤😊😞❤️🩹
@umudiyachannel7502 Жыл бұрын
اللهم صلي على محمد ❤❤❤
@MaxamedNuur-sg5db Жыл бұрын
Scw scw scw trillion times
@hamdimustafe1664 Жыл бұрын
Scw
@chxxn-t7m Жыл бұрын
Scw
@zamzammohamedfarahfarah1106 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@nimcaanyuusuf3254 Жыл бұрын
Carabkaasi waa iga nasiib badanyahay, wali ma arag caasimada dalka😢 from hargeisa❤
@halimahussein9060 Жыл бұрын
Welcom muqdisho❤
@sarakookie Жыл бұрын
Wad arki doonta wll welcome ❤
@cabdisamedmohamedahmed5918 Жыл бұрын
I.a Walshei maalin un Waa tagee muqdisho❤
@mohamadmakaraan237 Жыл бұрын
Waad imaan hada nooshahay insha alh
@faysalfaysala1239 Жыл бұрын
I.a waad Imaan doontaa
@NAJO_Films Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@Robot_B Жыл бұрын
Caqligaaga ma qof SOMALI ah ayaa jira oo neceb allah? Allah iyo like tan maxaad is kugu xiraysaa? Umabaahni inaan kucaddeyo jacaylka alle like. DIB IS KUGU NOQO
@Yaxyexaajicumar-mx5xj Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@sophiaabu5115 Жыл бұрын
Allahu akbar
@ismacilleejo Жыл бұрын
Si looga hor tago sumcad darada askarta ilaalineysa marka hore waa in aan ka wacyi gelinaa bulshadeena somaliyed oo qofka ajnabiga ah in uu ka qiimo badan yahay qofka soomaaliyeed waa in aan is dareennsiinaa qofka somaliga ah in uu ka qiimo badan yahay qof waliba oo dunida ku nool oo kale Insha allaah weyna imaan doontaa 🤲
@djfrance5455 Жыл бұрын
Malinta Waa maalinta 4aad ee bisha Dul-Hijjah, waa maalintii la dhalay Nabi ciise CS, qofkii sooma ilaahey wuxuu ka dheeraanayaa Quusitaan iyo Faqri.🤗🥰
Salaada aan tukano illahayna aan ka boqno dhalinyaro❤Nabigana aan ku salino🥰 SALALAHU CALAYHI WASALAM❤
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Scw
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@Xalimo33 Жыл бұрын
Mansha Allaah salallaahu calyhi wasalam
@fayomar9684 Жыл бұрын
Somalia hanoolaato guul guul ❤❤❤❤ muqdisho masha Allaha ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
@Itsxuriya Жыл бұрын
Muqdisho bilan waa magaalo aan helin dad fican bsle maalin baan garan doonaaa qiimaha dalkeena insha allh
@AnasCadir7467 Жыл бұрын
Dad fiican wey hoogan Lkn hogaamiye fiican ma joogo Dhibtu meeshas ayeey Naga haasataa
@AnasCadir7467 Жыл бұрын
Dadka hadii ladhaho maanta dowladaa saan so Amarte dhamaan weysamenayaa Dowlad la'aan Lee naheyso
@suhaib9811 Жыл бұрын
Dhibaatadu shacabka maahe waa qabqablayaasha siyaasinta lagu sheego.
@iseeyou2810 Жыл бұрын
Shut up nayaa muqdisho kuumabaahna
@kafaay Жыл бұрын
Germany Ku Noolahay Internet Unlimited 35 Yuuro Oo U Dhigmata, 38.43 Dollar Ku Baxsha Bishii Somalia Wa Tagte Allaha Ino Hagajiyo Dalkeena ❤
@hakimi-gaming8337 Жыл бұрын
Wifi miyaa mise Simcard❤
@samaanbadaninamohamed1537 Жыл бұрын
WiFi miyaa 38$mise Simcard 15$weeye kan WiFi ayan ka bixina waa nimco
@mahad-wl2gc Жыл бұрын
Waa SIM CARD 35 ERO LAKIN Simcard Waxxad ka Wacan karta Yurup dhan Number walbo lakin Xita Wadanki waad ka wacan karta lakin lacag dheri eh ayaa lagugu so Dalaca bishi
@waanochnnel3720 Жыл бұрын
Soomalia internet-keeda waa 14.5 dollar sida sax-da ah 20 dollar ugu qaalisan balse shirkadaha qaar 13.5 ilaa 14.5 waye marka waa tagnay
Muqdisho Ilaahay Balad Aamin ha ka dhigo Aamiin. . Reer Muqdisho dad qalbi fiican.
@abdifatahmohamed6812 Жыл бұрын
Masha ALLAH, shirkadaha somaliliyeed waxaan ku sii bogaa dinayaa. Internet Ka in ay sii kordhiyan. Xaqawihiisa
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
😂
@aliyafarah987 Жыл бұрын
96 waye ma koror baa udhiman😂😂
@mahamedaadam2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shugriduhul2170 Жыл бұрын
Masha Allaah Ogansho markasta An fiirsado janalkaga qalbiga ayan Farxad ka dareema, wadaniyada Caaqil nimada kugu jirta, mustaqbal Fiican ayaa dhalinyaradiina iiga muqda. Allaha ku xifdiyo kuna barakeeyo.
@CADAAWE14 Жыл бұрын
Wadankeena ilahey nabad waarta hasiiyo❤️🙏
@amirabukar2913 Жыл бұрын
Somali hadaa nahay carabi kuma hadalno sida Somalida carabta kunool gabartas wanku raaccsanahay. Tan kale garoonka Addis Ababa wuxuu kamid yahay garoomada ugu qurxan Africa Somalia heerkas Alle hana gaarsiyo.hormar wacan dalkeena 🇸🇴❤️
@amirabukar2913 Жыл бұрын
@ahmed1444 Ha wey jiraan lkn macnaha percentage kuma lahan dalka, Somali hadaa nahay waliba dalkiii hooyo lajoogo afkeena lee ku hadalnaa 99%5 sidaas ayaa ka wadaa.
@musababdijamal9556 Жыл бұрын
Dalkena nabad wan kadhigi karna lkn wxa nagu qufulan qabil lkn dalkna wa in an ku dhaqana dintena suban❤❤🎉
@aarkamudugofficial28 Жыл бұрын
Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineyso Arimaha Xaqiiqiga Ah Ee Aan Calaamka uga Horeyno USTAAD Omar iinshaar
@salmaannorahmed9879 Жыл бұрын
Omar salam marka hore, marka xiga waan kahelay qadiyadaada wadaninimo anaga dhan waan jecel nahay wadankena. Tan kale nimanka asgarta ah ee waardiyenayo waa caadi, sababto ah isaga ayaa kirestay oo bixinayo qarashkooda. Qof rabto malahan isaga waa sax, lkn form ka waardiyasha in ay labiskale isticmaalaan ayaa wanaagsan. Aduunka dhan aya security kajiraa waana lakirestaa qofkii cabsanayo.
@Shuks673 Жыл бұрын
Laakiin wuxuu ukireystay fahan hadhoow anagee sharaf xumo iyo sawir qaldan naga gubineysaa ninkaas in la dili lahaay isma dhahaayi wadanka hada Sidii hore maaha
@Siciid12 Жыл бұрын
Ani waxay ila tahay I arko yacni maanta aniga oo askar garowe igu waardiyeynaayaan waa inaa duubaa si ay asxaabtayda familyka I arkaan anoo caadi ahayn lkn waxa qaladka leh maamulka ee ma ahan wiilka 😂
@farahabdijama-i2m Жыл бұрын
muqdisho waa magaalo wanagsan oo amaan ah masha allah balse ruuxa ogu horeyso wadanka wax kale ayuu ka fahansan yahay aragtidiisa ayuu ka hadlay hadal waa caadi balse magalada sida ay tahay wa mid fiican waqtigan hada lagu jiro
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Aniga 11 sano aya kenya kumaqna wadankeyga waxa kahesta inu halis tahay lkn wadankena wax kafican marag cunto macn bdn iyo caro wanagsab mall ad uqurx bdn kle wali maargin wadan qurux bdn wana kufarxasanahay ina joogo wadankeyga
@bushra445 Жыл бұрын
Somaliya miyaa jogta hada
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
@@bushra445 haa April baimaday aya imaday halkas xirfado kaso bartay hada wan kushaqesta kenya kiro iyo kaanjo nafta ikenay hda laacag badn ba save gareesmay waxan karestay wlhi happy Life bakunolahay dadka waxe kabaqan qarax sax qarax wuu dhaca lkn nafkasta aman kama aha dhimasho wadankeyga wanku fanaa hda
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
@@abshirgesaweyneugazka9644 walal sadax xirfado ba kabarte tan kowad wa 1 computer science 2 graphic design 3 nursing inta ba kabarte Ilaahey haku fudedeyo waxbarashada
@umzakariya3553 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظ بلدي احبه الصومال انا ولدت فيها واحب احلى بلد في العالم الصومال الله يحفظهم يا رب
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
@abdiyarebashiir1246 Жыл бұрын
Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI
@MOHAMUD550 Жыл бұрын
وانتي الله يحفظك اختي بس شو رايك هذا الفيديوو للاسف بعض الصوماليين 😢😢😢😢😢
@Sombots Жыл бұрын
I'm still waiting notification from ogaansho❤😊
@zaamchannel Жыл бұрын
Inshalah maalin waan iman 😉🥺🥺
@Sombots Жыл бұрын
@@zaamchannel ʏᴏᴜ😂😂😂😂 ᴏᴋ ɪ'ᴍ ᴡᴀɪᴛɪɴɢ ᴜ 😂✊
@zaamchannel Жыл бұрын
@mansarcabdala OK but you guard me ciyaala weero is that place 🤣😁
Mashaa Allah soomaalia waa janadii aduunka laakin waxa laga aaminsan yahay fikradkhaldan soomaalia cadawgeed jaban
@luulaadan869 Жыл бұрын
Somaliya gar ahan muqdisho ajanabiga sida carabta yamani ama suuri xita tuugada madhacdo dadka cadigana kuma xadgudban rer muqdisho waa dad aad u ixtiraam badan walahi❤❤🎉❤
@سميهاسماعيل-ط7ب Жыл бұрын
الحمدلله والشكر وان شاءالله بلدي افضل بلد في افريقيا ❤❤❤
@Live-jk1pn Жыл бұрын
😂😂😂😂اخرس
@abdulrashiidhassan2215 Жыл бұрын
Muqdisho waa magaalo qurux badan alle dhibka haka saaro insha allah wala kheyraya
@RashiidOmer-dq5tg Жыл бұрын
Moqdisho nin kama qan m.ogankaro nin joogo ayaa ogaankaro xaqiiqda❤
@baseeygemar Жыл бұрын
Waxan umaleyna in yarkan laga ilalinayo asaga wadanka in uu holgal u imaday marka waa muhim in cidan ladaba dhigo si loo ilaliyo amniga wadan ka Midakale wadan kee na wali magaarin halkii looga bahna Inta aanheysano ilaahey aan ka baryeyna in oo noogordhiyo❤🇸🇴
Ilaahay hanoo hagaajiyo wadanka amni iyo xasilooni iyo cadaalad Allaha Ina siiyo Somalida dhexdeed ayaa is yarta is dulmisa Marlee ajnabi arkan ayey iska gadgadaan ❤❤❤
@FadumoUpdiraxiim Жыл бұрын
Haa
@naimaosman-ph3rv Жыл бұрын
Aniga ayaan masar wax kabarta marka dhanka kale laga firiyo waxey nadheryihiin waa nabad kaliye nabad ee allow dalka nabad noga dhig yaa Allah
@Luqmaan-5 Жыл бұрын
anaga xitaa waxa ka bartaa aby😊
@maydal6037 Жыл бұрын
❤❤❤Maashallah, Somalia ilaahay khayr badan dhex dhigay dadkeeduna way u daali doonaan inshallah. Ogaansho ha u bixin qanjiidhooyinka yaryar ee ajanbigu wadaan. Aniga rayigagu waa ha imaadan waxay doonayaana ha sheegaan 😊😊😂😂 addunyadu waa wareegto inshallah. Mahadsanid 🎉🎉❤
Dadlkeena alle nabad hanooga dhigo umadeenana alaha hadhawro meel walba ay joogaan From ogadenia ❤❤❤
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
Ogadeen addis ababa Airport bay leeyihiin😆
@aboodmoh7330 Жыл бұрын
@@AxmedAlpha2024qabyaalada naga da ina adeer
@Ade_dirie Жыл бұрын
Ethiopia 🇪🇹 ayaan ku nollahey kuna dhashey mar uun muqdisho waan u wareegi doona Ethiopia internetkeeda waa 2G aad ayuna u culus yhy 😂 wadanka naga waa wadan weyn oo ficn dhan walba mar uun waan ka bixi doona dhibka 😢
@fatimaabdullahi900 Жыл бұрын
😂😂haa runtii waan maqley in Ethiopia Internet kiisa aad xunyahay sidoo kale dhinaca lacagta somalia laga isticmaalo ee yar ay malaayin ka tahay xagooda
@Robot_B Жыл бұрын
@@fatimaabdullahi900 SAbabtu uu Internet ku xagaa uu kuxun yahay waa in ay jiran 122 milyan oo qof Xaga ay Somalia tahay 18 milyan
@Sahuuramed123 Жыл бұрын
@@Robot_Bsidas mahan filyoyinka bada lamariya badna maleh ugandha xita waa lamid bad maleh internet waku culus yahay
@@FathiMohammed-p7y hush dee badu waxay kuu jirtaa wax ka yar 100km lakin ninka itoobiyaanka ah 100000km ayay ugu yaran badu u jirta mida labaad cable ayaa la soo xidhiidhiyay barbara to hargysa som cable ayaa soo xidhiidhisay sidaa darteed internetka waa hight
@amnor9507 Жыл бұрын
Wadanka aan u duceyno ayaamo barakeysan baa lagu jiraa listiga ducada ku dara waliba yowmul carafa Madax Ilaahey ka cabsata Allaha noogu deeqo ❤
@mohamedabdifitaahdahir9817 Жыл бұрын
Walal Cumarow musuqmaasuqa waa sax bulshada kale kama jiro oo dadku qayimka diiniga ah ayaa u diidaya laakiin meesha uu baabi'iyay waa hay'adaha dowladda, Alle waddankeenna amni iyo nabad ha siiyo🤲
@hawashireafrah5862 Жыл бұрын
Ilaahay Soomaaliya mashriq iyo maqrib Aamin Allaha ka dhigo. Aamiin Yaa Raxmaan.
@batulaali5118 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi allow kaa aqbal
@salehadamhilaac5486 Жыл бұрын
Arabka he’s lucky I never seen my capital city Muqdisho# originally from Garissa inshaallah one day I will be there
@AminDeeq Жыл бұрын
Fadlan iso duceeya wllyaal ❤😊😊
@ahmedosmanabdulrahman1106 Жыл бұрын
Ogaansho dhiigiisu haduu dhulka kudhoco somaali ayuu soo qoraayaa ficilka Big Respect bro
@hakimi-gaming8337 Жыл бұрын
Xamar cadeey walee imaan dhawaa ama dheeraa insha allahu ❤❤
@yahyeahmed4775 Жыл бұрын
waan ku faanaya dalkayga somalia qaasatan muqadisho 🥰
@Aminasahra-dg6ff Жыл бұрын
Subisgarabisarwalal
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Waxanka yaabay ku kaga cunaaya xoogaaa lacaga inaysugayaan amaankiisa qof aan dadka waxba dheerayn masari joogta Hargaysa oo shicib iyo dhakhaatiirbaleh waxay ka adeegtaan suuqyada sida suuqa khudaarta iyo meelkasta waykaga soo horbaxayaan waxan wayneyn lama wayneeyo soomaalia ha noolaato guul shukran Ogaansho
Maasha'Allaah Tabaarakalaah habo runtii wadankeena meel gaarto majiro .Laakiin illaaheey xaqa ha tuso madaxdeena .Insha'Allah next 10 years Somaliya waxeey noqon doontaa .Waxaan laga hadli karin.
@mustafemeecaad5923 Жыл бұрын
Ogaansho waxan kuu hayaa soo jeedin ah maadaama adigu carabiga si fcn aad u garanyso inaad kannaal kale samaysato oo af carabi ah dadkana aad ku barayso soomaalida iyo xaqiiqadooda
@BMAPRODUCTION1 Жыл бұрын
haa wa arin fican
@popular7493 Жыл бұрын
asxaabeey isku daya inaad casuumad u samaysaan haduu wali mogadisho joogo ALLAH wadanka amni ha nooga dhigo
Somaliya hormar fiican aye dhadhay sanadaha dambe waxa rajeynaya iney hore usii socoto masha allah
@yaasirciise-m7l Жыл бұрын
Inta tiktok kaso racdeY vidiogan love isara ❤😊
@MiskiCumar-rc3gp Жыл бұрын
Mansh Allah 👍👍👍👍✅✅ macalin cumar mahasandi in badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍❤❤❤💯💯
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
أكبر الله أكبر الله أكبر لاإله إلا الله الله أكبر الله أكبر ولله الحمد
@samobilemedia6326 Жыл бұрын
Cumarow masha allah jawab fcn baa ka bixisay xaqiiqadi muuqaalka ina carabi ahan ugu jwbto wey fiicna laheed😊
@user-khadar7r Жыл бұрын
Dalka ugu fican dunida balse ay dad kiisu hagradeen🇸🇴😢
@Shuks673 Жыл бұрын
Sax😢
@Luqmaan-5 Жыл бұрын
mdaxda wye wxa ngu dheeley wllhi😢
@mollzahmed1466 Жыл бұрын
😢
@Mukhtaar2004 Жыл бұрын
Masha Allah Wlhi sxb cumar wax yaabaha aan ka xanaaqo waxa waaye in waardiyo loo sameeyo qof dalkeena imaaday waxey ka bixinayaan sawir qaldan
@Warsan-2 Жыл бұрын
Ogaansho Chanel ka ugu qiimaha badan somali jir oo joog🥰
@Aminasahra-dg6ff Жыл бұрын
Subisgarabisarwalalkey
@sacdiyomursal156 Жыл бұрын
Masha Allah wax yar baa noo dhiman Insha Allah waa ka bixin doo naa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
@abdallahyasiin1351 Жыл бұрын
Maah maah somaliyeed ayaa wxay ahayd [ Qof waliba wxuu yahuu ku mooda] marka Wuu ku mahadsan yahy Yarkan. Khalad io Sax wuxuu naga sheegayba marka wxan lee yahy اهلا بكم فى ارض الحضارة والشجاعة اهلا بكم فى ارض السيادة والتقدم اهلا بكم فى مدينة الجمال والجمال اخوانى مصر🤝🏻.
@nooramohamed8875 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد المصطفى صل الله عليه وسلم ❤
@CashoCadey-xr2ie Жыл бұрын
Je
@riixaanriimaas Жыл бұрын
ياربي صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️💖☝️🤲
@riixaanriimaas Жыл бұрын
جزاك الله خيرا جزا🤲💚❤️ يااخي في الله☝️🤲💚❤️
@iimaanabdinorarab6266 Жыл бұрын
Hadii warbaahintena sooamaliyed wacyi ahan sida cumar ahaan lahaayen cid nagu dhiiran lehed majirto waxu qaatay kaalintisa ku aadan difaaca dalkisa mahadsanid cumar
@Liban-farah2023 Жыл бұрын
Ilaalinta looma baahna lakin waxaa laga yabaa belediyyada ama duqa magaalada inuu arinkan ay katahay kusharaf dalxiisayaasha ilaalo siuu dalxiisuhu udareemo in laqadarinayo 😊 Mahadsanid Cumar inshaar 😊👍
Jazakallah akhi balse horaa loo yiri "Ri kasta halkaay is dhitaa lagu qalaa" in yuutuble masri ah waardiyo la daba dhigo bedelkii sirdoonka kor kala socon lahaa ka hortaga shaacinta waxa dalka lid ku ah, waa ayaan darada Soomaaliya haysto..Balse mustaqbalka Inshallah ayaan Rajo wayn ka qabnaa in Caalimka magac kale oo qurxoon noo baxshaan
@Khalidyare2 Жыл бұрын
First wlhi 12:25 duhurnimo ❤😂
@Team27.A Жыл бұрын
Wiilka kannaalada Soomaalida ah aanan asking ee arko kannaalada carabta ayaan inta kasalaamayaa👋 kaliya Salaam bis
@maidahassancabdulhi635 Жыл бұрын
Adaa U Mahadsan Tahya Ustad Comments Yadiisa Muqaal Noga soo Samey Bal wexe Amin sanayeen San Aragne
@Gmaaad Жыл бұрын
Somaliya siyasi caloolshis shaqeyste ayaa meshas dhigay manta waxan ahaan lehen wadamada adunka ugu hormarsan ❤❤❤❤
@ummeshahab Жыл бұрын
صح كلامك اخي عمر احس كأنو عم يقول ما في أمان ع صومالي بس الحمدلله في أمان الله يحفظك بلادنا ❤
@MOHAMUD550 Жыл бұрын
وعلي فكره هذا ليس فكرته اما هذه الفكره سيئه اخذها من بعض الصومالين الذين في الشركات مشان مال وللاسف علي هذا الحال
@Hello_Muslims Жыл бұрын
dadkaa ajnabiga haloosheego in ay naagah lasoda xertaan hijaabka saxda ah Alxamdulliah diinteena aad ayaan u jecelnahay ❤
@barwaqoshorts2338 Жыл бұрын
Liicato oo somaliyaa kuna dhashay somaliya oo 6sano bas kasoo maqan ayaa askar inta kiraystay yiri ha lay ilaliyo kawaran adi nin ajanibiya ayaa la yaban tehee
@naimoabdullahi6887 Жыл бұрын
Ayyy Jowhara international hotel ☺❤❤ hotelka ugu cuntada wngsn, uguna adeegga hufan.
@mohamedadem4053 Жыл бұрын
Asc. Omar inshar wll waxaad usamaysaa videos 📹 aad ugu falcelinayso wiilkan masaariga ag 🇪🇬 kolay dhaqankooda iyo luuqadooda waad taqaanaaye. Meelaha uu qaladka kasameeyay uga falceli BC dad ka aqoon badan ,ka lacag badan ,ka magac weyn ayaa somalia 🇸🇴 jooga.
@ZALMAANABDINAASIR Жыл бұрын
Anigu somali Ayan ahay waligay ma tagin somalia Sabab waxan aamin sanahay inay tahay Jaxiimada afrika habeeno ka Hor 4 Qarax aya ka dhacay dhacdooyinka kallena iska da waxba Yan laytusin inta wacan wayo waxa ka badan inta xun waxan arkay wiil dhalin yaro ah oo Qarka dambe Qarax gooyay caruur 6 jir an ku Qiyasay oo la radinayo Lugahoodi ama madaxoodi Walla waxan dareema xanuun markaan maqlo Muqdisho 😢😢
@daacaddooxo5061 Жыл бұрын
Puntland walhi $10 waa unlimited bil ah. Asbucii $2.5 baad ku helaysaa unlimited✅
@hiboabdi350 Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@Tradeshow24 Жыл бұрын
3 G waye kaa
@queenmaryama9237 Жыл бұрын
@@Tradeshow24 maahan waa 4G anaba ku isticmaala
@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 Жыл бұрын
@@Tradeshow24wadanko dhan. Wa 4 G puntlnd 5G bay usocota walal
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Haa waa runtaa
@hawakarshe7904 Жыл бұрын
Sumcad ma leh wadanka thanks for sharing.
@dhaashane1 Жыл бұрын
Somtel 0.5$ unlimited 24h weeye wlhi maalin walbana waan ku shubtaa ❤❤❤❤
@Ogaalka10 Жыл бұрын
Haddaa isticmaalooyaa maba ka habsoomo0
@fardawsasiciid5883 Жыл бұрын
Masha allah mogadisho wey quruxbadanthy inaan tagaarjeyn ❤
@liibaanibraahim1298 Жыл бұрын
Inta kanaalka Ahmed booqatay ❤
@faizamohammed7706 Жыл бұрын
Jazakumulaahu qeyran cumar brother ❤
@sahrasahra7492 Жыл бұрын
omarow aanigo somali aaha baa waxana moodi jirayi muqadisho meele liisaku qara xiiyo oo biila aamana oo sacada walaba aada qatara wajahiiso lakini dibi ayana ogadayo iiyani beene labununiysyi dhabana dhulakayaga somaliyed nabada lagu waro ayan u rajinaya inasha allha 🤲🤲🤲🤲🤝🤝
@shamsaabdulle5985 Жыл бұрын
Waa nasiib daro lacag darteed in ay wadanka sumacada uga dilaan. travel tourism Mogadishu jooga wadani ma tihiin. Imaanka Allah idinku sugo. Aamiin.